Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I said "Strange Killings" here ,,,, coz crime happens everywhere in the world. I'm talking about killing dadka waalwaalan, macalimiinta, miskiin dawarsanaya and so on ,,,,,
  2. Guddoomiyaha W/Waxbarashada gobolka Sanag C/raxmaan Siciid (Xuubey) ee xaruntiisa kulankani ka dhacay ayaa isagoo u mahad celiyey furitaanka jaamacaddan cusub iyo cid kastoo gacan ka geysateyba waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Waxan si weyn usoo dhowaynayaa jaamacaddan cusub iyo cid kastoo xil iska sartay suurto gelinteeda waana arrin gobolku bahi weyn u qabey, waayo waad ogtihiin waqtiyadii hore ardaydeennu markay dugsiga sare dhammaystaan in ay waxbarashd jaamacadda u tegi jireen Burco Hargeysa Boorama iyo meelo kaleba arrintaas oo dhibaatooyinkeedna lahayd".
  3. Ceerigaabo-(Qarannews) Munaasibad ballaadhan oo maanta lagu qabtay Xarunta W/Waxbarashada gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayna kazoo qayb galeen Maayorka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur, Madaxda laamaha dawladda heer gobol iyo degmoba ee Ceerigaabo, Maayorka degmada Yubbe Ibraahin Max'ed (Gacmayare), Madaxda Jaamacadda Ceerigaabo ka furan ee Sanag University, Madax-dhaqameedyo, Ururrada bulshada rayadka iyo marti-sharaf kaleba ayaa sida ay halkaas ka sheegeen xubno kasocdey maammulka jaamacaddan cusubi waxa jaamacaddan oo magaceedu yahay Maakhir University bishan aynu ku jirno hawlaheeda waxbarasho ka bilaabmayaan magaalada Badhan oo xarunteeduna ku taallo, islamarkaasna lixda bilood ee ugu horreeya oo waxbarashada jaamacadadani lacag la'aan tahay waxa kor loo qaadi doonaa aqoonta ardayda (Students Upgrading Program) laguna bilaabi doonaa qaybaha waxbarasho ee (Education and IT Programs), waxana jaamacaddan sida halkaas laga sheegay iska xilsaaray oo dusha u ritey qurb-joogta kazoo kala jeeda guud ahaan degaannada gobolka Sanaag. Guddoomiyaha W/Waxbarashada gobolka Sanag C/raxmaan Siciid (Xuubey) ee xaruntiisa kulankani ka dhacay ayaa isagoo u mahad celiyey furitaanka jaamacaddan cusub iyo cid kastoo gacan ka geysateyba waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Waxan si weyn usoo dhowaynayaa jaamacaddan cusub iyo cid kastoo xil iska sartay suurto gelinteeda waana arrin gobolku bahi weyn u qabey, waayo waad ogtihiin waqtiyadii hore ardaydeennu markay dugsiga sare dhammaystaan in ay waxbarashd jaamacadda u tegi jireen Burco Hargeysa Boorama iyo meelo kaleba arrintaas oo dhibaatooyinkeedna lahayd". Wuxuna intaas kusii daray "Waxan rajaynayaa jaamacadaha laftooda ee waxbarashada qaybaha kala duwan ee loo baahan yahay in ay intaas kasii bataan oo baahida jirta intii suurtogal ah innaka ****olaan". Maayorka degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur oo isaguna kulankaas ka hadlay ayaa waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Jaamacadda Cammuud ee aynu horumarkeeda ku ammaanno waxa u guntadey oo ka midho dhaliyey oo taageerona u helay Saleeban-cawar. Tan Hargeysana waxa bilawday gabadh la yidhaahdo Ina Xaaji Aadan. Innakana reer-Sanaag ahaan gudo iyo debedba laynooka baahan yahay isku duubnaan iyo in aynu wax wada qabsanno oo is bar-bar taagno wax kastoo horumar innoo soo kordha ah annaguna maammul ahaan jaamacaddan waa soo dhowaynaynaa waxannuna bulshada ku boorrinaynaa fursaddaas in laga faa'iidaysto". Prof-Axmed Xaaji Aadn (Sanag University) Faadumo Xaaji Xasan (Isuduwaha Arrimaha qoyska gobolka Sanaag) Axmed Ibraahin Yuusuf (Maammulaha Shirkadda Somtel/Erigavo) iyo xubnihii kale ee iyaguna kulankaas ka hadlay ayaa dhammaantood sheegay in ay jaamacaddan soo dhowaynayaan sidoo kalena mahadnaq weyn usoo jeediyey maammulka jaamacaddan cusub.
  4. AGAASIMAHA JAAMACADA MAAKHIR UNIVERSITY ENG ZAKARIYE AWAARE OO SOO GAADHAY MAGAALADDA HADAAFTIMO Agaasimaha Jaamacada Maakhir University En Sakariye Xaaji Siciid Awaare oo Maalmhan Safaro ku marayay deegaaanada Gobolada Maakhir Wuxuuna Markan Safar gaaban kusoo gaadhay Sakariye Magaaladda Hadaaftimo yadoo uu halkaas kula shiri doono dadweynaha ku dhaqan Magaaladda Taariikhdu markay ahayd 7/9/2010 ayaa waxaa safar kuyimi agaasimaha jaamacada Maakhir, Eng. Sekeriye Xaaji Siciid isagoo u sharaxay dhamaan qaybaha bulshada ay ka mid yihiin, salaadiinta, aqoonyahanada, ururada haweenka iyo dhalinyarada, culumaa’udiinka iyo maamulka dugsiga Sare iyo hose/dhexe ee degmada hadaaftimo. Agaasimaha ayaa dadka u sharaxay furitaanka jaamacada Maakhir iyo qaabka ay u shaqaynayso, isaga oo xusay barnaamajka jaamacada in muddo ay ku hawlanaayeen jaaliyadaha debeda ee Reer Maakhir iyaga oo islamarkaana dalka u soo wakiishay Pro. Cali C/raxmaan Xirsi. Agaasimaha ayaa sheegay in Jaamacadu sanadka u horeya ay tahay bilaash waxbarashada ardayda, iyada oo ardayda lagu bilaabayona laga soo xulayo dhamaan degmooyinka gobolka, waxaana lagu bilaabayaa labo kuliyadood oo kala ah, Education Department, iyo IT Department, mudada sanadkaa ah waxaa si ku meel gaadh ah loogu sii bilaabaya jamacada dhisme ay si ku meel gaadh ah u bixiyeen Ururka Alnasar ee degmada Badhan.
  5. Agaasimaha jaamacada Maakhir University oo booqasho ku maray magaalada Ceerigaabo ee xarunta G/Sanaag Ceerigaabo, (Sept 08) Agaasimaha Jaamacada Maakhir Zekeriye Siciid Cismaan Awaare ayaa socdaal ku kala bixiyey degaano badan oo ka mida gobolka Sanaag, isagoo maalinimadii shalay kulamo la qaatay laamaha kala duwan ee dhalinyarada iyo Ururada waxbarashada Magaalada Hadaaftimo. Agaasimaha Jaamacada ayaa waxaa uu waddaa qorshihii ugu xoganaa ee jaamacada Maakhir ay ku saldhigan lahayd Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag iyo degaano kale oo tirsan gobolka Haylaan. Jaamacadu ay si rasmi ah uga furmayso magaalada Badhan dhowaan mudo dhow gaar ahaan bisha 10naad ee inugu soo aadan. Agaasimaha jaamacada Maakhir ayaa sidoo kale waxaa uu u kuurgelayaa aqoonta iyo doorka dhalinyarada gobolkaasi iyadoo waxbadan ay jaamacadani ka haqabtiri doonta dadka reer Maakhir ee Goboladaasi.
  6. Nin Maskiin ah oo Garoowe lagu dilay Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in Nin Maskiin ah oo Habtiisa la Sooco lagu dilay Gudaha Garoowe oo Caasimada PL lagu sheego, dilkaasi ayaa waxa Gaystay Nin ay Walaalo Yihiin Hassan Abshir Faarax oo ah Xildhibaan Dawlada Somaliya, Sidoo kale ninkaasi dilka Fuliyay wuxuu Sheegtaa Taliye Ciidan oo Saldhig Garoowe ah. Qof qariyay Magaciisa oo Garoowe nagal hadlay ayaa sheegay in dilkaasi dhacay xili uu Maxbuus ahaa ninka Geeriyooday oo ay Sil Silad Labada Gacmood kaga xidhnayd. Qoyska Ninkan ayaa la sheegay inay Yihiin dad Sabool ah oo Meeshaasi aan Wax awood ah Ku lahay. Warbaahinta PL kama aysan hadlin dhacdaasi waxan aanu Door Bidaynaa inay Hay’adda Xuquuqda Insaanska sida Ammnesty International iyo Humman Rigthts, ka Faalooda ay Warbixintaasi Gaadho. Inta badan Dhacdooyinka gudaha caasimada ka dhaca PL ayaa la qariyaa oo daaha la saaray si aanay u ogaan Beesha Caalamku Amaan darada iyo Xusuuqa Gobolkaasi ka Jira.
  7. Ciidamada Faroole oo Nin Waalan ku Toogtay Boosaaso Habeenimadii Xalay waxaa si bareer ah Ciidamada Faroole ugu toogteen Bartamaha Magaalada halka loo yaqaan isgoyska Gaaca Nin Waalan oo lagu magacaabi jiray Jaceylow. lama garanayo sabababta Ciidanku u dileen Ninkan waalan ee laga yaqaanay Bosaaso, hase ahatee wararka laga helayo Ciidanka waxay sheegayaan in ay ka shakiyeen inuu dil u geysto oo ay u maleeyeen Ragga Ciidamada Ugaarsada. Ma ahan dilkan Ninka waalan mid cusub ee horay waxaa magaalada Boosaaso Ciidamada Faroole ugu dileen sadex Nin oo dadka waalan ee magaalada iska gaafwareega ahaan jiray.
  8. Bosaaso:iimaam Masjid oo xalay la dilay Waxaa habeenkii xalay lagu dilay Xaafadda Raf iyo Raaxo ee Magaalada Boosaaso Iimaamka Masaajidka Ramadaan Sheekh Gacameey oo ahaa muddo Wadaad Tujin jiray Muslimiinta.Sheekha ayaa la dilay kadib markii uu Salaada Cishaha ka soo baxay oo uu soo Tujiyey Dadka ku xiran Masjid Ramadaan ee ku Cibaadaysta. Dilka Wadaadkan Caalimka ah ayaan la garaneyn ilaa iyo Hadda cid ka dambaysay oo si rasmi ah loogu soo qabtay, waxaadna moodaa in la beegsanayo maalman Dadka Diinta u qidmeeya ee Wadaadada iyo Culimaa’udiinka Boosaaso. Wadadka Xalay la dilay sheekh Gacamey wuxuu ahaa Mufti si weyn Cilmiga uga marin jiray Masaajidka Ramadaan oo Cod Macaan marka Salaada lagu jiro dadka ku Tukuda ay ku soo dhici jirtay qiiyo iyo Alle ka cabsi. Dilalka Magaalada Ganacsiga ee Boosaaso ayaa noqday mid isa soo taraya oo aan kala go laheyn, waxaana la ugaarsanayaa dadka Magac ku leh wagaradka iyo Culimada, mana jirto talaabo la tilmaamikaro oo ay dowladda hadda ka jirtaa Puntland ay ka qaaday. Dadka dhaliila Siyaasadda Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa sheegaya in uu ku guuldareystay Amaanka Puntland gaar ahan Boosaaso oo uu wax ka qaban waayey, iyadoo dhaqaalaha soo xarooda dowladda Puntland oo sadex jibaar ka badan yahay xiliyadii maamuladii ka horeeyey, loona baahnaa in Amaanka guud wax weyn looga qabto. Dad badan waxay rumeysan yihiin inuu jiro kooxo kala duwan oo dhinacyo badan ka shiidaal qaadanaya oo ku lug leh dilalka qorsheysan, kuwaasoo isugu jira Kooxaha Dagaalama ee xag-jirka iyo Dowladdo shisheeyo kooxo u shaqeeya oo ajanabi ah sida Itoobiya, waxayna warar hoose sheegayaan in boqolaal ku hubeysan Bistoolada ay dhex joogaan Magaalooyinka Puntland oo u shaqeeya Itoobiya iyo wadamo kale oo doonaya in laga dhameeyo Dalka waxgaradka culimada iyo inta Talada wax ka toosinkara.
  9. waxaana la sheegay in bukaannadii dawooyinka ka qaadan jiray xarumahaasi ku yaala Baydhabo la amray in mar qura la siiyo dawooyinkooda. :mad: :mad: :mad: .... Wax kasta farahay la galeen Nacallaa ku yaalle.
  10. Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo imika kusugan Wadanka Yemen ayaa Saacadihii lasoo markale kasoo muuqday Jariiradaha Ugu waaweyn Dunida & Warbaahinta gudaha
  11. An American member of an al Qaeda-connected terror group has been killed in fighting in Somalia, according to intelligence and government officials there. The fighter, a Somali-American man known as Dahir Gurey Sheikh Ali Guled, was found dead in Mogadishu after a street battle between the militant group, Al Shabab, and pro-government forces. A US official told ABC News that Gurey was believed to be an American citizen who arrived in Somalia earlier this year, but cautioned that the US government has not independently confirmed Mr. Gurey's death or nationality. Somali officials said the man had documents on him that indicated he was American. If Gurey is determined to be an American, he would be the latest in an increasing number of young Somali-Americans who have migrated to Somalia for jihad. In 2008, a Somali-American suicide bomber attacked African Union forces in Puntland, Northern Somalia and last September another Somali-American suicide bomber attacked the African Union headquarters in Mogadishu. The highest profile American fighting for Al Shabab is Omar Hammami, an Alabama native who is known as Al Amriki. Hammami, an Alabama native, is in the top ranks of the terror organization. The last month has seen intense fighting as Al Shabab launched its "Ramadan Offensive". The Somali transitional government called Gurey an Al Shabab commander, though he had apparently only been in the country for several months. American counterterrorism officials estimate that eight to 12 US citizens have been killed in fighting in Somalia since 2006.
  12. Burning the Quran, what burning! As President Obama rightly said this is just “a stunt” and without the limelight given to it by the sensation-seeking, globalized media that makes a mountain out of a molehill, Pastor Terry Jones would have remained an unknown pastor holed up in his equally unknown Dove World Outreach Center. His prime objective was to bring world attention to himself and to his church and he succeeded; as the media brouhaha that is following his antics has just given him that. One cannot blame the media for sniffing the source of news but it is the Muslims who can either deny Pastor Jones the opportunity to further exploit his media stunt for more self-promotion or fall for his cheap clownish gimmick and reward him for his action by giving him undeserved and unnecessary attention. Muslims need not go any further to know that no force in the world, let alone a man who claims to have no more than three dozen people as his followers can obliterate the Quran. Jones says that he is waiting a message from God as to whether he calls off his burning of the Quran or not, but Muslims know that the Almighty God has given them his word more than 15 centuries ago and had unequivocally promised them that He and no one else has sent down the Quran and that He alone shall preserve it: “Indeed, it is We who sent down the Qur’an and indeed, We will be its guardian. (Al-Hijr 15:9) It should be clear to anyone who believes and understands the power of this Ayah that no one can challenge the power of God and anyone who does that is just making an illusionary and futile attempt to deceive the world and to create a stunt to gain some transient and laughable worldly benefits for himself. With that in mind, it is expected of enlightened Muslims to take the moral high ground and act as the holy Quran enjoins them to behave in a situation like this: “And not equal are the good deed and the bad. Repel [evil] by that [deed] which is better; and thereupon the one whom between you and him is enmity [will become] as though he was a devoted friend.” (Fussilat 41:34) It is again the Quran that teaches Muslims not to reduce themselves to the level of the ignorant but rise above it and set a good example in civility and human decency when they receive ill treatment from an ignorant person: “…And the servants of the Most Merciful are those who walk upon the earth easily, and when the ignorant address them [harshly], they say [words of] peace…” (Al Furqan 25:63) It will indeed be unbecoming for any Muslim who knows the core message for which the prophet was sent to act any other way than to follow the Prophet’s footsteps and heed his words: “The only reason I have been sent is to perfect good manners.” So what manners one can imagine fits in this case than not to allow oneself to be dragged into the abyss by such a deviant person who has been disowned by his own church that he founded in Germany and condemned by and large by all religious denominations in America and the world and by the majority of the American political leaders regardless of their ideological orientations. It is, therefore, silence in this case that is more profound and more resounding than raising any commotion that could be counterproductive. It is not a silence of weakness but it is a silence that sends the most powerful message as the 9th century British Poet Martin Tupper said: “Well-timed silence hath more eloquence than speech”. In a situation like this, one may also take solace of the inspiring story of Abdul Muttalib and the Abyssinian King Abraha. Just as Pastor Jones wants to burn the Quran, Abraha brought with him a massive army, many of them mounted on elephants, to destroy the Ka’aba of Mecca, the place of worship of the Arabs at the time and the most venerated place for all Muslims now. The story goes that when Abraha’s army reached the vicinity of Mecca some of his army looted 200 camels that belonged to Abdul Muttalib, the grandfather of the Prophet Mohammad, who was also the most respected elder in Mecca and the custodian of the Ka’aba. Abdul Muttalib came to the camp of Abraha and demanded the king to return his camels to him. Surprised to hear that all Abdul Muttalib wanted was a compensation for his camels and not to dissuade him to leave the Ka’aba, Abraha asked Abdul Muttalib why he didn’t talk about the Ka’aba instead of his camels. Abdul Muttalib’s answer was simple and clear: ”I am the master of the camels,” he said, “whereas the Ka’abah house of worship has its lord to defend it”. And when Abraha indicated that no one could defend it from him, Abdul Muttalib told him that he was on his own. Finally, Abraha gave him the camels back, while the fate of his mission is well illustrated by Surat Al Fil (The Elephant). Over 1,500 years ago and through his Bedouin wisdom, the Prophet’s grandfather realized that it was futile to hassle with a daring ignorant over something that was in the hands of a better defender than him and his clan. Another striking lesson for Muslims in feeling pity for the actions of the ignorant is the story of how Prophet Mohammad reacted to the calamity he met in the hands of the people of the village of Taif when he went there to call them to Islam at the beginning of his mission. Instead of listening to him, the people of Taif ridiculed him and sent their children and the insane to chase him out of the village by throwing rocks at him. The story says that when Mohammad was out of the village he was soaked with blood from head to toe and his shoes were clogged to his feet. Seeing him in this pathetic state, the Archangel Gabriel brought him a message from God telling him that if Mohammad wished God would order the Angel in charge of the mountains to move the two mountains on either side of the village to collide and crush the people to death. Mohammad’s reply which should stand as a glaring example of tolerance and rising above ignorance was: “O Allah, guide these people, because they did not know what they were doing.” One finds no better and no wiser example in dealing with a situation like that of Pastor Jones or any future misfit begging for media attention than that of the Prophet. Anything else will only be facing ignorance with ignorance and igniting a fire that will burn good people on both sides. The best lesson that both Americans and Muslims can learn from this incident is that extremist people are a minority voice that don’t represent anyone one but their own deviant souls. Therefore, Americans should know that when a fiery Muslim cleric shouts death to America, he doesn’t talk on behalf of the millions of Muslims around the world who admire the good values of the American people and likewise Muslims should realize that when a person like Pastor Jones shouts burn the Quran, the majority of the Americans see him as a nut case who doesn’t represent the great American people. Written By: Bashir Goth
  13. Afar iyo soddon saraakiil Boolis ah, ayaa ka qallin-jabiyey Jaamacadda Gollis ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo ku takhasusay qaabka baadhista dambiyada. Saraakiishan oo cilmigan baranayey muddo afar sannadood ah, isla markaana 9 ka mid ah haween yihiin, ayaa munaasibad ballaadhan oo lagu guddoonsiinayey shahaadooyin waxa loogu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Gudaha, madaxda hay’adda UNDP oo mashruucaasi maalgelisay, maamulka iyo ardayda jaamacadda iyo marti sharaf kale. Taliyaha Ciidanka Booliska General Cilmi Rooble Furre (Kabaal) oo ka hadlay xafladdaasi, ayaa ka warramay taariikhda soo jireenka ah ee ciidanka booliska, waxaannu tilmaamay faa’iidada cilmiga casriga ah ee saraakiishaasi barteen oo uu sheegay inuu ka duwan yahay kii hore ee ay ku shaqayn jireen. “Hay’adda UNDP waxaan leeyahay waad ku mahadsan tihiin dadaalkiina iyo taageerada aad ku bixisaan tababarrada ciidanka booliska, balse waxaan idin leeyahay anigu waxaan idinkula xisaatami doonaan hadba sidaad wax noola qabataan intaan anigu meesha joogo,” ayuu yidhi taliyuhu Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo taageero dhaqaale ka gaystay mashruucaas, ayaa tilmaamay baahida loo qabo maanta inay dalka Somaliland kasoo baxaan dad soo bartay xirfadaha casriga ah ee looga baahanyahay inay lahaadaan ciidammada boolisku “Hay’adda UNDP waxaan ka codsanaynaa annaga oo ah shacabka reer Somaliland inaad noola dhaqantaan sida dalalka kale ee caalamka oo kale,” ayuu yidhi Sheekh Aadan Siiro. Guddoomiyaha Jaamacadda Gollis Prof. Siciid Axmed Xasan oo isna munaasibaddaas ka hadlay, ayaa ka warramay waayihii kala duwanaa ee ay soo martay jaamacaddu iyo halkay waqtigan marayso, isagoo tilmaamay inay hadda marayso heerkii ugu fiicnaa. “Jaamacadda Gollis waxay xidhiidh la leedahay oo ay aqoonsi caalami ah ka haysataa Jaamacadu ku yaala waddamada Yurub, Ruushka iyo kuwa Africa,” ayuu yidhi Prof. Siciid, waxaannu intaa raaciyey, “Waad ogtihiin Jaamacadda Cambrigde University ee dalka UK inay ka mid tahay jaamacadaha dunida ugu qaalisan uguna caansan, waxaanay ka mid tahay jaamacadaha Gollis University ku xidhantahay ee aannu aqoonsiga ka haysao.” “Maanta Ardayda Jaamacadda Gollis waxay tari karaan oo ay wax ka baran karaan dhammaan Jaamacadaha aanu xidhiidhka la leenahay ee jaamacaddu aqoonsiga ka haysto sida Camridge University oo kale, laakiin waa hadduu ardaygu iska bixin karayo 100 kun oo dollar-ka Maraykanka ah.” Wasiir-ku-xigeenka Daakhiliga Md. Cismaan Garaad Soofe oo soo gebogabeeyey munaasibaddaas, ayaa ka hadlay nabadgelyada faa’iidadeeda iyo sida loogu baahan yahay in la ilaaliyo, isagoo dadka ku waaniyey inay ka foojignaadaan cid kasta oo nabadgelyadooda khalkhal gelinaysa, waxaannu ammaanay jaamacadda iyo ciidammada waxbarashada dhammaystay. Waxa kale oo xafladdaas ka hadlay qaar ka mid ah saraakiisha qallin-jebiyey iyo masuul u hadlay hay’adda UNDP oo iyadu maalgelisay mashruucan.
  14. Khubad gaaban oo uu madaxweynuhu ka sii daayay Radio Muqdisho [/quote Yaa ?? ,, Iigu soo celi hadda ,,,
  15. ^ ^ waxaad tidhiba lagu yidhi ,,,,