-
Content Count
17,653 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Farmaajo-Fahad Yasin Political Partnership dissolved
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Soomaali iyo kala qeybsanaan. Cali Yare Cali ku farxaayo. Arrintaan Itoobiya faragelinteeda sidii loogu falcelin lahaa lagu kala qeybsamay yaa ogaado. Fahad wuxuu rabaa Shariifka soo dhiso filaa ama qof cusub. -
This is same degmo that was voting for SYL candidates in 1960s instead of qabiil party of XDM that was led by the late C/qaadir Soobe. Many other deegaanno of Alta Jubba and Shabeellaha Hoose were voting for them, not Reer Xuddur oo wadani Soomaalinimo muujinaaye. Xataa xildhibaan asalkiisa ka soo jeeday Garoowe ayeey dooranaayeen. Soomaalida seriously are mentally damaged and we need nothing less than a revolution. Waxaa la wada noqday dad arkaayo kaliya what is in front of them, baahi, masuq iyo xatooyo aanan ka dhamaan. It starts from top.
-
Magaalada Xuddur my late aabo ka soo jeedo inay saan la soo shir tagaan waa cambar ceeb weyn ah. Waa ogahay dad aan wax ogeyn Xabashada boorarkaan u soo dhiibtay. Shame on you maamulka meesha ka jiro, ugu horeeyo guddoomiyaha gobolka Bakool oo qaraabo dhow nahay. Shalay Reer Feerfeer, Hiiraan, ahayd, maantana waa Xuddur, Bakool. Xabashada will use these images they manufactured for propaganda. Iska aamusan u dhaantay haddeenan wax kale dhihi karin.
-
The least populated gobol iyo maamul of all Soomaaliya, including Soomaali Galbeed iyo NFD, ayaa gobol cusub magacaabay oo xaruntiisa noqoneysa Cabuudwaaq. Yaab. Of course it is purely for political reasons. I don't know if it will be feasible and become a reality. __________________ Qoorqoor oo magacaabay gobol cusub iyo qorshe culus oo socda Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug. Ugu horreyn golaha ayaa warbixin buuxda oo ku saabsan amniga deegaannada Dowladda Galmudug ka dhageystay wasiirka wasaaradda Amniga. Intaas kaddib Goloha ayaa dood dheer ka yeeshay wajiga koowaad ee unkidda gobollo cusub oo ka mid noqonaya Gobollada Dowladda Galmudug, waxaana dood dheer kaddib goluhu cod gacan taag ah ku ansixiyay goboleynta Gobolka Galwaaq, kaasoo oo loo gudbin doono golaha wakiillada Dowladda Galmudug si loo dhammeystiro ka mid noqoshadiisa gobollada Dowladda Galmudug. Ugu golaha ayaa warbixin la xariirta halka uu marayo qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo ka dhageystay wasiirka wasaaradda Dekedaha, isagoo wasiirku shirka golaha ka dhex sheegay xilliga sida rasmiga ah uu u billaaban doono dhismaha Dekedda. Xigasho
-
Abdi Hashi is a genuine Somaliweynist
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Biden was forced to step down after relentless pressure by his own party's senior leaders, like Nancy Pelosi and Obama. He really wanted to hang on, waa laga diiday because donations dried up. Duqa runta uu arkay. Anaga Soomaalida urur siyaasadeed awood leh ma jiro, ururka waa kan aasaasay, sida Feysal Dhurwaa. He thinks he owns his urur siyaasadeed. -
Abdi Hashi is a genuine Somaliweynist
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Duqa waa gaboobe ha iska nasto. He is probably around 82 iyo meelahaasi and yet waa soo taagantahay, especially considering he is just coming back after a long illness. Inta cimrigiisa ugu gartay ha iska cibaadeysto. Siyaasiinta waala gaboobay ma yaqaanaan, waligood waa woo taaganyihiin. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Isbitaalkaa ku dhashay ayeey soo galeen Xasan baahi kama baxo. Xataa haddaa dhiig qof qaraabo siineysid labaatan doolar lagaa rabaa, iskaba dhaaf bilaash kalee. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasan iyo xirtiisa baahi la degtay ma dhargaan. Baarlamaankii kii maamulaayina waa iska fiirsanaayaa waa mid kale asagana baahanee. Isla xisaabtan ma leh. -
A New Cold war has emerged Between Somaliland and Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This guy is a marqaanist goonigoosad, widaay. Don't quote or source him. "Somalian" kulahaa. -
A New Cold war has emerged Between Somaliland and Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
There shouldn't be any responses. Tabar ma heysid ee dadkiina dhinac ka raaca. Togdheer dhaqaalo la'aan ka jirto because isku socodkii Sool iyo Togdheer wada xiran. Reer Sool qurbojoogtii ka degi jiray garoonka Hargeysa, stayed several days in Hargeysa to shop and eat before they continue their journey waa joogsaday oo Garoowe ayee ka degaan. All these are adding up. -
A New Cold war has emerged Between Somaliland and Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
"In response" lee ku haay tan iyo adduunyo gaddoonka. How is it going the response to Goojacadde a year ago, though? -
VP Harris Picks Minnesota Gov Walz as VP candidate
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
It is not supporting One over the other. One group openly hates you, diintaada iyo isirkaaga ma arki karaan. The other ha xumaadeen, at least pretends to be welcoming you. Danteena u aragnaa ka fulino. Lagarooniyaasha ee soo dhaweystaan howl nool taalo ma'aha as long as danteena wadano. We don't believe that way of life nor do we support. Laakiin adiga Orangecon oo diinteena Islaamka neceb, Muslimiinta dhan wada neceb, Soomaali ha sheegin. And uses 'Palestinian' as an insult, maxaa u taageertaa baacaas? -
VP Harris Picks Minnesota Gov Walz as VP candidate
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Can you believe, Maakhiri, they allowed on that stage representative of every imaginable group, except any Muslim, Carab and Falastiin, even elected well-known ones like sister Ilhaan Cumar and Rashiida Taliib. Waa u wada diideen. They had Yahuud in every every kind, xataa kuwa ee ka keeneen dhulkee heystaan. Waa yaab. I thought she would be a little different from Joe, but weyna ka sii darantahay if she can't allow a single Muslim on that stage because they can't be trusted. Islaam naceyb aanan caadi ahayn. -
VP Harris Picks Minnesota Gov Walz as VP candidate
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Shame on her. She is already a hawk, Zionists already took full control of her policies. -
A New Cold war has emerged Between Somaliland and Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Shirkadiisa is co-owner by others, two other foreigners. Plus his board members are foreigners. They only care about $$$ and shares, so if dowladda dhexe goes and uses international law full force against them, they will force him to resign or change a single word on the app. -
A New Cold war has emerged Between Somaliland and Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
WorldRemit waa in lagu daraa liiska, hadduu diidana kan maamulaha ka ah ee goonigoosadka ah ha laga mamnuuco inuu ka shaqeeyo Soomaaliya. His foreign board members will force him to change. -
Time to discipline Xabashi airline
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Che, Soomaali isma moodaan. Calling their fellow Soomaalida 'zoo' folks waxee moodaan inay iyaga ka hadleynin. Shisheeyahee bareen ereygaas ayaa isla iyagii u isticmaalaayo. And they took umbrage markeey xildhibaanad Ilhaan ugu wacday 'kuwa Soomaali sheeganaayo.' -
Time to discipline Xabashi airline
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xunjuf Xabashaduu luuqa iskula xaman jireen isku dhaceen. Markeey Soomaalida kale 'Zoomaalis' ugu wacaayeen wey ku faraxsanaayeen. -
Wasiirkaan is trolling Jeesoow and his likes. Lafta wasiiro baraha bulshada sida loo isticmaalo yaqaano keensaday.
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasan baahidiisa ma buuxsanto. Bankiyadii dalka intuu horumarin lahaa saan u dhaqmaayaa. -
Time to discipline Xabashi airline
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Awal maxaa wadeen? Laascaanood markaa ku duuleyseen xasuuq iyo dagaal ma ahayn? Mise dagaal waxaa u taqaanaa marka adiga lagu karbaasho? -
Time to discipline Xabashi airline
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Keep the bitter tears coming, Xunjuf. No more u turid. Wax badan ayaa la idiin turay oo ku kibirteen.