Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Barwaaqo miyaan hablaha loo bixin jirin horta ?
  2. Xaaladda Magaalada Gaalkacyo oo saakay degan kadib dagaalo goos goos ah oo ilaa iyo shalay ka dhacayay bartamaha Magaaladaasi Waxaa saakay degan Xaaladda Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug oo ilaa iyo xalay ay ka dhacayeen dagaalo goos goos ah oo sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Xaalad deganaan ah ayaa saakay laga dareemayaa Suuqa Bartamaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug kaidb markii halkaasi shalay ay ka dhaceen dagaalo geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac kuwaais oo ka bilowday kadib markii askari ka tirsanaa ciidamada Puntland halkaasi lagu toogtay. Wararka ayaa sheegaya in iska horimaadyada halkaasi ay ka dhacayeen ilaa xalay kuwaasi oo la sheegayo in ay u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Ganacsatada suuqaa wallow warar kale ay sheegayana in ciidamada Maamulka Koofurta ay dagaalka ku jiraan. Israsaaseyntii xalay ka dhacday Suuqa Bartahamaha ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa la sheegayaa in ay ku dhaawacmeen ilaa sedax ruux oo rayid ah kuwaasi oo dhamaantood rasaasi ay xaafadaha ku haleeshay. Labada dhinac ee isdagaalay ayaa waxaa la sheegayaa in ay wali isku horfadhiyaan gudaha Suuqa Bartamha Magaalada Gaalkacyo iyadoo ilaa iyo hadda aysna jirin cid dhex gashay labadaasi dhinac si xaaladda loo qaboojiyo. Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Puntland C/raxmaan Xaaji Max’uud oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in fowdada halkaasi ka dhacday ay horsed u ahaayeen ciidamada koofurta Magaalada Gaalkacyo sida uu hadalka u dhigay.
  3. Rabshado ka dhashay dil loo geystay askari ka tirsanaa Ciidamada Puntland oo maanta ka dhacay waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug Rabashado la sheegay in ay ka dhasheen dil loo geystay askari ka tirsan Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu waraamayaa in ay maanta ka dhaceen Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug. Rabshadahaani ayaa yimid kadib markii askari ka tirsanaa Maamulka Puntland meel dheer laga toogtay xili uu marayay suuqa Bartahamaha ee Magaalada Gaalkacyo iyadoo xiligaasi kadibna rabshado rasaas wata ay ka bilowdeen Suuqa Bartamaha ee Magaalada Gaalkacyo. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cida rabshadaasy ay u dhaxeyso waxaana warar aan la isku haleyn Karin ay sheegayan in Israsaaseyn ay dhexmartay ciidamada Puntland iyo qaar ka mid ah ganacsatada Suuqaasi kuwaasi oo mudo halkaasi isku rasaaseynayay. Rabshadaha maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa inta la ogyahay ku geeriyooday askari ka tirsan ciidamada Puntlnad oo la sheegay in rabshado ay ka bilaabatay iyo sedax kale oo rayid ah,waxaana la sheegayaa in dhawaaco intaasi uu ka badanbyahay. Si kastabaha ha ahaatee Xaaladda goobta uu falkaasi ka dhacay ayaa waxaa ay tahay mid Xasiloon iyadoo marar qaar ka maqlayo dhawaqa rasaas teel teel ah oo aan la aqoon cida rideysa.
  4. Originally posted by UZTAAD: beeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen Does that mean you don't like the news ?? ,,,,, it is not been adeer. and yes, it is only news ,,,, the same thing you report when Alshabab does something or TFG gets slapped ,,,
  5. Originally posted by xiinfaniin: Ahlu takfiir wa tafjiir, is what arabs are calling it now
  6. you can dig everybody if you want ...... i'm just referring to the national records.
  7. waar yaa noolaan kara without scarfs deee ,,,, Ha inoo soo bateene daa ,,, ishuun baa laga nuursadaaye ,,,,
  8. They are dead-sexy man ,,, believe me. HIV will be the problem only when you want to go deep u know
  9. Looks like he is facing the same thing he used to put against Cadde ............ politics are dirty u know ,
  10. Morning bro ..... Qofkii raba inuu seexdo kolaysa sariir baa taala iyo qol hurdo oo dhamaystiran ,,,
  11. It is not always about recognition ,,,,,,, that is not how politics work sxb.
  12. Good morning crazy people ..................... It is 9am, i'm in da office and still can't wake up after two cups of coffee and cuppa tea .....
  13. Magaalada Gaacalka ee xarunta G/Mudug ayaa sheegaya in saaka indhaha lagu kala qaaday dagaal Culus, oo u dhexeeyay Ciidamada Pl iyo Galmug, dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dhasha ka dib markii la dilay Hal Askari oo ka tirsan Ciidamda cashuuraha ee Dawlada Hoose kaasi oo Maydkiisa la helay. Ciidamo xoogan oo dhanka PL ka socda ayaa weeraray Fadhiisimiha Ciidamada Galmug ee Koonfurta Gaalkacayo, Lama sheegin wali khasaaraha hase yeeshee ilo wareed ayaa sheegaya inuu dagaalkaasi yahay mid Culus oo Jilibka laysu Laabay. Gurmad Xoogan ayaa la sheegay in laga diray Garoowe oo uu haatan ku suganyahay Dr Faroolaha Puntland Hogaamiya kaasi oo la sheegay inuu wacad ku Maray in layska Caabiyo xoogaga Galmudug.
  14. Morning Faheema ,,,,,,, welcome aboard. Ibti, planes complained from landing in Burco and that is why they don't go anymore. We need reer burco to do something about the airport. Rayaale aint doing that u know ,,
  15. Does it have an airport horta apart from that dusty air strip ??? ,,, well, no, you neeed to land in Berbera or Hargeisa first then go to Burco.
  16. The guy gave me the whole story behind this ,,,,,, will post later.