Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. She could not catch me dee ,,,, last time she was so tired and can hardly chase me ,,
  2. Finally all those dreams are gone ,,,
  3. Sheekh Muqtaar Roobow “ Calan aan aheeyn Kan Madow ee Towxiidka Alle ku qoranyahay mayeelayno in meelka mid ah Soomaaliya uu ka taagnaado” Hadalkaani ayaa Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur waxaa uu ka sheegay Siminaar Maanta laga furay magaalada Muqdisho oo ay soo qaban qaabiyeen Xaraakada Mujaahidiinta Al shabaab. Siminaarkan oo lagu baranayay ku dhaqanka Shareecada Islaamka ayaa maanta waxaa uu ka furmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya iyagoona xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay sheegeen in siminaarkani ay u qabteen odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee kala jooga dalka iyo dabadiisa. Masuuliyiin dhowr ah oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kana soo qeyb galay siminaarkii maanta ayaa waxaa ay halkaasi ka jeediyeen qudabado dhinacyo badan taabanayay. Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ka mid ah masuuliyiintii Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee siminaarkaasi ka qeyb galay ayaa waxaa uu ka hadlay Maamul goboleedyo uu sheegay in lala doonayo dalka Soomaaliya isagoona sheegay in xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab aysan u dul qaadan doonin Maamul Goboleedyadaasi waxaana uu intaasi ku daray in calanka kaliyah ee Soomaaliya ay yeelanayso uu yahay calanka Madow islamarkaana uu ku qaranyahay Towxiidka Alle. Sidoo kale Sheekh Fu’aada Max’ed Qalaf oo isna ka mid ah masuuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo isna goobtaasi ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in aan la isku heli Karin raali galinta Alle iyo tan Qaramada Midoobay sidaasi darteedna shacabka Soomaaliyeed ay taxadir Dheeraad ah sameeyaan. ugu dambeyntii ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage (Cali Dheere) isagoo odayaashii dhaqanka ee ka soo qeyb galay siminaarka kula dar daarmay in waxyabaaha ay ku barataan Siminaarkan ay u gudbiyaan shacabka qeybihiisa kale maadaama kuwa wax sixi kara ay yihiin odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.
  4. Good afternoon all ............. it is freezing here too. Last night was the worst of all. Thanks Juxa ..
  5. Gaajo ayaa kallahday ,,, waxa ka hor timid maxaan cunaa .......... You both are Qaxooti ,,,, so stop throwing at each others ,,
  6. The Danish-Somali man arrested for attempting to kill a Danish cartoonist was arrested in Kenya last year on suspicion of plotting an attack on visiting US Secretary of State Hillary Clinton. He was, however, released without any charges being filed and deported to Denmark.
  7. An English teacher reminds her class of tomorrow’s final exam. She tells the class there would be no excuse for not showing up, except for serious injury, illness, or a death in the student’s immediate family. A smart-**** at the back of the room asks, "What about extreme sexual exhaustion ?" The entire class does its best to stifle their laughter and snickering. When order is restored, the teacher smiles sympathetically at the student, shakes her head, and sweetly says, "In your case, you’ll just have to show up anyway -- you can write with your other hand."
  8. Originally posted by Fext: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Just finished my post graduate study ...... the ceremony will be early in Feb Insha Allah. Congratulations, what were you studying? Peace and Conflict Studies .............
  9. Jacaylbaro

    Goals

    Originally posted by *Faheema: Insha Allah with the will of Allah (SWT) I plan to achieve that last goal Sugar Daddy all da way ,,,
  10. which makes SOL unique of its kind .................
  11. Here is the right section ...........
  12. Rats are of course better than some humans sxb ..... He has a point when reasoning his stance and that is where i'm pointing at.
  13. do we have SOL Twitter ????