Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,653
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. By the way, Saalax went to Aqalka Sare uu ka tirsanaa after two years and four months. His seat was threatened by Cabdi Xaashi recently.
  2. Xasan believes transactional qabyaalad politics. Maxaa i siisaa oo ku siiyaa ku dhisantahay dowladiisa, creating useless positions like this and the endless envoys. He is rewarding Aaden Madoobe, for keeping baarlamaanka powerless to act. This new person is brought by Aaden Madoobe and hails from Diinsoor.
  3. Salaanta waa idinla dhaafi waaye xaafadda maraayey Jabuuti ayee ka dhacday haddana.
  4. He is asking Musafeni to keep his ciidamo without pay beyond the mandate that ends sanadka dhamaadkiisa. Reer Galbeed won't fund them after Diseembar. Toban iyo toddobo sano ayaa ciidamadiisa loo quudinaaye and they haven't done anything in the last seven years.
  5. Mahadsanid ra'iisul wasaaraha Malaysia iyo tacsidiisa u tacsiyeeyey naftiihure Yaxye Sinwaar.
  6. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 Eritareeya (8th time) - 09/10/2024 Ugaandha (7th time) - 19/10/2024 ________________ Updated list.
  7. Eebbe janadiisa fardowsa haka waraabiyo halyeey naftiihure dhab ah.
  8. Bil ka yar shaqada joogaa and already meeting with all these daljiro. Is he wasiir arrimo dibad? Kan Turkiga, Ingiriiska iyo Xabashada sugeynaa. He is probably establishing a network, so when he challenges Deni tomorrow...
  9. Xasan Socdaalna waa iska hurdaa. Xataa haddeenan run ahayn, why doesn't wasaaradda arrimaha dibadda summon rufyaanka Xamar Imaaraadka u joogo ee daljire ugu wacaan. They should force him and his government to deny this news. Maxee ugu aamusanyihiin. Of course, new dhul boobid ku mashquulsan yahay Xasan
  10. Muuse Muqayil waliba Xabashi dabada ka riixeyso been been kuma dhiibaayo xilka. He will self-declare as a winner and his subclan will back him. Cirro as usual will be too weak and dither.
  11. Ina C/rashiid Cali Sharmaarke waxaa xilka xildhibaan aqalka sare ah u diiday Deni sanadkii 2022. Laakiin sanadihii 2017-2022 iska qaadan jiray lacag bilaash ah asagoo hoteel Nayroobi iska degan.
  12. Cajiib waxaa ah Cabdi Ismaaciil Samatar aqalkaas tagin sanad iyo bar kama qaadin xilkiisa.
  13. Reer Habar vs Reer Habar ka dhex qaraxday due to doorashada Hargeysa ka socota cida la taageerayo.
  14. She posted this after kuwa iyada ka jago hooseeyey la dalacsiiyay, iyadii laga booday. Xasan xulafadiisa forced her to delete this post. Yaab.
  15. Xasan kuwii beeshiisa wada dalacsiiyay maanta xarunta Balidoogle ka soo baxay. Gabadhaan KG u dhalatayna waaka booday.
  16. Updated list. Xasan likes to fly on Oktoobar 8/9 each year.
  17. Xasan oo ka dhacay Eritareeya, waa markii sideedaad laba sano iyo afar bil uu xilka haayo. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxay Eritareeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa u ambabaxay dalka Eritrea. Safarka madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah mid shaqo, waxa uuna kulan xasaasi ah la yeelan doonaa madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki. Labada masuul ayaa la filayaa inay kulankooda uga hadlaan xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Eritrea, gaar ahaan arimaha Geeska Afrika. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah oo safarkaan ku wehlinaya wasiirka arimaha dibadda Axmed Macalin Fiqi. Madaxweynaha ayaa isla maanta inta uusan u safrin magaalada Asmara ee dalka Eritrea tegay xerada Balidoogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo uu gacanta ku hayo Mareykanka. Madaxweynaha ayaa markii uu tegay xerada salaan sharaf ka qaatay ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka oo ku sugan xeradaasi. Sidoo kale madaxweynaha ayaa ka qayb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayaan ciidamo cusub oo tababar ku dhameystay Balidoogle, isaga oo tababarka usoo xiray ciidamadaas oo kamid noqonayo kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidamadaan cusub ayaa sidoo kale qayb ka noqon doono howlgallada haatan socda ee dalka looga xoreynayo Al-Shabaab, kauwaas oo ay hoggaamineyso dowladda Soomaaliya. Sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu ku sugan yahay xerada Balidoogle kulamo kala duwan la qaadan doono saraakiisha ciidanka Mareykanka ee gacanta ku haya xeradaasi, isaga oo kala hadli doono taageerada dowladdooda ay siiso Soomaaliya.
  18. Laftagareen, for what I heard, Xasan ayuu Rabaa mashruuc horumarin u fasaxo right at the shir. He wants heshiiska ugu baxo right after he receives them. Xasan Qiyaanoole ayuu rabaa inuu qiyaamo. Waa riyoonaayaa. He will hold his (s)elections in late 2024 or early 2025, Axmed Madoobe or not. However, Laftagareen siduu ula kulmay sodogiisa (Jen. Shub), wax qarsan ayaa loo sheegay that no one knows. He softened. Laftagareen is not only married to Shub's daughter, he is also his adeer, as well as his son being Laftagareen's chief of staff. Marka Jen. Shub geesaha ku wareegsan waaye, kor iyo hoos. Did you also realize kuwa Xasan Socdaal adeegsado ka soo jeedo Koonfur Galbeed, loudly always calling doorasho, doorasho, are very silent when Xasan is the very one advocating an extension. Waxee kaliya soo kacaan marka uu Xasan adeegsanaayo. I am talking about Fargeeti, Shariif Xasan, C/llaahi Balaag iyo kuwa la mid ah.