Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Sorry to see you understand wrong ! ! That makes me desprate :confused:
  2. Seems u r not old-fationed but ppl don't look things through da same window . . . U r right anyway . . .
  3. waan garanayaa Kabo calaf waanan maqli jiray sheekooyinkooda markii aan yaraa laakiin hadda waan iloobay oo waxba kama xasuusni . . . Hadii la i xasuusiyo way fiicnaan lahayd . . .
  4. I'm with Qacqaaac ,,,, he said exactly what was in my lil mind . .
  5. maya maya ,,,, marna xumaan uma qaadan anigu ,, ha shakiyin ,,, let's continue . .
  6. Part Two Ka dib waxa bilaabata in kalgacal uu meeshii ka abuurmo,,, gabadha waxa ay had iyo goor ka heshaa inay wiilka aragto isaguna sidoo kele,,, maalinta mid ka mid ah uu dugsiga iman waayo kan kele waxa wuu waraystaa waxa ku dhacay wuxuuna isku dayaa inuu telephone kula xiriiro bal si uu xaalada u hubsado. Marxalada taas xigtaa waa marka uu wiilku wiilasha ay saaxiibada yihiin u sheego inuu gabartaas jecelyahay laakiin uusan hada waxba ku dhihi karin,, gabartuna sidoo kele ayay inanta ay isugu dhow yihiin u sheegtaa inay wiilkaas ka hesho iyadoo had iyo goor amaantiisa hadal haysa. Halkaa marka uu arrin marayo, waxa ay noqotaa saddex arrin midkood ,,, : in uu wiilku bareero oo uu si cad ugu sheego inuu jecelyahay, iyadoo gabarta lafteedu aan marka hore waxba qiranayn laakiin waxoogaa inta ay indhaha hoos u laabto oo hadba dhinac u jeesato dhahaysa waan fiirin doonaa ,,,, In lagu wada xiriiro qoraal, oo wiilku inta uu warqad si fiican loo xardhay oo hareeraha uu ka buuxiyay wadnayaal iyo sawir gacmeedyo jacayl uu halkaa ku cabbiro waxa qalbigiisa ka guuxaaya, taas oo gabartuna si lamid ah ay ugu soo jawaabto. Arrinka sadexaadna waa in wiilka saaxiibadiis ay arrinka galaan oo inta gabartii u yeeraan u sheegaan in wiilkaasi jecelyahay iyadana ay ka codsadaan inay ka aqbasho taas oo dhowr kulan ka dib ay badanaaba gabartu aqbasho halkaana uu ka bilowdo jacayl lama ilaawaan ah ,,,, Sida ay doontaba ha noqotee,, waxa bilowda xiriir lama ilaawaan ah ,, waxaana labadooduba isku dayaaan inay practice gareeyaan jacaylkii ugu horeeyay iyadoo uu mid waliba leeyahay saaxiibo kala taliya arimaha uu tabaayo iyo hadba carqalada ka hortimaada. To be Continued . . . . Part III . . . Coming Soon ! ! !
  7. Jacaylbaro

    Marriage

    Yeah . . . She was right by da way
  8. loooooooool,, funny but seems she was soooooo aggressssive ,,,, damn
  9. KKKKKKKKKKKKKKK ,, looooooooooooooool ,, Wiilo ,,,, adiguna iska dhaadhici inaan aaad u qoslay
  10. Originally posted by Classique: Then who called them "First World" "The Literate World" ? Don't tell me they were born as First World? HUH [/QB] They called themselves and we said after them
  11. Ok,,, part II will be coming either later today or tomorrow but meanwhile keep reading Ayaan Daran ,,,, that makes me recall my old memories ! ! ! !
  12. mayee hadaa la i hayaaaye ,,,,,, Laakiin iga dhaaf dee dadkaan aad igu kabayso ,,,, maxaa uga jeedaa Alle u baahne kama dhacdid ????
  13. heeeeeeeey take it easy dude,,,, Don't u know that 70 or 80% of French people doesn't know the capital city of USA that our 5-year kid can tell ??? U know these ppl don't know what is going on in the world and they don't give a damn about know the countries and regions coz they thinks every where in da world is belonged to them. Forget about them ! ! !
  14. Horta wuu ku mahadsan yahay ,,, laakiin waxa fiicnayd inuu xoogaa farsamo ah ku daro ,,, ilayn adigoo wax isku xiriirinaya hadana farsamada lagama tagee
  15. Waaryaahe ,, Alle u Baahne,, Waa ku sidee adiga ,, hadda gabarta waad ka qajilsiisay ,, waan arkayoo xataa wax bay qori kari wayday,,, see camal adiga,,, meelahanoo kele su'aalahaa la iskuma waydiiyo. Waxaanse ku faraxsanahay sida xariifnimada ah ee ay uga baxday Wiilo ilayn waa Wiilo e . . Laakiin maad naga dhaaftaan marka arrimaha jacaylka la soo qaado madaxaa i xanuuna oo waan dhididaaaye,,,,,
  16. Ok ,, So it is me now ! ! Shukaansiga waxa uu soo maraa dhowr marxaladood oo ku xiran hadba da'da qofka ama dadku ay joogaan. Inta badan waxa uu ka bilowdaa School ka gaar ahaan marka loo soo gudbo dugsiga dhexe. . . waxa badata in gabdhaha iyo wiilashu ay hoosta iska fiiriyaan bilaha ugu horeeya laakiin aan la isla hadal ,,,, hadalka waxa uu ka bilowdaa walaaleey qalinkaaga ii yara dhiib iyo casharkii shalay aan kaa yara qortee buugaaga ii dhiib . . . waxa xigta in markaa ka dib la is waydaarsado magacyada iyadoo indhaha hoos la iskaga fiirinayo laakiin hadal intaas ka badan aanuu qofna ka soo baxaynin. Maalinta dambe waxa lagu kulmayaa xaflad qof ardayda ka mid ah uu qabtay oo ardayda intooda badan ay joogaan,, si xiiso leh baa la isugu soo boodayaa iyadoo uu qof waliba si fiican u lebisan yahay . . . waxoogaa sheeko ah oo aan aad u dheerayn laakiin xishood badan xoogaa kaftan ahi ku dheehan tahay baa halkaa la isku waydaarsadaa iyada oo wiilku gabadha waydiinayo xaafada ay degan tahay iyaduna sidoo kele. Waxa fursad ah hadii aanay gabartu baabuur qaadayaa jirin in uu uga faa'idaysto inu xoogaa sii dhaweeyo oo uu ilaa xaafada sii gaarsiiyo iyadoo sheekada socotaa aanay ka badnayn arrimaha schoolka, ardayda iyo macalimiinta oo la faaleeyo. Marka subaxa dambe la isugu yimaado school ka waxa lagu kulmaa weji furfurnaan ka duwan tii hore ee qalinka iyo buuga uun la kala qaadan jiray . . . waxa bilowda kaftan hor leh iyo marka firaaqada la leeyahay la wada fariisto jardiinada dugsiga oo la sheekaysto. Intaa ka dib waxa bilaabata in buugaagta sheekooyinka gaar ahaan kuwa jacaylka la is waydaarsado sida Ayaan Daran iyo kuwa la midka ah ,,,,,, ka dib waxa laga sheekaystaa filimaanta hindiga ah iyadoo uu qof waliba la soo shir tago filimkii xalay uu daawaday ee hindiga ahaa oo inta badan la xiriira arrimaha jacaylka . . . To be Continued . . . La soco Part II . . . . . ..
  17. Oo kaalay Tuujiye,, sidaan maa u dookh xuntahayna . . . Dhib ma laha oo dadka waa kala dookh duwan yihiine ,, laakiin aniga xagaa iyo diraca ha igu soo soo qaadin . . . dhar oo sports ah, goono iyo shaar gacmo gaab ah,,,, bajaamaha oo dhexda xariga ku leh ,,, etc. mise waa sii wadaa.' Lemme take a break ,,,,,, will be back soon
  18. Originally posted by ORGILAQE: Inna qooqane & ina dhabaaye. looooooooooooooooool ,,, that was funny man .... it reminds me laba nin oo saaxiib ahaa oo midna la dhihi jiray Wexeeye ka kelena ma wexeeye
  19. loooooooooooooooooooooool,,, Walaahi sidaan u qoslaayay dadkii baa yaabay oo yiri maxaa dhacay This is really The Joke Of The Year ! ! ! ,,, no doubt . .
  20. Ok,,, waa loo baahan yahay,,,, caawa at 3:00 after midnight iyo bacaadka weyn ee magaalada ka dambeeya ha la isugu yimaado,, ha la arko markaas cidda raysa ! ! ! Aniga Nuune igu dhaafa . . . hadaan ciidda cunsiin waayo waydun arki doontaan
  21. But what do u like Wiilo instead ?? Don't tell me GUNTIINO ! ! !