
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
everybody knows them ....... waar uunsiga iska daa hooy
-
and there is this lady chasing me during the night when i'm sleeping ,,,,,, i checked and she looks like Faheema ,,
-
it suffers and it is even contagious ,,,,,,, be careful man. I have the Jinn Flu as i said before ,,,
-
uunsi ?? ,,,, do u wear dirac then after that??
-
Isagu rooxaantuu la hadli jiray ,,,, maalin buu mid caayay oo way xidheen ,, 2 bilood baa lagu xukumay ,, I had everything Malika, from xabaasuud to malab to you name it ..... Jinn never goes away i guess ,,
-
We need a doctor here ,,, a vaccination against the Jinn Flu.
-
maxaa iga buuran hadaa ?? WHO confirmed ,,, there is a Jin Flu and it doesn't go by shaydaan naarid .....
-
Givenchy Truth Kalvin Keith
-
Yes ,, that is the Jin-Flu Ibti .........
-
They can build it anywhere sxb .... Erigavo has one right now. Sanaag is a vast region and it needs more than one university.
-
I still thin there is a Jin Flu and i have one right now. Why da hell is it going away during the day and comes only at night ??? ,,, and it has one eye i guess.
-
wuxuuna ku eedeeyay Faarax Macallin inuu faragelin toos ah ku sameeyay maamul goboleedka Puntland ,,,,, Tolow yaa farta geliyay
-
Wasiir ka tirsan Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa uu si kulul eedeyn ugu jeediyay guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macallin oo socdaal ay ku weheliyaan xubno ka tirsan maamulka Somaliland ay ku tageen magaalada ay isku haystaan labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ee ah Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay mar sii horraysay gacan ku haynteeda la wareegeen ciidamada maamulka Somaliland. Faarax Ciise Gaashaan Wasiiru dawlaha Maamul Wanaagga Maamul goboleedka Puntland oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay cambaaraynayaan socdaalka uu guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya ku tagay magaalada Sool, wuxuuna ku eedeeyay Faarax Macallin inuu faragelin toos ah ku sameeyay maamul goboleedka Puntland isla markaana uu hurinayo colaadda ka taagan halkaasi ee u dhexeysa labada maamul. Wasiiru Dawlaha maamul wanaagga Puntland oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay in Faarax Macalin isagoo ogsoon in magaalada Laascaanood ay ku soo xadgudbeen ciidamada Somaliland ayuu booqasho ku tagay, waxayna taasi meel ka dhac ku tahay Maamulka Puntland, wuxuuna uga digay gudodomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya inuu faraha kala baxo waxyaabaha uu ku gudo jira iyo colaadda uu hurinayo. wasiiru dawlaha Maamul wanaagga Puntland ayaa waxaa hadalkiisu uu imaanay xilli dhowaan guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macallin iyo xubno ka socda maamul goboleedka Puntland ay socdaal ku tageen magaalada Lascaanood ee xarunta gobolka Sool, hoteel ku yaalla halkaasi oo lagu magacaabo Xamdina ay kulamo kula yeesheen waxgaradka iyo masuuliyiinta magaaladaasi.
-
Waar F*** the phone ,,,, I called u the other night and yours was out of order ,, Kii Norf ma haysaa ?? ,,,
-
Waxaa Maanta Magaaladda Muqdisho kusoo gaba gaboobay Murankii iyo Khilaafkii daba dheeraday Ee u dhaxeeyay Madaxweynayaasha Galmudug Kadib markii maanta uu Tanaasulay Mid kamida Madaxweynayashi isku haystay Xilka Madaxweynanimo Ee Galmudug Waxaana Madaxweyne noqoday Maxamed Axmed Caalin. Xalfad si weyn loo soo qalabeeyay ayaa Waxay Maanta ka dhacay Magaaladd Muqdisho Waxaana kasoo qeyb galay Xubno Sar sare oo ka tirsan Dowlada KMG Ee Somaliya Xalfadan ayaa ahayd tanaasul Madaxweynanimo Waxaana Xilka Madaxwynanimo ka tanaasulay Axmed Shariif Cali Hilowle Waxaa Maanta Si toosa loogu caleemasaaray Xilka Madaxweynanimo Ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin kadib markii uu tanaasul sameeyay Axmed Shariif Cali oo sheegay inaysan Wakhti Xaadirkan gali karin Muran Siyaasadeed Dadka Reer Galmudug oo ay markaas tahay in isu tanaasul la sameeyo Isutanaasulkan ayaa Wuxuu kusoo aaday kadib markuu qaboobay dagaal faraha lagaga gubtay oo dhexmaray Puntland iyo Galmudug dhowrkii Cisho Ee ina weydaartay,Xaalada Puntland iyo Galmudug ayaa hada qabow waxaana Socda Wada Xaajoodyo lagu raadinayo nabad.
-
Is there a Jinn Flu horta ??? ,,,,,, I think i have one
-
,, taas ha ka werwerine adiga uuni ha is gabin Maxaad ugu jeceshahay Hargeisa een sii diyaariyaa ?
-
Afternoon peeps ............. Norf is still busy with ONLY reer Burco
-
Waar waxba soomaad dhiibin niyow ,,,
-
UNITED NATIONS, Dec 23 (Reuters) - The U.N. Security Council imposed sanctions on the Horn of Africa state of Eritrea on Wednesday because of aid that council members say it has given to Islamist insurgents in nearby Somalia. A resolution supported by 13 of the 15 council members slapped an arms embargo and asset freezes and travel bans on Eritrea and individuals and firms to be designated by an existing sanctions committee. Those hit would include members of the country's leadership. Libya, which has no veto in the council, voted against the resolution, while veto-holder China abstained.
-
Hargeysa (Waaheen) Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali oo ka tirsan Mudanyaasha Golaha Guurtidda ee ka soo jeedo Gobolka Sool ayaa Waraysi ay Xalay uu siiyay Wargeyska Waaheen ku eedeeyay in ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu dayacday dagmooyin ka tirsan Gobolka Sool. Xildhibaan Maxamed Wali oo ugu horayn ka hadlay firkikiisa ku aadan Garaadada Reer Sool ee ku sugan Djibouti wuxuu yidhi “Waa in la soo dhaweeyaa Garaadada iyo cid kasta oo dan u ah Qaranimada Somaliland, Qaranka wixii dhaawacayana waa in laga hadlaa, mana qabo Garaadada in la weeraro, mana qabo in la cabudhiyo, Muwaadinka Reer Somaliland ee xabada loo iibsanayo waa in lagu bixiyaa kharashkii lagu soo dhawayn lahaa, dalkuna mar hore ayuu arrinkaa qaatay. Xildhibaanku wuxuu tilmaamay in ay Somaliland qaadatay hanaanka Dimuqraadiyadda oo dhigay in qofku xor u yahay fikirkiisa, qofkii xad-gudba ama khaldamana laga abbaal-mariyo Xukuumaduna shuruuc ayay u sammaysatay, laakiin qofku marka uu hadlayo lama cabudhinayo wax khayr leh ayaa laga yaabaa inuu ku hadlaba, loomana baahna in la cabudhiyo. Maxamed Wali, wuxuu ku eedeeyay Wasaaradda Daakhiliga in aanay illaa hadda Degmooyin ka tirsan Gobolka Sool aanay u qorin Ciidamadii kala duwanaa ee ka hawl-gali lahaa isagoo arrintaasi iftiiminaya wuxuu yidhi “marka Degmooyinka la qoro waa in waxa ay sharci u leeyihiin la sammeeyaa, hadduu ninka u qaabilsan Dalku wixii awaamiir ah ee la soo siiyay fulin waayo, waa in tallaabo laga qaadaa, nimanka Garaadada ah in tallaabo laga qaado maaha, balse waa in tallaabo laga qaado Wasaaradda Daakhiliga, waayo fullin la’aanteedu waa ta keentay in Garaadadii iskaga tagaan Dalka iyo ninka aan xilkaska ku ahayn inuu soo dhaweeyo dadka, Gobolada fog-fog waa in la soo dhaweeyaa, uma jeedo anaga hanala soo dhaweeyo, intii aynu xummaan wax kaga qaban lahayn waa in aynu samaan wax kaga qabanaa. Ugu dambayntii Xildhibaan Maxamed Wali wuxuu sheegay in loo baahan yahay ruux kasta oo inaga maqan, haddii ay tahay kuwa reer Sool iyo kuwa kale ee u dhashay lixda Gobol ee Somaliland ka kooban tahay.