
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Hargeysa (Qarannews)-Wasiirka Wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland, Mudane Cali Maxamed Warancadde, ayaa Madaxwayne ku xigeenka Dawlad goboleed Puntland Xasan Daahir Af-qudhac, oo ka soo jeeda gobolka Sanaag ee Somaliland, ugu baaqay inuu isaga yimaado Puntland, isla markaana uu Kaadhka Jinsiyada qaato inta aanay diwaangalintu dhammaan, isla markaana waxa uu Waran-cadde ku eedeeyay inuu warbaahinta ka sheegay hadalo dhibaato ka dhex ridi kara bulshada reer Somaliland. Wasiirka Duuliska hawada iyo gaadiidka Cirka, Mudane Cali Maxamed Waran-cadde, sidoo kale waxa u soo jeediyay baaq inay toobadkeenaan ah, shaqsiyaadkaa ka soo jeeda Somaliland ee arimaha siyaasadeed u jooga dalka Soomaliya, kuwaasi oo uu u soo jeediyay in ayna kuraasta ka buuxin dadka reer Soomaliya, balse dalkooda yimaadaan. Mudane Cali Maxamed Waran-Cadde, waxa uu hadalkan ka sheegay Munaasibad uu soo diyaariyay Ururka SRC, taasi oo uu Ururku shahaado sharafyo ku guddoonsiinayay Shirkado Madax banaan iyo Wasaarado ay mid tahay Wasaarada duulista hawado. Mudane Waran-Cadde oo ugu horeyn ka hadlaya arimaha diwaangalinta ee ay Puntland, soo fara galisay ayaa waxa uu yidhi "Doraato waxa dhacday in goboladeena qaarkood ay kuwa aynu dariska nahay ee daladoodii iyo dantoodii ka soo bixi waayay ay isku dayeen inay carqaladeeyaan in ayna diwaangalintu ka qabano goboladeena qaarkood, oo ay isku dayeen inay cudud milatari ku muquuniyaan, hase yeeshee waxa nasiib wanaag ah in aynu ku guulaysanay dawlad iyo shacabba in aynu riixno kuwa warxumo tashiilka ah ee xasadka ah ee ka hadlaya arimaha noocaas ah, oo maanta meelihi ugu danbeeyay ee gobolada bariga fog ee Sanaag ay ka socoto diwaangalintii, runtiina taasi ayaa ah wax la soo qaado, taasi oo aynu dawlad iyo shacabba aynu meel uga soo wada jeedsanay" Wasiir Waran-Cadde oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi "Waxa kale oo xusid in nin ka soo jeeda, oo la yidhaa Af-qudhacle, oo doraad ka hadlayay Idaacada BBC-da, oo hadalo naxli leh, oo aad moodo inuu isku dirayo dadka walaalaha ah ee reer Somaliland oo uu u kala sheegayo Haybo iyo Isir oo uu doonayo inay dhibaato ka dhex dhacdo, hase yeeshee laga guulaystay oo wixii uu sheegayay ay noqdeen waxaan waxba ka jirin, waxaanan isaga laftigiisa leeyahay waar haku habsaamin meesha aad joogto'e inta ayna diwaangalintu kaa dhamaane, kaaley oo ku soo biir dadkaaga, oo ka qayb qaado horomarka oo Kaadhka jinsiyada qaado" Sidoo kale Wasiirka duulista hawada iyo gaadiidka cirka, waxa uu siyaasiyiinta Somaliland ee jooga Soomaaliya ugu baaqay inay dalka dib ugu soo laabtaan dalka "kuwa kale ee isaga la midka ah ee reer Somaliland, ee Soomaliya ku maqan ee iyaga laftigoodu fadqalalada ku ah dadka aynu walaaha nahay ee ay dhex joogaan ee kuraasidii ay ku heshiin lahaayeen buuxiyay, iyagana waxaan leeyahay waar dadkaasi ha heshiiyaane uga kaalaya Kuraasidooda iyo Manaasiibtooda, kaalaya dalkiina ayaa idin qaadaya oo idinku filan, iyagana waxaan ugu baaqayaa, malaha qaarkood dhagtaaba dhiiga loo daray dhawaane, inta danbana intayna waxyeelo soo gaadhin inay dhakhso uga yimaadaan".
-
Morgan iyo Saraakiil la Socota oo ku Biiray Maamulka Nuur-Cadde kuna Gacan-Saydhay Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku dhow-dhow Xafiiska Col.Nuur Xasan Xuseen (Nur Cadde) ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Saraakiishii & Horjoogayaashii Cabdillahi Yussuf uu ka keenay degaanada Puntland ay ku Gacan-saydheen in ay dib ugu noqdaan degaanadaas, kadib markii culays faro badani kaga yimi Odayaal Dhaqameedyo & Xubno kale oo Puntland ku sugan, waxaana la sheegay in ay diyaar u yihiin in ay la shaqeeyaan Dolwad Cusub oo la sheegay in dhawaan la soo dhisi doono. Xogtan ayaa tilmaantay in Gacan-ku-dhiigle Max'ed Saciid Xersi (Morgan)oo ah Dhagar-qabe Jirjiroole ah oo is daad raaciya hadba Isbedelada soo kordha...Xasuus Dhagar-qabe Morgan waxa uu joogay Muqdisho, isaga oo la shaqaynaayey Maxkamadii, markii Ciidanka Ethiopia iyo Cabdillahi Yussuf soo galeen Xamar ayuu toos ugu biiray kana soo dagaalamay xarunta Madaxtooyada. Waxa isna la socda Morgan oo ka faa'idaystay fursada Taliyaha Guutada 4aad ee Maleeshiyadii Embagathi Col.Cabdilahi Cali Mire (Careys) iyo tiro badan oo saraakiil & Ciidamo ah oo ka soo jeeda degaanada Puntland, ku waas oo Si-qayaxan ugu soo horjeestay codsi Col.Cabdillahi Yussuf ka yimi, kaas oo ahaa in ay ku taageeraan Qorshihiisa oo dib ula laabtaan isaga, marka uu ku dhawaaqo is-casilaadiisa. Warkan ayaa tibaaxaya in Gacan-ku-dhiigle Morgan iyo Col.Cabdillahi Cali Mire (Carays) ay si toos ah isu hortaageen go'aankii lagu soo saari lahaa Maleeshiyad Puntland ee ku sugan magaalooyinka Baydhabo & Muqdisho. Taageerayassha Col.Cabdillahi Yussuf ayaa ku eedeeyey Morgan iyo Carays in ay doonayaan xil iyo xodxodasho siyaasadeed oo ay ku fushadaan Maleeshiyad Puntland oo sida wararku sheegayaan iyagu doonaaya in ay ku noqdaan Puntland. Waxa kale oo lagu eedaynayaa labadaa nin in ay dhabarka ka jabiyeen Oday Cabdillahi iyo beeshiisa, kadib markii hoose tageen Col.Nuur-Cadde iyo Xulufadiisa. Col.Cabdillahi Cali Careys ayaa Madax ka ah Guutada 4aad ee Maleeshiyada Emagthi wuxuuna aad u xumaaday xidhiidhkii uu la lahaa Cabdillahi Yussuf, markii Abaanduulaha Ciidamada loo magacaabay Sarkaal Beeleed ay Jifo hoose yihiin Odayga oo la yidhaahdo Saciid Dheere, kaa soo hore u sii raaca Duqii Adeerkii ahaa ee Cabdillahi Yussuf.
-
4.5
-
SANAAG: Badhan HUGE welcome for Gen: Ilkajiir...PICS
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Caawa miyaa la is xamanayaa ?? ,,, Ilko-jiir will not return to Sanaag bari until the registration finishes ,,,, believe me or not. -
Alla tii Somalia ahayd maxay iska dhimatay ,,,,,
-
SANAAG: Badhan HUGE welcome for Gen: Ilkajiir...PICS
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Heh ,,, and he is roaming in Garowe just to avoid the registration process in his supposedly towns ............... Alla maxaan wax ogahay ,,,,, -
NOW HE IS OFFICIALLY OUT .................
-
Swimming in Exams ,,,,,,,,,,,,,,, and trolling what an interesting combanition ,,,
-
Editorial: Puntland will safe money resources post TFG.
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Puntland dhaqaalaheedii ayaa u baaqan doona mar hadday burburtay dowladii KMG ahayd Does that mean the Piracy will finally stop ??? -
BBC: Caaqil Cabdi Shire of Dhahar Laba Qabiil isma Tirakoobto
Jacaylbaro replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
You're living 20 years ago sxb ...... -
Somaliland is self-reliant nation with working democratic institutions, independent judiciary system, police force, military, small navy, child care centers, primary schools, secondary schools and universities, including but not limited American universities, Ethiopian, and soon there is going to be South African, British and French universities. This a region that was bombed to the ground, it picked it self up, reconstructed, disarmed its militia over 300 000 militia men, secured its borders, ports and coast. All supported by it self with no external help. The coming year is going to be good year for Somaliland because Obama just chosen Hillary Clinton, and Susan E. Rice (advocate for Somaliland) to the U.N. Somaliland is making friends and its case on the world stage, keep supporting and show some love. Regarding the Private sector, the Licensing Round Road show of Oil exploration in Somaliland have started in London. The Somaliland Minister of Water and Mineral Resources Mr Qassim SH. Yusuf Ibrahim opened November 18, the Licensing Round Road show at Royal Air Force Club, London (RAF Club ). The presentation of the upcoming bid round was presented by the ministry of Water & Mineral resources Somaliland together with TGS-Nopec. The presentation gathered more than 20 companies from different parts of the world like, USA, United Kingdom, Sweden, Norway, Holland, Saudi Arabia and other countries. The Minister opened the meeting and in his speech, he said This a historical moment for Somaliland and it is the first time the natural resources of Somaliland been presented in the international exclusive club. The oil exploration industry will be an injection for the emerging economy with creation of jobs and income to Somaliland. The Minister stressed the commitment of the Somaliland Government to do everything possible in order to promote and attract investors in the Oil industry for the benefit for Somaliland people. The place we are standing today is the hard work and dedication of Ministry of Water & Mineral Resources together with TGS-Nopec who collected the seismic survey on offshore and the Aeromagnetic survey (onshore). This is a great achievement and a great day for Somaliland. The presentation in London is the first one and the other presentation will be in Houston, Texas, USA November 20. The biggest oil companies in USA are expected to come to the meeting. The Presentation of Somaliland Petroleum Geology was made by Marie Grand, TGS-Nopec. Finally the Director General of Ministry of Water& Mineral Resources Mr Ahmed Ibrahim Suldan presented the coming bidding process and the conditions. The bidding process is expected to start in January 2009. At meeting was also present Mr Eidarus Sh Adan, Somaliland Representative in Sweden, who was leading a group of Swedish Companies and Investors to the meeting. The companies and the investors were delighted about what they seen and heard concerning the prospects of oil exploration in Somaliland. One of the geologist (Italian) who was present at meeting said there is a plenty of opportunities to explore oil in Somaliland and it is promising. One of the Investors from Sweden Mr Bo Lindstrom who participated the meeting in London made this comment. I am very glad to participate the first bid round held in London and listen to the interesting survey on oil exploration in Somaliland. The presentation was well planned and it is a good start for Somaliland to be able to explore the resources for the wellbeing of the people. I look forward to be part of this process in the near future The companies and the investors were euphoric about what they have seen and this is a good start for the future of Somaliland oil exploration. The meeting ended with a distinguished lunch at the Royal Air Force Club London. Somaliland is situated in the eastern horn of Africa and is about the size of England & Wales with an area of 137,600 square kilometers. Somaliland has declared its independence from the South Somalia 1991 and hosted several democratic elections. TGS-Nopec is leading provider of multi-client seismic data and related geosciences products to the oil & gas industry. Main offices: Houston Texas USA, Stavanger and Asker Norway, London, Perth, Moscow. Traded on Oslo Stock Exchange, Market Cap:~$1.2 billion Eidarus. Posted by Mohamed H. Osman on December 29, 2008
-
Originally posted by Kool_Kat: I have tried to pass for 25 numerous times and each time aan dhoho 'I am 25' meel baa ii daqan jirtay...Hada runtaan indhaha dadka kasaaraa oo 'I am 26' baan easily udhahaa... Yaa yaaa ,,,, maxaad tidhi ?? ,, iigu celi hada ,,,,
-
Anigu beri hore ayaan idiin sheegay inaan kaa ka shakiyay ,,,,,,,, bal car hadhowna yaanuu odhan orgi baa magaca iga qaatay iyo wax la mid ah ,,
-
Maya cirkay ka soo socotaa iyadu ,,,,, dushaada bal fiiri ,,
-
BBC: Caaqil Cabdi Shire of Dhahar Laba Qabiil isma Tirakoobto
Jacaylbaro replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
HALALALA ,,, LALALA ,,, -
There is no showdown if you expect one ,,,, everythng will be done through negotiations
-
14 Sarkaal oo kasoo Goostay Puntland oo Madaxweyne Rayaale Kula Kulmay Qasriga Madaxtooyada JSL Hargeysa (Qarannews)-Xubno Sarkaaiil ah oo uu hogaaminayo Mr. Cabdirisaaq Cawil Bacaluul oo ahaa ka Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud ee Maamulka Puntland ayaa Habeenkii Xalay la kulmay Madaxweynaha JSL Md. Daahir Rayaale Kaahin. Weftigan oo sida wararku sheegayaan ka soo ambabaxay gobolka Boohoodle waxa ay ka koobnaayeen 14 Sarkaal oo khaas u ahaa Ciidamada Hubka Gacmaha ee Maamulkaas isla markaana uu horkacayay Taliyihii ciidamada maamul goboleedka Puntland ee degmada Buuhooodle Col. Maxamed Dhulqaas. kulankan ayaa ka danbeeyay wada hadal baryahanba u socday labada dhinac iyagoo 3 maalmood ka hor soo gaadhay Caasimada HArgeysa, waxay labada dhinac ka wada hadleen sidii hub ka dhigis loogu samayn lahaa maleeshiyaadka iyo Tiknada ay wataan ee ay kala soo goosteen Puntland ee ku sugan Buuhoodle, iyadoo wararku sheegayaan in ay isla afgarteen. Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Puntland ka soo galay oo maalintii doraad caasimada Somaliland soo gaadhay ayaa iyagu wax tafaasiil ah diiday inay ka bixiyaan waxyaabaha ay kulanka kaga wada hadleen madaxweyne Rayaale. Waxaase tibaaxo ka ag dhaw kulankaasi saraakiisha ciidamada Puntland iyo madaxweyne Rayaale ay noo sheegeen inay halkaasi saraakiisha ciidamada Puntland ee uu hogaaminayey kornayl Maxamed Dhulqaas ka caddeeyeeen inay gabi ahaanba ku soo biireen maamulka Somaliland, kuwaas oo ka soo baxay maamulka Puntland ee ay ka tirsanaayeen.
-
Madaxweyne Rayaale ayaa xalay qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay saraakiisii ciidamada maamul goboleedka Puntland ee degmada Buhoodle oo maalintii doraad soo gaadhay magaalada Hargeysa, kadib markii ay ka soo kici timeen degmada Buhoodle oo la sheegay inuu soo hor kacay wasiir ku xigeenka wasaarada hawlaha guud C/risaaq Cawil Bacaluul oo isagu muddo bil ah hawlahaasi ugu maqnaa degmada Buhoodle. Sida ay ilo xogogaal ah oo u dhuun daloola Qasriga Madaxtooyadu waxa ay noo sheegeen in Madaxweyne Rayaale xalay qasriga madaxtooyada kulan kula yeeshay 14 Sarkaal oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Puntland u fadhiyey degmada Buhoodle, kuwaas oo uu hogaaminayey Taliyihii ciidamada maamul goboleedka Puntland ee degmadaasi kornayl Maxamed Dhulqaas oo ay xubno ka ahaayeen saraakiishii hoose ee Hubka gacanta ku hayey, taas oo sida la sheegay Saraakiishan ciidamada maamulka Puntland ee soogalay Somaliland la sheegay inuu dhex maray xidhiidh wada hadal oo beryahan dambe uga wada socday wasiir ku xigeenka hawlaha guuud C/risaaq Cawil Bacaluul iyo saraakiisha ciidamada jiida Puntland ee fadhiisinkoodu yahay degmada Buhoodle, taas oo natiijadii wada hadalkoodaasi uu noqday in maalintii doraad ay casimada Hargeysa soo gaadhaan isla xalayna kulan ay kula yeeshaan madaxweyne Rayaale qasriga madaxtooyada, kulankaas oo la sheegay inuu dhex maray madaxweyne Rayaale iyo saraakiishaa Puntland ee uu hogaaminyey kornayl Maxamed Dhulqaas, ayaa waxa ay tibaaxuhu noo sheegeen in madaxweyne Rayaale iyo saraakiiishaasi Puntland ay ka wada hadleen sidii loo qaramayn lahaa ciidan maamulka Puntland oo ay degmada Buhoodle ku xukumayeen iyaga iyo gaadiidka tiknikada ah ee ay gacanta ku hayaan taas oo sida ay ilo xogogaal ahi noo sheegeen ay kulan kaasi isku afgarteen saraakiisha ciidamada Puntland ka soo galay. Waxaana ay tibaahxuhu noo caddeeyeen in kulankaasi uu goob joog ka ahaa wasiir ku-xigeenka hawlaha guud C/risaaq Cawil Bacaluul oo isagu ka soo jeeda deegaanka Buhoodle, isla markaan ahaa masuulka xidhiidhka wada hadal la soo sameeyey saraakiisha ciidamada Puntland ee u soo galay Somaliland, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay inay ahayd 14 sarkaal oo iskugu jira taliyeyaasha ciidamada milateriga iyo Bilayska ee maamul goboleedka Puntland u jooga deegaanka Buhoodle. Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Puntland ka soo galay oo maalintii doraad caasimada Somaliland soo gaadhay ayaa iyagu wax tafaasiil ah diiday inay wargeyska Haatuf ka siiyaan waxyaabaha ay kulanka kaga wada hadleen madaxweyne Rayaale. Waxaase tibaaxo ka ag dhaw kulankaasi saraakiisha ciidamada Puntland iyo madaxweyne Rayaale ay noo sheegeen inay halkaasi saraakiisha ciidamada Puntland ee uu hogaaminayey kornayl Maxamed Dhulqaas ka caddeeyeeen inay gabi ahaanba ku soo biireen maamulka Somaliland, kuwaas oo ka soo baxay maamulka Puntland ee ay ka tirsanaayeen.
-
I didn't know the english language can sometimes be a chinese ,,,,
-
Maya adiga kulama sheekaysanayo imika ,,,
-
Africa, it is a warning to bugland that they should stay out of Somaliland affairs and not interfer the registration process.
-
xredsea resurrection iga dheh ,,,