Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,165
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    299

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Muuse Muqayil's propaganda. Ninkaan asagaa ka soo buriyey Hargeysa, along with other staff members of ICAO based in northern Soomaaliya, after ICAO refused to pay bribery. Kuwa Garoowe ka shaqeeyaan, ninkaana iyo kuwa kale Xamar loo wareejiyey. I don't think NISA dishay. I really believe Muuse and co. are organizing these murders of Reer Waqooyiga in Xamar. Reer Koonfur inay nacsiyaan rabaan after meel walba ka soo xirmatay.
  2. Meel dunida ka jirto baddeeda xukumaan maamul goboleed kama jirto. Maamul goboleedyadaas Soomaaliya ka tirsanyihiin. Baddana dowlad dhexe u qaabilsan. Iswiserlaan ugu dhow confederation, xadkeeda dowlad dhexe ayaa maamusho. It is not like maamul goboleedyada control badda now either. A little militia doomo yar wato xeebta agjoogo is not a navy. In lala tashto haa waa qabaa, laakiin wax taas dhaafsiisan maya. Meesha confederation ma'aha.
  3. Xasan was the softest madaxweyne secessionists had faced. Xasan really didn't care, Muuse wuu kool koolin jiray. Case in point, not lifting a finger about xasuuqii Laascaanood ee sanadkii hore iyo ka aamusnaanta. Muuse jiljileeca Xasan kibir ayuu ka sii qaaday. Muuse qof macquul lala hadlo ma'aha. Reerkiisaba dhexdooda wadahal lama gali jirin, dagaaladooda sokeeye ka mid ahaa ("anoo wax dili karo...). Intuu Muuse marqaaniste joogo meesha wadahadal waxba ma soo kordhineyso. Plus Reer Khaatumo are gone, Reer Awdal are on the verge of going. Muuse marfishkiisa maxaa lala hadlaa hadduuba awood lahayn. This is not 2014.
  4. Ismaaciil ciimadiisa haddee Seylac imaadaan, dib uma noqonaayaan. He will think he is the new Rwanda's Kagame and Seylac is Congo's Goma. He will do as he sees fit. Xasana ma kala jecla. Muuse Muqayiloow, ka xaab xaabi.
  5. Maka soo horjeedaa heshiiska Turkiga? Waa run boqolkiiba sodon in la siiyo laakiin xaalka xun ayaa keenay waa dareemi karaa. Turkigana ma'aha Imaaraad ama Masar, dhex dhexaad ayuu ka yahay siyaasiinta isheysta,dano gaar ahna malaha. Xasan Imaaraadka ula tagay qorshahaan, waana ka aamuseen. Masar ula tagay, waa ugu baxeen balantii. Turkiga waa his third and last option. Daruufta u geysay. Turkiga ka bilaabo ahayd. Heshiiskaan waxaa soo dadajiyey Xabashada duulaankeeda oo bisha soo aocoto ciidamo geyso rabto xeebta Awdal. Laakiin waa waajib in lagu noqdo siismada boqolkiiba sodon kheyraadka baddeena.
  6. Why do you sound like an ugly prostitute who never got attention before got a little attention from a dirty homeless guy with a dollar note? That is exactly how you and your failed secessionist project sound like.
  7. Hadaljeedintii Shariifka ee shalay hadalka badan dhalisay inuu u jawaabo rabaa. Turkiga iyo heshiis lala saxiixday marmarsiyo ka dhigto rabaa, laakiin waa arki doontaa axdiga qaranka badalkiisa sheekada ku dhameysan doonaa. Qof sidaa ognahay loogu soo bahdilay Adisababa, haddana xataa daljiraha Xabashida racdeyn karin waxba haka sugin. Lataliyaashiisa waa Jabuuti iyo Imaaraadka jeebkooda ku jiro.
  8. Daadir waxaas dhahay: Meel walba ka muuqo waa lagu muunad beelaa. JImcaale wal eree: Lan banaan maroow faragshey geed ma daaraaw. Jaamac wuxuu yiri: Cagtii joogsan waydo mar bay ceeb la kulantaa. Waaka dignay, waa u sheegnay, magaca madaxweyne ha bahdilin. Xasan maa war kuu maqlaayo, diyaarad walba dalaq, meel walba waa taaganahay waaye. Markaa lahayn u dir kulankaan wasiir ku haboon saan imaaneyso ogeyn.
  9. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 _________________ Updated.
  10. Do the diehard, delusional secessionists not know the story of cocky Kurdish in Ciraaq and how baalaha loogu rifay by Cairaaqi government using airspace restrictions?
  11. Xasan Socdaal waala wada ogyahay qolo gaar ah ayuu necebyahay, mainly because he thinks they might interfere his dreamy grand ambitions. He also thinks qolodaas bas inay degaan Soomaali Galbeed iyo NFD, which is incorrect. Deep down, he really doesn't care dalka la sii kala gooy gooyo. Wants to be a big fish in a small tank. Saas u maangaabanyahay. At 72 years old, he thinks he can be another Carab strongman under the advice of Imaaraadka amd Masar. The very first few months of his second selection, it was revealed he wants Soomaaliya to be a government led by a strongman.
  12. Xasan Socdaal Adisababa u socdaa la leeyahay. Maxaa dowladnimo lagu dheel dheelay.
  13. Waxaan baroordiiq wey dhaafoysaa xataa. Reerarkii saraakiisha laga dilay ee Imaaraadka ayaa la siyaaranaayaa. Qaabdaranaa oo badowsanaa Xasan iyo taliskiisa.
  14. Balidoogle iyo Berbera ayeeba heystaan hadda. Xasan oo Kismaayo laga sugaaye maalmo joogo orod ugu soo noqday because of this igu sawir iyo aamiin la'aanta wasiiradiisa ka qabo. Meel walba inuu taagnaado rabaa, jecelyahayna la kulmo ergey walba shisheeye jagaduu doono ha heystee. Muxuu heybadii ka qaaday jagada madaxweyne.
  15. Erdogan wali Soomaaliya la garabtaagan walaalnimo, Xasana Imaaraad wali daba ordaayo. He can't even go to Ankara, ashamed of his baxsad killer son.
  16. Tacsi aanan dhamaad lahayn ee baroordiq isku badashay. They are really worried about losing the little monthly cash funds they receive from Imaraadka ay ka dambeeyaan. Wasiir TikTok receives it, then shares it among with Xasan Socdaal and Mahad Qalaaye. Then the military seniors get their cut, then middle men. Ciidamadii Imaaraadka inuu Soomaaliya ku baabi'iyo u tatabaray wax yar ka gaarto lacagta. It is said to be several million a month.