
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Sherban, can you resize your pics plz ?? ,,, Happy holidayz ,,,
-
Exactly my point ,,,, this is radiculous. Imagine you are sitting in front of the TV and trying not to move at all ?? ,,, come on
-
4 ONLF TERRORISTS SHOT DEAD BY GAAROODI RESIDENTS.
Jacaylbaro replied to GAAROODI's topic in Politics
Still Stuff and non-sense -
Ilaahow sharafta ha naga qaadin ....
-
Saudi Arabian Government invites Somaliland President for Official Visit
Jacaylbaro replied to GAAROODI's topic in Politics
Somaliland government should not trust those Arab morons ..... this invitation is suspicious but i'm confident it will be dealt with wisely as usual. -
4 ONLF TERRORISTS SHOT DEAD BY GAAROODI RESIDENTS.
Jacaylbaro replied to GAAROODI's topic in Politics
Stuff and non-sense -
Thank you for westing my time ..
-
Marxuum Maxamuud salax fagadhe dies in France
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Allah ha u naxariisto ...... It is really a tragic. -
The Siad Barre's miscalculation ........ he got that wrong.
-
Delegations from the Kenyan parliament visits Somaliland pics
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
It is a political development sxb ,,,,,, -
I can see some childish comments here ...... death of someone should not be the happiness of other. We are all muslims first, Africans second and Somalis third. One should not mix between politics and ethics ....... Ilaahay intii dhimatay ha u naxariisto ,,,,
-
Ilaahay ha kala qaboojiyo .....
-
Payment or not ... he is in hand now and will face justice.
-
I'm just leaving for the day ..... it is a long weekend. Will be back on Monday Insha Allah ,,,
-
And some will come and say "Waa Been" ,,,,,,,,,,,, indho adayg.com
-
Good Job Somaliland forces .. .those traitors should be hunted down anytime anywhere.
-
Hargeysa (Somalilandpress)- Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhiisinkoodu yahay aagga degmada Kala-baydh ee gobolka Sool, ayaa gacanta ku dhigay Sarkaal lagu magacaabo Maxamed-waranle oo ka mid ahaa Saraakiisha ciidanka Qaranka Somaliland, kaasoo sanadkii 2007-da ciidanka kala goostay baabuur Tikniko ah isaga oo ula galay dhinaca maamul-goboleedka Puntland. Sarkaalkan ayaa sida aanu ku helay warka xalay fiidkii ay ciidamadu ku qabteen isaga oo ku sii jeeda Tuulo lagu magacaabo Bookh oo ka tirsan deegaanada Hawdka Sare ee Killilka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya, isaga oo ka soo laabtay socdaal la sheegay inuu kaga yimi wadanka yimi wadanka Uganda. Maxamed-waranle ooh ore uga tirsanaan jiray ciidamada Qaranka Somaliland ee jiidda Bariga ayaa isla-markii gacanta lagu dhigayba waxa loo soo dhaadhiciyay dhinaca Magaalada Hargeysa. Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida Bariga, maaha markii u horaysay ee uu ka goosto Sarkaal, balse waa markii u horaysay ee ay gacanta dib ugu dhigaan sarkaal ka goostay ciidankooda. Dhinaca kale, Laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa ku naf-waayay dhaawac ka soo gaadhay walxaha qarxa ka dib markii ay garaaceen iyaga oo ku sugan meel aan aad uga fogayn xarunta gobolka Sool ee Laascaanood, goobtaas oo hore u ahaan jirtay mid ka mid ah fadhiisinada ciidanka Qaranka.
-
dee dhagaxaanta dushooda ,,
-
ومن الذي يقرر أنهم فرقة ضالة ؟ .... كل بحد ذاته ؟
-
Condoleeza Rice baaban mooday ,,,
-
وفي بيت أمه كمبيوتر وانترنبت