Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. haye ,,, waad xanaaqdeen sow maaha,,,, Soo baxa, banaankaan isugu kiin saaraynaa ,, bal ha la fiirsho kiina adkaada
  2. I Love them too ,,,, Nice and rich land with horrible ppl . . .
  3. yeah nice pictures of our devostated country. As for Mogadishu it is really very beautiful empty houses . . .
  4. Wow . . welcome back Cute_lilgirl,,,,, all my habit are weird . . . . none of them are normal i guess I'll come back for more explanation ! !
  5. loooooooooooooooooooool . . . so funnyyyyyy indeeeeeeeeeeeeeeed ,,,
  6. Decoration is not that easy when you are in some places like Mogadishu when the newly imported vehicles have to be damaged in their boddies to loose the attraction of the armed militia. But some parts of Somalia like Hargeisa the decoration is very high in the business centers and houses where you can find the latest decoration in the world (if u don't mind)
  7. Originally posted by *Diamante*: we all know thats its men that cant keep their lil friend in their trousers loooooooooooooool Diamante . . ahahahahahaha Maanta caadi ma tihid aahahahha lil Friend ku lahaa . . . but what about when the lil friend found his host ready to take him ???
  8. kaaas waaa aniga . . . quraanka waan xafidsanahay da'daydana 25 aaad bay uga yartahay. . Haye waan kuu imaadaa sow maaha ???
  9. loooooooooool Alle u baahne,,,,, ma waxay kula tahay inta aan halkan ka tago inaan xamar shaqo u raadsanaayo Waar nasiibaa leedahay hadii ilaahay kugu badbaadiyo ee cid kele ha u yeeran , , kuwaa deriskaaga oo masaakiinta ah lee shaqo noo sii annaga wax ma waayayno e . . .
  10. I hate Dirac even at home . . i should collect and burn it in da kitchen . . . . it doesn't look goood at all . .
  11. Originally posted by Legend of Zu: Originally posted by CHECKMATE: [qb] Qiyaanoolayaasha of SOL: Il-capo iyo Tuujiye, caravan iyo jacelybaro haye haye . . . Goormaan ku qiyaanay ??? Amazing .............
  12. Dabuubtiisa gabay waan ka tagay, dihashadiisiiye Dubaaqayga waataan ka jaray, waa fog dabadeede Shin kastood daleed uga baxdoo, nabar isdiidsiiso Dibnahaagu shaygay bartaan, waad ku dayataaye Haddii gole dabbaaldeg iyo farax, loo dalbado maalin Oo loo duddeeyoo khalqigu, daawasho u joogo Uu mid aan daryeelini xakame, daamanka u geliyo Uu duulin orodkuu lahaa, dalacsi siin waayo Uu cidhibta darrandoorriyuu, duubo madaxiisa Debcin maayo oo wuxuu ka baqan, inuu ka duulaaye Haddaad adigu daacuun ku tahay, dooddan iyo baacin Gacmaha waa ka daayaa ninkii, fuulmo daashadaye Jeeroon direyska u gashoon, dibeda soo taago Daleen aniga iigama tagee, waa dig siin jiraye Waxaan gabayga deelka iyo laftiyo, diirka uga qaaday Dadka waxaan ogaysiinayaa, dowgu suu yahaye Soomaaliday dayaya wanaag, idinka doorsoonye Docda bari, dorooriga baddiyo, Seylac deriskeeda Dusha koonfureed iyo ilaa, wabiga daaciisa Degmadeena oo idil haddaan, dayey abwaankeeda Nimaan duubiyadu naafo noqon, deelka laga waaye Dul iyo hoosba waan ugu dhigaye, waa dix-dhagaxeede Anuunbaa damqanayee dheguhu, uma daloolaane Dadkaan la hadlayaa baan lahayn, dux iyo iimaane Bal inay dalfoof tahay caqliga, dooni laga saaray Wixii hore usoo daashadaay, degashanaysaaye Doc hadday u wada jeedsatooy, dhowrto danaheeda Ooy duul walaala ah tahaooy, duunka ka heshiiso Dadka kama yaraateene ways, dabar jaraysaaye Dubba madaxa wayskala dhacdaa, daa'in abidkiise Goortay is wada dooxatay baa, daad u soo geliye Ubadkiinii waad daadiseen, waana dubateene Dubaaxdiisii waad wada cunteen, duhur dharaareede Dariiq toosan Soomaaliyey, waa lagaa dedaye Darajada Ilaahay ninkii, doonayaa hela e Nin ka duday distoorkiyo waxyiga, diinti ka carrowye Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane Hadaynaan xumaanta iyo dilkiyo, daynin kala qaadka Dibaddaan ka joognaa sharciga, daacadda Illaahe Danbarkeedu waa Jahannamiyo dogobkii naareede Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane *** *** la isu laayiyo intaan, weerar daba joogno Ooy dumarku weerkii sitaan, danabadii waayey Uu sida dureemada u yaal, meydku dibaddiinna Wallee doogsan maysaan haddaad, dunida joogtaane Dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane
  13. Why ppl ?? Can u plz shut ur mouth and post what u have ??? If u have nothing then keep quite plz and don't diturb ! ! ! jokin'
  14. Ha! Ha! Women: A wife was not at home for a whole night. So she tells her husband, the very next morning, that she stayed at her girlfriend's apartment over night. So the husband calls 10 of her best girlfriends and none of them confirm that. Men: A husband was not at home for a whole night. So he tells his wife the very next morning, that he stayed at his friend's apartment over night. So the wife calls 10 of his best friends and 5 of them confirm that he stayed at their apartments that night and another 5 are claiming that he is still with them.
  15. In Addition to This : Mudanihii Afgaab waxaad tidhaa maalintaad aragto Muddo aad ah buu kala maqnaa muhindiskeeniiye Waxase igu maqaalo ah adaa meel gudoonshe ahe Arrin murugtay oo labada dhinac laysku mari waayey Kol hadaanad maarayn karayn maragna loo haysto Macno malaha badhasaabkan aad maanta sidataaye Waxaad tahay maqaarsaar la yidhi hay muftaaxyadane Kuwa furinka miis miisayaa kaa martabad roone Maamulkaad lahayd niman kalaa kaa maroorsadaye Ku maaweeli naagaha Milgooy mayla socotaa
  16. Waxani ma maahmaahyaa ,, waxaad moodaa in ciyaal laga soo guuriyay . . .
  17. How do you teach a girl a Maths ? Add a bed, subtract her clothes, divide her legs, enter your square root, leave your solution and hope she doesn't multiply.
  18. looooooooooooool Tuujiye,,, anigaba waa yaabanahay laakiin waxay noqotay fursad aan gabdhaha SOL ku aragno qaar ka mid ah,,, ka warran waa marayaan sow maaha ?? WOW ,,,, dhib ma laha aniga qaar baan ku tegi adiguna inta kele ku tag nooh Wiilo, da same i hate that F**k*g dirac walaahi,,,, seems pulshit and UGLY ,, but it is good for da FAT women ,,, it can cover them up
  19. anigu idinma af garanayo . . . hadii aan bilaabana ima af garanaysaaan ,,, markaa bal horta waan idin dhegeysan . ..
  20. don't wonder Diamante . . . i can see nowadays every think , all the studies made recently are the other way round . . . don't really know what da hell is going on in this world . .
  21. WTF . . . . the most thing i have i DIRAC ,,, ohhhhhhhhhhhhh ,,,, i feel so bad when i see our ladies wearing it . . . u know it is not even traditional dress . . don't know where it came from ,,, may be from Arab countries ?? don't really know but i hate that dress . .