Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Let the train head its destination ...... it is moving forward.
  2. KK, Anigu waxba maan helin ,,, was just another freaking day here deee ,, yaa ogaaba ,,
  3. Tuujiye, niyow dee ha nagu qabsane orodoo kuwaaga soo quf adiguna ,,
  4. He is originally from Somaliland. I'm glad he died in that way ..... Allah ha u naxariisto though ,,
  5. I told u guys ,,,, the registration is going on. I'm glad Dhahar joined the caravan after all ,,
  6. Waar orodoo shaqo kele yeelo ,,, Waanagaa saxnayba ,,
  7. List them here or say you had nothing .... Naphiso, it is your idea no ? .......,
  8. SANAD WACAN OO WANAAGSAN .............
  9. looool .... Habeen wanaagsan ,, maxaa lagu waa bariistay ?
  10. Waxaa soo gaadhay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool wafdi kasoo kacday magaalada Hargeisa ee Gobolka Sool wafdidaas oo uu hogaaminayo siyaasiga Axmed Cabdi xaabsade oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Hargeisa ee xarunta maamulka Somaliland kadib markii uu kasoo laabtay safar caafimaad. Wafdidan ayaa waxaa kamid ahaa Axmed Cabdi Xaabsade,wasiiru dawladaha waxbarashada Maxamuud Garaad Maxamed Qawdhagayste,xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool,xildhibaan Cawil C/laahi Caydiid iyo sidoo kale masuuliyiin kale kuwaas oo soo gaadhay magaalada Laascaanood maanta. Imaashiyaha Axmed cabdi Xaabsade ayaa si wayn looga dareemay magaalada Laascaanood iyadoo wafdi ka tirsan maamulka Gobolka,Degmada,Police-ka iyo waliba shacabwayne aad u fara badani kusoo dhaweeyeen meel banaanka ka ah magaalada Laascaanood halkaas oo ay kasoo raaceen wafdida ilaa ay soo gaadhsiiyeen hoyga uu ka dagan yahay magaalada Axmed Cabdi Xaabsade. Wafdidan ayaa imaashiyahooda magaalada Laascaanood ayaa mar aan wax ka waydiinay ayaa waxa ay ku sheegeen sidii magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka ay ula socon lahaayeen qaabka habsami usocodka shaqada Gobolka iyo waliba sidii shacabka Gobolku uga qayb qaadan lahaa sidii ay isku diiwaan gelin lahaayeen. Hadaba imaashiyaha siyaasiga miisaanka wayn kuleh maamulka Somaliland magaalada Laascaanood oo ay ugu danbaysay muddo bilooyin ah isagoo horay uga dhaqaajiyay maamulka Somaliland Gobolka Sool kadib markii uu maamulka Somaliland uu la wareegay taas oo uu gacan wayn kasiiyay ayaa dadku waxa ay ku tilmaamayaan inuu yahay sidii uu wax uga badali lahaa qaabka shaqada maamulka ugu dhiiri gelin lahaa sidii ay siyaasada dawlada dadka ugu bandigi lahaayeen.
  11. Hargeysa(Ramaas) Dec.26, 2008 - Waaxda Archeology-ga ama astaarta qadiimiga ah ee Wasaarada Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland, ayaa ka warantay tirada goobaha qadiimiga ah ee dalka iyo xaalada ay ku sugan yihiin. Maxamed Cabdi Cali, oo ah ku xigeenka Agaasimaha Archeology-ga ahna sahmiyaha dhammaan goobaha taariikhiga ah, oo uu weheliyo madaxa Archeology-ga ee gobolka Tog-dheer, ayaa warbixin ay siiyeen shabakada wararka ee Ramaasnews, waxay ku sheegeen in dalku hodan ku yahay goobaha taariikhiga ah iyo dhaqankaba, hase ahaatee aan la daryeelin lana ogayn. Maxamed Cabdi Cali, ayaa sheegay in tirada goobahan oo ay ku jiraan goobo weli aan la gaadhin, ay guud ahaan yihiin 154 goobood, oo isugu jira goobo sawiro gacmeedyo leh, (Rock Paints & Carve Paints), xabaalo taariikheed iyo taallooyin, waxa kale oo tiradaas dheer 107 Magaalo oo qadiimi ah, kuwaas oo isugu jira kuwo aasmay, kuwo raadkoodii muuqdo iyo kuwo magaalooyinku gaadheen. Waxaa kale oo intaas dheer badda ama xeebta Somaliland oo ay ku jiraan maraakiib iyo doonyo degay taariikh hore, oo iyaguna hadda ah taariikh ay leedahay Somaliland. Maxamed Cabdi waxa uu sheegay inay goobahaas ka heleen min Saylac illaa Ceerigaabo, iyada oo ay jiraan dhul baaxad leh oo aanay sahamin, lana hubo in goobo taariikheed ku sugan yihiin. Madaxa Sahmiyeyaasha oo ka waramayay goobaha taariikhiga iyo sida ay u kala qeybiyeen, waxa uu sheegay in goobaha sawir gacmeedka lihi ay yihiin 45 goobood oo sawiro kala duwan leh oo ku taxan buuraha Sil-silada Golis dhulka ku dhow dhow, ayna isugu jiraan godad lagu noolaan jiray, goobo la deganaa oo magaalooyin hore ahaa iyo dhagxaan buuraha ku dhegan oo ku dhow dhulka biyaha ama magaalooyinka ah, waxaana uu sheegay in sawiradaasi kala duwan yihiin oo sawir kastaa muujinayo deegaanka uu yahay Xayawaanada ama xoolaha ku noolaan jiray. Dhinaca Xabaalaha wuxuu sheegay inay ku kala saareen 43 qaab, oo wax loo aasi jiray, kuwaas oo muujinaya in qaarkood sara-joog wax loogu aasi jiray, qaarkoodna qofka iyo hantidiisa la is raacin jiray, halka kuwo kalena ay muujinayaan in qofka fadhi lagu aasi jiray iyo xabaalaha ugu dambeeyay oo muujinaya xiligii ay diinta islaamku soo gaadhay sidii loo badalay aaska dadka. Waxa kale, oo uu tilmaamay goobaha diiniga ah oo goob kasta oo la deganaan jiray uu ku yaalo masaajid ama goob diimeed, oo uu raadkiisii sii muuqdo ama qaarkood ay dhisan yihiin, waxa uu tusaale u soo qaatay masaajidka taariikhiga ah ee ku yaala degmada saylac ee loo yaqaano "Qiblatayn" oo ah masaajid laba qiblo leh, oo muujinaya laba diimood. Sidoo kale, waxa uu shaaca ka qaaday 107 goobood ama magaalooyin hore, oo ku filiqsan dalka gudihiisa, oo ay ugu weyn yihiin Dhagax kuurre, oo Waqooyiga Hargeysa ah Seeto, oo Burco iyo Ceerigaabo dhexdooda ah, Fardowsa oo ku taala degmada Sheekh iyo kuwo kale oo taxan dhulka xeebaha ah oo la degi jiray, waxaa intaa dheer maraakiib iyo doonyo degay xilliyo hore oo badeena laga gurto oo aan loo arag hanti taariikheed. Madaxa Sahamiyeyaashu waxa uu intaas ku daray in dhamaan goobaha kala duwan ee taariikhiga ahi ay markhaati u yihiin in dalkan ay ku noolaan jireen ummado kala duwan oo dhaqamo iyo taariikh kala duwan lahaa, waxaana uu tusaale u soo qaatay khabiir Faransiis ah oo dhawr jeer Somaliland yimid, oo dhulka Somaliland ku tilmaamay dhul aan weligii laga guurin ama dhulkii Aabeyaasha.
  12. Hargeysa(Qarannews)-Wasiirkaka Arrimaha Gudaha JSL Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa uga digay Maamul-goboleedka Bariga Somaliya ee Puntland inay ka joojiyaan Daandaansiga Gar-darrada ah ee ay ka wadaan Gobollada Bariga Somaliland, gaar ahaana Sanaag kuwaas oo ay haatan ka socdaan Hawlaha diiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland. Wasiirku waxa uu sidaa ka sheegay Mar uu maanta Kormeer dhinaaca diiwaangelinta ah ku marayay Degmada Gar-adag ee Gobolkaasi, waxaanu wasiirku Jawaab kulul ka bixiyay Hadal ka soo yeedhay Ninka lagu magacaabo Xasan Daahir Afqudhac oo Puntland ka ah Madaxweyne ku xigeen, isagoo wasiirku tilmaamay in Afdhuqac ku riyoonayo waxaan jirin xaqiiqadana indhaha ka lalilanya waxa uu hadalkiisa Wasiirku ku bilaabay; "Ninkaa Sheeganaya Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo aan u malaynayo hadaladii u yidhi inay ahaayeen Riyo, Somaliland Cidna ku xad gudbi mayso hase yeeshee Taako kasta oo ka mid ah Dhulkeeda Diiwaangelintu way ka dhacaysaa, Qof kasta oo reer Somaliland ahna Xuquuqda uu leeyahay wuu helayaa oo wuu qaadanayaa kaadhka Dhalashada iyo ka codbixintaba, Cid ku khasbaysaana ma jiro". ayuu yidhi Wasiirka arrimaha guduhu. Isagoo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa ku daray in haba yaraatee aanay Somaliland caado u lahayn gar daandaansiga iyo ku xadgudubka deriskeeda, hase yeeshee ay mar kasta ka go'an tahay sugida xuduudaheeda kana difaacayso cid kasta oo soo faro galisa, " reer Somaliland iyagaa diyaar ah, iyagaa danahooda wada yaqaan, iyagaa meel ilaahay ku wada abuuray oo is jecel oo ehel iyo abba isu ah, isir sooc wax la yidhaahdaana dalkan kama jiro, waana loo siman yahay warqada dhalashada, ee waxaan ninkaa leeyahay (Afqudhac) ha riyoon walaale indhaha kala fur". ayuu Wasiirka arrimaha guduhu Hadalkiisa ku soo xidhay. Masuuliyiinta maamulka Puntland ayaa beryahanba ku hawlanaa sidii aanay gobollada bari gaar ahaan sanaag Beri iyo Sool uga qabsoomi lahayn diiwaangelinta iyo doorashooyinka soo socda, iyagoo xadka soo dhoobay ciidamo ka soo jeeda deegaanadaas balse taageersan Maamulkooda.
  13. Oo ma sidaasuu u taariikh yaraa odaygu ? ,,
  14. GD, you're a great entertainer walahi. I really enjoyed it. Riwaayadan waa naga dhamaatay until next time, kheyr ban ku rajeeyay
  15. looooooooooooool@isku turjumi karta ,,,
  16. Odayga is leaving ,,,, that is the bottom line ,,, after that he has the choice to either retire or be the Imam in the Garowe mosque ,,, he can even join al-tabliiq ....
  17. Hmmmmmmmmmmmmmmm ,,, :confused:
  18. Waar he wants to bring Alshabaab here ,,,,,, he is a secret alshabaab member from Somaliland.
  19. Internet Love ,,,,,,, waaba wax igu cusub ,, Tolow maxaa ku xiga: Flying Love ?? ,,,
  20. ,,, it is simple, we understand you've never done it. You can do it anytime sxb ,, don't worry. Start now.
  21. Dear Reader, Today I am going to ask you to support Wikipedia with a donation. This might sound unusual: Why does one of the world's five most popular web properties ask for financial support from its users? Wikipedia is built differently from almost every other top 50 website. We have a small number of paid staff, just twenty-three. Wikipedia content is free to use by anyone for any purpose. Our annual expenses are less than six million dollars. Wikipedia is run by the non-profit Wikimedia Foundation, which I founded in 2003. At its core, Wikipedia is driven by a global community of more than 150,000 volunteers - all dedicated to sharing knowledge freely. Over almost eight years, these volunteers have contributed more than 11 million articles in 265 languages. More than 275 million people come to our website every month to access information, free of charge and free of advertising. But Wikipedia is more than a website. We share a common cause: Imagine a world in which every single person on the planet is given free access to the sum of all human knowledge. That's our commitment. Your donation helps us in several ways. Most importantly, you will help us cover the increasing cost of managing global traffic to one of the most popular websites on the Internet. Funds also help us improve the software that runs Wikipedia -- making it easier to search, easier to read, and easier to write for. We are committed to growing the free knowledge movement world-wide, by recruiting new volunteers, and building strategic partnerships with institutions of culture and learning. Wikipedia is different. It's the largest encyclopedia in history, written by volunteers. Like a national park or a school, we don't believe advertising should have a place in Wikipedia. We want to keep it free and strong, but we need the support of thousands of people like you. I invite you to join us: Your donation will help keep Wikipedia free for the whole world. Thank you, Jimmy Wales web page