Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by Caamir: These elders/sultans/garads are a men of peace and honor and they must be accorded the respect they deserve from us. Let's not belittle the values they represent or made them political clowns. They wield legitimate power and politicians of Puntland in particular seek their official endorsement before running for an office. To call them a puppet is unacceptable behaviour and it denigrates their values, power and social position. Huh ?? ,,,, They have been declaring wars and calling for attacks ... some of them were even wearing a military uniform. I'm glad we finally realize the position of those clan/traditional leaders. On a second note, i knew and even said in one of the posts that this trend between Yes and nur cade will cause problems in bugland. I hope that will not happen. I can already see the signs.
  2. Balayga-cas, what are you on sxb ?? ,,, That flag is a history in Somaliland .... it should be kept in the meausiums just for the sake of the history.
  3. In no time, Nur cade will be another warlord just like those who were fighting against the warlords turned to be the new ones .... look at Alshabaab now ...
  4. Yes ,, he is on his way out. Even the US told him to resign or else .... Jendaye Frazer:"C/llaahi la shaqee dawlada Nuur Cadde,hadii kale waa lagu cunaqabatayn" Warbixin. Xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka ayaa garoonka diyaaradaha Nairobi kula kulantey Madaxweynaha Somaliya yuusuf iyo Ra'isal wasaare Nur Cadde,iyadoo kala hadashay khilaafka u dhaxeeya labada oday,iyadoo isku dayday inay dhexdhexaadiso,isla markaana ku qanciso inay wada shaqeeyaan. Ms.Frazer ayaa soo hordhigtay madaxweyne C/llaahi Yuusuf qo****dhowr ah,oo hadii uu qodabadaas yeeli waayo ay uga digtay inay qaadan doonaan go'aankii IGAD ee ahaa inay cunaqabatayn doonaan. Qodaobadaas ayaa waxa ka mid ahaa sida ay noo sheegeen dad xog ogaal ahi,in uu aqoonsado xukuumada Nuur Cadde,uuna ka noqdo magacaabida Gacma-Dheere,sidoo kalena uu ogolaado heshiiskii Jabuuti. Madaxweyne Yuusuf ayaa arintaas ka warwareegay,wuxuuna ku qanciyey haweenaydaas ka socota wadanka xooga badan ee Maraykanka,inuu la soo tashan doono,la taliyayaashiisa,uuna dib ugu laaban doono Baydhabo,iyo Puntland. C/llaahi ayaa la soo hadlay madaxweynaha Puntland Gen Cadde Muse,isagoo u sheegay dhibaatada taagan,isagoo ka dalbaday talo deg deg ah,wuxuuna Cadde u sheegay inuu wafti u dirayo Itoobiya ka socda xukuumadiisa iyo odayaashaba,si ay Itoobiya ula soo hadlaan. Arintu sikastaba ha ahaatee C/llaahi yuusuf ayaa dib ugu soo laabtay Baydhabo,iyadoo looga fadhiyo inuu hirgeliyo go'aamadaas la hor dhigay,iyo inuu qaato go'aan kale. Afnugaal News Desk.
  5. I'm talking about 20 years ago .......
  6. I knew you miss the point ....... Get back to me when you get that.
  7. Mayee waxaan ka yaabay ,,, hebel baa idiin madax ah iyo kaasi ha la qabto uun bay hayaan ,, warkooda maba qarsanayaan ka waran.
  8. I'm sure ninkaas laga hadlayo wuu is garanayaa ,,,
  9. Meesha horta ma IGAD baa maamusha mise dadkani iyagaa is maamula .....
  10. Reer burco, dee hadaba naga daaya hadalka badan Salli calee ,,,
  11. Something you will never admit even if they have the best. Just Chill homie .....
  12. It was not hidden sxb ,, he said it while leaving Hargeisa.
  13. I'm everywhere sxb ,,, u just can't find me ,,
  14. Madaxweyne Rayaale oo ka dhoofay dalka Jabuuti kuna sii jeeda Addis Ababa, Itoobiya Djibouti,(Qarannews)-Waftigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa galabta abaaro 5:30'kii galabnimo ka dhoofay caasimada dalka Djibouuti ee Djabouti, halkaasi oo uu madaxweynaha iyo waftigiisuba ay ku soo dhamaysteen socdaal midho dhalay oo ay ku tageen dalkaasi halkaasi oo ay kula kulmeen madax sar sare oo ka socotay dalka Maraykanka iyo diblomaasiyiin shesheeye ah oo ku sugan dalkaasi/ Waftiga ayaa intii ay dalka Jabuuti joogeen waxa ay kulamo fool ka fool ah la yeesheen madaxweynaha dawlada Jabuuti iyo raysalwasaaraha dalkaasi oo ay wehlinayeen qaar ka mid ah golaha wasiirada ee xukumada Jabuuti. Hadaba waftiga madaxweyne Rayaale oo galbta ka dhoofay dalka Jabuuti una kicitimay xarunta dalka Itoobiya ee Addis Abba, ayaa wariyaha qarannews uga soo warama dalka Itoobiya waxa uu soo sheegayaa in madaxweynaha iyo waftigiisa ay dawlada Itoobiya si xoogleh ugu diyaar garooway isla markaasna ay madaarka magaalada Addis Ababa ay ku sii qul qulayaan madax sar sare oo ka tirsan xukumada Itoobiya kuwaasi oo uu hogaaminaayaan wasiiro ka tirsan xukumadaasi, sidoo kale socdaalka madaxwweynaha ee xiligani ayaa isna ku soo beegmay xili ay madaxda xisbiyada mucaaridku ay xukumada ku hambalyeeyeen dhaq dhaqaaqeeda diblomaasiyadeed ee arimaha dibada siiba xisbiga Kulmiye oo xukumada Rayaale ku amaanay sida ay wasaaradiisa arimaha dibadu u shaqaynaysoi xiligani Warka waftig madaxweynha oo faah faahsana waxa aad kala socon doontaan xagan shbakada qarannews.
  15. Djibouti (Waaheen) 20 December 2008 - Madaxweynaha JSL iyo weftigisii booqashada ku marayey Djibouti ayaa la filayaa inay berri u ambabxaan dalka Itoobiya, weftiga oo dhamaystay wadahadalo ay ku lahaayeen Djibouti. Ugu horrayn wuxuu maanta weftigu kula kulmay safaaradda Maraykanka ee Djibouti wefti ka socda Kongresska Maraykanka guddida Aqalka Senate-ka u qaabilsan arrimaha Afrika ee uu ka guddoomiye yahay Senator Russ Feingold (D, WI). Sida wararku sheegayaan waxa weftiga ka mid ahaa madax ku hawlan kala guurka maamulka (transition) ee Barack Obama. Weftiga Maraykanka oo u socday hawlaha la dagaalanka aragagixsada iyo budhcad badeeda iyo sidii siyaasad cusub loogu heli lahaa Somalia. Dahir Rayale touches down in Djibouti Lama ogo waxa Somaliland kala hadashay weftiga Maraykanka laakiin waxa siyaasiyiin ku dhow dhow sheegeen inay JSL ku dooday inay diyaar u yihiin inay ka qaybqaataan la dagaalanka budhcad badeeda codsadeenna in laga caawiyo la dagaalanka aragagixisada oo Somaliland ku qaaday dagaal culus bishii Oktoobar. Dhinaca Maraykanka siyaasiyiintaasi waxay sheegeen inay Maraykanku xiisanayeen bal inay ogaadaan waxay Somaliland ka tari karto nabadaynta Somalia iyo nabadgelyada Gacanka Cadmeed. In kasta oo isla maanta wefitga Maraykanku uu la kulmay Raisalwasaare Nur Cadde, haddana sida uu Nur Cadde sheegay labada wefti wax wada hadal ah may yeelan. Waxa isla maanta lagu casuumay Madaxweynaha JSL iyo weftigiisa Guriga Madaxweynaha Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Gheele, ee Haramouz loo yaqaan, halkaas oo si wayn loogu soo dhoweeyey. Weli lama shaacin wadahadalada Djibouti iyo Somaliland dhexmaray waxay ku saabsanaayeen hase yeeshee beryahan dambe waxa socday xidhiidh Djibouti iyo Somaliland oo ku saabsan arrimaha siyaasadda iyo ganacsiga, siiba argagaxisada khaas ahaan intii la weeraray Somaliland. Bishii Nofembar ayey ahayd markii ugu horraysay ee wefti heer wasiir ah oo Djibouti ka socdaa booqdo Somaliland. Xukuumadda Somaliland oo hore uu uga furnaa xafiis diblomaasiyadeed Djibouti ayaa la filayaa inay dhawaan dib u furto xafiiskeedii iyada oo diblomaasigii loo magacaabi lahaa imika mucayin yahay. Welise ma cadda in Djibouti ka furan doonto Somaliland xafiis sida xukuumadda Somaliland dhawr goor sheegtay inay heshiis kula gashay Djibouti. Weftiga Madaxweynaha oo u baxaya Addis Ababa ayaa la filayaa inuu soo dhowayn fiican kala kulmo Itoobiya oo iyana wakhtigan xaadirka la leh Somaliland xidhiid wanaagsan, ahna dalka keliya ee Somaliland ku leh xafiis diblomaasiyadeed. Dawladda Kenya ayaa mar ku lahaan jirtay xafiis aan si fiican loo bandhigin.
  16. In politics, I don't think there is anything called friendship or foe. But there is a permanent "interest". Somaliland and Ethiopia share interests. Somaliland wants to become an independent country, Ethiopia on its side wants to see Somalia divided. Ethiopia wants to have access to another port, Somaliland wants Berbera port to be utilised by Ethiopia and have access to Ethiopia market. Ethiopia and Somaliland want have a peaceful border where people and goods are transported freely. So as you can see, there is no friendship as per-se, but there are matual interests. Btw, Daahir Riyaale went to Djibouti to meet US Democrat Senator Russ Feingold. Spot on sxb .... that is the knowledge they're lacking. We should open an education classes here on SOL.
  17. No energy is wasted for nothing ,, it is all good. Naxar, i know u wish Somaliland is on planet but sadly it is here next door , you can't miss.
  18. Maalmihii lasoo dhaafa ayaa waxaa ka taagnaa Hawdka u dhaxeeya Gobolka Sool iyo Mudug colaad dhex martay Beelo walaalo ah oo wada dega deegaankaasi Belahaasi oo horay ay u dhex mareen Colaado lagu soo afjaray deegaanka Burtinle ee Gobolka Nugaal halkaas oo lagu kala saxeexday heshiis ay wada gaadheen labada dhianac goob joogna ka ahaayeen Isimada labada dhinac. Colaadan kasoo cusbaanoaatay Hawdka udhaxeeya Mudug iyo Sool ayaa waxa ay timi kadib markii Beesha Burtinle ay nin ganacsade ah ku dileen agaasi iyadoo taasi dhalisay dilal danbe oo ka dhacay Cadaada Baliyo Korshe,Cagaare iyo Goobo kale kuwaas oo ay Beesha Gobolka Sool ku dileen dad kasoo jeeda deegaanka Burtinle kadib dilkii ganacacsadahaasi. Hadaba Saaka ayaa waxaa Baaq nabadeed u diray Beelaha halkaasi ku dagaalamaya Golaha Guurtida ee Somaliland kaas oo ay u dirayaan labada dhinac ee ku dagaalamaya halkaasi iyagoo baaqoodan ku xusay in labada Beelood ay joojiyaan Colaada kana shaqeeyaan nabadada iyo xasiloonida sidii lagu soo celin lahaa lana joojiyo dagaalka halkaasi ka socda. Axmed Xasan Boobe oo kamid ahaa xubnaha ka hadlay Baaqan kana tirsan Golaha Guurtida ee Somaliland kuna sugan magaalada Laascaanood ayaa waxa uu xusay in ay labada dhinac joojiyaan colaadaasi kana sahqeeyaan xasiloonida lana dhawro heshiiskii hore ee ay ku gaadheen magaalada Burtinle kaas oo u muuqda mid hadda meesha ka baxay kadib colaadan dhiigu ku daatay. Hadaba sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay xubin kale oo ka tirsan Golaha Guurtida ee Somaliland Maxamuud xareed ayaa sidoo kale isaguna baaqan si wayn ugu adkeeyay in la dhawro nabada labada dhinac isagoo sidoo kale ka warbixiyay xaalada Guurtida iyo waxa ay ka qabatay intii ay joogtay kuna tilmaamay inay dhamaantood guul ku dhamaadeen soona afjareen colaaado badan oo u dahxeeyay shacabka Sool sidoo kalena magaalada markii ay yimaadeen dadku diidanaayeen hadana ay la qaateen somalilandnimada taas oo uu si wayn shacabka Gobolka Sool ugaga mahad naqay.
  19. US authorities are targeting the country’s Somali community following the discovery of a US link in a recent suicide bombing in Somaliland and the unexplained disappearance of young Somali-American men from the US. More than a dozen Somali-American families in the midwest have reported their sons missing, fearing they may have fled to join al-Qaeda-linked groups in east Africa. EDITOR’S CHOICE US intensifies efforts to trace Somali youths - Dec-19Establishing the youths’ whereabouts has become more urgent since the perpetrator of a suicide bomb in autonomous Somaliland in October was identified as a naturalised American from Minneapolis, the Financial Times has learned. Members of the 70,000 Somali community in the state fear local imams are indoctrinating young men to join Islamist radicals fighting the western-backed transitional government in Mogadishu. Many of the youths, aged about 18 and 19, were American-born, said Omar Jamal, a community leader. The spread of home-grown fundamentalism among American Muslims would mark a new trend in the US, although countries in Europe, including the UK, have been victims of attacks carried out by locally born Muslims. The Federal Bureau of Investigation, following standard practice, refused to confirm or deny an investigation was under way. A spokesman said the agency was aware of the disappearances and feared some of the missing had gone to fight in Africa. There was no evidence they planned terror attacks on home soil. The local Somali community fears they may have gone to join the al-Qaeda-linked al-Shabaab, an organisation that could try to seize Mogadishu if, as expected, Ethiopia pulls out its troops.
  20. Reer Togdheer Made a really remarkable history this time .....