Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Bush will winn, forget about your votes guys . . this is a very tough game that you can't play . . . .
  2. do you have any proof that this is one of the Bro family ??? No , sincerely speaking i saw it before and it is one of OG family. Wanna proof, just call me on my mobile
  3. Haye Dagaal baa socdee . . . . wada hee waan idin daawanne
  4. calool naf lago buufiyay Loooooooooooooooooool Nafta . . . waa hadashay walaahi . . marka horena ciyaar ciyaaray moodaa marka dambena calooshay taagtaa . . . aniga waan wareeray . . dadkii waaweynaa wax ma yaqaanaan ,, kuwii yar yaraa wax ma yaqaanaan . . yaa wax dhigaya yaase loo dhigayaa ???? It is still the question ??
  5. loooooooooooooooooooool . . . Well done . . . the last one is the Funniest . . . .
  6. U too walaalo wherever you are . . . Thanks a Million times.
  7. It is hard to believe . . . 2 pages for only two of us . . . . looooooooooooooooool Thanks any how and have a nice and great moments.
  8. A passenger plane on a cross-country trip runs into a terrible storm. The plane gets pounded by wind, hail and lightening. The passengers are screaming. They are sure the plane is going to crash and they're all going to die. A woman jumps up and yells "I can't take this anymore!. I just can't sit here and die like an animal, strapped into a chair. If I'm going to die, let me die feeling like a woman. Is there anyone here man enough to make me feel like a woman?" She sees a hand raised in the back and a muscular man, tall and buffed, starts walking up to her seat. As he approaches her, he takes off his shirt. Even in the plane's dim lighting, she can see his firm muscles. He stands in front of her, shirt in hand, and says "I can make you feel like a woman. Are you interested?" She nods her head "yes." He hands her his shirt and says "Here - iron this."
  9. Horta ha is wareerinina . . carruurtii waxa la leeyahay Sex education way u baahan yihiin,,,, sidoo kele dadkii waaweynaa oo waalidka ahaana way u baahan yihiin si ay caruurtooda wax uga dhaadhiciyaan . . . The question is : YAA WAX BARAYA ?? mar hadii yar iyo weynba loo baahan yahay yaa u dhigaaya sex education ka ????
  10. loooooooooooooool . . waar hadda ma sheekadii aniga iyo Nafta naga dhaxaysay baa noqotay the issue. See camal, arrinkaan annaga keliya buu gaar noo yahay. Hadda wax baad sheegteen .... waad nagu kaakicinaysaan ka warran . . . Horta Nafta waxaan ka helaa Points ka ay soo qorto iyo Avatarka oo Excellent ah . . markaa qaylada naga dhaafa nooh. Marka aan go'aanka gaarno waan idinla soo socodsiinaynaa . . . Hadda yartii waad ka nixiseen inay mar dambe soo jawaabto lagama yaabo . . . No problem i'll call her by phone
  11. Okkkkk . . . . loooooooooool . . waanba yaabay oo garabkaygaan fiirshay Thanks Dear
  12. What do u mean about the Garabka ??? U mean Gabayga or something ???
  13. There is nothing i can see bro.
  14. Thanks,,, Walaal signature ka waa GABAY waxa tiriyay Abwaan Gaarriye (if u heard about him) laakiin waa gabay cusub mana filayo inaad hore u maqashay waayo hadda two weeks ago buu tiriyay.
  15. looooooooooooooool Shoobaro . . . waryaa taas waa run . . . keep posting
  16. looooooooooooooooooooool . . . walaahi waa runtaa,,, shaah la'aan yaa noolaan kara ... Laakiin walaaleey aniga 4 - 5 ta koob ee aad sheegayso per day aniga per hour baan ku cabbaa. Totalka maalintii inta aan cabbo 10 way ka badan yihiin, weliba very concentrated ah. Ohhhhh,,,, iga dhaaf soonka yuu iga jabine waanba dhareeriyee
  17. Loooooooooooool Farxan, Waa marka aan la yaabo caddaalad xumada dadkeenna, hadii xataa ay goosteen inay ninkan dilaan (iyadoo ay khalad tahayba) sow may fiicnayn inay iyadana raaciyaan, ilayn muu kufsanine, sow raalli kamay ahayn oo iyadu lamay hurdin ninkan iyadoo weliba uu nin qabo. Labada iyadaaba ku fiicnayd in la garaaco waayo iyadaa la qabay iyadaana wax khiyaamaysay. DADKEENOW JAAAAAHILIIIIIN DHEH . . . IGA DHAAF
  18. loooooooooooool Og Motti, why should i come to for questioning ???? U wanna say u r her Father of something ?? Nafta, That is the best thing i've ever heard so far from KISSING . . . Keep saying it over and over, again and again . . . Nice Avatar i wish i could find one similar to yours. Nuune, waad ku mahadsantahay talada aad gabadha siisay. keep practicing . . . .
  19. aniga waan ka bormoosay oo waxaan aad sheegaysaan maba isticmaalo . . . it is basic , markaa afsoomaali caadi ah baan isticmaalnaa aniga iyo Shoobaro. Garabtuujiye isaga waxoogaa waa naga yara duwan yahay baad moodaa laakiin waa during Ramadan, after Ramadan he'll be fine ... don't worry. Take Care
  20. Waar Tuujiye iska dhaafa maanta xalay buu suxuurtii ka seexday ,,, markaa gaajaa hayso . . maanta ma hadli karayee berri u soo noqda nooh . .
  21. Yeah ,,, u r right i'm one of those ppl. Weliba aniga hurdo dheeraad ah baan ka sii qaadaaba. Loooooool Adiga laakin iska ilaali yaad ku duqoobine
  22. loooooooooooooool Inaan duqowno waa iska fiicnaan lahayd . . . laakiin markaan helo si fiican baan u cabaa hadii aan waayana NO CHANGE ..... xataa aniga oo sii seexanaya baa laga yaabaa inan cabo markaasaaban si fiican u seexdaa. I'm serious walaahi
  23. yeah i'm sure . . . . for me coffee and water are same . . . . . . what about u ??
  24. What is DHABANAHA by the way ????