Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Qacbaro . . . Yeah i knew u like it to be so .... Hope u r happy now
  2. The story is about a man who cheated a lady telling her that he fall in love with her and he is gonna marry her. After some time she believed what he said and there he got his victim. He then crushed on her many times and every time she tries not move to that step he keeps telling her that she is his wife and he is going to marry her very soon. The last and worst one was in his room where he put a hiden Camera and video taped all their action that day. He called her next day asking her to come over again and she did. Then tried to start his game but this time she tried to refuse. He told her that she must do this or he will destroy her life completely. She asked him how and he showed her the video tape and promised that he will distribute it among her family and friends to demolish her beautiful life. She cried and there she becomes his slave, any time he need her and how he wants. The story has not ended here. . . . . the video tape spreaded among her family members then all the friends that she had . . . her life was distroyed completely as she fled to another place of the world and there she become one of the WHORES since she has nothing else to do and she is abandoned at all. After some time, she discovered that she is not the first lady he distroyed her life but there are a lot of other women who were the victims of this wicked man. At last he met her one day but she planned for him,,,,,surprisingly she killed him by knife while he was drunk and he died. She did this not only for revenge but to avoid him not to distroy any other women after her. THAT IS THE SUMMARY OF THE STORY FOR THOSE WHO CAN'T READ IT IN SOMALI LANGUAGE.
  3. Did you try this ?? Microsoft Publisher
  4. Hello Namads, This is long story but also VERY SAD story,,,,,, take time 2 read it plz . . . Gabaryar oo dhigata jamacada-kuliyada tarbiyada ayaa waxaay kawarameysaa sidii ay kuweydey wixii ay mustaqbal laheyd. Waxaa ladhashey 3gabdhood oo kala dhigta dugsiyada sare iyo kuwa dhexe. Aabahood wuxuu kashaqeyn jirey Dukaan si’uu uguhelo waxaay gabdhihiisa quutan iyo waxay labistaan. Gabadhani waxay aheyd qof dadaal badan xaga duruusta schoolka .Waxay caan ku’aheyd xaga Akhlaaqda iyo dadaalka ay waxbarashada kubixinjirtey. Waxaay aheyd tusaale ay kudaydaan gabdhaha kale ee jaamacada dhigta.Marka lasoo gaabiya, waxaay kulansatey sifaadka fiican ee qof lagu sheego. Sheekadaan oo aan kasoo qorey Kitaab yar,wuxuu sheekha kusoo guuriyey sitoos ah hadalkii gabadha ayadoo kawaramasa wixii qabsadeyna waa tana: Maalin maalmaha kamid ah anigoo kasoo baxaya albaabka Jamacada ayaa waxaan arkey wiil dhalanyaro ah oo aad uqurux badan oo isoo fiiranaya sida qof iyaqaan. Dheg jalaq umasiin oo waan iska socdey anigoo cabsi igu jirta. Wuu isoo dabagalay isagoo igula hadlaya hadala aan wanaagsaneyn sida caruurta oo kale . Sida isaga oo igu lahaa: “ qurux badan. Waan kujeclahey….inaan kuguursada ayaan rabaa. Mudo badan ayaan kuraadinaayey markii aan maqley akhlaaqdaada iyo wanaaga ay dadka kugu sheegayaan !†Waan ordey anigoo iska dhaga tiraya waxa uu igu akhrinayo waayo waligey ima soo marin arintaas oo kale. Guriga ayaan tagey anigoo daalan oo layaaban arintan. Habeynkii oo dhan masaaxan.Waxaay igu noqotey yaab iyo amakaak! Maalintii danbe markii aan kasoo baxey jaamacada ayaan kula kulmey hadana iridka isaga oo isugaya ii dhoola cadeynaya. Sidii sila’eg ayaan ugu cararey. Dhowr jeer ayuu sidaas oo kale isoo weerarey oo aan kacararaayey ilaa aan kacaado yeeshey arintii. Arintii sidaas ayey kusocotey maalinkastaba isaga oo soo jaraya masaafa ilaa uu markii dambe iisoo dhigey waraaq albaabka guriga. Aad ayaan ugu shakiyey qaadisteeda haseyeeshe waan qaadey aniga oo ay gacanta igariireysa. Marka aan furey ee aan akhriyey waxaa kuqornaa hadalo xanbaarsan jaceyl iyo isaga oo kacudurdaaranaya wixii dhib ah ee uu ii geystey intii uu idabataagnaa. Warqadii ayaan jeex-jeexay oo aan tuurey. Waxyar kadib ayaa waxaa soo dhacey telephone! Mise waa isagii .Wuxuu iweydiiyey inaan akhriyey waraaqda iyo inkale. “Haddii aad edebyeelanwaydo,waxaan usheegaya waalidkey waadna ogaan doontaa wixii kugudhaca†Ayaan ugu caga jugleeyey. Wax yar kadib ayuu kusoo celiyey telephonekii. Wuxuuna bilaabey inuu isukey sharxo. Wuxuu iisheegey inuusan xumaan ila dooneynin ee uu rabo inuu iguursado. Wuxuu igadhaadhiciyey inuu yahey nin hantileh. Wuxuu balan qackusiiyey inuu dhisidoona daarta uguweyn magaalada oo aan aniga ahey Amiirada kali ee degidoonta iyo inuu isiindoona wax alle iyo wixii aan ubaahda ee aduunyo ah. Wuxuu intaas kudarey inuu yahey qofka kale ee kaharey reerkooda ee nool manta oo aysanjirin cid kuheysato hantidaas faraha badan ee uu haysto oo waxa kamaqan aytahey xaas wanaagsan oo edebleh sideyda oo kale. Sharaxaad dheer kadib waan uqalbijelcay. Waxaana bilaabey inaan kadhageysta sheekada marka uu soo diro telephonada. Waxaan is arkey anigoo kasugaya telephone maalinkasta oo haddii uu soo diriwaayo murugooda. Iyo inaan sugo marka aan kasoo baxa jaamacada bal inaan arko ninka ii balanqaadey mustaqbalka rajada wanaagsan. Maalin anigoo kasoo baxay jaamacada ayaan kula kulmey albaabka isaga oo taagan. markaas ayaan kala bad-batey farxad. Waxaan bilaabey inaan gaarigiisa lafuulo oo aan kusoo wareegna magaalada anagoo sheekeysaneyna. Marka aan lajooga,waxaan noqdey sidii qof aan laheyn Ikhtiyaar sida uu ii hantey awgeed. Awood umalaheyn inaan is weydiyo sababta aan ula socdo. Waxaad mooda inuu iga siibey wadnaha. Waxaan bilaabey inaan rumeysto dhamaan hadaladiisa gaar ahaan marka uu iguyirahdo waxaad tahey xaaskeyga mustaqbalka dhow. Daar weyn ayaan kuu taagaya. Dunida oo dhan baan kudabaalsiinaya. Dadna waa adiga oo kali…… Maalinmaalmaha kamid ah(Maalin madow) ayuu burburiyey noolasheydii sidey udhameyd! Wuxuuna igu ceebeyey Ummada horteeda! Sidii caadada aheyd ayaan islabaxney oo aan is raacney. Wuxuu igeeyey guri aad loo qurxiyey oo sifiican loo gogley. Waana is garab fariisaney anagoo is eeg-eegeyna. Waxaan hilmaamey Xadiithkii Nabiga Salallahu Aleyhi Wasalam ee uu nooga digey inaay nin iyo naag ajnabi kala ah meel cidla’ah wada fariistaan! Waxaan bilaawney inaan eegaya oo uu isagana i eegaya ilaa aan is arkey anigoo hoos jiifa! Waxaan arkey anigoo gacan kuheynin wixii aan lahaa wixii ugu qaalisanaa! Waxaan soo kacay sidii anigoo waalan markaas ayaan ku iri: “maxaad igu sameyneysaa? Hacabsan!Waxaad tahey xaaskeyga? Sideen xaaskaada kunoqdey adigoon imahersan? Ayaan kucalancaley! Waan kumahersandoona mardhow!†Ayuu iigu laabqaboojiyey! Guriga ayaan aadey anigoo murugeysan;lugaha qaadila’a oo ooynaya! . Waxaa igushidmey dab jirka oo dhan. Gabalkii ayaa ii ayaa igu madoobaadey! Waxaan bilaabey inaan habeyn iyo maalin ooyo. Waxaan katagey waxbarashadii.Xaaladeydii ayaa sii xumaatey! Qoyskanigii ayaa igu wareerey ayagoo layaaban waxa igu dhacey! Waxaanse isku samirsiiyey arintii uu ii balanqaadey ee guurka aheyd inuu fulindoona.Waqtigii ayaa dheeraadey ayadoo habeynka iyo maalinta ay iiga culustahey buuraha.Tolow maxaa kuxigidoona! Waa tana balaayo kale oo kadaran tii hore! Telephone ayaa soo dhacey!Waa isagii oo aad mooda codkiisa inuu kasoo hadlaya meel fog. “Waxaan rabaa inaan kulano oo aan kawada hadalno arin muhiim ah†Ayuu iguyiri. Aad ayaan ufarxey anigoo uheysta inuu doonaya inuu nikaax sameynayo iyo aroos waliba! Waxaan utagey isagoo aad moodo sheydaan wuxuuna igu yiri: “Waxaan kugu bishaareeynaya inaadan iga sugin wax guur ah waliga!Waxaan rabaa inaan kuwada noolaano sidaas†Dharbaaxo ayaan kaga soo qaadey ay indhuhu lasoo dhicigaareen! Waxaana usheegey inuuyahey nin akhlaaq laabe ah oo mustaqbal dooneynin.Waana katagey anigoo ooynaya! “Waxyar isug!â€Ayuu igu yiri. Waxaa gacanta ugujira Cajalad Video ah. Wuxuuna igu yiri sijees jees ah: “Taas ayaan kuburburinaya noolashaada†“Maxaa kuduuban†Ayaan weydiyey. “Kaaley oo arag waxa kuduuban. Waxaay kugu noqondoontaa layaab†Ayuu igu yiri. Waan raacey si’aan usoo arko waxa kuduuban.Waxaan ku arkey dhamaan Faaxisho ahaa ee nadhexmarey markii aan guriga joogney! Maxaad sameysey Yaa Thaalim? “Camera ayaa guriga galiyey oo duubtey.Cajaladaan ayaan kuu heystaa oo aan kugu burburinaya haddii aad diidid waxa aan rabo! Qayli iyo oohin horleh ayaan iskudarey waayo ceebtu waxaay ugudubtey qoyskayaga. Arintii waxay kudhamaatey inaan ninkii unoqdo laheyste(Asiiraha) oo sida uu doona ii maamusha habeyn iyo maalin.Sifiican ayaan udabaashey.Waxaan kawareegey noolashii sharafta laheyd waxaana kuwareegey dumarka nooca liita. Qoyskayagana war umahayaan waxa dhacaya. Cajaladii ayaa faaftey.Waxaay gacanta ugashey ina adeerkey. Arintii ayaa laba qaraxdey. Waxaa kawarheley waalidkey iyo dhamaan reerkayagii oo dhan.Waxaay usii gudubtey ceebtii oo ay qaadatey dhamaan magaaladii oo dhan. Gurigayagii waxa hareeyey ceeb.Waan dhuuntey si’aan ubadbaadiyo nafteyda. Waxaa sidoo kale magaaladii kacararey dhamaan qoyskayagii oo dhan haseyeeshey ceebtiina kamaharin ee waa laguurtey.Waxay noqotey arintii midlooga sheekeysta majaalista. Cajaladii ayaa sii fidey oo gacanta ugashey shabaabka magaalada. Waxaan kubiirey dumarka jirkooda kaganacsado anigoo murugeysan.Ninkaan wuxuu horey usoo baleeyey gabdho kale oo sideyda oo kale kaduufsadey schoolka. Waxaan go’aansadey inaan ka aargoosta oo aan kusameeya mid kaxun tuu igudhigey. Maalin ayuu ii soo galey isagoo aad ucabsan.Waxaan u degdegey inaan kafaa’ideysto jaaniskaan. Waxaan caloosha kagaliyey toorey! Halkaas ayaan kudiley Insaan-shaydaankii. Waxaan kagaraaxeeyey dadkii uu dhibilahaa gadaashey!. Waxaan uqorey sheekadaan si’aay ugunoqoto waano gabdhaha yaryar ee soo kacaya si’aysan ugukadsoomin hadalada jilicsan ee ay raga kusiraan dumarka. Waxaan kusoo hordhigey sawir kaamil ah sidii aan uburburiyey noolasheydii iyo tii qoyskayaga. Aabahey wuu dhintey isagoo kucalcelinaya: “ XASBIYA ALLAH WANICMALWAKIIL! ANAA QADBAAN ALEYKI ILAA YOWMUL QIYAAMAHA†MAA ASCABAHAA MINKALIMAHA. Allah na astura waayo haddii usan na’asturin kuligeen waxaan nahey ceeb socoto. Salaamulahi aleykum?
  5. The Italian who came to England (Must be read with Italian accent.) One day imma gonna to England to bigga hotel. Inna morning i’mma go down to breakfast. I tella waitress I want two pisses of toast. She bring me only one piss. I tella I want two piss. She say go to toilet! I say you no understand, I wanna piss onna my plate. She say you better not piss onna plate, you sonna ma bi*ch. I dont know the lady, and she call me sonna ma bi*ch! Later I go to bigga restaurant. The waitress she bring me spoon and knife, but no fock. I say I wanna fock. She say everybody wanna fock. I say you no understand, I wanna fock onna table. She say you better not fock onna table you sonna ma bi*ch! I go back to hotel, and no shits onna ma bed. I call manager and tell him I wanna shit, he say go to toilet. I say you no understand, I wanna shits onna bed. He say you betta not shit onna bed you sonna ma bi*ch! I go to checkout, the man say to me “Peace on youâ€. I say piss on you too, you sonna ma bi*ch, imma gonna back to italy!
  6. Originally posted by Garab Tuujiye: tuug laqabtay taano maleh!!! Waraa waxa jaceel aa tax tid sidii tuxbax camal, hada maa keentay in aad dhahdid wiligay wax ma caashaqin..Ani waxaan dhihi lahaa jaceel baro umalasidiisa meelaha uu ka xag xagtay aa sheegeeso in uu wax caashaqay..Aaaaaaaaaaaaaaaaa..hoo bariiska waraa... wareer badanaa!!! loooooooooooooooooooooool Ok,, this is my Story now,,,,,, my first crush was very tough,,, i was 2yrs old when i crushed on my 50yrs old neighbour,,, she was so cute and i still remember that day
  7. Originally posted by iskey_baro: ^^^^bal arka beentaas....oo hada waxaadba sugeysaa sidi cadaanki inaan kuu dhaho "aaahh". wallee lagama yaabo Iskey_baro, ma waxaad rabtaa inaan dhaho I had a crash at the age of 3 or 2 ,,,,, ?? loooool ,,, i'm talking seriously ,,,
  8. Hey All,,,, forget about Gays,,, i know many of them in our country,,, and many outside our motherland,,,, i'm sure one day they will meet and that is our disaster . . . . . Ohhhh ohhhhhhhh ohhhhhhhhhhh Oday baa beri lagu dhahay waxa jira rag oo ragga fuula inta uu mindi iska soo baxshay buu is geliyay isagoo dhahaya GOORMUU RAG SIDAA U BA'AY :mad: :mad:
  9. loooooooool . . . Blieve me i had no CRASHES at all till i married my Lovely wife . . . . i still don't have any crashes apart from my wife . . .
  10. Eesh camal,,,, caawus afham al-mawduuc,,,, tatakalamuun can eeh ??
  11. Originally posted by sheherazade: Tell me it wasn't a child. Sheherazade, Yeah,,, it was a child and i personally know both the old man and the child , , , , That is really SO SAD . . . .
  12. Originally posted by Qacbaro: Gay ppl, should be treated like sick ppl, and they should be kept in hospitals looooooool ,,,, kept in a hospital,,,, u thinks they'll be fine ??? kkkkkkkkkk Emagine 10 gays put together in one hospital ,,, what would they do .. . . . . kkkkk ,,,, they should be put in separate jails outside from cities my friend but putting them together in one Hospital - - - Emagine
  13. Originally posted by Garab Tuujiye: waraa Ga' naga siiso nooh nacalaa iskaarbahaga kutaalee..lol.. wareer badanaa!!! Haye,,, Cay miyaa la isku bilaabaa . . xaa ku daaray ,,,
  14. Originally posted by Qacbaro: why u all shocked, with transexuals.. sthl lady and jacaylbaro.. they are coming soon. Waraa Qacbaro . . . see camal adiga ,,, i wish i could see any transexual buddy . . . can't even emagine how they look like ,,,,
  15. Yeah, we used to talk about women a lot,, now let's give some instructions to a women too,, i'm sure they need it ! ! ! * If you think the way to a man's heart is through his stomach, you're aiming too high. * Women don't make fools of men -- most of them are the do-it-yourself types. * The best reason to divorce a man is a health reason: you're sick of him. * Never trust a man who says he's the boss at home. He probably lies about other things too. * A woman's work that is never done is the stuff she asked her husband to do. * If you want a nice man, go for a bald one -- they try harder. * Go for younger men. You might as well -- they never mature anyway. * A man who can dress himself without looking like Forest Gump is unquestionably gay. * Men are all the same -- they just have different faces so you can tell them apart. * Definition of a man with manners -- he gets out of the bath to pee. * Whenever you meet a man who would make a good husband, you will usually find that he does. * Scientists have just discovered something that can do the work of five men -- a woman. * There are a lot of words you can use to describe men-- strong, caring, loving -- they'd be wrong but you can still use them. * Men are like animals -- messy, insensitive and potentially violent, but they make great pets. * Men's brains are like the prison system -- not enough cells per man. * There are only two four letter words that are offensive to men - "don't" and "stop" (unless they're used together). * Husbands are like children -- they're fine if they're someone else's. * If a man appears sexy, caring and smart, give him a day and he will be back to his usual self. * All men are like chickens with their heads cut off when they see beautiful women pass by. * If your man appears happy, excited and keeps looking at you all of a sudden, he is probably checking out the women behind you. * Figuring out men is like trying to make a jigsaw puzzle in a car. Once you think you have it all put together, you find another piece but you don't know where it goes.
  16. Originally posted by STHLM Lady: quote:Originally posted by Qacbaro: i am waiting to hear, a somali transexual.. forget about gays. http://www.mask.org.za/SECTIONS/AfricaPerCountry/ABC/somalia/somalia_5.htm kkk STHLM Lady, Oh Shit ! ! this is really disgusting ,,,, I'm surprised it is already on the website :confused: :confused:
  17. Honest is Honest,,,,, and it is the best policy whatever it costs . I know that sometimes it is very difficult to be honest ,,, but it affects in an invisible way, i mean the affect of the honesty is not always as clear as the sun but it does exist. I asure you . . be honest ,, be honest ,, and u'll see your worst enemy becomes your best friend ,,,,,, I still say ,, be honest ,,, be honest be honest
  18. Just asking if these motorcycles do exist,, not only the wheels but the whole thing ,,,,
  19. Wassup guys,,,,, U r talking about these ppl,,,, what about this 80 yrs above old man ??? just imagine,,,,, Young ppl can do everything though this is deadly,,, but it is worse when it is done by our grandfathers :mad: :confused:
  20. Motorcycle Is That True ???
  21. Somali Gays ???? Yes they do exist . . . . I know this old man in his 80's of age,,,, he used 2 be my neighbour and see him every day . . . . but to my surprise i was told that he is Gay,, i couldn't believe it .... Finally he was cought by one of our neighbours while he was sleeping their young boy at his room . . . . i still see him some times but greet him from distance I also know many of them down here .....
  22. Originally posted by Sensual_Healing: Never in my life have i heard such LAME jokes! Sensual, Watch ur words plz . . . . we're all jokin' here