Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Eeen ... eeen . . . . eeen .... tolow xageen ka bilaabaaa . . . . bal aan yara fekero . . .
  2. Loooooooooooooool . . . checkmate . . Weligey wax ka shukaansi xun . . aniga iyo Nuune sidaanu u qoslaynay baanu kuraasta ka daadanay . . Weligaa miyaad aragtay XAAJI wax shukaansanaya oo kaga bilaabaya libaax baan gowracay iyo neef geel ah baan xambaaray . . . . Oo miyaan is xodxodanaa imika baan weli ku qoslayaa . . Wiilo na intay iska marqaantay bay leedahay jecliyaaaaaaaaa maxaad jeclaan jardiino iyo film hindi ah oo laga sheekaysto baad sheegaysaye ma adigaa af garanaya ninkani wuxuu ka hadlayaa waa waa qarnigii 14aade Heellada inoo wada inaga dhaafa warka gaboobayoo, wiilo Plz ii sheeg course kaas anigaa Instructor ka noqonaya,,it is good idea and u need it really . . . shahaado International ahna waa lagu bixinayaa . . .waxaana Manager ka ah Prof. Nuune loooooooooooool
  3. Waryaa Inspired . . . waxaas iska dhaaf, sidaas ha u hadlin,, wax fiican maaha,, gabdhahana ha af lagaadaynin . . Waan la hadlay sow maaha Wiilo ???
  4. Wiilo Tell me HOW plz ??
  5. Waryaa kaas xadkuu ka tallaabay . . . .
  6. Looks like . . . or may be Pakistani/Indian..
  7. looooooooooooool. . . ahahahaha
  8. Hi All, maxaa looga jeedaa DOOD WANAAG ?? means in af-soomaali keli ah lagu hadlo miyaa mise ?? Muxuu kaga duwan yahay Off Topic ?
  9. Thanks Jamaal . . aniguna mid baan soo wadaa i sug ....
  10. Wooooooooooow ,,,,, i'll put it in my consideration for my selection.
  11. Ohhhhh,,,, never get satisfied,,, never,,,, they make pictures for their own and put it on the net then start complaining with nothing. Waar sidaasaabay ku fiican yihiin ma is tiri
  12. looooooooooooooool . . . . Ok..... ii sheeg marka aad dhamayso ,, Ok ?
  13. ahahahaha ,, waar gabadhii wiilo ahayd waa la helay ,, haye,,,, si fiicanaa looga warransiiyay,,,,, haye Wiilo hadda ma soo jeedaa hadii pipeline ka la soo galo
  14. Ciid Mubarak to All of you THANKS NUUNE
  15. looooooooooooooooool Wiilo,, ahahahaha Alla maxaa la caashaqay oo ay wax caashaqday Waad taqaanaa baan ku iri,,,, Og_Moti, adiga weli arrinkaagu ma fadhiyo,, gabadha xaalkeediiyaa lagaaga fadhiyaa
  16. Sorry maxaan ka jawaabnaa Su'aalba ma aragnee ???
  17. Bro family haduu ahaan lahaa, inta aan MakeUp u samayno,,, surgery ku samayno ayaan qurux miiran ka soo saari lahayn ,, markaasaa gabdhuhu isku dili lahaayeeen . . . Waar meesha ka kaca oo qofka sidan si u dhaama
  18. Thanks that is goooooooood. Markaa cidna been ha uga qaadan ilaa aad qofka ka aragto inuu been sheegayo iyo in kele.
  19. Yaa yiri naga dhab maaha,,,,, hadal waa la oran karaa it's very simple, laakiin marka hadal macaan la idin dhaho maxaad markiiba u shakiyaysaan ee aad u leedihiin idika dhab maaha . . . qofna qalbigiisa lama oga waxa ku jira iyo in ay dhab ka tahay waxa uu sheegayaa iyo in kele. Ka warran hadii aad is tiraahdo saaxiibkaa ama ninkaaga hadal macaan ku dheh oo uu ku dhaho KAA DHAB MAAHA EE WAA BEENTAA ??
  20. Yaa idinku dhahay waa beeen . . . . dumarkaan soomaalida hadii aad hadal macaank u dhahdana waa BEEEN bay ku oran hadii aad ka aamustana ragga soomaalidu dumarkooda ma jecla bay ku dhihi bal idinku dhinac uun ku adkaysta. Maxaa ku jaban, XABIIBI MACAAANEEEY , QURUXEEY, CADCEED SOO BAXDAAAY,, haye ,, maxaad ku diidi ??
  21. Yeah,, here we go: Fayaa = how are u Nagaya = Fine Eesaa dhuftee = where did u come from Bishaan = water Harree = Donkey Nin barbaadee = do you want it Nin dhuftee = I am comming