Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I think they have no dream date at all,,, they only have a chance date . . . Dreams are always dreams and far from reality.
  2. Cabaadka la sheegayaana muxuu yahay ???
  3. Cheap ku lahaa . . . . maxaa ka qaalisan koobka shaaha ah . . . . koob iska dhaafe hal kabbo oo shaah ah ayaa ka qaalisan waxa kele oo dhan. Warka iska dhaafa Raula waaa igu banaantahay. Waxaanse la yaaban yartan WIILO waxa ay la qaylinayso,,, laakiin run ha ka moodina bootada yaah . . . ereyada meesha ku qoran bay xejin wayday markaas bay is dhaafinaysaaye,, she already fall,,,,, laakiin waxay wadaa sheekadii arraweelo ee ha maqlina . Laakiin horta Besbaaso yaa fahmay ?? Niyadiyo qalbiga noolaha dhamaan adigaw nimcee naxariista sii nuurkaygiyeeey,,,,,,,,qunyar socodkiyo qamuunsigan ku raacoo qabowga webigiyo qalaafay ku dhalatee,,,,,,,hadaan yarta dayn lahaa jacayl baa igu dirqinayoo markaan yara daymoodaba dareenkaygu wuxuu moodayaa inaan durdurkii jannada dhex dabaalanaaye woooooooooooooow,,, waah waah,,, waxaasaa jacayla
  4. Loooooooooooooooool Nuune . . . That was sooooooo nice . . . . Gabadha intaa lagu dhahaa maba kaa haraysaba
  5. Haye, xabiibi, habeenkii kaama seexdo, hurdo kaama ledo , cadceed soo baxaysaad ii tahay, ubaxeeey, quruxeeey, macaaneeey, biyahaan kaa dhex arkaa, malab soo da'aayaay. Adiga la'aantaa hurdo ma seexdo, dhuuni igama dego, qalbigu iima fadhiyo, maalinta aan ku helo cirkaan ku geyn lahaa, dhulkan kugu soo wareejin lahaa, nolosha ugu heerka saraysaan ku gelin lahaa , waxaad ku noolaan lahayd baraare inta aad nooshahay. Xabiibi waan ku jecelahay, ha iga fogaaan, codkaaga i maqashii, aragtidaadaa ii daran, gacantaadaan u baahnahay ,,, Inta kele idinku ku dara . . . .
  6. Thank you Mutakallim, but u should check the poll and go with the majority. Peace
  7. looooooooooooooooooooooool . . . aahahahahaha
  8. ma khayaaligaad run moodaysaaan . . . alla maxaan idinka yaabay.
  9. Not General nor Off topic,,, aniga waxaan u bixin lahaa Iska Hadal ,,, And for the Politicis section i would rather call it FADHI KU DIRIR . . . Your suggestions are completely OUT . . .
  10. Jalaqsaneeey xabiibi heedhe, Horta ninka miyaa lagu tuhmay inuu waxaan sameeyay mise really wuu sameeyay waa 100% waad hubtaa ?? Secondly, Hadii iyada ay jeceshahay oo ay rabto ninka waxba yaan la is wareerin ee ha lagu daro, what it the matter,,,, markaa ama jeel ha la gasho ama dayaxa ha kula noolaato ilayn waa jacaylkeediiye .....
  11. Originally posted by CHECKMATE: ma dixiri baa meel uu ilaahey ogyahay kaa galay Ugaas?... loooooooooooooooooooool . . . meeshaa ilaahay ogyahay waa xagee ?? LABADII HODMEE HOY WADA GALEEEEEEE........
  12. Read this . . . Somali Women In Canada And This: Somaliland Women And also This: Somaliland Women in Politics And may be this: UNDP Report
  13. Women drive better than Men of course . . . i like going with ladies while they are driving in a city . .
  14. She can marry him . . . ppl can do mistakes but first was he accused or it is reality that he did this ?? If she LOVES HIM ,, Yeah let him marry her . .
  15. Originally posted by Shabella: Jacaylbaro...I didnt expect that coming from you Shabella, Congratulations First for All Ladies, Women, Girls and so on for their effort. Not only learning . . yeah they are learning but i need to see changes in our society . . We have a lot of well educated women rather than the previous years but tell me any change in our community ?? That is the importance . . . .
  16. Can teach u some OROMO as well
  17. looooooooooooooooooooooool
  18. looooooooooooooooooooooooool . . . . Can see u speak in Chinese also . . .
  19. Whatever,,,, the society are still the same ,,, so what is changed . . . .???
  20. i've no plan at all . . . xaqal ciid baan rabaa inaan raadsado . . . then ,.
  21. Originally posted by Haboon: The four more years battle cry will be realised very soon as predicted which is goood for the Muslims
  22. The best shukaansi starts from the public place like SOL. Nafta, sorry there was a problem with my phone, will call u shortly. OG, ha iga xanaajin sxb, adiga xaal baa lagaa rabaa, gabadha sidan u qurxoon maad mid ilko la' u quurtay, magteeda oo dhamaystiran baa lagaa rabaa, waana meel ka dhac aan loo dul qaadan karin waana in tallaabo degdeg ah oo sharciga waafaqsan lagaa qaado. Qacqaac, luuq luuqa inaga dhaaf, adiga hal hawl ah keliyaa laguu diray inaad ka soo baxdo, waa inaad wadaadkii keento, lagaama yeelaayo wadaad lama hayo, waayo waa hawsha keliya ee aad qaabilsan tahay. Peace
  23. Yeah ,,, i said DAGAAAAL . . . can see posting pictures from both sides . . . . Men, Women, Men, Women,,,, I can't take part that . . . but i'm declaring Cease fire from both sides.