Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Good Morning Everyone ..... It is a bit cold today but all is fine. An indhoyar colleague wanted to tell my boss she needs an Ultrasound checkup in Nairobi coz it is not available in Hargeisa ......... her face turned to red/yellow/blue/green when I told her "leme take u to one right now" ....... Nacalla kugu yaal dheh
  2. Unugga Wadaniyadda Somaliland Oo Saaka Hawl-gal wadaniyadeed Oo Balaadhan Ka Fuliyay Dugsiyada Sare Ee AL-Furqaan iyo Future Secondary School oo Ku yaala Caasimadda Hargeysa Ee Somaliland. Unugga Wadaniyadda Somaliland (Somaliland Nationalism Cell) oo ay Aas’aaseen Ardayda Jaamacadaha Somaliland kuna hawlan Wacyi-galinta dhinaca wadaniyadda iyo Adkaynta Nabad galyada JSL, ayaa Saaka Hawl-gal balaadhan Oo wadaniyadeed Ka Fuliyay Madaarisada AL- Furqaan iyo Dugsiga Sare Ee Future Secondary School waxa Sacab iyo Dareen Wadaniyadeed ku soo Dhaweeyay Ardayda iyo Macalimiinta Madaarista Al-Furqaan iyo Dugsiga Sare Ee Future. Ugu Horayntii waxa Barnaamijka furay Maamulaha Madarisada Furqaan Sheekh Maxamed Aadan waxa u Mahad naq iyo soo dhawayn aad u baladhan usoo jeediyay Ardayda jaamacadaha Somaliland ee hawl-galkan wadaniyadeed ka fuliyay Dugsiga sare ee Furqaan oo uu sheegay inay tahay Camal ijtimaaci ah oo loo bahanyahay in mar walba la is baraarujiyo oo wanaaga la isfaro xumahana la iska reebo, Waxa uu intaas ku daray Maamuluhu muhiimada ay leedahay wadaniyada iyo in wadan ka hooyo la jeclaado oo la daryeelo iskaashina la sameeyo inay tahay wax aad u fiican waxan ay dhalinyaradu wadaa waa wax illaahay ajar lagaga helaayo, Waa wax wanagsan in dhalinyarada laga waaniyo Qabyaaladda ,Qaadka, Tahriibka iyo dhamaanba mukhaadaraadka oo dhan . Sido kale Gudoomiyaha unugga wadaniyadda Somaliland Xamse Suldan Aadan ayaa isaguna ka hadlay Ujeedada socdaalkooda iyo Sababaha loo aas’aasay Unugga wadaniyadda Somaliland oo ku hawlan hirgalinta Dareen Wadaniyadeed Oo gaadha Dhamaanba Bulsho waynta JSL, waxanu sheegay inay hada meel wanaagsan arintaasi marayso Bulshaduna soo fahmayso Qiimaha Wadaniyaddu u leedahay Bulshada. Madaxa wadaniyadda iyo wacyi-galinta ee Unugga Wadaniyadda Axmed Maxamed Faarax (Badeed) Ayaa isaguna si qoto-dheer uga hadlay ahmiyadda wadaniyaddu u leedahay Bulshada waxaanu sheegay in wadaniyaddu tahay Diin jacayl, Dal jacayl, Danguud jacayl iyo in wadaniyadda aynu ka hadlaynaa tahay iskaashi, is ahaansho, is dhexgal iyo is aqoonsi Bulshada Somaliland dhexmara. Waxa isaguna halkaas ka hadlay Aadan Siyaad Cali oo ka mid ah Unkeyaasha wadaniyadda ayaa isna ku dheeraaday xidhidh Iskaashi oo dhex mara Madarisada Furqaan iyo unugga Wadaniyadda Somaliland Hawshana aanay ahayn mid maalin kaliya lagu dhamayn karo laakin aynu yeelan doono xidhiidh joogto ah oo aynu samayn doono Gudi wadaniyadeed oo iskuulka ka hawl-gasha oo ka shaqaysa wadaniyadda, iskaashiga, bilicda iyo horumarinta iskuulka AL- Furqaan ka dibna u gudbi doontaan Horumarinta Bulshada JSL. Sidaas waxa yidhi Aadan Siyaad oo ka tirsan Unugga Wadaniyadda. Sidoo kale Unugga Wadaniyaddu waxa uu hawl-gal kan oo kale ah ka fuliyay Dugsiga Sare Ee Future Secondary School oo ka mid ah Iskuulada ku yaala Caasimadda Hargeysa oo isagana Barnaamij Wadaniyadeed oo baaxadleh ay ka fuliyeen Dhalinyarta unuggu waxana ka soo qayb-galay dhamaanba Ardayda, Macalimiinta iyo Maamulka Dugsiga Sare Ee Future Secondary, waxanay ugu dambayntii ku beereen iskuuladan Min hal Geed oo ay ugu magac dareen “Geedka Wadaniyadda”
  3. Aan wada hadalno waa aan heshiino ,,,,,,, good move by the Garaad.
  4. First time I used the Dexpot was sometime in 2003 when a friend of mine introduced me to the program and it was useful at the time. I'm now again using the program so that i can multiple desktops for different purposes e.g. Work, Personal and so on. It is easy and can save you from troubles specially when you're at work and want to do different things for different reasons. Anyone using it right now ?? Any tips and other relevant programs ??
  5. Tolow maanta imisa beenood baa dhegta la soo qabtay ,,,,,,,,,,,,, I think it is The World Truth Day or something
  6. Ilaahayow ha na kashifin uun baan maqli jiray
  7. ^ ^ Somaliland dee Stuff & Nonsense anyway ,,,,,
  8. Tolow maanta imisa beenood baa dhegta la soo qabtay ,,,,,,,,,,,,, I think it is The World Truth Day ,,,,
  9. There are still pending questions ,,,,
  10. mid hadaad sheegto waa dhamaantood ,,,, magacyo badan uun buu samaysanayaa ,, wax fahan
  11. Kaas kele waad ka adag tahay laaakiin wax aanan odhan ha isku mashquulin ,,,
  12. .. walee waa baxar dhan Too bad laakiin kii Norf meel cidla ah buu ordayaa ,,,
  13. ma wax aanan odhan baad ka sii jawaabaysaa ?
  14. I would compare it to Hargeisa but I don't want to make some start crying as usual ,,,
  15. going to Hargeisa is a crime now ??