
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
5th of Jan ........
-
Waftigii Madaxweynaha: Warsaxaafdeed uu soo saaray Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefdigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay waxa maanta ku qaabilay Aqalka Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Mudane, Ato Meles Zenawi, iyadoo kulanku qaatay muddo saacad iyo dheeradaa,labada masuul waxay ka wada hadleen xaaladda Gobolka Guud ahaan iyo ta labada dal iyo waliba dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Somaliland. Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Mudane Meles Zenawi waxa kale oo ay ka wada hadleen Sidii laysaga kaashan lahaa dhinacyada , Nabad gelyada , Dhaqaalaha iyo guud ahaan xaaladda gobolka. Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweyne Rayaale waxa ay is waydaarsadeen warbixino kala duwan, iyadoo kullankaasi ku soo gabo gaboobay is afgarad buuxa. Madaxweynaha iyo Wefdigiisa waxa huteelka ay degan yihiin ku soo booqday Safiirka Maraykanka u fadhiya Ethiopia Mr Donlad Yamamoto. Intii ayna ka soo dhoofin Madaxweynaha iyo Wefdigiisu Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay la kulmeen Senator Russ Feingold, Safiirka Maraykanka u Fadhiya Nairobi Mr Michael Raneberger iyo Safiirka Maraykanka u fadhiya Djibouti Mr James Swan, Safiirka u Fadhiya Faransiiska Jabuuti iyo hawl wadeeno ka tirsan safaarada Faransiiska ee Jabuuti. Wefdiga Madaxweynaha oo ay ka mid ahaayeen Wasiirada Maaliyada Mudane Xuseen Cali Ducaale , Arrimaha Dibada Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale, La Taliyaha Madaxweynaha ee Ciidamada Mudane Cabdi samad X. Gam gam iyo xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Ciise.
-
Komooshinka Oo Ku Dhawaaqay In Subaxa Berri Ay Si Rasmi Ah U Bilaabmayso Diiwaangelinta G. Sanaag Hargeysa,(Qarannews)-Gudoomiyaha Kamooshinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Md. Maxamed Ismaaciil Maxamed "Kabo-weyne" ayaa Caawa shaaca ka qaaday in Diiwaangelintii gobolka Sanaag ay Berri 6:00 Subaxnimo ka bilaabmi doonto 210 goobood oo ku yaalla Gobolka Sanaag. Gudoomiyaha oo caawa saxaafada u waramay ayaa sheegay in gobolka Sanaag uu noqon doono gobolkii 5aad ee diiwaangelintu ka qabsoonto, iyadoo Berri Waaberiga ka bilaabmi doonto 210 goobood . Hore waxa gobolka Sanaag u Qorshaysanaa 150 balse codsi kaga yimi deegaano kamida Bariga Sanaag awgood loogu kordhiyay 60 goobood. Geesta kale Gudoomiyaha diiwaangelinta ee guddida Doorashooyinka Qaranka Md. Ismaaciil Muuse Nuur ayaa sheegay in diiwaangelintii hore uga qabsoontay Afarta gobo lee Saaxil, Awdal, Maroodi-jeex iyo Togdheer ay ahaayeen gobollada ugu dadka badnaa wadanka isla markaana ay ilaa hadda natiijooyin wax ku ool ah ka gaadheen waayo aragnimo iyo khibrad ka heleen goboladaa, Sidaa dateed ay hadda geli doonaan gobollada Sanaag iyo Sool oo iyagu soo gunaanadi doona guud ahaan diiwaangelintii wadanka laga hirgeliyay. Gudoomiyaha oo maanta isna Saxaafada ugu waramay xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa sidoo kale tilmaamay in ay natiijada Rasmiga ah ee is diiwaangeliyayaasha ku dhawaaqi doonaan marka ay diiwaangelintu soo gebogabawdo Mishiinka hubinaya ee SERVER-kuna kala shaandheeyo faraha dadka laba jeer is diiwaangeliyay (Double Register). Md. Ismaaciil Muuse Nuur ayaa tibaaxay shalay inay isugu yeedheen Seddexda Xisbi Qaran isla markaana ay tuseen qaabka uu serverku u shaqaynayo , iyagoo indhahooda ku arkay sida uu u kala saarayo dadkii iyagu laba jeer kaadhadhka qaatay.
-
Christopher Hitchens, signs his book that denies the existence of God
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
uskaga iyo qadhmuunka ayuu kaga daray weliba ,,, -
Col. Maxamed Jaamac Dhulqas oo Muujiyey Taageeradiisa Somaliland,qaatayna kaadhka diiwaangelinta Col. Maxamed jaamac Dhulqas oo ka mid ah saraakiisha ciidamada ee Nawaaxiga Buuhoodle aya muujiyey taageeradiisa uu u hayo Somaliland, waxana uu sheegay inay Somaliland istaahisho inay hesho Billad nabadeed & Mid maamul wanaag sida uu hadalkiisa u dhigay. Warkan waxa uu kornaylku ka sheegay kulan uu la yeeshay Xoghayaha guud ee xisbiga Udub maxamed Ismaaciil Bulaale oo dhowaan safar ku joogay magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena uu sheegay inuu dadkiisu raalli ka yahay diiwaangelinta ka socota wadanka, soona dhoweynayo in la keeno gudaha magaalada Buuhoodle. Sida la ogyahay Col Dhulqas waxa uu ka mid yahay saraakiisha ugu khibradda badan saraakiisha deegaanada Soomaalida, waxana uu si gaar ah ugu tababaran yahay dagaalada magalooyinka.
-
Saraakiil Ka Soo Jeeda Deegaanka Horufadhi oo Ku Biiraya Somaliland Iyadoo maalinba ta xigta ay saraakiil Ciidan & mas'uuliyiin kaleba oo ka soo Jeeda Deegaanada SSB ku biirayaan SL aya hadda waxaa magaalada Buuhoodle shir Jaraa'id ku Qabtay qaar ka tirsan saraakiisha Ciidamada Buuhoodle, kuwaasoo cadeeyey inay ku Biirayaan Sl . Captain Maxamed Sh. Cabdi (( Tuur) ayaa sheegay in isaga & Sarakiil kale ay go'aansadeen inay ku biiraan Ciidamada Qaranka SL, isla markaana ay dhowaan u ambabaxayaan dhinaca Hargeysa si ay ula kulmaan mas'uuliyiinta dhinaca gaashaandhiga ee SL. Sida la ogyahay Buuhoodle waxa ay xarun u tahay Ciidamada ugu baladhan ee saldhigo isu dhow leh marka laga hadlayo Deegaanada ay Soomalidu degto, kuwaasoo ugu dambaynta yeln dona hlka uu ku dambaynayo msiirk siyasadeed ee Deegaankani. Afnugaal
-
Let's wait and see ,,, it should be even more in this part of the country ...
-
Dahir Riyaale to be new President Sharif Ahmed PM
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
I dont pay much attention to the secessionist and their poor state I know you don't ,, especially when you start such thread for them ,, Ahhh ,, is this a post Yey fever ?? -
Life is full of decadence for Mr Hitchens. Christopher Hitchens—the hard-drinking, chain-smoking British born American citizen, is a perfect epitome of self-contradictions. He is a highly educated man from ivy league Universities. A great intellectual who has often been listed amongst the most influential public intellectuals—in periodicals that influence the global zeitgeist. He is one of the most sort-after public speakers, he writes for the magazine Vanity Fair and other journals, and is today described as an "iconoclast." He has Jewish origins. His first name is Christopher—but don't ask Mr Hitchens how God made the "Jews the chosen people." He has harsh words for that. He is a declared atheist and has written a book "God is not GREAT" to emphasize exactly that. He is a confirmed agnostic. His book has caused as much controversy as Richard Dawkin's bestseller "The God Delusion." And he, like Professor Dawkins, gives wide public lectures, denying the existence of God, and making just about as much money, as some of the religious pulpiteers. God Is not Great. - a Bestseller by Christopher Hitchens Mr Hitchens initially supported Bush for the Iraq war, but later turned against him and the war. He was once a liberal before he became a conservative, and now, he seems to be straddling both camps. Politically he is a chameleon; an evolving political velociraptor, still finding his feet. But one thing Mr Hitchens is certain of, is the knowledge that religion is for morons, and the 3 Abrahamic faiths; Christianity, Judaism and Islam, are the worst psychological opiums that have turned humans into stuporific slaves of a divine demagogue. He also thinks God is the worst dictator. In the following video, the great intellectual that he is, however fails to distinguish between humanity and religion. That is what cemented his colossal failure in the debate with Rabbi Boteach, and his book, reduced to a poor imitation of Richard Dawkins' great work, "The God Delusion." In his inexcusable, loath-mongering book, he has tried to close every aperture of reasoning that both science or logic could explain why there is no God. He made the case for atheism very weakly when he discounted the values that religion offers humanity. Hitchens failed here; not only because of Rabbi Boteach's outstanding projectiles, but that his arguments were not particularly powerful and riddled with ridicule, mockery and satire in his highly "intellectualized argument." He failed to disprove the Rabbi convincingly. And I do not even believe in the thing. But the debate is very captivating.
-
Dahir Riyaale to be new President Sharif Ahmed PM
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Qudhac: waaryaa jb doorashadii ka waran, togdheer stood up, whats you think is going the numbers in sanaag and sool It is going cool ,,, there is a thread i started for Sanaag ,,, keep an eye on it. -
Hashu maankeeyga gadayaa tolow ma minsaar baay liqday? Waar afsoomaaliga uun ha ku ciyaarin sida kele isaga boodboodoo ,,,,
-
Dahir Riyaale to be new President Sharif Ahmed PM
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
............ Thanks for the laugh mate ,, -
Waad indho la'dahay malaa niyow ,,,
-
Xidigooy ,,, amaan maad i siisid ,,,
-
Come on ... don't be chicken now ,, i'm sure you can say it .... u bloody qaxooti ,,
-
Now i should sit and wait those clips Marx ,,, i'm wonder which one you will start with ,,
-
.... I knew that hunguri will give you false info ,, i always knew ,,, Waar kaa ha rumaysan ,,, hehehe
-
The successful voters registration is moving its wheels to the eastern part of the country after the historical success in Togdheer. It should officially start in Sanaag Tomorrow, 24/12/2008 ..... It should be updated here .........
-
Kadib markii kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka [Africa] ay garoonka diyaaradaha Nairobi [Jomo Kenyate] kula kulantey Madaxweynaha Somalia iyo Ra'isal wasaare Nur Cadde ayaa waxaa ka soo baxaya waxyabihii looga hadlay wadaxaajoodkaas xogo kala duwan. Wararkan ayaa shegaya in u qaybsanaha arimaha Africa Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Mareykanka hordhigtey Madaxweynaha Somalia sadex qodob kuwaasoo sababi kara in Cabdulahi Yusuf xilka Madaxweynaha Somalia isaga dago hadii uusan aqbalin. Qodobka ugu muhiimsan ee la hordhigey Madaxweynaha ayaa tibaaxaya in ay Jendaye Frazer ka dalbatey inuu la shaqeeyo Xukumada Nur Cadde islamarkana aqbalo hesiiskii Jabuti. Xogahaan ayaa intaas ku daraya in Ms.Frazer xustey in hadii Mr. Yusuf aqabli waayo qodobadan ay dowlada Mareykanka tageeri doonto go'aankii dowladaha IGAD cunaqabateynta ku saarayeen Madaxa DFKMG ah. Lama oga jawaabta Madaxweyne Yusuf ka baxshay qodobadaan la hordhigey balse warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in diidey in Xukuumada Nuur Cadde la shaqeyey islamarkaana dalbadey in magaalada Baydhabo kula soo tashado tageerayaashiisa. Madaxweynaha DFKMG ah oo ku soo wajahan magaalada Baydhabo ayaa warar warsidaha Garowe Online heley ayaa sheegaya in qodobadaan la hordhigey Cabdulahi Yusuf uu xaley iyo maanta la tashiyo kala leeyahay dad isaga si aad ah ugu dhow isaga oo dhinaca kale khadka taleefanka kula soo hadlay Madaxweynaha Puntland Cadde Muse. Garowe Online,Garowe
-
loooooooooooooooool@xabaglaad ahayd ,,, Waxaan ahaa hadaan kuu sheego you won't belive it ,, markaa inaga daa halkaa ha ku joogtee ,,, I might write about it though ,,,,,
-
Waaryaadhaheen bal warama ,, maxaa cusub ?? I miss this thread ,,,, really
-
Yey International Airport ....
-
Finally eh ?? ,,,,
-
I tried one of these ,,,, it actually feels good ,,
-
looooooooooooooooooooooooooooool@you all. NG, even if i was running after girls before 20 years i remember you had a bidaar that time ,, marka accept the odaynimo post. I'm sure the guy smoke the normal cigarette although i doubt what is normal and what is not ..... that was the puff everyone was having at the time. I'm glad i refused or we would be both lost in the middle of nowhere. I spent Three Good years there .... No schooling and nothing followed by another three where nothing was there in SL ... the education started again in late 93 or beginning of 94. There were some xabashi schools but nobody was attending. I think i had two or three weeks in those schools before i left coz of sickness then never went back.