
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
yeah i knwo man ,, but it is kinda holiday u know ,, great sites to see and many things to discover ...... maxaa iga galay iyagaa yidhiye
-
IT is Ok man ,,,,,, leaving on Friday Insha ALlah ,,, i just have to see the embassy on Thursday for final stamp IA ...
-
Thanks North .................
-
looooooooooooooooooooooooooooool Waar niyow i don't like to stay in Bole Mikel and that Gelile hotel is just a jail for me ... yeah da rooms are ok but heey,,, after 9pm it is closed and u've to sleep whereever u want. I'm now in bole Mikel and came to see my Bro who is here ..... i'm sitting in front of Dahabshiil office remember ??? Well, my day started very good as i had an excellent dinner last night with a really delicious Chicken at NewYork restaurant ...... the lunch was good today at Mindi restaurant .... Hmmmmmmmmmmmmmm ,,,
-
Maalin dhowna shaydaanka ayaa maxaadaro inoo geli doona uu inoogu sheegayo inaynu cibaadada ku dadaalno ........... what this world is coming to ???
-
Isaguba wuu is sheegiye inaga daa
-
Idinku miyaad maqasheen 8 kala daran ?
-
Lama qabsan magaalada ,,, waxa laga eryay kuwii 5 ta sanadood haystay then reer LA iyagaa ka tashanaya danahooda inta u hadhay. We don't want the city to be like xamar sxb .... we've already officers, police and individuals in the city. Some people are free to domstrate and exercise the democracy if they want. They are free to express their ideas or believes.
-
Some people are getting sick with every single thing that is ended in a peaceful way ..... as soon as there is something that is solved peacefully they can't help but scream and call for death, destruction and war. I guess u all know who i mean Hadii kele: Nin rag ahina waa garanayaa doqonna loo sheegi maayo
-
Some people are getting sick with every single thing that is ended in a peaceful way ..... as soon as there is something that is solved peacefully they can't help but scream and call for death, destruction and war. I guess u all know who i mean Hadii kele: Nin rag ahina waa garanayaa doqonna loo sheegi maayo
-
How can the search the President ? ,, come on
-
Xubno Wasiiro Ah Oo Naftoodii Kala Cararay Laascaanood
Jacaylbaro replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
I love widhwidh -
loooooooooooooooooooooooooooooooooooooool Alla niyow maxaa sheeko ku soo martay ,,, intaad is lahayd is tiil baad daasadahana jiidhay sow maaha
-
Hi from Addis ,,, Arrived last night around 7pm ... was good to be here at least this time of the year ,, They gave me the keys of a whole appartment ,,,, i'm all alone here with my SAT-TV, 2 bedrooms, living room and the kitchen. Yeah, and of course the toilet (i knwo wach ya thinking) ... It is a bit cold but not as i expected ....... Now i'm comfortable with the appartment but the kitchen is a NO GO ZONE ..... it looks like the baranbaro factory Yukkkkkkkkkk then i locked the kitchen and decided to enjoy the rest of da appartment. I don't wanna cook coz i can find food everywhere .... plus i'll be out most of da time ..... I told you ,,, the access to the internet is such horrible story here but at least i managted to long on to SOL ..............
-
Inta aad qarinaysana ku dar
-
This is the last post in Hargeisa ,,,,,, North, i'll call u from da airport mar dhow IA
-
hadhwanaag 2007-10-31 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN): Madaxweynaha Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku war-geliyey Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Md. Axmed Yuusuf Yaasin in Guddi ka kooban Xukuummadda, Sadexda Xisbi Qaran [KULMIYE,UCID iyo UDUB]iyo labada guddoomiye Gole Barlamaan [Wakiillada iyo Guurtida] sidii loo soo magacaabi lahaa,kuwaas oo uu tilmaamay inay ka hawl-gelidoonaan gurmadka iyo baahiyaha ka soo kordhay Gobolka Sool,isla markaana diyaarindoonta arrimaha taakulaynta iyo baahiyeed ee ka jira deegaankaas. Sida waxa lagu sheegay War-saxafadeed qoraal ah oo uu ku saxeexan yahay Madaxweynaha Somaliland Md.Daahir Rayaale kaahin oo nuqul ka mid ah ay maanta heshay Xafiiska shabakada Wararka ee Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa. “Sidaynu wada ognahay,waxa xaaladi ka soo korodhay qaybo ka mid ah Dalka jamhuuriyadda Somaliland,taasi oo loo baahan yahay in aynu si wada jir ah uga hawl-galno xaalada ka soo korodhay Gobolada Sool,sanaag bari iyo Buuhoodle.” Sida waxa uu Madaxweyne Rayaale ku sheegay War-saxafadeedkiisa qoraalka oo uu ku tilmaamay in loo baahan yahay in si wada-jira looga hawl-galo Xaalada Bariga ka soo korodhay. Madaxweyne Rayaale waxa kale oo uu ku sheegay War-saxafadeedkiisa inuu go’aansaday inuu magacaabo Guddi Qaran oo ka hawl-gasha gurmadka iyo baahiyaha ka soo kordhay Goboladaasi,gudidaasi oo aad Guddoomiye ka noqon doonto,waxay diyaarin doontaa arrinta taakulaynta arrimaha baahiyeed ee ka jira deegaankaas. “Madaxweyne xigeen, waxaan kugu war-gelinayaa in Gudidu ay ka koobnaan doonto Xukuumada oo aad laba Wasiir ka soo qaadan doonto,labada Guddoomiye ee Wakiilada iyo Guurtiduna waxay soo magacaaban doonaan min xubin,sadexda Xisbi Qarana iyana waxay soo magacaaban doonaan min xubin oo ay kuu soo gudbin doonaan,Guddiga waxan u soo koobay si hawsha Guddigu hab sami ugu socoto” ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo ku wargelinayey inta ay ka koobnaandoonto Gudida Qaran ee Gurmad. Gudidan Qaran ee uu Madaxweyne Rayaale ku dhawaaqay inay ka hawl-galidoonto Xaalada ka soo cusboonaatay Gobolka Sool,iyo weliba Magaalada Buuhoodle, ayaa ka danbeysay kadib markii ay labada Xisbiga Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID ayaa ku eedeeyey Xukuumadu inay ka gaabisay inay dadkii ku barakacay Magaalada Laas-caanood ee ku sugan taakuleyn ka geysato dhinackasta,oo ay ku mashquulsan tahay waxyaabo kale.
-
Aabbaa Yaabay - The last version of Khat in Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
dee taasi intaanan qaangaadhin bay ahayde ..... imisaa ka soo wareegtay -
2 more hours and i'm off to the airport IA......
-
Originally posted by Haneefah: hebelJeceylka^I'm proud of you, even though I'm still perplexed by the irony of you claiming iney bahashu lafaha dadka ka gashey depending on what you describe as Somaliland .... i know most of the somalis (from Somalia) know Somaliland as a clan but it is much much bigger than that and that is why i'm proud of my country. If it was a clan-based then i Xaaraam inaan taageero.