Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Haaheeey ........... waa shaqo fiican ,,,
  2. Shaqadaydu waa inaan hurdo ilaa duhurka ,,,
  3. What da heck is Balanbalo and Nacala abuukto ?? .....
  4. Salaadii subax baa la eedaamayaa and I'm trolling ,,,,
  5. The Life of Madar Osman It is with deep regret that we inform you that Madar Osman, an extremely talented, passionate young man and Afrikanation Artists Organization's first teacher, passed away yesterday. This is truly a sad day but hope comes in knowing the lives Madar touched along the way. The smiles across faces of the children he taught, the love that he had for his wife and child. The hope that shined across his face was infectious to us all. To the gracious son, artist, teacher and friend Madar, you will deeply be missed by us all. In our hearts and minds you live on, and we thank you. You are an inspiration and a bright light burning to touch the lives others, and you did. “Art is endless, it is ever going and I like to push it because art is endless...” Madar, March 2010 For your passion and your energy we thank you. For your friendship, humbly we thank you. For your lessons seen and unseen, they shine on through us. Thank you for sharing your talent and light with the world. Praying for you, your family and friends.
  6. I'm glad Alshabab did not find this guy ,,,, they would use him if u know what i mean ,,,
  7. Burco( HWN) Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer waxa saaka illa xalay hawlgalo ay ciidanka Bileyska Gobolku sameeyeen lagu qabqabtay 8 Nin oo lagu tuhusanyahay inay xidhiidh la leeyihiin kooxaha konfurta somaliya ka dagaalama ee AL-SHABAB, 8da nin oo hadda ku jira xabsiga dhexe ee magaalada Burco ayaa la sheegay in Baadhitaanka ka dib la sheegi doono wixii lagu helay arrikoodana ay hadda gacanta ku hayaan CID du. Badhsaabka Gobolka Togdheer oo saaka shir jaraaid oo sadex Geesood ah ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey Tirada la qabtay ee ciidanka Bileysku gacanta ku hayaan, waxaana Guddomiyaha Gobolka Yasin Muxumed Cabdi uu ka warbixiyey hawlaha ay ciidanka Bileysku wadaan oo uu sheegay inay ay bilaabeen kadib markii dhowaan 2 jawaan oo ay ka buuxan walxaha qarxa laga helay meel ka mid ah koonayasha Magaalada Burco oo lagu aasay, waxaanu sheegay in bileysku iyagoo arrimahaas daba jooga ay soo qabteen 8da nin ee saaka illa xalay la qabtay. Badhsaabka gobolka oo saxafaddu wax ka waydiisay Goorta ay caddayn doonan danbiga nimankan iyo in la marin doono jidka saxda ah maxkamad la hor keeni dono iyo inkale waxa uu ku jawaabay Guddomiyuhu "hawshoodi waxa hadda gacanta ku haya CID da, haddii danbi lagu helona maxkamadda ayaa la hor geyn doona oo wixii sharciya ayaa la marin doonaa, sida ugu dhakhsaha baddanna arrinkooda waa loo dhammaynayaa" ayu Guddomiyuhu. Kooxahan saaka illa xalay laga qabtay magaalada Burco oo sida badhasaabku sheegay isugu jiray kuwo somaliland u dhashay iyo konfur ka yimi oogobo ganacsi ku leh magaalada Burco ayaa qab qabshadooda si weyn looga dareemay Gebi ahaanba magaalada Burco, waxaana aagagii laga qabqabtay kooxahaasi saaka ay dadka oo dhami is weydiinayeen qabqabashada raggaasi lagu tuhmay inay gobolka iyo dalka ka wadeen kharbudaad dhinaca nabadgelyada ah. Hadaba shirkan jaraaid ee Guddomiyuhu saxaafadda u qabtay ayaa wuxu dhinaca kale kaga hadlay kulan ballaadhan oo uu la yeeshay inta badan Hay’adaha ama NGO yada Local ka ah ee ka hawlgala Gobolka, waxaanu uu ku sheegay kulankoodasi inay kaga wada hadleen ka qayb qaadashada maalinta ololaha nadaafadda Somaliland oo madaxweynuhu ku dhawaaqay shalay, taas oo ku beegan 5ta Sebtember oo ah maalinta Berri ah, waxaanu sheegay Guddomiyuhu inay ay isla afgarteen dhammanba NGO yada ay kulmeen ka wada shaqynta nadaafadda Deeganka, waxaana uu sheegay Guddomiyuhu in berri dhammaan ay fasax yihiin shaqaalaha iyo goobaha shaqada ee Dawladdu, loona wada guntanayo shicib iyo dawladba sidii olole ballaadhan loogu qaadi lahaa nadaafadda Gobolka, waxanu sheegay in Guddiga Hogaaminaysa hawsha berri ah ee ololaha loogu qaadayo nadaafadda uu Guddomiye u yahay Duqa Degmada Burco Maxamud Axmed Xasan Dhegolaab. Dhinaca kale waxa uu Guddomiyaha Gobolku raashin mucaawanooyin ah oo wasaaradda Diinta iyo awqaaftu ay soo gaadhsiisay maamulka Gobolka ku wareejiyey Cisbitaalka Guud iyo Cisbitalka dadka waalan ee Maandhaye iyo weliba jeelka weyn ee Burco, waxaana lagu wareejiyey laba gaadhi oo xamuul ah 3daasimeelood, iyadoo ay kala ahaayeen 1740 Kiish oo isugu jira Bariis,Daqiiq iyo Sonkor, 154 kartoon oo caano ah, 138 kartoon oo saliid ah, iyo 600 kartoon oo basto ah, waxa uu Guddomiyhu ku wareejiyey dhammaan ba raashinkaas mid walba Maamulkiisi iyo masuuliyiintisa, isagoo sheegay Badhasaabku in ay yihiin raashin mucaawano ah oo wasaaradda Diinta iyo awqaftu ay soo gaadhsiisay. Magaalada Burco oo ku jirtay maalmahan u danbeeyey damaashadka iyo u diyaar garowga ciidul fidriga ay inaga xigaan dhowrka maalmood ee keli ahi, ayaa sas ka qaaday saaka hawlgalada Bileyska ee lagu soo qabqabtay ragga la tuhunsanyahay, iyadoo dhinaca kale ay ololaha nadaafadda ee berrri laga fulinayo Gobolka oo madaxweynuhu ku dhawaaqay aad ugu riyaaqeen shacabka Burco, oo aan hore u lahayn maalin olole nadaafadeed oo qoondaysan ama u gaar ah dalka, dhinaca kale waxa iyaguna wasaaradda diinta iyo awqaafta aad ugu mahadnaqay maamulayaasha iyo madaxda Cisbitaalada maandhaye iyo cisbitaalka Guud iyo weliba taliyaha ciidnka asluubta ee Gobolka ahna madaxa jeelka weyn ee Burco, waxaanay sheegeen in wakhtigii loo baahna ay wasaaraddu ku soo beegtay mucaawanadeeda. Ugu danbayntii Badhasaabka Gobolka ay warbaahinta Baaq uga diray dhammanba shacabka Gobolka iyo kuwa somaliland oo dhannba, isla markaasna ku baraarujiyey inay feejignaadan feejigona u yeeshaan cid kasta oo ay ka shakiyaan, waaxanu ku ammaanay dadaalka ay marwalba shacabku ugu jiraan ilaalinta amnigooda, isagoo sheegay in wada shaqayntu wa xbadan oo faaido ah leedahay in sidaas mar walba loo wada shaqeeyaana ay aad u wanaagsantahay si loo wada badbaado waxna lo wada qabsado.
  8. Burco(iftinnews)04/10/2010 Ciidanka amaanka gobolka Togdheer ayaa hawlgal balaadhan oo ay xalay ilaa maanta ka sameeyeen magaaladda burco waxay ku soo qabqabteen Tiro ahaanba 8 nin oo looga shakisan yahay inay gacan saar la leeyihiin kooxda hubaysan ee Al-shabab . Guddoomiyaha gobolka Togdheer oo shirkaasi jaraa,id oo uu saxaafadda kula hadlay Xarunta gobolka ee magaaladda Burco waxa ayaa ugu horaynba u mahadnaqay ciidanka amaanka gobolka Togdheer waxanna uu sheegay inay ciidanku ku guulaysteen qabashadda rag looga shakisan yahay inay xidhiidh la leeyiin Urur diimeedka Hubaysan ee Al-shabab isagoo sheegay in aaanay jirin wax dhibaato ah oo ka Dhashay arrintaas . Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa ciidamadda amaanka ee magaaladda burco laga dareemayay feeginaan dheeri ah kaasi oo lagu arkayay magaaladda Burco habeenkii iyagoo baadhitaan ku samaynaya Gaadiidka yar yar iyo waa waynba . Ragan ayaa sidda ay Ilo xog ogaali sheegayaa waxaa ku jira wiil dhalinyaro ah oo reer koonfureed halka ay Todobadda kalenna kasoo jeedaan gobolkan Togdheer Dhankalenna waxa kaloo uu guddoomiyaha gobolka Togdheer ka hadlay Raashin caawimo ah kaasi oo wasaaradda diinta iyo Awqaafta Somaliland ugu deeqday goboladda Somaliland oo saamigii ay uu lahaa gobolka Togdheer manta loo qaybiyay Cusbitaalka waalidda magaaladda burco ee maandhaaye iyo Cusbitaalka guud ee magaaladda burco iyo waliba jeelka wayn ee magaaladda . Guddoomiyaha gobolka Togdheer waxa kale oo uu sheegay inay dadkan ay soo qabqabteen ay baadhitaan ku samayn doonaan siddoo kalenna waxaa warar hoose sheegayaa inay ciidanka amaanka ee gobolka Togdheer Gacanta ku dhigeen waxyaabaha qarxa inkastoo uu Hogaanka ciidanka booliska Gobolka Togdheer ka cudur daartay inuu faahfaahin ka bixiyo mar aanu isku Daynay inaanu Arrintaasi wax ka waydiino.
  9. Mar hadii sh. shariifba madaxweyne noqday ,,, dee cid waliba way noqon kartaa ,,,
  10. Adiga maxaa indhaha kuu kala qaaday ,,,
  11. Ethiopia’s representative in Somaliland goes on national TV On Thursday, August 2, Ethiopia’s representative to Somaliland went on national TV to proclaim that the political and trade relationship between Somaliland and Ethiopia remains sound. The representative’s comments came after a series of press reports suggested that relationship to be faltering after the election of President Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo) on 26 June 2010. It also came on the heels of a visit to Ethiopia by former President Dahir Riyale Kahin. President Kahin met with Ethiopian authorities including Premier Zenawi. A press release from his entourage indicated that the former president urged both governments to maintain their alliance in regional affairs and in particular in the fight against terrorism and radicalism. Omar Jama, an UDUB senior officer who released the statement concerning Riyale’s visit to Ethiopia said “the former president urged the Ethiopian government to work with the new administration in Somaliland”. Somaliland’s Foreign Minister in London described the meetings between Riyale and Zenawi as private matters that concerned only the former Somaliland leader and stated that the former president was not acting as an emissary for the current administration in Hargeisa. Both the Foreign Minister and his deputy, Mohamed Yonis Awale, gave press interviews last week to deny any problems between Somaliland and Ethiopia and reiterated the strong desire of Somaliland to maintain cordial and mutually beneficial relationship with Ethiopia and other regional governments. The comments by Ethiopia’s man in Hargeisa re-enforced these statements from Somaliland’s Foreign Ministry.
  12. Waxaanu ahayn tiro odayaal ah oo dooyaysan guriga hortiisa oo ay goglan tahay dermo markaas loogu talagalay odayaasha xaafadu inay ku afuraan. Tusbaxaa qacdaa hayay oo dhegta waxa markaasuun lagu hayay eedaanka oo markaasuun la filayay. Halkan waxa ka muuqda ugu yaraan 3 falaash oo shaah caano geel lagu cadeeyay iyo falaas kele oo wayn oo qashar ah. Intaa waxa dheer urta saambuusaha oo ahaa mid aan loo adkaysan karin calooshana ka dhigayay mid cod kala duduwani ka yeedhayo oo aad marmarka qaar moodaba inay leedahay "saambuuse i siiya". Cirku wuu madoobaa oo daruur baa gees ka gees qarisay waxaana la filayay roob inuu da'o waxaanse la hubin goorma. .................. La soco
  13. This is to let you know that Madar Osman died yesterday in Hargeisa because of a freaking car accident. His death was a shock to everyone who knew him personally. Ilaahay ha u naxariisto Madar .............
  14. Anigu gabay baaban moodayay ,,,,
  15. Majiyahan Cutub Ciidamo ah ayaa Gaadhay Ilo wareed aan wali la shaacin ayaa sheegaya in Garab ka mid ah Ciidamo taageersan Maxamed Atam ay Fadhiisin xoogan ka Abuurteen Buuraha Majiyahan,Warka aanu helayno ayaa sheegaya in Ciidamadaasi ay Toos uga amar qaataan Maxamed Sicid Atam, Qof reer Guuraa ah oo Nala hadlay ayaa sheegaya in Ay arkeen Ciidamo Gaadhaya 1000,, oo Askar oo gaada Ka Ciyaar ku Samaynayay Meel aan saas uga Fogayn Buurta Shidaalku ku Jiro ee Majiyahan. Ciidamada ayaa dadku sheegayaan inay ahaayeen Kuwa Gurmad ah oo Maxamed Atam Uga Yimi Magaalooyinka Ceerigaabo, Ceelbuh, Dhahar Lama shaacin Saraakiisha Hogaaminaysa,walow ay Jiraan Warar sheegaya in Reer Guuraaga qaarkiis ay Toos Ugu Biireen Dagaalka. Warar Madax banaan ayaa sheegaya inay ahaayeen Kuwa badankoodu ka Diiwaan Gashanaan Somaliland balse deegaanka ka soo Jeeda oo ka soo Ruqaansaday Saldhiygada Shinbiraale iyo Jiidaha Hore ka dib markii ay u adkaysan waayeen Dhibaatooyinka Puntland ee deegaanka galbeedka Bari. Muuse Jaamac Dalaf oo ah Taliyaha Ciidamada Somaliland ee dhanka Ceerigaabo Xaruntiisu tahay ayaa Horay Looga xigtay inaanay u Dulqaadaynay weerarada Puntland ee GalGala isla markaana uu Soo Faxayo Kumanaan Ciidamo oo uu Hortaaganyahay Kuwaasi oo ka Dalbaday inay Gaadhayaan GalGala si ay ula saftaan Atam iyo Xulufadiisa. Dad Reer Guuraa ah oo degan Buuraha Sanaag ayaa Xaqiijiyay inay Laba Isbuuc arkayeen Ciidamo Hubaysan oo Raxan Raxan u soconaya kuwaasi oo ku soo qul qulaya dhanka Bari,waxana ay Cadeeyeen inay qaarkood Sooryeeyeen oo ay habee dhax Kala Kulmeen balse aanay Xog Faah Faahsan ka Helin Ujeedka Ciidamada. Hadii tani dhabowdu ay Dharab Jab wayn ku tahay Maamulka Puntland oo is lahaa waad Go’doomiseen Ciidamada Deegaanka Atam Laakiin Kuwa Hogaaminaya Ciidamada Deegaanka ee Garabka Atam ayaa ah kuwa aqoon u leh dhulka Buuraha iyo Biyaha badan ee ay ku Dagaalamayaan Taasi ayaa Sahashay in Ciidamada PL Ay dhowr Jeer ku Jabaaan Dagaaladii Madarshoon, Xamur iyo Kala Noqod oo ah Dhul Buuro iyo Dhagaxaan Miidhan ah aanu ku Dagaalami Karin Askari aan aqoon dheeraad ah oo dhalasho u Lahayn. GalGalanews
  16. Only if you can read Somali: Safiirka dalka Itoobiya u fadhiye Somaliland General Besfe Taday, ayaa sheegay in xidhiidhka diblomaasiyadeed, ganacsi iyo wada shaqaynta labada wadan ee Somaliland iyo Itoobiya, waxaanu Safiirku caddeeyey in xidhiidhka laba dawadan ee Itoobiya iyo Somaliland uu ahaa mid soo jireen ah marba marka kadanbaysana uu sii xoogaysanaayey, isla markaana waxa uu ku dooday inuu u joogo Xafiiskiisa Hargeya sidii caadiga ahayd iyo hawl-maalmeedkiisa shaqoi. "Waxa ay tahay fursad qaaliya in labada wadan ay sii xoojiyaan xidhiidhka wadashaqayneed iyo ta diblomaasiyeedba," Sidaa ayuu yidhi Safiirka Hargeysa u fadhiya dawladda Itoobiya. Waxa kale oo uu Safriirku tilmaamay in uu la kulmay Madaxweynaha cusub ee ladoortay Mudane Siilaanyo ayna kawada hadalnay danaha siyaasadeed, dibloomaasiyadeed iyo amniga labad dal ay kawada shaqaynkaraan. Safiirku waxa uu intaa ku daray oo uu sheegay in ay jiraan dad cadow ah oo ay leeyihiin Somaliland iyo Itoobiya oo faafiyey hadallo aan sal iyo raad toona lahayn oo sheegaaya in Xafiiska Safaaradda Itoobiya ku leedahay Hargeysa ay ka guurayso, kana baxayso dalka Somaliland. "Waxa jira hadallo been abuur ah oo beryahan qulqulaayey dalka, iyada oo ay leeyihiin Safaaraddii Itoobiya ayaa dalka Somaliland ka baxaysa. Waxaan leeyahay arrintaasi waa mid aan waxba kajirin oo ay sameeyeen Cadowga neceb xidhiidhka fiican ee aannu la leenahay Dalkan Somaliland. Waxaanan qirayaa in shaqadii socoto oo Xafiiskayagii Hargeysa uu sidii caadiga ahayd u gudanaayo shaqadiisii sidaad arkaysaan idinkuba. Waxaanan si milgo leh u sheegayaa in xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee aannu la lahayn Somaliland uu maanta ka sii fiican yahay sidii hore, waajibna ay tahay in aannu sii xoojiNno wadashaqayntaas, meelna aaNnu ugu soo wada jeedi doonno cidkasta oo isku dayda inay carcaqaladayso nabadda iyo xidhiidhka siyaasadeed ee labada wadan ee Itoobiya iyo Somaliland." Ayuu yidhi Wakiilka Somaliland u fadhiya dawladda Itoobiya General Besfe Taday, mar uu shalay u warramayey TV-ga Afka dawladda ku hadla ee Somaliland. Ambassador Besfe Taday, waxa uu shaaca ka qaaday in Xuukumada cusub ee Somaliland iyo dawladda Itoobiya ay maanta isla soo jaangooyeen Xidhiidh wadashaqayneed oo kasii tayo badan xidhiidhkii hore ay ula lahaayeen Xukuumaddii Daahir Rayaale. Si kastaba ha ahaatee, hadalkan Safiirka ayaa meesha ka saarayo warar beryahanba laysla dhexmarayey oo sheegaya in xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya sii xumaanayo, ka hor hadalkan Safiirka, waxa arrintan ka hadlay Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland iyo ku-xigeenkiisa, kuwaasoo sidoo kale beeniyey wararkaas. Source Hargeisastar
  17. Itoobiya Oo Markii Ugu Horreysay Si Cad Uga Hadashay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Xukuumadda Cusub Ee SL Safiirka dalka Itoobiya u fadhiye Somaliland General Besfe Taday, ayaa sheegay in xidhiidhka diblomaasiyadeed, ganacsi iyo wada shaqaynta labada wadan ee Somaliland iyo Itoobiya, waxaanu Safiirku caddeeyey in xidhiidhka laba dawadan ee Itoobiya iyo Somaliland uu ahaa mid soo jireen ah marba marka kadanbaysana uu sii xoogaysanaayey, isla markaana waxa uu ku dooday inuu u joogo Xafiiskiisa Hargeya sidii caadiga ahayd iyo hawl-maalmeedkiisa shaqoi. "Waxa ay tahay fursad qaaliya in labada wadan ay sii xoojiyaan xidhiidhka wadashaqayneed iyo ta diblomaasiyeedba," Sidaa ayuu yidhi Safiirka Hargeysa u fadhiya dawladda Itoobiya. Waxa kale oo uu Safriirku tilmaamay in uu la kulmay Madaxweynaha cusub ee ladoortay Mudane Siilaanyo ayna kawada hadalnay danaha siyaasadeed, dibloomaasiyadeed iyo amniga labad dal ay kawada shaqaynkaraan. Safiirku waxa uu intaa ku daray oo uu sheegay in ay jiraan dad cadow ah oo ay leeyihiin Somaliland iyo Itoobiya oo faafiyey hadallo aan sal iyo raad toona lahayn oo sheegaaya in Xafiiska Safaaradda Itoobiya ku leedahay Hargeysa ay ka guurayso, kana baxayso dalka Somaliland. "Waxa jira hadallo been abuur ah oo beryahan qulqulaayey dalka, iyada oo ay leeyihiin Safaaraddii Itoobiya ayaa dalka Somaliland ka baxaysa. Waxaan leeyahay arrintaasi waa mid aan waxba kajirin oo ay sameeyeen Cadowga neceb xidhiidhka fiican ee aannu la leenahay Dalkan Somaliland. Waxaanan qirayaa in shaqadii socoto oo Xafiiskayagii Hargeysa uu sidii caadiga ahayd u gudanaayo shaqadiisii sidaad arkaysaan idinkuba. Waxaanan si milgo leh u sheegayaa in xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee aannu la lahayn Somaliland uu maanta ka sii fiican yahay sidii hore, waajibna ay tahay in aannu sii xoojiNno wadashaqayntaas, meelna aaNnu ugu soo wada jeedi doonno cidkasta oo isku dayda inay carcaqaladayso nabadda iyo xidhiidhka siyaasadeed ee labada wadan ee Itoobiya iyo Somaliland." Ayuu yidhi Wakiilka Somaliland u fadhiya dawladda Itoobiya General Besfe Taday, mar uu shalay u warramayey TV-ga Afka dawladda ku hadla ee Somaliland. Ambassador Besfe Taday, waxa uu shaaca ka qaaday in Xuukumada cusub ee Somaliland iyo dawladda Itoobiya ay maanta isla soo jaangooyeen Xidhiidh wadashaqayneed oo kasii tayo badan xidhiidhkii hore ay ula lahaayeen Xukuumaddii Daahir Rayaale. Si kastaba ha ahaatee, hadalkan Safiirka ayaa meesha ka saarayo warar beryahanba laysla dhexmarayey oo sheegaya in xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya sii xumaanayo, ka hor hadalkan Safiirka, waxa arrintan ka hadlay Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland iyo ku-xigeenkiisa, kuwaasoo sidoo kale beeniyey wararkaas. Source Hargeisastar
  18. Intense and grisly but impressive and moveing story. Weerane is a record of an injustice being done to a whole community and is being told in a dignified manner by Mohamed Barud.