
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Originally posted by The Zack: ^Because Ethiopia is one of the biggest reasons that Somalia keeps failing. If Ethiopia was not in the equation then one of the power hungary factions in Somalia would've taken over the entire country. It is Ethiopia that keeps helping the defeated factions to help them keep fighting. Do you see the connection here? No it is not. It is because we do it to ourselves and then blame Ethiopia for it. If we don't fight each other would Ethiopia be even involved ??? ,,, Ethiopia is just taking the chance sxb but it is not the problem. The problem is the Somalians.
-
Somaliland forces help free Yemeni-flagged ship.
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Another good Job from Somaliland ........ -
Guurti showdown is just another interesting development ....... towards the right direction. Some people will appreciate it later on.
-
I love how anything with "SL" makes people curious and talk ,,, lol
-
omaliland Public Affairs Committee and British Somaliland Citizens Organisation inconjuction with Kulmiye Party presents a conference on the development of Somaliland. The agenda of the evening includes the following but is not limited to the development of Somaliland and in particular the conference will look at Somaliland health system, education, agriculture and life stock, economic development, social devolvement, freedom of expression, and the environment. We will also look at Kulmiye party role in democracy building in Somaliland and the preparation for the next election in Somaliland. In addition will would look at the relationship and corporation of Somaliland and Britain in areas of economic development, political development, social development and counter-terrorism. Waxaa dhamaan laamaha UK, iyo dhamaan dad weeynaha tageerayaasha xisbiga kulmiye iyo cidii kalee danaaynaysa isbedelka siyasadeed ee Somaliland la ogaysinayaa inuu xisbiga Kulmiye ku qabanaayo bariga magaalada London gaar ahaan xaafada Tower Hamlets,Shirkan oo aay soo qaban qaabiyeen Gudida fulinta ee Bariga London gaar ahaan xaafada Tower Hamlets iyo Somaliland Public Affairs Committee and British Somaliland Citizens Organisation. Sidaas aawgeed waxaa dhamaan tagerayaasha xisbiga si xishmad leh looga codsanayaa inaay ka soo qaayb galaan shirkan.Ulajeeda ugu weeyn ee shirkan ayaa ah inaay xubnaha hogaanka ka mida ee dalka jooga iyo MPyada dalka jogaan tagerayaasha uga xog waramaan starategyda xisbiga ee guud iyo haawlaha doorashooyinka foolka inagu soo foolka haya. The Guest Speakers: Mayor of Tower Hamlets: Mayor Ahmed Cumar Cabdi Raxmaan Cabdi Qaadir faarac-Gudoomiyaha labaade Xisbiga Dr Mohamed Cabdillahi Dr Cabdi Aawdaahir Xildhibaan Xuseen Cilmi Rooble- Xildhibaan Ikraam Xaaji Daaud Ahmed Cadani-Gudoomiyihii horee gudida dorashooyinka Ahmed Cali Goodir---Xubin Gudidii horee Doorashada ah Ibrahin xuseen--Gudoomiyaha Xisbiga UK Maxamed Yonis Laamaha Xisbiga ee London/Uk Wixii faah faahinee intaas dheer fadlan kala xidhiidh haawl wadeenada hoos ku qora: -------------------------Contact details:-------------------------------------- Awale Elmi - Gudoomiyaha Somaliland Puplic Affairs Committees-07904788848 Ahmed Mohamed Ahmed - Gudoomiyaha- British Somaliland Citizen Organisation 07538734039 Kaayse Geele xidig - Gudoomiyaha Bariga London- 07538753480 Siciid Xaaji Xassan- Afhayeenka iyo isku xidhaha Bariga London Jaamac Cali Muuse - Gudoomiye ku xigeenka Bariga London - 07507567793 C/Raxmaan Cali Togdheer-- Somaliland British Ctzn Org -07950195174 Venue: Drapers Lecture Theatre, Queen Mary University,Mile End Road,London E1 Jimcaha 15ka Jan 2010 6-9pm Transport: Stepney Green and Mile End Station Buses: 205 ,25, 309 ,D6 ,D7 and 276
-
and this topic is one of them ,,,
-
'Baadhiniyada, Qubuuriyiinta ah'
-
I can share you with a little experience i have here. People think as soon as they send their kids back home then they will be good, religious and cultural. But what i know is that i've seen many of them sent to Somaliland and yet have the same habits and even worse. Many young are here and still consuming the weed here as it costs cheaper than it is in the UK for example. Plush the Khat and alcohol.
-
what is new there ,,,, don't remember last time i went to that group ,,,,
-
Originally posted by Juje: quote:Originally posted by General Duke: ^^^Juje, adeer stop waffling, War hedhe maxad iga rabta duf ku baxe? Ma igu walacdey ?
-
Nugaal oo caadi ah baanu u taag la'ayn waabase iyadii oo weliba godan ,,,,,,,,,,,,, lol
-
TFG Requests An End to Reconciliation Conferences
Jacaylbaro replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Ina Abdirashid must have some fear that his admin will collapse anytime ............ odayga wax ka qaylisiiyay baa jira ee la soo sheego -
A Fearful Pakistani Looses Control of His Trouser
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
See ku heshay miyaa la is waydiiyaaba ,,, ceeb caleek ,,, -
Al-Muthairi is always right in this issue. Yes, Somaliland managed to have some successful elections in the past few years. The last and more important one should be happening soon under the eyes of the whole world.
-
Why those Arabs and those living in Arab countries have to blame Ethiopia on everything ??? ......
-
Doorashadaas ma tirsana yaa people ...... now the year has ended we can make a proper selection.
-
Maba fahminba ,,,,,,,,,,,,,,, belo
-
Somaliland Opposition leader arrives in Washington
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Sh. Aadan Siiro oo ka hadlay Qaraxa isaga Lala Rabay Hargeysa(HWN):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray oo loo yaqaanno (Aadan-Siiro), isla markaana ka mid ah Culimada Somaliland ee bulshadu wax ka dhagaysato, ayaa markii u horeysay caawa ka hadlay fal is-qarxin ah oo isaga lala damacsanaa in lagu khaarajiyo oo maanta la fashiliyey, ka dib markii Ciidamada Booliska Hargeysa gacanta ku soo dhigeen Nin rabay inuu Sheekha isku qarxiyo sida la sheegay iyo Hub kala duwan oo uu sitay. Waxaanu in cidda waxaas ka dambaysay ahayd cid neceb isaga iyo Somaliland-ba oo cadaw ah. “Waxaan u mahadnaqayaa Hooyada Carruurta yaryar haysatay ee qabatay, fashilisayna ninka doonayay inuu isqarxiyo. Goobta alaabta (Hubka) qarxaya laga helay waxa la jaar ah Madarasad (Furqaan) ay wax ku bartaan in ka badan Shan kun oo Carruur ah, Hooyadaa damqatay ee isku deyday inay qabato ninkaa rabay inuu ummadda aan waxba galabsan dhibaateeyo.” Sidaa ayuu yidhi Sheekh Aadan-Siiro oo caawa Shir Jaraa’id ku qabtay Gurigiisa Magaaladda Hargeysa. Sheekh Aadan waxa uu sheegay in dawladda Somaliland tahay mid aan haysan Aqoonsi buuxa oo ay beesha caalamka ka heshay, isla markaana aanay haysan dhaqaale ay wax kaga qabato Argagixisada noocan oo kale ah. Sidaa daraadeedna waxa uu Ganacsatada iyo dadka dhinaca dhaqaalaha ka dhisan ugu baaqay inay dawladda kala qaybqaataan sugidda amniga. Waxaana ka mid ahaa hadaladiisii oo uu yidhi, “Dadka Hantida leh iyo Ganacsatada waxa haboon inay is abuulaan oo ay Ciidamada taakuleeyaan, si ammaanka dadka iyo dalka loo sugo.” Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), waxa uu tilmaamay in Somaliland maanta uu haysto Shiishka kooxaha xagjirka ah ee jiritaankeeda necebi. “Maanta waxa ina haysta shiishka waayo waxa laga xun yahay nabada iyo horumarka aynu gaadhnay, dadka Somaliland necebi kolba midab ayay soo adeegsadaan. Anigu waxaan ku qanacsanahay in Somaliland lagu dhaqo shareecadda Islaamka iyadoo si heer heer ah loo gaadhayo oo macquul ah.” Ayuu yidhi Sheekh Aadan. Waxaanu Sheekh Aadan-Siiro oo hadalkiisa sii wataa intaa ku daray oo uu yidhi, "Waxaan leeyahay xukuumadda Somaliland idinka ayaa ka masuul ah ilaalinta nabadgelyada ummadda waayo idinkaa xilkii qaaday, waxa loo baahan yahay digtooni badan iyo daryeel badan oo la siiyo ciidamada ilaalinaya amniga, haddii ciidamada aminiga la daryeeli waayo oo wax ku filan la siin waayo, cashadooda iyo ilaalintooda la bixin waayo, oo ninka si wanaagsan wax u qabta abaal-gud la siin waayo waxay runtii taasi keenaysaa inuu niyad jab yimaado.” Sheekhu waxa uu dawladda u soo jeediyey inay daryeesho Hay’adaha Nabadgalyada dalka iyo guud ahaanba Ciidamada kala duwan ee Somaliland oo ay Mushaharka u kordhiso, si ammaan sugan bulshadu u hesho. Sheekh Aadan-Siiro mar uu la hadlayay Madaxda Xukuumadda iyo Xisbiyada, waxa uu yidhi, “Waxaad fursad u hesheen in ummadu idiin doorato in aad ku tartantaan talladii dalka, khilaafka siyaasiga ah ee dhex mara axsaabta siyaasiga ah wuxuu raadaynayaa bulshadii oo dhan, in badan buu khilaafku fawdo inagu keenay markaa waxaan idin odhan lahaa isku tanaasula. Komishanka qaranku maanta waa siidhi walaha kala saaraya axsaabta Somaliland, waxa la idinla qaatay in iyada oo aanay sharci ahayn aad soo hormarisaan doorashadii madaxtooyada iyadoo ay ta dawladaha hoose horreysay haddana waa la idinla qaatay doorashada wakhtiga ugu haboon ee ugu deg dega badan in aad soo dedejisaan ayaan idinka codsan lahaa." Waxa kale, oo uu Sheekh Aadan X. Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro), ka hadlay muranka maalmihii u dambeeyey ka dhex oognaa Golaha Guurtida Somaliland, kuwaasoo uu u soo jeediyey in ay ka dhab-sheegaan waxa ay Ummaddu ka sugayso oo isqabqabsi ka culus. “Inkastoo rag wanaagsan oo qiimo badnaa oo guurtida ku jiray ay dhinteen haddana waxaan idin odhan lahaa ummadu waxay idiinka fadhidaa in khilaafkiina joojisaan si doorashadii inoogu qabsoonto.” Sidaa ayuu yidhi Aadan-Siiro. Sheekh Aadan Siiro markii uu dhameeyey hadalkiisa uu shirka Jaraa’id ka jeediyay, ka dib waxa su’aalo door ah oo mawduucyada sheekhu ka hadlay ku saabsan waydiiyey Wariyayaal ka kala socday qaybaha kala duwan ee Warbaahinta dalka, kuwaasoo uu dhammaantood Sheekhuna ka jawaabay. Waxaana ka mid ahaa Su’aalaha la waydiiyey Sheekh Aadan-Siiro iyo Jawaabaha uu ka bixiyey kuwan. Mar la waydiiyey Sheekh Aadan-Siiro, inay jiraan dad badan oo aaminsan in Qaraxa maanta la fashiliyey lagu doonayay in isaga Aadan ahaan lagu dilo, sida ay wax uga jiraan iyo waxa uu ka odhan lahaa. Waxaanu su’aashaas kaga jawaabay Sheekh Aadan-Siiro oo uu yidhi, “Horta meesha qaraxa lala doonayay waxay u dhowdahay masaajidka aan wax ka akhriyo laakiin odhan maayo hadafku Aadan uun buu ahaa, waxaynu ka hadleynaa ummada ee qof kama hadleyno, xataa hadday u jeedeen wax aniga dareenkayga wax ka bedelaya maaha.” Sidoo kale, waxa Sheekh Aadan la sii waydiiyey in muddo laba sano ka hor ah loo soo diray Waraaq qoraal ah oo loogu digayo iyo Taleefanno loogu hanjabayo, markaa digniinahaas hore iyo falkan maanta lagu doonayey in lagu dilo ma la odhan karaa meel ayey ka wada-socdaan ama cid kaliya ayaa wada wadda, waxa uu yidhyi, “Runta Illaahay baa og, laakiin Aniga Waraaq digniin ah iyo tilifoon la ii soo diro midna agteyda wax macno ah kama sameynayaan.”
-
Boosliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Argagixiso ah Iyo Hub Uu Damacsanaa Inuu Isku-qarxiyo Hargeysa(HWN):- Xaafadda Xawaadle ee Caasimadda Hargeysa ayay maanta Ciidamada Booliska Somaliland ku qabteen Hub Gantaalo, Hoobiyayaal iyo mid ka mid ah laba nin oo la sheegay inay damacsanaayeen inay isku-qarxiyaan Maddarasad ku taalla Xaafaddaas oo la yidhaahdo Al-Furqaan, kuwaasoo warar aan la xaqiijini sheegeen inay doonayeen inay isku Qarxiyaan Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro), sidoo kale waxa halkaa ka agdhaw Masaajid uu Jimcaha Khudbado Diiniya ka jeediyo Aadan-Siiro. Sidaa waxa Warbaahinta u sheegay Taliyaha guud ee Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad, waxaanu intaa ku daray, inay Ciidamada Boolisku gacanta ku soo dhigeen nin ku talagalay inuu isqarxiyo iyo hub uu sitay, ka dib markii ay aragtay, isla markaana soo sheegtay Haweenay Muwaadinad ah oo Xaafaddaas degan. Taasoo intay qabatay Ninka hubka sitay, dabadeedna uu ugu hanjabay inuu isku qarxin doono haddii ay siidayn waydo. Taliye Saqadhi Dubad, oo sii faahfaahinayay Hubka Boolisku qabteen iyo noocyadiisa, waxa uu sheegay in Hubkani isugu jiray lix Gantaal iyo Laba Hoobiye, waxaanu intaa ku daray in Lixda Gantaal yihiin 40 Millimitir. Taliyaha Booliska Somaliland waxa kale oo uu tilmaamay in Ciidamadu soo qabteen ninkii Gabadhu qabatay, kaasoo ay aragtay isaga oo Jago bannaan oo aan guri ka dhisnayn ka qaadanaya Koodh uu Hubka ku qarinayay. Isla markaana waxa uu Taliyuhu u mahadceliyey Haweenayda ku guulaysatay inay fashiliso qorshihii uu ninkaas la qabtay watay. Si kastaba ha ahaatee, lama shaacin meesha ninka baxsaday iyo kan la qabtay ay ka yimaadeen ee laga soo diray iyo cidda ay u adeegeyeen midna. Mana aha markii ugu horeysay ee argagixiso sidan oo kale ah ay qabteen Ciidamada Ammaanku.
-
Somaliland Opposition leader arrives in Washington
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
WASHINGTON (Somalilandpress) — The leader of Somaliland’s main opposition Kulmiye Party arrived in Washington on Friday for talks with Somaliland community in the US and American officials. Mr Ahmed Mohamed Mohamud (Silanyo), who flew from Addis Ababa after holding talks with Ethiopian and British officials arrived 7:30am at Dulles International Airport. He was met by Kulmiye’s foreign Secretary, Dr Mohamed Abdullahi Omar and members of Somaliland-American community. Before his departure from the Ethiopian capital, Mr Silanyo held talks with British Deputy Ambassador, Mr John Marshall and second Secretary at the British Embassy, Mr Matt Woods. The two sides discussed the current political situation in Somaliland, including preparations for the elections and relations with Somalia’s semi-autonomous region of Puntland. Mr Silanyo was accompanied on the trip by his wife, Mrs Amina Sheikh Mohamed Jirde. Mr Silanyo hopes to meet with American officials to discuss issues of common interest including security, election and to promote ties. In a related development, a pro-government website said Mr Silanyo was deported from Washington by US officials back to Italy, where he originally entered from the US, they also added that the opposition leader is expected to hold talks with individuals opposed to Somaliland’s self-determination. A statement political analysts dismiss as propaganda by the government. Somaliland election is expected to be held in April 2010 after 27 September elections were postponed, the electoral commission announced that the election could not be held on the planned date, due to “current political, economic and technical conditions”. The ruling party United Peoples’ Democratic – UDUB party will go to poles against Faysal Ali Warabe’s Justice and Development – UCID Party and Mr Silanyo’s Peace, Unity, and Development – Kulmiye party.
-
Somaliland On The Brink Of Starvation. Rayale Do Something
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
Just to confirm this and make the little Cowke happy, Everybody died in Somaliland last night. The place is empty ,,,,, -
Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Xoolaha ee Sayladda Burco oo Kor u Kacay
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Abwaan: That sounds good Jb. Atleast middaan lama siyaasadayn. JB waa su'aale ariga waxaan arki jirey baabuur la yiraa laba raar iyadoo lagu qaado, hadda adduunkii waa horumaray oo Coaster (buses) leh daah/tinted windows and AC miyaa lagu qaadaa ? Tolow markabkana ma swimming pool baa ugu dhexyaal? You know sida ay iduhu u jecel yihiin inay dabaashaan! Mayee adhigii baa ashtakooday oo yidhi waxani waa nagu dhib ,, markaa laba raarkii uun baa lagu qaadaa oo lagu noqday. -
Somaliland police foil attack on Islamic cleric: officials Police in northern Somalia's breakaway region of Somaliland said they foiled an attack to assassinate a renowned Islamic cleric who is a critic of hardline Islamists' suicide tactics, officials and witnesses said Saturday. Residents spotted two men trying to plant explosives close to the mosques in Hargeisa late Saturday and reported them to the police who arrested one of the suspects later on while the other escaped. The attack aimed to get rid of the cleric was foiled by ordinary residents with the help of the police, Ibrahim Kodbur, a senior police officer, said adding that a woman caught one of the two men as he was hiding the explosives near the mosque and shouted out. The police seized several rounds of mortar shells and two rocket grenades the suspects were trying to use to blow up the mosque, Mohamed Saleban, another police officer, told AFP by telephone. The woman thought the man was hiding something he stole from the mosque but instead revealed a serious assassination attempt, Bare Abdulahi, a witness, said. Witnesses told AFP that Sheik Ibrahim Siro who is the leader of the mosque was preaching against the ideas of the radical Al Qaeda-inspired Shebab group and the suicide tactics they use. AFP