Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,670
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... Ar iyaah, arlaadaan runtii cashar cusub aaba ka socdo. Ereyada qaarkiin dhaheen ii koow dheh bo. Bas waaye, sabuuradda aa anigana soo taxaa. Ee ila arka hee aqiyareey. Qaarkood kuwaan toban sano kahor ay socdeen. Xataa kuwoo sodon sano dheh bo. __________________ Jeego dheerkaan dey. Qaloole waaxid. Qulumbe. Af miinshaar abooto mudac {actually, a maahmaah}. Yaa ismoodey. Nalkaa iga dansan. Dab ma shidan labadaan bari {ar markii Soomaali la joogey oo dagaalka saa’id u socdey oo raashin aad u adkaa ay socon jirtey}. Gis. Yur. Kac. Shiid waaxid. Kan waaba igu keen keeney. Qaaf uu kugu qufaa. Boota ahaa. Aheey waa kaa hayaa, aboow {abaay}. Iga qaleey yaqeey. Saan maaba la iskugu cabaa bo. Iga wareegso. Aneeba iga jab jabantahey yaqeey. Jug jug, soo soco hee. Bajaq {waxee socotey labaatan sano kabadan tan} Kaasmaayo {same, around more than fifteen years} Cusmaanta {this is new one, hadii kaasmaayo u taqaanid adi lee waaye}. Futac baano-ooliyo. Shuluq abuu butac, yacni yaa Nucmaan. Shitaawahaa taacun. Shitaawe. U fuuti yaqeey. Wajigiis maka taqanaa...{foorjadaan maxee mar socon jirtey, lakiin ciyaalka Xamar lee kuu kasaayo nooh}. Ilfuur waaxid. Isii mood hee. Ar indhahaa mulaxa eh iga leexi. Ateera waaxid. Adeerkaa taacun maxaa dhahaa. Ukuntiis dey. Kan camal ebedkeey ma isoo marin. Ha igu soo kala fireen. Alaalaxaan waa ka talaa. Anoo xaadir maa igu cabee? Ar yaa ku dhaley hee? Iska sii saar hee. Wiido ahaa. Haye, yaa wiideynee labadaan bari? Waa igu jirtaa. Faleebaa ii suran. Ku qabo miyaa, hilfaha u laab. Abaay manuurto. Dey hee. Mashiidiye {this one actually was around more than twenty years}. Axsaanta. Been-Been-Siidaa {BBC}. Jaamac {not any particular magac, mind you}. Faarax {this one too, not the magac}. Xaliimo {kor fiiri}. Caasho cadeey, aqbaaraa kuu hayaa {magacyada ma’aha}. Iga ganbiso nooh. Iga wareegso, abaa. Isii mood. Ha igu soo kala fireen hee. Mayooy. Intee u gabgabee. _________________ Sujuu. Falayt-dartiin {Flight 13}. Bug. Jeex jeex baasaboorka markii... Ceyr Kabaandha {kii Kenya soo marey waas yaqanaa}. Isdhiib. Rissboonsar. _________________ Macsalaama!!
  2. Salaan... AAABO, WALAAHI MA SAMEYNIN!! Naa xaliimo, isii bakoorada yaqeey. Dhakab. War ha iga celin dhaaf. AAAAH!! AABO WAA TUGAA!!! GARKAA AA HEESTAA!! Idhaaf ha iga celin. Idhaaf yaqeey, waa edebdarsadey. AABOO, AABOOOO!!! AAAAAH!!! AABO GARKAA IYO JILBAHAA AA KUU HEESTAA!! MARDANBE MA U NOQONAAYI!!! Naa xaliimo hadii iga celisid adi bee bakoorada ku taqanaa. _______________ Excuse for that little qeylo. Cunug yar lee la saqarjoojinaayi, and noo hold your breath--don't call that Nayn-Nayn-Wan {911} number yet. It was only a pre-jimicsi, wali istumoowgii weynaa mala gaarin oo WASHAMSI iyo ISTUNKA camal ahaa. _______________ Macsalaama!!
  3. Salaan... My God! :eek: :eek: :eek: Thirty-percent {as of this post} don't remember the last time they prayed. Maan, are those who had responded to that question serious? Well, let me remind you. The last time you prayed {8 out of 10 of that 30%} was last Ciid. And simple, last Ciid was February 22, 2002. I say that because most maryooleey, who don't regularly pray, salaad maka fakato maalinta Ciidda. Soomaali: Duqa, run maa la isku sheego. Salaad subax lee ugu xun. Salaadaha kale ubadi ma iga tagaan. Salaad subaxna waa jacburinoyaa. Ilahoo ummadaa u naxariiso: Amiin! __________________ Macsalaama!!!
  4. Salaan... Sheekadaan qaarkiin waxaa laga yabaa inee aqriyeen mise maqleen, tii ama kii maqley caadi dhaha hee. Kii ama tii maqlinlina, waa tanaa iyadoo biis eh. _________________ Xariifkoo abuu reer jacburis eh aa Xamar soo galey. Ileen safar uu ka imadee, baahi aa ku dhagneed. Duhur ay ahayd. Mayaaqayadii ugu horeysay uu galey. Abuu Jacburis canbuulo kuleel uu dalbadey. Canbuuladii uu jig ka siiye. Markii uu dhameeye oo kistii ugu danbeeysay maraayo uu waxuu maqley kuwoo agtiisa fadhiyo oo baasto cunaayo oo biis, biis kuhaayo. Kuwii baasto iyo hilibkood oo biis aa loo keeney. Abkoow Abuu Jacburis waxuu u qaatey in Xamar baastada loogu yaqaano biis, ee intuu gacanta taagey uu asagana biis dalbadey. Kabalyeerigii oo xiimaayo aa saxan kale oo canbuulo galeey eh u keeney. Intii isku yax yaxay, uu canbuuladiis labaad oo cuni karin kasaarey. Calool dibir dheh. Habeenkii labaad, Abuu Jacburis waxuu is dhahey Xamar intii joogtid ka faa'ideyso. Ee bas marka, habeenkii labaad uu shaneemo galey. Meesha habeenkaas Jakeey Jaan {Jakie Chan} aa ka socdey, markii meel fiican mareyso aa dadkii oo dhan halmar qeyliye oo ku ciliyeen, 'biis, biis, biis!!!' Abuu Jacburis biis luu maqlee iyo waxuuna xasuustaa sheekadii shalay ku dacday, waa soo boodey. Saan madhahaayo hee: "Ilaaheygiin mataqaniin, biiska kale naga daaya walaaliyaal. Canbuulo kale cuni meene hada." Abuu Jacburis canbuulo iyo biis iskumid uu ka dhigey. Adduun caleeg dheh. _________________ Ah, truth must be told. It also happened to me. Yes, a similar, yet a different kinda version story happened to me two years ago. It was in Koronto back in the year of 2000. I was new to this city. And me being a little jinoole, waxaaba iska dhigaayi xoog inii kula qabsado. So, one day with a very friend--who used to live in Koronto a couple months prior I came around--aa maqaayad isku raacney, and only one day aa joogey Koronto. Bas marka saxiibkaan waxuu dalbey saxan bariis oo oo markii laba qof mise kabadan isla cunayaan, saxankaas bariiska reer Koronto waxay ugu yaqanaan isboortis. Maalintaas saaxiibkeey aa dalbey, oo caadi ayba ahayd. So, the next day, I went to the very same maqaayo and me assuming the aqiyaar thought; thinking what the heck, maa dalbatid isboortis. Isboortis waxaa u qaatey inii magaca bariis loogu badaley bo. Mise ha yaraado mise ha badnaado. Marka five minutes ka bacdi, waxaaba arkaa saxan weeeeeeeeeeeeeeeyn oo SAB camal meesha la isoo hordhigey kaligeey. And I was like :eek: :eek: :eek: What the heck is this???!!! Kabalyeerigii meesha ka shaqeynaayi aa i dhahey, 'Ee, adi ma dalbaninoo isboortis?' Ar inii hofseed {offside} galo marabin nooh, ee si reer beysaanimo camal aa iskaga saarey. Ee markaas aa ku dhahey, "Duqa, yes, anaa dalbadey ee saxiibkeey inii imaanaayo aa u maleeye, lakiin wali ma imaan ee hada iska dhaaf isboortiska ee kusoo badal bariis hal saxan oo yar." Maxaa yeeley saxankaas oo badar intee geyn lahaa hee, hofseedna marabin yaqeey. Ar saas aa ugu baxay. Ee aqiyareey reer baadiye mise reer magaal iskumid lee la yahey, wixii nagu cusub hadii Soomaali nahey xoog inaa ku barano aa jecelnahey. Nasiibdaro, mar mar xoogaas masaconeyso. _________________ Macsalaama!!
  5. Salaan... Beydaan: Iyaah, mey erti? Surwaalgaab faraha kaqaad yaah, yareey. Markii gargaab kudiiday aa gardheere soo adee yaah, now even gardheere maku rabo ee is marji sakiin toobas laq. Oh by the way, I was dragging along quite a nice fella for you. However, since {according to that post of yours above} you do not interest even a semi-surwaalgaab, I should reconsider for helping you out there. See, most of my assumed applications {including the nice fella's one} have come from gardheeriyaal. Luula: I already got one xaliimo--got three more scores to attain. Got the jiil-jiilo {or as you call them eggs} too. We already set forth ten eggs, to tie my father's record, which is 22, I am already, with a timely set, practicing for my next big event's game--the next egg to settle. I will be tireless man until I make sure I got 22 jiil-jiilo under my grip, then even we can talk about the posibility of having the fifth xaliimo. _______________ Macsalaama!!
  6. Salaan... And now, I got what? Nothing. Now, let me get my smiles back. I lost three hours of sleep creating that. And I got nothing back. Bax tutigiin hadii mar danbe afka baruuriyo bo ha i dhihin jaamac :mad: . __________________ Macsalaama!!
  7. Salaan... Waraa Jamaal, adi filinkaa aboosto waaye lakiin hal feer maku jiro see camaleeto? Maan, see promotion ku sameyneynaa. See, we want it to be a blockbuster from the reactions of the Cabdoowis in Baydhabo to the Qamarjis in Hargeysa. So, you better change your script and make it inclined toward like a Western-Spaghetti yaqeey. At least add a couple of more xag-xaggasho, if feer is too much violent for your movie, since it had been dubbed 14-Minus. See, Soomaali ajendi iyo Kalint Estoot {Clint Eastwood} lee ka heshaa, ee marka u macaaneey. And I thought I was the promoter. Surely. I will call my regional representives. Ee marka saxiiboow, scriptkaa minor change ay u baahantahey yaqeey. Faarax feer iyo bud la'aan filin ma fiirsan karo yaqeey. __________________ Macsalaama!!
  8. Salaan... Libin, 'stupid,' I knew that. Kidding over there. Actually, we all know that. It is a fact and every sound-minded person should know. ________________ Macsalaama!!
  9. Salaan... Concerned-Sister: LoL. Shiirtooy dheh. Yac. Uunsi iyo maxee isku dartey horta? Maan. Uunsi, huruud, cadar iyo huruudkoo kale oo cilaan eh ay isku soo bil bishaa filaa. Taqwa: Maan, waraa adi you are so ninjo nooh, xataa gooskaa la arko goormaa noogu danbeesay oo qososhid. Kamoon, duqa. Mar mar kud-kud-dhaq-dhaq caafimaad waaye nooh. Xataa xadiis waa kusoo qaban karaa inii qosolka caafimaad lee yahey. Kidding brother. Yeah, they should leave the full-equiped with xijaab {or is it niqaab?} sister alone. A one like this: Ninja dheh bo. ________________ Macsalaama!!
  10. Salaan... MCC, yeah. Count me on. Koronto lost its electricity some days ago though, but we will come again next year, once again illuminating our wonderful light of Koronto. And will have this Silver-Nothing trophy in the near future: And heey, look at it, there is MY name somewhere on it. But you need a little toorbino in order to see it. _________________ Macsalaama!!
  11. Salaan… Ar maalintoo naagtoo Safar ku imaatey Xamar oona markaas ugu horeysay wax dooro ah Xamar keento, yacni beecmushtar. Dooradaas bas lee Xamar usoo wadey. Bas kontoroolkii Xamar markee soo gaartey, aa Isbatoorihii meshaas u diray sarkaalka hoose inii siisoowga doorada kabuuxdo ay wadato baaro. Sarkaalkii aa soo korey siisoowga weyn, baaritaanka ka bacdina markaas weydiiyey su’aal caadi iska eh, "Eedo, doorooyinka meeqo xabo waaye?" Islaantii intii sanif gishay aaba xanaaq sanka u imaadey, sarkaalkiina baabuurka jug iyo jac kaga soo tuurtey. Iyagoo isla murmaayo ayaa kii Isbatoorihii soo dhex galey. Markaas aa Isbatoorihii dhahey, "Xaa ku baalal badan; yahooy dooradaan xagaad u wadaa?" Islaantii sii sanif hee oo xanaaq sakaraad eh. Islaantii aa soo booday, "Dee kii ugu weynaa baa naag hoosteeda wax ka sheegaya, dee nimankaan aqlaaqda iyo bilaa edebdarada bartey maxee yihiin? War meeyi dadkii la yaqiinay." Wareer iyo warkeed lee. ______________ Macsalaama!!
  12. Salaan... The following quotation is reputed to be the transcript of an actual courtroom cross-examination of a doctor on the witness stand by a defense attorney. Lawyer: "Doctor, before you performed the autopsy, did you check for a pulse?" Doctor: "No." Lawyer: "Did you check for blood pressure?" Doctor: "No." Lawyer: "Did you check for breathing?" Doctor: "No." Lawyer: "So, then it is possible that the patient was alive when you began the autopsy?" Doctor: "No." Lawyer: "How can you be so sure?" Doctor: "Because his brain was sitting on my desk in a jar." Lawyer: "But, could the patient have still being alive nevertheless?" Doctor: "Yes, it is possible that he could have been alive and practising law somewhere." _________________ Macsalaama!!
  13. Salaan... Meshaan torobo su'aal lee ku nacay. Yac! Hokey, hokey. Hal erey oo isku fasiro shaqsigaa aah? Maan, ga iga sii yaqeey. Alright, let me try: Bacoow Asbax Qumeey Duli Jinoole-aw-Jacburis Xaasid Qamarji Quuqle Qaacin Turoofotoore Shuufle Xaaji Dhagax Sorry, I know what you were waiting for: a one word that fits me. And I ain't got that word, since, remember, I qaulify all of these above mentioned words. If you persist to know that the word that I do not got, it is friendly. _______________ Macsalaama!!
  14. Salaan... Waraa guuroow, ga iga sii yaah. Dogaan hooba kastey, si feyla in kasaasa filee. Ar wala istaawihayti inii adi widaay kaliya kasaasa dogaan, iyaah? Waraa adi kaligaa ma ihid hee, af walba waa laguula jacbursanaa yaqeey. _______________ Macsalaama!!
  15. Salaan... Ajaaja, abaa sidii adoo wato Fatuuro abuu Fariinlaawey wadato camal aa ugu soo kala firinee yaah mahaan. Ga naga sii hee. Bustaa aaba na dishay nooh. See camaleeto, fiiri horta Xaaji Khamsiintaa. Sheeraro maqabto xataa. Bilaajo Carab aa kasoo dhiitisay, yaah. Kud iyo Wid like erey. Waraa, welkam. Shaah iyo Caano Geel aa la isku daraa mahaan. Maxaa kasoo baxo horta? Meshaan walax nomad la dhaha aa kasoo baxo aas la dhahey nooh. Ani markii dhahey caano booro aas rabaa, fiiris aaba i dilay, nafteey aaba u cabsadey nooh. __________________ Macsalaama!!
  16. Salaan... Jamaal: Duqa, that will be a clan. Maxaa loogu magac daraa hee? Reer Jamaal abuu Jaajuumoow miyaa? Runtii. Bas waaye, reer dhab aa yeelanee, weydiiso hee Boqorada inii goof nus eh kaaga dhisto the House of Birds dhexdiis nooh. ____________ Macsalaama!!
  17. Salaan... I would try to break a record set by my own father: to outnumber 22 two children of us. I want to, at least, have a 23rd number. If that is possible, Inshallah. But, maaaan, Jamaal Jacle aaba iga daran. Maxaa waaye adi, xaasaskaa fuusto maa moodey markii 5-0 sheegeysid. Yac waraa. Five-Ooh aah?? Bisinkoooo. Barkad maa buuxinoysaa saxiiboow. _________________ Macsalaama!!
  18. Salaan... Heey, Winger, is that Mr. Fume-Ire French guy still alive? I thought his glorious days are in the midst of the clouds. Maan, I used to like him simply he was unlikable--you must like him with all his unlikable quailities. The last time I had seen him was when he kicked some fans in a stadium. And that was the day. _________________ Macsalaama!!
  19. Salaan... I think Taqwa might have a heart attack to see this thread. If you, sister, don't know him yet, well wait and be a little patient until a couple hours. And for that, baliish be careful, very careful. _______________ Macsalaama!!
  20. Salaan... I think Taqwa might have a heart attack to see this thread. If you, sister, don't know him yet, well wait and be a little patient until a couple hours. And for that, baliish be careful, very careful. _______________ Macsalaama!!
  21. Salaan... I think Taqwa might have a heart attack to see this thread. If you, sister, don't know him yet, well wait and be a little patient until a couple hours. And for that, baliish be careful, very careful. _______________ Macsalaama!!
  22. Salaan... I think Taqwa might have a heart attack to see this thread. If you, sister, don't know him yet, well wait and be a little patient until a couple hours. And for that, baliish be careful, very careful. _______________ Macsalaama!!
  23. Salaan... Jamaal, yes, let Kamiila register, and then the possibility of PM would follow. Yac! She didn't understand that nooh. But, now I hope she understands before we the spectators see the Cali-Falaax, and also a crack of Registiino part being ripped off in public. ______________ Macsalaama!!
  24. Salaan... Sheeko sheeko; sheeko xariir. Shimbiraa dhuustey. Shaarkeed shaftey. Shini shariifteed u sheekhdey. Yac. Haye, buubaaye, sheeko abuu jacburis dheh hee. Buubto, igaar aa ku heley. Bas waaye. Sidii iskugu fiican tihiin aaba i dishay. _______________ Macsalaama!!
  25. Salaan... Haye hadee sheekada tahey marqaan iyo jinigiis oo jaad ku saabsan, iga qabsada hee teyda. Xariifkoo aa maalin qayilaayi. Markii marduufkii hore ka tuurey kistoo kuleel qabtey oo shaatigii uu watey iska siibay. Shaatigii uu bixiyey oo darbiga sur uu damcay. Lakiin darbiga waxaa saarnaa taqsi, oo xariifkaan waa marqaansanyahee taqsigii uu wuxuu u maleeyey inii yahey musbaas. Sur uu damcay. Taqsigii waa buubay. Ninkaan musbaarka inii soconaayo uuba u maleyaa oo waa daba raacey. Sur uu hadana is dhahey. Taqsigii hadana waa buubay. Ninkaan waa daba racaa lee. Taqsigaana waa buubaa lee. Markii tanbe kuwii la fadhiyey oo yaaban aa dhahey saxiiboow see camalkaa. Waaba isla quman yahey. Kulahaa, "Maxaana inaa shaatiga surtaa rabaa musbaarkaan hadba meel u socdo." Yac. Ar aduunkaana. Jaad iyo wareerkiis makala dheero. _______________ Macsalaama!!