Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,663
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. At least inuu Baydhabo tago waa loo ogolaaday, unlike kii ka horeeye Mahad Qalaaye oo dhowr mar damcay Xasan la yimaado laga diiday.
  2. When Laftagareen is speaking like this, xaalka caadi ma'aha. Wax aan boobeynaa, Xasan si toos ah ugu dhaga hadlaayaa. Balan badan ugu baxay Xasan. His frustration is really boiling. It is not about Xabashida kaliya. It is about hubka lagaga xoreyn lahaa deegaanada Koonfur Galbeed uu diiday dhiibo. Xasan waa diiday hub iyo dhaqaalo dhiibo sida gobollada dhexe. It is about arming isbaaristiyaasha Belidoogle banaankeeda isbaaro dhigtay. He is still arming them. Ciidamo beeleedkii uu geeyey Baraawe oo dagaalka sababay. Dagaalo qabiil ka holcinaayaa Berdaale, Diinsoor iyo deegaano kale. Mashaariic horumarineed beesha caalamka dowladda dhexe u soo martay ayuu ku dhaganyahay, si Lafta uu cadaadis u saaro. Worst is mar walba failed siyaasiin like Shariif Xasan ayuu qaabilaa, Rooboowna wasiir ka dhigtay.
  3. You secessionists GAVE them a tiny bit of hope. If you spoke like walaashaan who said Rabi gave you wabi ee cusbo ku shubo bad hakuu noqdee. Watch from 0:47 minute:
  4. Sanbalooshaha gadaal ka muuqdo, a Hagist extremist Xasan wakiil u ahaa, waa loo diiday inuu shirka Laftagareen iyo Xamse ka qeyb galo. Asagoo xanaaqsan Xamar ku noqday saaka.
  5. Faradheer runta u sheegayaa. Tan iyo lixdankii sedbursi wadaan.
  6. Abtigiis will allow this? Daciifsanaa. Abiy Soomaalida kaliya inuu ka adagyahay ismoodaa.
  7. Dowlad Soomaaliyeed meesha ka faa'iidaysan lahaydna Xasan Socdaal u madax ah. Maxaa Xasan lagu qasaaray.
  8. Sadex sano ka dib, it is back again. Cabsi ka jirta Boosaaso kadib amar ka soo baxay ciidamada PSF Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo saareen digniin ay diyaaradaha isticmaala garoonka magaalada ugu sheegeen inaysan isticmaalin garoonkaas. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo uu jiray khilaaf muddo soo jiitamyey oo u dhexeeyey maamulka Puntland iyo hoggaanka ciidanka PSF. Shacabka ku nool magaalada Boosaaso ayaa walaac xoog leh ka muujinya tallaabooyinka dhallin kara xasilooni darada. Weriyaha VOA Faaduma Yaasin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay. Idaacadda Codka Mareykanka
  9. Good, make phantom cadow from everyone and at everywhere. Hore Shiinaha ka careysiiseen, haddana Masar oo Jaamacadda Carabta awood ku leh.
  10. When a so-called 'wasiir' who graduated from Marrfish University, this happens: They couldn't even use proper wasaarad tonissue this, which is wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare.
  11. Xasan Socdaal fursad siyaasadeed siyaasi Soomaali soo marin 30 sano ayuu dhumiyey, Soomaali badana ku taageeri lahaa, ku midoobo lahaayeen. C/raxmaan C/shakiur iyo kuwii kale shalay la jiray ka yaabay fursadaan qaaliga uu dhumiyey. Xasan only cares about maal, dhul iyo hanti la dhaco. Ciidamadii shan sano la dhisaayo hal sano ku burburiyey. When was the last time aad maqashay Haramcad, Gorgor iyo Danab? Iskaba iloow ciidamadii Eritareeya lagu soo tababaray.
  12. I can guarantee you if I want that I can be guddoomiyaha Bakool tomorrow if aan ka dego Baydhabo and lobby Laftagareen. Kan haayo oo iska qaraabo kore ah meesha waaku cariirin karaa. By the way, SOL members became wasiiro sida Cabdiraxmaan Caynte (now at Heritage Institute). Also Cabdi Warsame, the former Minneapolis councillor, meeshaan General Duke ku soo gali jiray.
  13. Maxeey ka dhaheen labadaan odeyaashii shirka Jigjiga ku qabtay Xabashi nahnay ku haaye oo taageersan Xabashada?
  14. He does. Baraawe has several thousand Daraawiish ciidamo there. Xasan wants meesha dagaal ka abuuro, hadhoowna maslaxo wadaa lasoo shirtago. I am afraid Xabashada might even go there, claiming inay nabad ilaalin u tageen, sida qaabka daran ku tageen Luuq iyo Galgaduud toddobaadkaan.
  15. Xoghayihiisa Xamse ayuu Xamar ka soo dirayaa Xasan beri. Baydhabo tag Laftagareen iigala hadal soo yiri. Isla asagii Xasan ayaa Shariif Xasan iyo maafiyadii kale calooshood u shaqeystiyaasha ahaa shir kula lahaa madaxtooyada maanta, asagoo rabo inuu geeyo Baraawe oo ciidamo Masaari ku waardiyeeyaan, doorasho been ah ku qabto.
  16. Xunjuf and warbaahinta Muuse Muqayil amateurishly trying isku dir. Xataa qof sida wax loo qoro ma haayaan.
  17. Shaatigii Xabashada lagu marmarsiyoonaaye waa iska dhigeen. Bannaanka iskeeneen damacooda isbaaraha ah.
  18. Waa isla qofkaan, who 12 years ago to this week, used to write these lofty words on here. Alloow alle, jago iyo jeeb qooyan dad waa badashaa. "Last week, the Tigres, for the first time in 21 years, met somalis who are not kowtowing to them, somalis who looked at them sternly without the need to blink when the Tigre's look back. It was a moment of pride for all Somalis for the Tigre's to know that Somalis are not all about Faroole, or Siilanyo or Iley or Sheikh Sharif. There are dignified men who can talk to them like equal partners."
  19. Meesha waa janee compared to dhagaxaanta Galgaduud ee yaa ka samraayo. However, they are powerless to do anything now, awoodooda arkeen marka shirar la soo istaagaan ku soo hareen. Laftagareen runtii laf xun dhuunta istaagto ku noqday and he is getting far more support from Reer KG than any time before. My own sister was against him, but now ardently supports him markee aragtay moooryaantii duulaan ah.
  20. Meel walba dagaal ka dhacay suu Xasan u yimid laba sano ka hor.
  21. Filinkii Xabashi la dagaalameynaa u socon waaye laguna fahmay, shaatigooda dhabta ahaa lasoo baxeen munaafiqiinta. Maalmo ka hor wadani Iska dhigaayeen, uma gadmin.
  22. Qof walba waala iska xiraa. Dadkaan shaqeysanaayo kacee galabsadeen.
  23. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 ________________ Updated list.