Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Hadaan midh ka fahmay waxa meeshaa ku qoran ,,,,
  2. looooooooooooooooool@nuune ,,, i remember this guy who married in Berbera during the summer time ,,,, during the night iyadoo hawshii lagu jiro ayuu dhidid awgii xaajiyadii intuu ka siibtay madaxmadax sariirtii uga dhacay ,,,, from that day he said he was using TUWAAL to put inbetween them ,,,
  3. That is exactly what i'm talking about ,,, thank you for being a good example ,,,,
  4. yaad ka hadlinaysaa xabiibi ?? ,,,
  5. Waar niyow waxba ma qarin karo dee ,, ma sanduuq baan ahay ,,, i just say what ppl don't like to announce ,,, yes it is obvious but it has to be clear dee ,, looooooooool@NG ,,, kaasi nin waalan buu ahaaba ,,
  6. ....... aakhirkii muxuu yidhi ? "naa gaalada seeftii nebigu dhamayn wayday dhamayn kari maynee naga tag" ,,,
  7. Nin baa la odhan jiray "Kama dege" ...... waar ninkan ha waalina ,,
  8. ,,, maxaad u qarinaysaa odayga ?? ,,
  9. I'm glad that everyone is finally smiling ,,,
  10. Horta do u know dadkan aad la hadlaysaan redka and xaajiyow ?? ,,, they only know beelo and isir ,,, the other NATION or STATE language is not in their dictionery ,, until they learn, ha isku daalinina ,,,
  11. Hunguri, horta you didn't call but i understand coz you're busy ,, Again, did you call Hadaaftimo and Dhahar today ?? ,, tell me what is going on there now ,,
  12. The title should be "Little Confusion for you" ,,,, Waar beenta iska daa niyow ,,, inkaari ku dhunktaye ,,
  13. Talk about ONLF waaryaa ,, that is a pure qabiil organization. Sorry , waan is hayn kari waayee ,,
  14. Guriceel, Then Dhuusamareeb and now Gelinsoor. Looks like it is spreading .....
  15. Ururka Al-shabaab Oo Dagaal Xoogan Kadib La Wareegay Demada Dhuuso Mareeb Ee Xarunta Gobolka Gal-guduud Dagaal xoogan oo u dhexeeya ururka Al-shabaab iyo Culumo udiinka Ehelu suna ayaa maanta mar kale ka dhacay degmada dhuuso mareeb kaasoo ay ku waxyeeloobeen dadyow aad u fara badan islamrkaana ay halkaasi la wareegeen gacan ku hayenteeda xoogaga al-shabaab . Qaar ka tirsan saraakiisha ururka Al shabaab ayaa saxaafada u sheegay inay guud ahaanba la wareegeen gacan ku heynta magaalada Dhuusa Mareeb oo ay ku geeriyoodeen 2-askari oo ka mid ah ciidamada ururka al-shabaab Sidoo kale saraakiishan u hadashay ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay ka sareen dhinacyadii kazoo horjeeday iyagoo ku dhawaaqay inay magaaladaasi amaankeeda sugi doonaan islamrkaana u samayn doonaan maamul ku shaqeeya shareecada islaamka . Dhinaca kale Afhayeen u hadlay Ahlu sunna Waljameeca oo lagu magacaabo Sheekh C/qaadir Max’ed Cali (Al Ascari) ayaa saxaafada u sheegay inay guulo ka gaareen dagaalkii maanta isla markana ay ka adkaadeen dhinacii kale waa siduu hadalka u dhigaye . Degmada Dhuusa Mareeb oo ka mid ah deegaanada ay ku sugan yihiin dadkii ka barakacay dagaalada muqdisho ayaa iminka saamayn weyn waxaa ku yeeshay dagaalka kazoo cusboonaaday kaasoo salka ku haya is riix riixa culumada islamrkaana dhaliyey barakaca labaad ee dadka rayidka ah . Isbitaalka magaalada Dhuusa Mareeb oo aan maanta la geyn wax dhaawac ah ayaa lala xiriirinayaa dhinac kamid ah dhinacyadii ku dagaalamayey oo halkaasi ay u tahay fariisin ciidan islamrkaana ku qasabtay in dadkii dhaawaca ahaa ay qaarkood ku sugan yihiin guryaha iyo goobihii lagu dhaawacay iyadoo aysan jirin wax daryeel ah oo loo sameeyey .
  16. Dagaal Geystay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Gelinsoor Ee Gobolka Mudug Dagaal ay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay demada gelinsoor ee gobolka mudug halkaasoo ay ku dhinteen inta la og yahay 8-qof halka dhaawacana lagu sheegay ilaa 10-qof . Dagaalkan oo saaka gelinkii hore ka qarxay bartmaha magaaladaasi gelin soor ayaa lagu soo warmayaa inuu u dhexeeyo xoogaga islaamiyiinta lagu magacaabo jabhatu islaamiya iyo kooxo hubaysan oo ku sugnaa degmadaasi . Sarkaal u hadlay kooxda la baxday Jabhatu islaamiya ayaa saxaafada u sheegay inay magalada gelinsoor kula dagaalameen kooxo uu ku sheegay inay fidno ka wadeen degmadaasi islamrkaana ay waxyaalo baadil ah ka dhex abuurayeen halkaasi waa siduu hadalka u dhigaye isagoo intaasi ku daray inay dowlada Ethiopia kusoo hubasay . Dhinaca kale Afhayeen u hadlay cuumada la magac baxday Ehlu suna wal- Jameeca oo wax laga weeydiiyay in dagaalkii maanta ka dhacay galinsoor ay qeyb ka ahaayeen ayaa beeniyay in dagaalka ay kula jiraan Jabhatu Islaamiya isla markana ay uu ka xun yihiin dhibaatada kasoo cusboonaatay halkaasi . Si kastaba ha ahaatee dagaalada kasoo cusboonaaday gobolada dhexe ayaa u muuqda kuwo salka ku haya arimo diimeed oo lagu doonayo qoloba qolada kale kala wareegto gacan ku haynta goboladaasi islamarkaana ay kala taageerayaan xukuumadaha daneeya faragelinta soomaaliya .
  17. Dagaal Degmada Guriceel ku dhexmaray Xoogagga Al-Shabaab iyo Xoogag ka tirsan Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca Sabti, December 27, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in duleedka Degmadaas uu saaka dagaal ka dhacay, iyadoo dagaalkaasna uu u dhaxeeyo Xoogagga Al-Shabaab iyo Xoogag kale oo ka tirsan Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca. Dagaalkan ayaa wuxuu la xiriiraa dagaallo horay Degmada Guriceel ugu dhexmaray labada dhinac, iyadoo dagaallo midkan ka horeeyay ay ku itaal roonaadeen Xoogagga Al-Shabaab. Dagaalkan ayaa wuxuu saameeyay dadka ku dhaqan nawaaxiga halka ay dirirta ka dhacay oo ah Tuulo lagu magacaabo Gaban, waxaana tuuladaas gebi ahaanba isaga cararay dad reer miyi ah oo ku sugan. Ilaa iyo haatan laga oga khasaaraha uu dagaalkan geystay, waxaase la filayaa in saacadaha soo socda ay ka soo baxaan warar dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka iyo weliba rasmi ahaan waxa uu salka ku hayo.
  18. Yes i'm glad sxb ... he chose that for himself. A brutal death after long isolation.
  19. Ciidamadii Gaarka Ahaa Ee Madaxtooyada Oo Maanta U Ambabaxay Maamul Goboleedka Puntland Ciidamo gaaraya ilaa boqol iyo labaatan askari oo isugu jira saraakiil ,saraakiil xigeen iyo askar kasoo jeeda maamul goboleedka puntland islamrkaana ahaa ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha dowlada KMG ah c/laahi yuusuf axmed ayaa maanta kasoo ambabaxay garoonka caalamiga ah ee aadan cadde airpotrt ee magaalada muqdisho . Ciidamadan oo kasoo ambabaxay xarunta madaxtooyada ee magaalada muqdisho ayaa watey qoysaskooda iyo caruurtooda islamrkaana qaarkood ku lebisnaayeen dharka tuutaha halka qaarna ay dharka caadiga ah wateen ,iyadoo ciidamadani ay koobnaayeen 120-askari sida uu shabakada afnugaal u xaqiijiyey sarkaal sare oo ciidamadaasi watey oo lagu magacaabo col,faarax . Sidoo kale guuritaanka ciidamadan ilaalada gaarka u ahaa madaxweyne yuusuf ayaa kusoo beegmaysa xili la sheegay inuu madaxweynuhu xilkiisa iska casili doono dhowaan islamrkaana ay beesha caalamku ay dabada ka riixayso sidii xilka uu isaga wareejin lahaa taasoo dhowaan ay ka dhawaajiyeen masuuliyiin ku dhow dhow madaxweynaha dowlada KMG ah oo qaarkood sheegeen inuu maalinta sabtida xilka iska casili doono . Si kastaba ha ahaatee ciidamadan oo dhamaantood kasoo jeeda maamul goboleedka puntland islamrkaana ahaa ilaalada madaxtooyada ee madaxweyne c/laahi yuusuf ayaa dhowaananahnba ahaa kuwo diyaar garoow ugu jiray sidii ay magaalada muqdisho uga ambabixi lahaayeen iyadoo bishan horaanteediina lagu eedeeyey inay hub aad u tiro badan la gudbeen kaasoo ay mariyeen dhinaca bada kaasoo lagu qaadey doomaha dheereeya .