
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
I still don't understant this ........ are these some kind of lessons ?? for who ?/ ,, for those from the deserts of Xadeedka ??
-
His point is clear and cut .... Anyhow ,, nin baa yidhi "Waar bes intaa in ka badan ma cuni karayee" ,, markaasuu saaxiibkii ku qoslay oo uu yidhi: "Oo Maxaad kaga tagtay" Now ............... Ok ,,, that is enough i guess
-
Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland oo Saaka Soo kormeeray Xarumaha Dawlada ee Gobolka Sool, Dawooyin Kufilan Lix Biloodna Gudoonsiiyay Cisbitaalka Laascanood(QARAN)-Waxaa maanta kormeero balaadhan ku sameeyay xarumha Dawlada ee ku yaal magalada Laascaanood wafdidii Somaliland ee maalmahan ku sugnaa xarunta Gobolka Sool ee magalaada Laascaanood wafdidaas oo markii hore kasoo kicitimay Hargeisa waxaana kormeerkan hor kacayay masuuliyiinta Gobolka iyo kuwa Degmada. Wafdidan ayaa kormeero ku sameeyay dhamaanba xafiisyada Dawlada iyagoo ay halkaasina ay ku qaabileen masuuliyiinta ukala magacownaa goobaha ay markaa ku marayeen socdaalka kagana dhagaysteen baahiya iyo waxqabadkooda. Waxaa wafdida uu hogaaminayay wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Siciid Sulub ahna wakiilka Madaxwaynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin uu usoo diray Gobolka si uu usoo gudbiyo xalada arimaha Bulshada ee gobolka si wax looga qabto ayaa waxa uu ugu horayn booqday Isbitaalka guud ee magalaada Laascaanood. Waxaa uu Ibitaalka magalaada Laascaanood uu wafdidan uu hogaaminayo Siciid Sulub uu geeyay daawooyinka lixda bilood ee soo socota uu waxaana uu halkaasi ku qaabilyay masuuliyiinta isbitaalka waxaana uu kaga dhagaystay warbixino ay usoo jeediyeen oo ay kaga hadlayeen xaalada Isbitaalka iyo sida wax looga qaban karo. Sidoo kale wafdidan ayaa waxa ay kormeero ku sameeyeen oo ay ku tageen xarumaha Dawlada ee Gobolka sida:-guriga Gobolka,Dawlada Hoose,Saldhiga Dhexe,Jeelka Dhexe ee Gobolka,xarunta Guul wadayaasha iyo dhamaanba xafiisyada Dawlada ee ku yaal magaalada Laascaanood. Wafdidan ayaa waxaa barbar socday khuburo qiimayn ku samaynaysay qoraysana baahiya ay usoo gudbiyaan masuuliyiinta Goobahaasi iyagoo khuburadaasi inta ay socoto hawsha kormeerka goobtu samayanayay qiimayn baahida goobta iyo waxa ka dhiman iyo sida wax looga qaban karo. Hadaba waa markii ugu horaysay oo wafdida ku sugan xarunta Gobolka Sool ee ka socda Somaliland ay kormeer ku sameeyaan xarunaha Dawlada ee ay ku leedahay Gobolka Sool marka laga reebo Gudoomiha Gobolka Sool oo hore u booqday dhawr xafiis oo ku yaal magaalada. Afnugaal
-
Hargeisa(Qaran)-A ceremony to mark the 14th anniversary of the formation of the Somaliland Police Force was held today at the central police headquarters in Hargeisa, Somaliland. The ceremony was attended by several dignitaries including the Vice-President of Somaliland, Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, the Speaker and deputy Speaker of the Somaliland parliament, several senior Somaliland ministers. Senior Somaliland police officers, the Ethiopian representative in Somaliland, members of the UNDP office in Somaliland and members of the general public. Speaking at the ceremony to mark the 14th anniversary of the Somaliland Police Force, Vice-President Yaasiin paid tribute to the men and women of the police force and their families. Mudane Yaasiin stated that "without law and order there is no peace, and the Somaliland Police Force are an integral part of the peaceful development of the country". The Vice-President also outlined the continuing support of the people and the government of Somaliland towards its police force. On his part, the acting Commander of the Somaliland Police Force, deputy commander Maxamed Shiil Dhidar also took the opportunity to send his greetings to the men and women of the force throughout Somaliland. As part of the ceremony, the Somaliland Police Force displayed an exhibition of the police cases in the country over the last fiscal year. The participants at the ceremony were also treated to musical entertainment from the Police Force band.
-
Laascanood(QARAN)-Waxa maanta magaalada Laascanood ee xarunta gobolka Sool ka dhacay mudaharaad balaadhan oo ay dadweynaha magaalada degani ay ku mareen dhamaanba jidadka magaalada, mudaharaadkaasi ama dibad baxaasi oo ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dadka yar ee iyagu dhagaxaanta iyo taayirada dhigaaya wadooyinka magaalda qaarkood, dadweynahan oo ka koobnaa noocyada kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Laascanood, ayaa dareenkooda ku muujiyay mudaharaadkaasi. Sidoo kale mudaharaadkan ayaa maanta ku dhamaaday si nabadgalyo leh, kaasi oo ay dadweynaha magaaladu aad ugu taageersanaayeen maamulka cusub ee gobolka Soo, oo ay ku taageerayeen in lala shaqeeyo oo aan la khilaafin. Dhanka kalena maanta waxa magaalada Laascanood soo gaadhay kolonyo baabuurta xamuulka qaada oo farabadan kuwaasi oo siday raashin aad u tiro badan, mar aanu arintaasi wax ka waydiinay wasiir ku xigeenka wasaarada qorshaynta qaranka isaga oo ku sugan magaalada Laascanood waxa uu noo sheegay in raashinkani uu isugu jiro, sonkor,bariis, bur, iyo noocyda kalagadisan ee cunatda la quuto kaasi oo ka kooban ayuu yidhi 125,tan oo cuntadaasi ah, waxiir ku xigeenku mudane Axmed Haashi waxa uu noo sheegay in sidoo kale ay maanta magaalada soo gaadheen daawooyinka xoolaha oo loogu talo galay gobolka kuna filnaan kara mudo dhawr bilood ah. Waxa sidoo kale uu qarannews u sheegay in arimihii ay u yimaadeen ay aad iyo aad u fiicantahay, isla markaasina ay wax waliba u socdaan sidii loogu talo galay, dhamaana kulamadoodii hawlood ee ay u socdeen ay meel fiican marayaan, waxa uu xusay oo noo sheegay in ay sidoo kale raashinka iyo macaawimooyinka dadka reer Sool, loogu talo galay ay si joogto ah u socon doonaan oo ayna intani ahayn wax markaliya ah ee qorshaha xukumadu ayahay in gobolka la soo gaadhsiiyo gobolada kale ee dalka. Shalayna waxa ay waftiga xukumada oo uu hogaaminaayo wasiirka hawlaha guud iyo gurayayntu ay cisbataalka magaalada Laascanood ku wareejiyeen daawooyin kala gadisan oo uu cisbatalku isticmaali doono in ka badan Lixbilood. Xidhiidhka u dhaxeeya dadweyanaha reer Laascanood iyo maamulkooda cusub ayaa ayanba ayaanta ka danbaysa isku soo dhawaanaaya oo isfahmaaya taasi oo dadajin doonta in si wax ku ool ah wax looga qabto adeegyada bulshada ee ay dadweynahu u baahnyihiin.
-
Public Works Minister of Somaliland on a working visit to Sool
Jacaylbaro posted a topic in Politics
Las Anod(Qaran)-A delegation led by the Somaliland minister of Public Works and Housing, Mudane Siciid Sulub has made a wide range inspection of all the government and regional facilities in the Sool region. The delegation which recently embarked from the Somaliland capitol, Hargiesa, have been tasked with assessing the needs of the region along with extending the assistance of the Somaliland administration to the needs of the local officials. During a visit to the Las Anod General hospital, Mudane Sulub delivered medical supplies designed to meet the next of the hospital for the next six months. The delegation which consist of both central and local experts also visited the regional offices, the municipality centres, the main police station and custodial centre. In brief remarks to the press, Mudane Sulub stated that it is the intentions of the Somaliland government and the people of Somaliland to help accelerate the development of the region and improve the lives of the people of Sool. The delegation plans to continue its comprehensive assessment of local needs for the foreseeable future. -
Your choice $3000 or $30,000 of USA greenback….
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
Garaad Jaamac's daughters are not for sell ,,, sorry to disappoint you with that moeney, you can find some qotaati and Uraago in the shallow mountains of ethiopia but Soomaalidu waxaas ma geydo .... -
Hunguri ,,, LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL ,,,,,,,,,,, I heard half of the story but thanks you completed it for me ,,, ,,,, i really fall off my chair ,, thanks for that niyow .... intaan xabashida dhex joogay sidaasba umaan qosline KK, sxb anigu dee hadaan halkan ku sheego intaan jiray wax baa isku qasmayee ,,,, how about i whisper it to your ears bal ? .. hunguri already knows laakiin wuu is diidsiinayaa
-
Well, i'm still struggling with the baranbaro .... i've locked the damn kitchen door and ignored it. Now i'm fine.
-
Have a nice trip cadaan ,,,, but don't forget to sneak to SOL some times like me
-
Actually nobody knows ,,,,,,,,,,, hadii aan heli karo qaar badan baan sumayn lahaa aniguba
-
Originally posted by Kool_Kat: quote: Sheekha, shan qaado sonkor ah maku darsatay intaadan cabin qaxwigaa? loooooooool ,, mayee maalintaa bilaa sonkor baan ku cabbay coz aad baan u xaraaradaysnaa and i need the qadhaadh to eliminate that xaraarad
-
Ahhhhhhhhhhhh ,,, I love the chicken at New York restaurant .... Yummmmmyyyyyyy KK, I will answer all those questions markaan miyirsado ,,, .... I still need more coffee .......... it is so damn cold here but i've a big buste ,, hehe What i discovered yesterday is that these xabashis take bath only on Sundays ,,, inta kele way urayaaan
-
YES ,, it is true ...
-
Berigaan oday noqdo most of SOL members will be in their graves ,,,,
-
Authorities in the breakaway Somali republic of Somaliland have arrested a man for poisoning dozens of guests at his younger brother's wedding. Ambe Abdillahi Omer, 39, apparently poisoned sweets he handed out at Saturday's celebration near the Ethiopian border, and also put poison in water jugs and on eating utensils. The local chairman of Faraweine, Hassan Mohamed Abdirahman, said one of Omer's brothers and a sister had died. Omer's mother and four other people were seriously ill in hospital. "He distributed about 200 poisoned candies to all who participated in the ceremony," Abdirahman told reporters. "It is a miracle that the bride and bridegroom are safe." The chairman said Omer had confessed to trying to kill as many people as possible, and said he had no regrets. The motive behind the attack remained unclear, the official said. here
-
Perth, Ustaraaliya (Tradingmarkets.com/Ogaal 03/11/07)- Shirkadda Qodaalka Shidaalka ee Range Resources, ayaa shaaca ka qaaday in ka dib qabsahadii ee Somaliland ay la wareegtay gacan-ku-haynta gobolka Sool ay joojinayso hawleheeda ay sheegtay inay ka waday maamul-goboleedka Puntland, sidaana waxa lagu sheegay web-sayd ay shirkaddaasi leedahay. Shirkaddan oo heshiisyo qodaalka macdanta ah hore ugula jirtay maamulka ******teeniya, ayaa go’aankoodan ogaysiinayay meelaha ay khusayso, isla markaana fariintan ogaysiinta ah waxa kale oo lagu sheegay in Shirkadda Range Resources ay doonaysay kala caddaynta hadal qoraal ahaa oo ay ku tilmaameen inuu soo saaray Cadde Muuse. Kaas oo uu Cadde Muuse ku sheegay in uu u malaynayo in Shirkaddaasi dedaaladii iyo hawleheedii ay hakad galayaan, oo taasna, sida lagu sheegay qoraalka shirkaddan ay tahay mid ay keentay xaaladda cusub ee ka taagan gobolka Sool iyo magaalada Laascaanood. Sidaa daraadeed, waxay shirkaddaasi ku xustay qoraalkeeda in warkaa uu faafiyay Cadde Muuse aanu sax ahayn, isla markaana Cadde Muuse uu hadalkiisani ahaa mid uu ku hubinayay inay shirkaddu sii wadan karto hawleheeda iyo inkale. Balse, arrinta loo baahan yahay waa hubinta xuduudaha Puntland, ayaa lagu yidhi qoraalka shirkaddaas. Inkasta oo ay shirkadda Range Resources sheegtay inay joojinayso hawleheedii ******teeniya ay ka waday, haddana qoraalkeeda faahfaahin intaa ka badan laguma bixin. Dhanka kale, Cadde Muusa-ha gobolka ******teeniya ee Soomaaliya, ayaa isaga oo la hadlayay baarlamaankiisa toddobaadkii la soo dhaafay, ayaa yidhi, "Waxaan marar badan oo hadda ka horeeyay sheegay in aanu keeni doono tan (Shirkaddan) ama mid kale, maantase waxaan idin leeyahay maanta waxba kama hayo." Shirkaddan Ustaraaliyaanka ah, ee Range Resources, oo sida la sheegay hore dhaqaale maal-gashi ah ugu deeqday nidaamka maamul-goboleedka ******teeniya, ayaanay kala caddayn in Shirkaddaasi ay halkaa sii joogi doonto, marka loo eego isbedellada cusub ee ka dhacay bariga Somaliland, gaar ahaan gobolka Sool. Source: Ogaal
-
Religion will play a big role in this century's politics
-
Somaliland Research Centre in Virginia- Geopolitics and Socioeconomics Future of Sool State The recent Somaliland achievement to Las Anod is not just seem as the mission was accomplished but this will close the frustration and quarrel which the citizen of Sool region experienced more than years. Puntland was politically and militarily defeated. It appears now that the state has an opportunity to chase, at least come across, and ready for a way toreconstruct. Somaliland is not responsible the rapidly worsening reduction situation in the region faced for the last ten years, but it was due to the cumulative effects of insecurity, conflict and politically miscalculated that was based on clan desire and norm rather than being a statehood. According to the other regions, Sool region is the most destructive, devastating and demoralizing state in Somaliland; it was decremented its social life. Comparing to the next neighborhood state, Togdheer made a tremendous development weather it is Geopolitics and Socioeconomics. This state established its own industries, higher education and political system. However, the fact remains that Las Anodis does matter to Somaliland. It does matter economically or socially. And it is a golden time that the majority of the population realize to change the unaccommodating title “dispute territory” to settle and defined territory. Today the people of SOOL have an opportunity to gain again the attention of the government and the international reconstruction relief agencies. -- Caynab Cabe
-
Maanta waa sabti ,,, markaa waa in la soo noqdo
-
hadhwanaag 2007-11-02 (Hadhwanaagnews) Laas-caanood(HWN):Weftigii u hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Md.Siciid Sulub Maxamed oo ay weheliyan Wasiiradii iyo Xildhibaanadii hore ugu sugnaa Magaalada Laas-caanood ee Gobolka sool ayaa saaka booqday fadhiisimada Ciidamada Qaranka jiida Gobolka Sool. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Siciid Sulub Maxamed waxa uu u gudbiyey Ciidamada Qaranka iyo Madaxdoodaba Salaan iyo hanbalyo uu ku tilmaamay inuu uga sido Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin,Sadexa Xisbi Qaran, labada Gole Barlamaan. “Waxaan idinku bogaadinayaa talaabadii Geesinimada lahayd iyo Guulihii aad gaadheen idinka oo kaashana qeybo ka mida Shacbiga gobolka Sool,gaar ahaana Magaalada Laascaanood” ayuu yidhi Wasiirka Hawlaha Guud Siciid Sulub Maxamed oo la hadlayey Ciidamada Qaranka ee Jiida hore iyo Madaxdoodaba. Siciid Sulub Maxxamed isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu tilmaamay hab-dhaqanka Wanaagsan iyo halyeynimada inay Ciidanku muujiyeen. “Xukuummad,Golayaal,Axsaab iyo Shacbiga reer Somalilandba waxaanu diyaar idiinla nahay oo aanu hiil iyo hooba lagarab taaganay Ciidamada Qaranka”ayuu yidhi Wasiirka Hawlaha Guud. Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Md. Siciid Sulub waxa uu sheegay inay u jeedada socdaalkoodu tahay sidii loo dhameystiri lahaa Guulahaasi,isla markaana wax loogu qaban lahaa dadweynaha Gobolka Sool,sida adeegyada Bulshada,iyo kaalmo gaadhsiinta dadweynahan. Wasiirka Deegaanka iyo Horumarinta reer miyiga Somaliland Md.Fu’aad Aadan Cadde ayaa ku dhiirigeliyey Ciidamada Qaranka aaga jiida hore inay hiil iyo hooba la garab taagan yihiin, isla markaana ku bogaadiyey Ciidamada guushi ay dagaalka ka soo hooyeen. Waxaana Wasiirka Hawlaha Guud Siciid Sulub Maxamed ku wehelinayey Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Qaasim Sheekh Yuusuf, Wasiir kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta Axmed Xaashi, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale, waxay Ciidamadaasi iyo Masuuliyiintoodaba u jeediyeen ereyo dhiirigelin iyo dar-daaran isugu jira. Dhinaca kale, sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya Magaalada Laas-caanood ee Gobolka Sool inay galabta gaadheen Masuuliyiin ka socotay todoba Urur Wadani, kuwaas oo kulamo la yeeshay Badhasaabka Gobolka Sool Cali Sandule. Waxaanay Ururadaasi ka war-bixiyeen u jeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay la Xidhiidho Baahiyaha jira, iyo weliba sidii ay wax tar ugu geysan lahaayeen dadweynaha Gobolka Sool. Badhasaabka Gobolka Sool Cali Maxamuud [Cali Sandule] ayaa hay’adahaasi uga mahad-celiyey hawsha ay u socdaan. “Waxa uu Gobolku u baahan yahay in Wax loo qabto, waxaanan idiinka mahad-celinayaa hay’adihiinan kala duwan sodaalkan aad ku timaadeen hakan sidii aad wax u tari lahaydeen” Waxaana hay’ada Wadaniga iyo kuwa kaleba isugu jiray kala ahaayeen NERAD, HAVYOCO, CAND LIGHT, QAMAR-SANAM, iyo qaar kale.
-
Wefdigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Hawlaha Guud oo booqday jiida hore ee ciidamada Somaliland Laascaanood (Qaran)- Wefdigii uu hogaaminayay Wasiirka Hawlaha guud iyo Guriyaynta Somaliland Mudane Siciid Sulub Maxamed ee socdaalka ku joogay Magaalada Laascaanood, ayaa manta booqday fadhiisimada ciidamada Qaranka ee Jiida gobolka Sool. Wefdigan waxa kale oo xubno ka ah Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Mudane Qaasim Sh. Yuusuf Ibraahim , Wasiir ku xigeenka Qorshaynta Mudane Axmed Xaashi Cabdi iyo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Caafimaadka iyo Arrimaha Gudaha, waxay gaadhsiiyeen Ciidamada Qaranka Dhambaalo Hambalyo ah oo ay uga sideen Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , Golayaasha Qaranka iyo saddexda xisbi Siyaasadeed. Wasiirka Hawlaha guud Somaliland, isla markaana ah Madaxa wefdiga ayaa ciidamada ku bogaadiyay guulihii ay ka gaadheen dagaalkii ay magaalada Laascaanood , kaga sifaynayeen Maleeshiyada Puntland. “Waxaanu idinka mahad naqaynaa hawsha culus ee aad dalkiina u haysaan iyo hayinimada aad muujiseen’’ ayuu yidhi Mudane Sulub. Dhinaca kale, gudoomiyaha Gobolka Sool Mudane Cali Maxamuud Axmed [Cali Sandule]ayaa isla manta xarunta maamulka gobolkaasi ku qaabilay ururo Samafal oo wadani ah , oo socdaal ku tagay Magaalada Laascaanood. Cali Sandule ayaa caawa ii sheegay inuu hay’adaas samo falka maxaliga ah ku soo dhaweeyay inay mashaariic horumarineed ay ka fuliyaan gobolka Sool.
-
Bandhig Faneed Dhaqaale Loogu Ururinayay Horumarinta Adeegyada Gobolka Sool Oo Hargeysa Lagu Qabtay Hargeysa(Qaran)- Bandhig faneed dhaqaale,loogu ururinayay Shacbiga Gobolka Sool iyo Ciidamada qaranka,ee ku sugan jiidaa gobolkaasi,ayaa xalay lagu qabtay Huteelka Maansoor,ee Magaalada Hargeysa,riyaawadaasi oo halkudhigeedu ahaa Isku-yaal Kala ooman. Bandhig Faneedkaasi,oo ay ka dambeeyeen qabanqaabadiisa qaar ka mid ah Ururada bulshada,waxa ka dhex muuqday Fanaaniinta Qaranka,ee ka hawl gala,Wasaarada Dhaqanka iyo Dalxiiska,waxana uu ku saabsanaa qiimaha wadaniyada iyo dad walaalo ah,oo iska difaacaya cadow,weerar ku soo qaaday,oo doonaya inuu qaar ka mid ah kaxaysto,waxana la sheegay in kharashka ka soo baxa Riwaayadan,loogu deeqi doono,horumarinta adeegyada Caafimaadka iyo waxbarashada ee Gobolka Sool iyo ciidamada qaranka. “Reer Sool waa reer Somaliland waa dad Muwaadiniin ah , waa dad wadankooda jecel waa dad u heelan wax qabad runtii , reer Somaliland sidaasi oo kale ayay walaalahood ugu ooyayaan markaa waxaan leeyahay nabada iyo midnimada illaahay ha inoo adkeeyo horumar iyo ictiraafna hayna gaadhsiiyo’’.sidaas waxa yidhi Wasiirka dhaqanka Iyo dalxiiska Somaliland,Md Cabdirisaaq Waabari Rooble,oo ka hadlay furitaankii Barnaamijkii Riwaayadaasi lagu soo bandhigayay. Wasiirka Dhaqanku,waxa uu sheegay in bandhig-faneedkaas, lagu dhigi doono Fagaaraha Beerta xoriyada Hargeysa,kadibna Gobolada dalka La geyn doono. Wasiirku waxa uu u mahad celiyay Marwo Faadumo Siciid , Ururada Bulshada iyo Fanaaniinta Qarankaba , waxaanu xusay in beerta xorriyadana riwaayadan lagu dhigi doono . Md Cabdirisaaq Waabari,waxa uu amaanay, Marwo Faadumo siciid Ibraahim,oo keentay fikirada ah,in Fanaaniintu kaga qeyb qaataan waxtarka dalkooda, badhig-faneed. Marwo Faadumo Siciid Ibraahim,oo munaasibadaas ka hadashay,ayaa ka sheekaysay in kharashkii ka soo baxay Riwaayada oo ahaa [450 Dollar],lagu dabooli doono baahiyaha adeega caafimaad ee cisbitaalka Laascaanood iyo adeegyada kale ee ijtimaaciga ah,waxana aytidhi “Qof kasta oo reer Somaliland ah Gudo iyo dibadba waxa looga baahan yahay,inuu taageero ka geysto horumarinta Gobolka Sool,waxana cid kasta oo wax ku taraysaa,ay ku soo hagaajin doonaan Account Gobolkaas looga furayo Xawaalada Dahabshiil”. Faadumo Siciid,waxay Wasiirka Dhaqanka iyo Fanaaniinta Qaranka,uga mahad-naqday sida ay uga aqbaleen hindisihii ay u soo jeedisay. Wasiir ku xigeenka Cadaalada Mudane Yuusuf Ciise Tallaabo oo isagua halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in bulshadu haddii ay isku tashato inay wax qabsato oo ka qayb qaataan horumarka dalkooda ay Somaliland wax walba qabsan karto.
-
The major differences between SSC SL stems from acrimonious tribal history
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
waar kan chief na maalmahan oohin badanaa ,,, bismillaah -
54,000 displaced in Las Anod's invasion by 'Somaliland'
Jacaylbaro replied to NASSIR's topic in Politics
54,000 displaced from LA ?? According to the Puntland based Humanitarian Affairs and Disaster Management Agency (HADMA) Rapid Assessment Report Ohhhhhhhhhhhhhh,,, i got it now