Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Is there anyone who scored 0% ????
  2. Meaning ??? :confused: :confused:
  3. Maya maya ,,, ha shakiyina xoogaa training ah leen siinaa nooh ,,,,, wax kastaa waa Ok ,,,
  4. May be they like to suffer and feel always pain ,,,,,,
  5. Haa ,, saas waaye ,, garo hee ,,,, alaab alaabaa la dhahaa nooh
  6. Horta bal la fiiri wuxuu kuu haayo ,,, armaad ku qanacdaaba ,,,, just see with him markaa hadii aad fahmi weydo then kick his A$s ,,,,,
  7. Aniga shaatiga waan ka imanaa laakiin ,,,,
  8. dhib ma leh ,,,, hadii aad si fiican u shaqaysato wershedda dhan waad gadan kartaa mustaqbalka
  9. loooooooool ,,,, so everybody will say Bismilaahi from now on ,,,,,, Any how, nin baa la waydiiyaya "Waar marka aad xaaskaaga u tegeyso BISMILAAH ma dhahdaa ? " Markaasuu yiri "Miyir Aaway" Markaasaa la yiri "Hadaa marka aad dhamayso ALXAMDULILAAH ma dhahdaa ? " wuxuu yiri "Oo Nafi aaway"
  10. Originally posted by ORGILAQE: Chris Rock's Quote of the Day: and the three most powerful men in America are named 'Bush', 'Dick', and 'Colon'. Need I say more?" Aha ahahahahaha ,,,,, very funny indeed ,, do u think they look like their names then ???
  11. A friend of mine from US usually uses the word F*ck with every single phrase ,,,,,, i wonder why ,,,,,, By da way ,,,, Jilaato yaa aqii wiilkaan maad ka qabatid arjiga kula daba socdo ,,, dhowr meeloodna waan ku arkaayay haddana waa kanaa oo waa kaa daba qaylinaa ,,,, see camal adiga ha ku daadin wiilka nooh ,,, anigaaba ka naxaye
  12. haye ,,, xageen ka bilownaa marka ?????
  13. Haye ,,, waan soo socdaa ,,, buume gaaban iyo kabo sports ah baan soo qaadanayaa ,,,,
  14. Wuxuu weliba ahaa nin dadka ka horeeya oo xiligan imika aynu noolnahay waagaas noolaa ,,, i think inuu weli noolyahay ,,, body giisii keliyaa inaga maqan laakiin ruuxdiisu way inala joogtaa ,,,,,
  15. Still didn't get what the hell is Halaal dating ,,,,, whatava u say guys seems to me impossible ,,,,, u must be hiding sometin' ,,,,, come on ,,, say it ,, say it plz ,,,
  16. Ohhh Yeahh ,,,, weliba hadii aad shaqo u baahan tahay waa lagu fiirinaa noooh ,,,, Wiilo lee la soo xiriir ,,, i think iyada lafteeda Secretary ay u baahan tahay
  17. HonestBro,,,, kkkkkkkkkk ,,,,, aniga dhinac kasta wax baan ka aqaan awoowgayna gabayaa buu ahaan jiray ,,,,,,,, aniguna may be kama dhaco laakiin gabaygan anigu maan tirin mana tirin karo kan oo kele laakiin qofka fahma ama tiriyay ,,, Ohhhhh my God ,,, he/she is 100% Somali ,,,, Laakiin adiga maxaad Afghanistan ka doontay ,,,, do u speak some Urdu ???
  18. loooooooool ,,, oo imika waxaad i leedihiin ma fahmayno ??? Walaahi waa gabay jira oo weliba ka mid ah gabayada ugu caansan ee Abwaan Hadraawi uu tiriyay ,,,,,,,,,, I can even post the full version aad ku dawakhdeene ,,,,,,,,
  19. Ohhhhhhhhh My God ! ! ! But don't worry ,,, i'm happy coz u r not sure at all
  20. Xaafuun waa meel ku fiican in la dego ,,, from now on qof kasta oo raba inuu camirto way u furan tahay ,,, especially dadka debedaha deggan oo ka heli kara dhamaan wixii ay u baahan yihiin sida Internet, telephones, free appartments and so on ,,,,, nalku kama damo 24 hrs isla markaana waxa ay leedahay high way yada ugu waaweyn caalamka ,,,,, Waan idinku soo dhowaynayaa Alle u baahne iyo Raula inaad soo degtaan Xaafuun ,, This is Jacaylbaro reporting from Xaafuun, Somalia.
  21. yeah as same as Raula ,,, i'll put my Macawis (probably without cali falaax ) and Dacas with no shirt on ,,,,, One Go' is enough i think 2 go 4 strollin' in da City for 2 days without sleeping , , , may be party 2 party ..