
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waad waalan tihiin dhamaantiin ,,, Complex baad soo dhawaynaysaan ,,,,
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Eeebow anigu meesha iska maan cajabin ,,,, Inaalillaaahi ,,,, lool
-
Somaliland aviation minister visits Kuwait Pics
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
kan tusbaxa sitee ku ag nabani muxuu ahaana ? -
SOMALILAND: Government forms a Beautification Committee for Hargeisa
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Burcaa Hargeysa qurxinaysa ,,, -
Xidlhibaanada Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ee uu kulanka uga socda xarunta baarlamaanka ee magaalada Muqdihso ayaa ansixiyey Ra'iisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulanka Baarlaamka ayaa wali socda hasa ahatee wariyayaasha ku sugan madasha kulanka ayaa soo sheegaya in cod gacan taag ah loo qaaday ra'iiusl Wasaare Farmaajo, waxaana kulanka ka qeyb galay 391 xildhibaaan. Ra'iisul Wasaare ayaa waxaa codka kalsoonida siiyey 297 xildhibaan, waxase diiday 92 muadane halka ay ka aamuseen labo xildhibaan. Xildhibaanda ayaa wali ku jira Guriga Umada ee uu kulanka ka socda, waxaana la filayaa in daqiiqadaha soo socda la soo gabagabeeyo kulanka Baarlamaanka ee ra'iisul wasaaraha lagu ansaxiyey.
-
Better Off Stateless: Somalia Before and After Government Collapse
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It is democracy adeer and people have the right to demonstrate and demand their rights ..... That is because I Know THIS Too -
waxaa ka qeyb galay 391 mudane ,waxaana codka kalsoonida siiyey Ra’iisul Wasaaraha 297 mudane , waxaa diiday 92 mudane halka ay ka aamuseen 2 mudane oo kaliyah
-
Ka dib kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibbaadana Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu ansaxiyey Ra’iiusl Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweyne Shariif. Kulanka Baarlamaanka ee codka kalsoonida ah lagu siiyey Ra’iisul Wasaaraha oo ahaa mid gacan taag ah ayaa waxaa ka qeyb galay 391 mudane ,waxaana codka kalsoonida siiyey Ra’iisul Wasaaraha 297 mudane , waxaa diiday 92 mudane halka ay ka aamuseen 2 mudane oo kaliyah taasi oo ka dhigeeysa in uu ansax yahay Ra’iisul Wasaare Farmaajo. Inkastoo ra’iiul Wasaare maxamed C/laahi Farmaajo ay ansaxiyeen Baarlamaanka KMG ahe ee Soomaaliya ayaa walli waxa ay Xildhibaanada Baarlamaanka ku jira Howlka shirka ee uu kulanka ka socdo.
-
HERE It is one year since the Chandlers were taken hostage by Somali pirates. Our East Africa correspondent, Will Ross, looks at how the fight to end piracy is going. Contributors in the report: Commodore Christian Rune, Commander of NATO's counter piracy taskforce Zhang Guosen , Captain of Le Yi
-
Maxay tidhi ,,, Complex Girl ?? ,,,, Allow sahal umuuraha ...
-
Khusuusi Garaad accepts peace somaliland welcomes him
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Good -
Good Afternoon peeps and my crazy bunch of people ..... Why horta people call in the wrong time ?? ,, Early morning or after lunch when everyone is trying to rest during the weekends ??? ,,,,,
-
Even this old man's death is a shock to some .... Waxaan ka baqanayaa inay maalinta dambe Ilaahay caayaan oo ay yidhaahdaan muxuu Somaliland u sameeyay ,,,
-
Now what is your problem kid ?? ,,, the world is simply talking about Somaliland and i know how u feel about it right now ,,,
-
^ ^ Tartanka Oohin Xumada adigu Kaalinta Koobaad baad ka geli lahayd ,,,
-
WATCH THE PROGRAM
-
Over the past two years, the Danish pirate effort explored the coast of Africa was not quite as effective as hoped for. At least not if you ask the local coast guards in the autonomous territory of Somaliland, which says that illegal activities continue. "Your efforts have no apparent effect when you just release them. If Denmark was simply giving a little bit of all the money you spend on your warships, one would see an immediate impact," said Isse Mahad Adbi, who heads the Coast Guard in Somaliland. The international force is tourism And he is backed by one of the other coast guards. "To be honest, we see the såkladte international force as a kind of tourists. What they do has no proper effect," says Hussein Ismael Wascais. The Danish pirate action has over two years caught 145 pirates, but only five of them were prosecuted, while local coastguards have caught more than 300 pirates of three years - and with very few boats and equipment. And many of the pirates have received up to 20 years imprisonment.
-
Haye Haye ,,,,,,,,,,,,,,
-
Only General Duke can do that ,,,
-
-
waddanka Holland , ayaa si weyn loogu lafaguray faraqa u dhexeeya dalalka Somaliland iyo Soomaaliya ee dhinacyada dawladnimada, dhaqaalaha iyo horumarka. Dooddan oo toddobaadkan gudihiisa lagu qabtay xarunta hay’adda Lux Global oo lagu soo bandhigo barnaamijyada doodaha khuseeya dunida, filimada iyo dhaqanada kala duwan, isla markaana ay qabashadiisa iska kaashadeen ururka Horumarinta Somaliland - Somaliland Development Organisation (SDO) iyo hay’adda Lux Global, ayaa waxa ka qaybgalay Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Yoonis Cawaale, aqoonyahan ajaanib ah, xildhibaano ka tirsan Baarlamanka dalka Holland, wakiilo ka socday ururrada UNPO iyo CIC, ururrada jaaliyadaha Somaliland ee Yurub, suxufiyiin caalami ah iyo dadweyne fara badan oo lagu martiqaaday. Doodda oo socotay muddo laba saacadood ah, kana Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Yoonis Cawaale, Mrs. Sjoera Dikkers oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Dowladda Holland, Guddoomiyaha Ururka SSE oo ah dallad ay ku bahoobeen ururrada reer Somaliland ee Yurub Cabdi Cabdillahi, Mr. Andrew Swan oo ka socday hayáda UNPO, Mr. Dorothé Appels oo ah Agaasimaha hay’adda caalamiga ah ee COS iyo weliba suxufiga iyo qoraaga Mr. Rik Delhaas oo xidhiidhinayey, waxa si furan loogaga hadlay Jamhuuriyadda Somaliland iyo heerka ay marayso, iyadoo la isku raacay in horumarka wayn oo dhinacyada kala duwan leh ay ku tallaabsatay muddadii ay jirtay, isla markaana waxa ka qaybgalayaasha doodda su’aalo halkaasi ku waydiinayey dadweyne badan oo goob-joog ka ahaa. Sida lagu sheegay war murtiyeed hay’adda UNPO shirkaa ka soo saartay oo luqada Ingiriisiga ku qoran, isla markaana khadta Internetka loogu soo diray Jamhuuriya, waxa dooddaas hadal kooban oo taariikhda iyo xaaladda gobolka Geeska Afrika ah ku furtay gabadh taariikhyahanad ah oo la yidhaahdo Anneleen Tilburgh, iyadoo si gaar ah uga hadashy colaadaha ragaadiyey dalka Soomaaliya, waxa kale oo ay wax ka taataabatay Jamhuuriyadda Somaliland heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay iyo nabadgelyadeeda, waxaanay hadalkeeda ku soo gunaanaday in Somaliland iyo Soomaaliya yihiin labo meelood oo ku kala sugan duruufo iyo xaalado aad u kala duwan. Furitaankii doodda kadib waxa madasha ka hadlay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Md. Maxamed Yoonis Cawaale, waxaannu si qoto dheer uga warbixiyey taariikhda Somaliland ilaa 1960 markii ay xorrinimada ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska iyo midowgii koonfurta oo uu tilmaamay inuu ku dhammaaday hungow ku dhacay dadkii reer Somaliland, kadib markii cadaadis iyo dhibaatooyin badan uu u gaystay rajiimkii Siyaad Barre. Wasiir-ku-xigeenku waxa kaloo uu faahfaahiyey sababihii dadka reer Somaliland u go’aansadeen inay madaxbannaanidooda dib ula soo noqdaan iyo weliba siyaabihii loo maray aasaaska nabadda iyo hub-ka-dhigistii maleeshiyaadka, “Inkasta oo ay na haysato aqoonsi la’aani, haddana waxaannu jecelnahay in aannu la shaqayno bulshada caalamka,” ayuu yidhi Md. Maxamed Yoonis, isagoo si gaar ah u tilmaamay in Somaliland iyadoon cidi caawin ku guulaysatay inay xeebteeda ka ilaaliso budhcad-badeedda. Md. Cawaale waxa uu beesha caalamka ku eedeeyey inay si cad indhaha uga xidhatay xaaladda dhabta ah ee Somaliland ka jirta, waxaannu yidhi; “Waxaannu arkaynaa qaska ka socda Soomaaliya, sidaa daraadeedna ayaa Somaliland dhaqaalaheeda inta u badan ku bixisaa sugidda ammaankeeda. Intaa kadib waxa Wasiir-ku-xigeenka halkaasi lagu weydiiyey su’aalo ay weydiiyeen qaar ka mid ah dadka ka qaybgalay doodda iyo goob-joogayaasha caalamiga ah, kuwaas oo uu dhammaantood si hufan uga jawaabay. Sidoo kale, Xildhibaan Sjoera Dikkers oo ka tirsan mudanayaasha xisbiga Shaqaalaha ee Baarlamaanka dalka Holland oo dooddaasi ka qayblay, ayaa tilmaantay siyaasada dawladdeeda ee Gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan dhinaca nabadgelyada oo ay sheegtay in xasillooni-darro kasta oo ka dhacdaa waxyeellayso danaha iyo ganacsiga dalkeeda. Waxa kaloo xildhibaanku ka hadashay muhiimadda ay leeyihiin dadaalada haweenka ee ka qaybqaadashada nabadaynta iyo horumarka gobolka. Isu-duwaha mashaariicda Brussels ee hay’adda UNPO Mr. Andrew Swan, ayaa sheegay in Somaliland muddadii jirtay ku tallaabsaday horumar ballaadhan, isagoo ku ammaanay go’aanka hay’adoodu kaga mid noqotay Somaliland sannadkii 2006-dii. Waxa uu intaa ku daray inay ka qaybqaataan wacyigelinta bulshada caalamka ee Somaliland . Dhinaca kale, Dalladda ay ku bahoobeen ururrada jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan dalalka Yurub (SSE), ayaa madashaas laga sheegay inay ka shaqeeyaan kor-u-qaadidda mashaariicda lagu taageerayo horumarinta waxbarashada, waxaanna Guddoomiyaha dalladda Mr. Cabdi Cabdillaahi Jibriil soo dhaweeyey inay la kulmaan Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo weliba qorshayaasha xukuumadda cusub ee ku wajahan qurba-joogga reer Somaliland.
-
FaceBook is rolling out a new breed of Pages called Friendship Pages that pull together the public wall posts, comments, photos (based on tags) and events that two friends have in common. The Friendship Pages feature was cooked up by Facebook software engineer Wayne Kao and then brought to life in an internal hackathon event. The Pages are designed to the tell the story of two friends on Facebook through their shared activity. “For those of us who have worked on it, the best part is the human side of these Pages. They can bring back memories, conversations and times spent together,” explains Kao. Friendship Pages are accessible from under the main photo on a friend’s profile Page and via links from related wall posts or relationship stories. The Pages are public to other members so long as they have permission to view both users’ profiles. Friendship Pages are said to be launching today, but are likely being delivered to members in a gradual rollout. We think the Pages are an interesting alternative way to organize Facebook activity around friends, though it does add another layer of complexity to the site.
-
Goormay Nairobi noqoday Somalia ?? ,,,,
-
Inaalillaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun ,,,, Ilaahay ha u naxariisto ,,,
-
Nadifa Mohamed's Black Mamba Boy - New Novel
Jacaylbaro replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Hope she will be the winner ,,,,