Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,653
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Lafta maalinta Sabtida wuxuu ku dhawaaqi doonaa (s)elections uu iskugu caanoshubo.
  2. LoL, Galbeedi. War Awdal iiga waran? I heard Muuse burned poor Safiya Tusmo's business. I also had seen xildhibaan Abiib's tol arming themselves. I wish Reer KG iyo Awdal were deegaano daris ah. Meesha Soomaaliya ugu nabad doon ahaan lahayd, la iskuma xadgudbi lahayn.
  3. Xasan talked to and asked daljiraha Turkiga to phone Laftagareen to persuade him to come to Xamar. Jagadii madaxweynimo ku ciyaaray. In his bilaa talo mind, he thinks Laftagareen can listen to daljiraha Turkiga's little pressure because his family live in Turkiga. Meel guddoomiyihii baarlamaanka, ra'iisul wasaarihii iyo sodogii uu Xasan wada dirsaday laga wada diiday muxuu daljire Turki keeni karaa?
  4. Xasan is so desperate now he desperately wants to meet Laftagareen. Beri waxaa Baydhabo u socdo Laftagareen sodogiisa oo ah taliyaha ciidamada asluubta. Waa Taliye Shub OO Xasan dirsaday markee hanjabaadii iyo dhaqaalo bixiskii ii u socon weysay. Xasan wants to go with him to Baydhabo, suu sawir Laftagareen iskaga qaado and then go to New York for shirka sanadlaha ee Qaramada Midoobey. Shirkaas dhaqaalo ku soo helo rabaa. Laftagareen waa diidanyahay la kulanka Xasan. Dhowr qodobo ugu shardi dhigay ka hor kulankooda.
  5. Widaay, Deni asagaa ka mid ahaa kooxdii keensatay Xasan. Saas u lahaa haka saarto. If Laftagareen ku jiri lahaa kooxdaas, same way u dhihi lahaa haka saarto asagana. Xasan waa ogeyn wuxuu ahaan 2012-2017, laakiin kuwaa mooday qof kale noqday. Xasan will never change. He is just qabyaaladiste nolol adag ku soo koray. Anyway, suu Xasan ula dhaqmaayo KG hadduu ula dhaqmi lahaa Reer Galmudug, iyagaa difaaci lahaa. Mabda'a ayaa leeyahay aniga. Xabashida lama jiray, waligeyna lama jirin, laakiin munaafuqiin isbaariste ah Soomaalinimo iguma gambanaayo.
  6. Ciidamadii xoogga dalka ee qeybta 60aad ee ka howlgalaaye deegaanada KG maamulka KG la wareegay sida la sheegaayo.
  7. I am glad waxee mooryäänta extremist Xasan Socdaal isla aaminsanyihiin banaanka soo bandhigay. This and other moves like banning diyaaradaha deegaanada KG tagi lahaa will only make Reer Koonfur Galbeed to support Laftagareen unanimously now. Kuwii lagu shaqeynaayina ka soo jeeday KG waxee yihiin la arkaayaa - useless, powerless puppets.
  8. Markee xabado dhacaan, dhiig macno darro ah daado luu gadaal iskugu noqdaa. I think Xasan Socdaal ka dambeeyo, using the bargain of taliyaha booliiska uu ina Dayaano u balanqaaday. That carrot dangling for months is working, it seems.
  9. The ongoing genocide the munaafuq West pretends to not exist.
  10. Xasan Socdaal dagaal dadban ku Dhawaaqay. Aragnaa meesha uu ka gaaro. Aaden Madoobe ayaa laga sugayaa jawaabtiisa OO labada lug labada dhinaca kula jiro. Dagaal cad ayaa dhici doono hadduu xaal u helin.
  11. Hooyadiisa xataa haddee Eritareeyaan tahay waa ka Soomaali dheereeyaa kuwa Oromada iyo Qureyshta sheegto oo waxee yihiin isogeen.
  12. Masuqa dowladda Xasan Socdaal waxee rabaan inay Tarsan iyo dowladii hore ku nabaan. Musuq xun ka socdo safaaradda Nayroobi, xataa kan hantidhowrka Xasan keensaday ka yaabay oo kiis baaritaan ku furay.
  13. Wasiirka Warfaafinta Puntland: Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan Axad, Siteembar, 15, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin labo dowladdood oo isbarbar socda. Hadalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii maalmo ka hor ciidanka PSF (Puntland Security Force) ay magaalada Boosaaso ku soo rogeen xaalad amni, iyagoo joojiyay duulimaadyadii kasoo dagi jiray garoonka diyaaradaha Boosaaso, dadkana ku amray inay ka aagga garoonka. Wasiirka Warfaafinta ayaa yiri, “Yaan loo gafin dowladnimada. Puntland iyadaa mandate u haysta inay maamusho Boosaaso iyo guud ahaan Puntland. Ciddii wax tabanayso hasoo marto dariiqada sharciga ah.” Hadalka wasiirka ayaa kusoo aaday xilli uu garoonka diyaaradaha Boosaaso xiran yahay maalintii afaraad, kadib markii ciidanka PSF ay digniin u jeediyeen duulimaadyada kasoo dega garoonka Boosaaso. PSF ayaa ka carootay markii sida ay sheegeen garoonka Boosaaso laga celiyay askar dhaawac ah oo ka tirsan ciidankooda, kuwaas oo ay doonayeen in loo qaado magaalada Muqdisho si loogusoo daweeyo. PSF, oo ah ciidan taageero ka hela Maraykanka, ayaa waxaa aasaasay oo maamula qoyska Ilmo Cismaan Diyaano. Aabahood Cismaan Diyaano wuxuu ahaa taliyihii hore ee ciidanka PSF. Ciidankan waxay is hayaan ciidanka mariiniska Puntland ee loo yaqaano PMPF, oo ah ciidan uu maamulo sarkaal qoys hoosaad la ah madaxweyne Deni.
  14. Laftagareen iyo Xasan were never aligned one another politically. Waxee isku heystaan currently is ciidamada Masar la geeyo Bakool iyo Shabeellaha Hoose and ciidamada Xabashida laga saaro Koonfur Galbeed by the year's end. Laftagareen and many Reer Koonfur Galbeed believe Xasan daljaceylnimo kama aha Xabashaduu laga saarayo deegaanada Koonfur Galbeed, but a political opportunity to topple Laftagareen by misusing ciidamada Masaarida uu rabo keensado. That is the latest qilaaf, laakiin waligoodna wey kala shakisnaayeen. Xasan wants a yes man meesha geysto. Xasan believes Laftagareen was and still aligned with Farmaajo, which is true. Xasan also believes Koonfur Galbeed maamul la mid ah tii 2014 Shariif Xasan Baydhabo xoog ku tagay, supported by him using same Xabashi army he is against now. Reer KG didn't want Shariifkaas qaa'inka ahaa. Xasan, however, is severely mistaken if he thinks the situation is still the same. It is not. Laftagareen now has tens of thousands of Daraawiish ciidamo, many of them highly trained by Ingiriiska and those federal soldiers KG ka soon jeedo, but disillusioned by dowladda Xasan. They support Lafta, including taliyahooda. Xasan cannot force Lafta out alone with ciidamadii Soomaaliyeed since he destroyed them. Ciidamo Soomaaliyeed tayo leh waa yaryihiin maanta, so hence using Masaari forces masquerading as peacekeepers. Xasan is also delaying mashaariicda deegaanada KG laga hirgalin lahaa by hay'adaha caalamka. Dowladii Farmaajo mashaariic badan laga hirgaliyey. Xasan also refused to provide military aid - just as he did for Galmudug and Hirshabeelle - for ciidamada KG for the fight against kuwa afka duuban ku sugan deegaanada KG. He didn't want to empower them. Wuxuu yiri macaawisley ayaa keenaa la dagaalamaayo. Lafta, like Axmed Madoobe in Kismaayo, refused saying we have the troops, just provide us the federal logistics and equipment. Macaawisley would not be controlled and opportunists like Shariif Xasan will use them against maamulka dhisan.
  15. At least inuu Baydhabo tago waa loo ogolaaday, unlike kii ka horeeye Mahad Qalaaye oo dhowr mar damcay Xasan la yimaado laga diiday.
  16. When Laftagareen is speaking like this, xaalka caadi ma'aha. Wax aan boobeynaa, Xasan si toos ah ugu dhaga hadlaayaa. Balan badan ugu baxay Xasan. His frustration is really boiling. It is not about Xabashida kaliya. It is about hubka lagaga xoreyn lahaa deegaanada Koonfur Galbeed uu diiday dhiibo. Xasan waa diiday hub iyo dhaqaalo dhiibo sida gobollada dhexe. It is about arming isbaaristiyaasha Belidoogle banaankeeda isbaaro dhigtay. He is still arming them. Ciidamo beeleedkii uu geeyey Baraawe oo dagaalka sababay. Dagaalo qabiil ka holcinaayaa Berdaale, Diinsoor iyo deegaano kale. Mashaariic horumarineed beesha caalamka dowladda dhexe u soo martay ayuu ku dhaganyahay, si Lafta uu cadaadis u saaro. Worst is mar walba failed siyaasiin like Shariif Xasan ayuu qaabilaa, Rooboowna wasiir ka dhigtay.
  17. You secessionists GAVE them a tiny bit of hope. If you spoke like walaashaan who said Rabi gave you wabi ee cusbo ku shubo bad hakuu noqdee. Watch from 0:47 minute:
  18. Sanbalooshaha gadaal ka muuqdo, a Hagist extremist Xasan wakiil u ahaa, waa loo diiday inuu shirka Laftagareen iyo Xamse ka qeyb galo. Asagoo xanaaqsan Xamar ku noqday saaka.
  19. Faradheer runta u sheegayaa. Tan iyo lixdankii sedbursi wadaan.
  20. Abtigiis will allow this? Daciifsanaa. Abiy Soomaalida kaliya inuu ka adagyahay ismoodaa.
  21. Dowlad Soomaaliyeed meesha ka faa'iidaysan lahaydna Xasan Socdaal u madax ah. Maxaa Xasan lagu qasaaray.
  22. Sadex sano ka dib, it is back again. Cabsi ka jirta Boosaaso kadib amar ka soo baxay ciidamada PSF Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo saareen digniin ay diyaaradaha isticmaala garoonka magaalada ugu sheegeen inaysan isticmaalin garoonkaas. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo uu jiray khilaaf muddo soo jiitamyey oo u dhexeeyey maamulka Puntland iyo hoggaanka ciidanka PSF. Shacabka ku nool magaalada Boosaaso ayaa walaac xoog leh ka muujinya tallaabooyinka dhallin kara xasilooni darada. Weriyaha VOA Faaduma Yaasin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay. Idaacadda Codka Mareykanka
  23. Good, make phantom cadow from everyone and at everywhere. Hore Shiinaha ka careysiiseen, haddana Masar oo Jaamacadda Carabta awood ku leh.
  24. When a so-called 'wasiir' who graduated from Marrfish University, this happens: They couldn't even use proper wasaarad tonissue this, which is wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare.