
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Fatigue ,,,
-
Walaalayaal runtii dhowaan waan idiin xiisay dhamaantiin ,,, Who me iyo Wiilo waad mahadsan tihiin ,,,, Waan yara mashquulay oo dee waa talo aduune laakiin qalbigu wuu idin la joogaa had iyo goor ,,, taas anigaaa huba,,,, Wiilo, sxb caruurtaas maxay ahaayeen ,,, Ilaahay run ha ka dhigo adigana qaar khayr badan ha kuugu deeqo ,,,,, Thanks all ,,, i'll be back soon insha Allah
-
Haye bal warrama ,,, xagee wax marayaan waayadaan waan maqnaaye ,,,, maxaa iga dambeeyay ,,,,
-
SIDEE LOO KOBCIN KARAA DHAQAALAHA SOOMAALIYA? Pls Ra'yigaada ka Dhiibo
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Thanks,,,,, laakiin anigu kama aanan waramaynin in uu dhaqaaluhu amaan xumo u fadhiyo balse waxaan oran karnaa hadda ayuu ugu fiican yahay,,, waxa keliya ee aan ka hadlayay waxa weeye in hadda ay tahay xiligii laga hadli lahaa ammaanka waddanka ee dhaqaaluhu aanuu wax problem ah lahayn so far ,,, marka dowlad iyo nidaam la helo ayay ku fiican tahay in arrinka dhaqaalaha laga hadlo ,,, -
Wuu noolyahay laakiin waa sakaraad oo Shukaansi iyo Caashaq wax loo kala garan la'yahay baa haya
-
Nuune kaga bilow ,,, isagaa aad u liita
-
I want to help Dhagaxtuur's Family: Does anyone know?
Jacaylbaro replied to Alle-ubaahne's topic in General
I second Qacqaac ,, my favorate is Ahmed Gurey ,,,, what a hero ,,, ! ! ! ! -
Waa dad wax ay qabtaan garan waayay ,,,,,,
-
whateva ,,,,, it's same ,,,,,
-
Loooooooool@virgin ,,,,
-
dee hadaa maxaad la riyoonaysaa oo kolba wiilo aan dhulkaba joogin u baafinaysaa ,,,, soodigan hadarka iyo isla hadalka bilaabay ,,, Mise iyadaaba intaas kaa soo reebtay waa yaabe ,,, ?? Aniga 5 Min baa igu filan ,,,, don't need 30 minutes or so ,,,,,
-
Loooooooooooooool@A-ladif ,,,, saaxiib Wiilo halkan maba ay soo geline ,, miyaad ku riyoonaysaaa ,,,, Waah waah waxaasaa jacayl ah
-
SIDEE LOO KOBCIN KARAA DHAQAALAHA SOOMAALIYA? Pls Ra'yigaada ka Dhiibo
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Thanks Wiilo ,,, runtii waa topic fiican in laga hadlo,, Aniga waxa aan qabaa in wax dhaqaale ah oo la kobcin karo ama wax laga qaban karaa aanay jirin ilaa marka hore la helo amni buuxa oo laga baxo dagaaladan iyo fawdada dalka ka jirta. Markaas baa laga fekeri karaa dhaqaale iyo guud ahaan horumar. Ma idinla tahay inaan marka hore ka hadalno sidee Amni loo heli karaa ,, marka aan taas isla meel dhignana aan ka dib u gudubno arrimaha dhaqaalaha. Peace , , , , -
ladies...aint no future in loving a married man!!
Jacaylbaro replied to rudy-Diiriye's topic in General
Here it goes ,,,,, go back to ur self ,,, think about her for some time ,,, then BLOCK HER at all ,,,,, And make sure not to answer her call , , , , -
Macnaheeda waa Shukaansiley baan filayaa
-
Waan raadinayaa sxb ,,, dhaqso waan u heli waayay laakiin i'll post marka ugu horaysa ee aan helo ,,,
-
Afsomali weeyaan sxb ,,,,,
-
I thinks it's this one : Gaari Just open the page and choose your song name . . Lemme know if it's da one u r looking for
-
Yaa qaada heesta ,,, cidda samaysayse ma garaysaa ???
-
Tuujiye,, Shukaansiga weligii waa soconaaa ,,, adduunkana qof aan wax shukaansan ma jiro ,, mid ku kaftama , mid ay dhab ka tahay iyo mid labadaba isku dara ,,,, Marka welcome sxb ,,, kollay wax baad shukaansataa ee Queen Wiilo ka baro shuruudda iyo sida wax loo shukaansado iyadaa qaybtaas qaabilsane. Mida kele , afsoomaaligaaga waa sii adkaanayaa ,, i think u need one visit to the country hadii kele siduu u sii adkaanayo baad marka dambe waayaysaa oo uu dhimanayaa
-
Bravo Wiilo ,,, wax intaas ka badan lama dhihi karoba ,,,,,,, adigaa dhameeyay ,,,,
-
Why don't u forget all that shits and radiculouses and buy a very big Villa in your country ,,,, it is much cheaper and safer with no Riba at all ,,,,,