Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Neat Stuff ............ Ilaahay ha fududeeyo hawshu ma sahlanee.
  2. Good to see you back Raula .......... long time eh ??
  3. Subax wanaagsan crazy friends and others ,,,,,,,
  4. Wixii talo iyo tusaale ahaana waanu isweydaarsanay dadkii deegaanka
  5. “Ujeedadayadu waxay ahayd in aanu indhahayaga ku soo aragno xaaladda halkaa (Laascaanood) ka jirta. Waxaanu soo aragnay meel xasilooni iyo nabadi ka jirto. Dadkii deegaanka waanu la hadalnay oo waanu la fadhiisanay, waxaananu ku boorinay inay nabad-gelyada adkeeyaan. Markii ugu horraysay ee aan Waddankan arko ayay ahayd, Laascaanoodna ay iigu horraysay, waxaanu safarkani ii ahaa waayo-aragnimo badan. Wixii talo iyo tusaale ahaana waanu isweydaarsanay dadkii deegaanka.”
  6. Good Morning Trollers ........... Norf is in town ,,,, and he is either sleeping of at Reer Burco's house ,,,
  7. Lakin what i noticed is Erayada and Laxanka isma laha ,,,,,, just little bit.
  8. Hargeysa (Somalilandpress)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta socdaal ugu ambo-baxay wadanka Marayanka. Ka hor intii aanu ka dhoofin madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa ayuu Axmed-siilaanyo xog-waran ku saabsan ujeedada socdaalkiisa ku siiyay saxaafada. “Maanta waxaan u ambobaxayaa dalka Itoobiya, halkaana waxaan rajaynayaa inaan uga sii gudbo dalka Maraykanka, socdaalkaygani waxa uu daaran yahay, iyada oo aan safarkaa dibada ugu baxayo ku rajo waynahay inaan la kulmo rag badan oo daneeya dalka Somaliland nolosheeda iyo mustaqbalkeeda, waxanaan la kulmi doonaan qurba jooga reer Somaliland, dawlada Maraykanka iyo cidii kale ee aan u arko inay maslaxad u wadaan Somaliland qadiyadeedana gaadhsiino. Taageerayaal badan oo aanu ku leenahay dibada ayaanu iyagana gaadhsin doonaa istiqaalada xisbiga” Sidaas ayuu yidhi Gudoomiyaha Kulmiye. Intaa ka dib ayaa war-fidiyeenadu halkaasi ku waydiiyeen su’aalo la xidhiidha safarkiisa, su’aalahaas iyo jawaabihii uu ka bixiyay Axmed-siilaanyona waxay u dhaceen sidan: S: Beryahan dambe xisbiga kulmiye waxaad wadeen olole la xidhiidha xoojinta siyaasadiina arrimaha dibada, si qoto dheer ayaad adigu uga hadashay xidhiidh aad rabtaan inaad la yeelanataan dawladaha Jaarka, gaar ahaan Itoobiya, iminkana Maraykanka ayaad tagtaygsaa, dadka qaar waxay leeyihiin siiilaanyo waxa uu isku diyaarinayaa kursiga? J: Xisbi baanu nahay, doorashana waanu u diyaar-garoobaynaa, fariintayada ayaanu dunida gaadhsiinaynaa, in aanu xidhiidh la yeelano siyaasada xisbigana u sharaxno dawladaha dadyawga iyo dawladaha dunida ayaanu rabnaa. S: Warbaahinta qaarkood ayaa qorayay in xisbiga kulmiye uu ka jiro khilaaaf ah inay masuuliyiinta qaar gaadheen inay yidhaahdaan waanu iscasilaynaa, muxuu yahay muranka idin soo kala dhex-galay? J: Aniga iyo dadka aanu iska soo horjeedno dacaayadahoodu naguma yara, xisbiga kulmiye wuu isku duuban yahay xoog wayn yahay wax khilaaf ah oo na dhexyaalaana ma jiro. S: Waxaad sheegtay in aad la kulmayso jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan ee Maraykana iyo dawlada lafteeda, markaa ma booqasho ayaad ka heshay dawlada Maraykanao oo cid baa kuu qorshaysan inaad la kulanto, mise waad daydayaysaa marka aad tagto cida aad la kulmi doonto? J: Way qorshaysan tahay cida aan la kulmayaa, woo marti qaad rasmi ah ayaan haystaa, waxa ka mid ah cida aan la kulmayo dadka daneeya Somaliland iyo doorashadeeda waxa ka mid ah horumarinta iyo ictiraaf raadinta Somaliland waxyaalaha aanu kala hadlayno iyo taageerada doorashooyinka. S: Ilaa hada wax xog ah oo rasmiya oo la hayaa ma jirto markaa maxaad la carcaraysaan? J: Wakhtigaas ayaa doorashadii dhacaysaa cid odhanaysaa ma jirto balse gudidii iyo dhaqaale keenayaashii iyo wixii oo dhan hawlihii way socdaan oo waynu u daynaynaa wanaan ku kalsoonahay inay komishanku si wayn hawhsoodii ula socdaan. S: Qaramada Midoobay cuno-qabatay ayay ku soo rogeen wadanka Erateriya, kulmiye ahaan sideed u aragtaan? J: Horta inagu dunida xidhiidh aynu la leenahay ma jirto, xuduudna lama wadaagno, ganacsi inagama dhaxeeyo dabcanse geeska ayaynu ku wada noolahay waxa ka dhaxeeya Qaramaada Midoobay waa wax iyada u taala inagase wa xina saamaynaya maaha.
  9. A YouTube video suggesting that face recognition cameras installed in HP laptops cannot detect black faces has had over one million views. The short movie, uploaded earlier this month, features "Black Desi" and his colleague "White Wanda". When Wanda, a white woman, is in front of the screen, the camera zooms to her face and moves as she moves. But when Desi, a black man, does the same, the camera does not respond by tracking him. The clip is light-hearted in tone but is titled "HP computers are racist". "HP has been informed of a potential issue with the facial-tracking software included on some of its systems, which appears to occur when insufficient foreground lighting is available," an HP spokesman told BBC News. "We take this seriously and are looking into it with our partners."
  10. Qardho Captures Overseas Trouble Makers in mid ka mid ah u fal dil ah ka geystay gudaha degmada Xaafuun ee isla gobolka Karkaar in u ahaa Aabaha dhalay wiil ku maqan dibadda oo hore fal dil ah uga geystay gudaha degmada Qardho ,,, I didn't know xaafuun and Qardho are overseas