Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... Faadumiin: Naga daa hee, shimee weersho noqotay. Afar indhoodh lee kugu ogaa nooh. Bas waaye, ookiyaalkii Cali Khaliif Galeyr aa laguu soo raadinaa kaas aa wajigaa si fiican u qarinayee. Beydaan: If school is out for few days, I have something fun for you than the school. I bought for you a two-volumed Shakespearean works. Com' on. Hamlet would do better. Then, Much Ado About Nothing would follow suitably. Unlike this picture, you can clearly understand that guy's works--with a clear vision and, of course, observably. ________________ Macsalaama!!
  2. Salaan... Faadumiin: Naga daa hee, shimee weersho noqotay. Afar indhoodh lee kugu ogaa nooh. Bas waaye, ookiyaalkii Cali Khaliif Galeyr aa laguu soo raadinaa kaas aa wajigaa si fiican u qarinayee. Beydaan: If school is out for few days, I have something fun for you than the school. I bought for you a two-volumed Shakespearean works. Com' on. Hamlet would do better. Then, Much Ado About Nothing would follow suitably. Unlike this picture, you can clearly understand that guy's works--with a clear vision and, of course, observably. ________________ Macsalaama!!
  3. Salaan... Silent-Guy: Ever heard this: "Af daboolan dahab waaye." So, I should keep my obligatory silence. I--Shuush!! Eeh, see--Uss!! _____________ Macsalaama!!
  4. Salaan... Ismahaan: Sure. How much? Credit? Cheque? Cash? Oh, you said cash. Lakiin Barakaat waa la xeray, sorry. Xawilaad kale ma aqaani nooh. ______________ Macsalaama!!
  5. Salaan... Aamina: Jah wareer aas kugu riday miyaa, walashiis? Naga daa nooh. Ani ani lee waaye. Am I a contradictor or what? Naga qaleey hee. C/nuur: Yeah. Big time. You are very, very kind. Heey, ha u bixin yaah. Kaftanka mar mar waala isku lee yahey hee. ______________ Macsalaama!!
  6. Salaan... Ismahaan: Had seen all of them. Really, it wasn't that hard. If you get the first one, then all would suitably follow. _______________ Macsalaama!!
  7. Salaan... Ismahaan: Had seen all of them. Really, it wasn't that hard. If you get the first one, then all would suitably follow. _______________ Macsalaama!!
  8. Salaan... A+: You do need a comprehension-to-vision glasses. Runtii. Twice, you did not get it. It was simple. As simple as Ismahaan sounds. ___________ Macsalaama!!
  9. Salaan... I would really call someone who is active participate in here to answer this question for me. Hey, you out there, answer it. And be frank!! Naga qaleey nooh. Ha cabsan hee ani lee waaye nooh. Iskeen hee barxada. Yes, I am talking to you, not to the walls. And stop scratching my shaarbo! ______________ Macsalaama!!
  10. Salaan... Heey, is it counted subjects about kacaan back home? Anaga hadaan nahney dadka dhigan jaamacad ama kuliyad maku jirnaa hee inaa ka jawaabno? Mise only the elite are invited in. I see. Tan aa u necebahay aa idiin shegaa: Fiiiiiiisigis!!!!!!!! Maada hadaan necbaan lahaa fiisigis waaye. Maada hadaan jeclaan lahaana diin waaye. _______________ Macsalaama!!
  11. Salaan... Maano-Faay: Iyaah, adoo maano cadeey eh maaba daliig aqaanin. Bas waaye. Dugsigii kasoo baxdey inii cashar cusub kuu furo waaye. Daliig yaa fasiri karo hee. Ani masaajo kuleel maba ka hadleynin nooh. Ani masaajadaa sheegaayi waxa waaye mid abuu uultime eh oo waqtigaan socdo. ____________ Macsalaama!!
  12. Salaan... Amiin Caamir aas rabnaa. Ninkaas aaba nasoo xasuusinee nooh. _______________ Macsalaama!!
  13. Salaan... Nova: LoooL. Canbuulo waa laga dalacay nooh. Toogtaan waxaa rabnaa kuwaan soo socda. List-keey waxaa kusoo koobaa kaliya waxa ka dhaca qolka qaas ah oo information-kiis so restrict ah: Habeen walba inuu daliig jira waaye. Daliig la'aan abaar ahaa. Markii ciyaarta habeenka bilaabaneyso, inaa dirac cusub oo kala nooc ah aa soo qaadatid waaye. It is the official uniform of the game. Masaajana soo qaad. Don't ask why we guys need it. Markii game biloowdo, kaanbiyo aa ku jiri doonto in every ten minutes. Hadii ten minutes oo jaamac gaari karo bo. Maanta intaas lee. Casharka waa sii soconaa. _____________ Macsalaama!!
  14. Salaan... C/nuur: Ha u bixin saxiiboow. Run lee sheegey nooh. Raali iyo nus, widayoow. I didn't really mean to offend you personally in any way. Walaahi. Marka ha igu sanifin hee. Aduunyo xaalkeed aas saas. Soomaali waxee dhahdey, "Ninba naftiis, Nabiyoo ummaddaa. Marka I don't really know who you are, but what I had seen on that page of blackplanet, it is different story. Again, raali iyo nus, duqa. Hibo: Xaa kuu daran adi? Waa is qoree miyaa? Kac ki erey. Dareer nooh. Fiyah caleeg. Madbagiis qof diiday maleh, lakiin waxuu asaga qoray lee sheegey nooh. Mana ka wadin inaa ku xumeeyo macalinkaas. And shimee M.M.A. oo bloody u hadlaa? Iyaah, war cusub dheh bo. Koweey koow. Lameey lama. Iyaah! Ha igu camiran nooh. Caarif aaba roon. ______________ Macsalaama!!
  15. Salaan... C/nuur: Been maala isku shegaa mise run? The page you have in blackplanet and what you are saying now by concuring what Buubto are really two different views--and two sphere unmatched worlds. If you really, really want to worship and fear Allaah, you wouldn't have a page like that in blackplanet. Walaahi. Ar waa la isku lee yahey nooh. Ha u bixin hee. ____________ Macsalaama!!
  16. Salaan... Luul: The best feelings I have now is that I don't really know any feelings. I never quite sure I do know how best I feel or how best is my mood. It is all good when you never expect anything you love dearly, and BAW, there it COMES! That might be a best feeling, perhaps. _____________ Macsalaama!!
  17. Salaan... Barwaaqo: LoL. Kii isku taabto aduunyo gaduun aas ku dhacaayo noloshiis ma'ahoo? Gantaalahaas waxaa kaliya taaban karo booska ma'ahoo hee? Canbaro: A typical canbaro iska dheh hee. Where is your typical jaamac too? _______________ Macsalaama!!
  18. Salaan... Ismahaan: Saas dheh yaqeey. And cunugaa u horeeyo hadiis Rabiga kusiiyo oo markii dhasho, just make sure if he is a boy his first garment to wear should be 'macawiis,' or if she is a girl, then a good dirac with a suited googarad would do better. And what is 'laxaax?' LoL. You mean it 'canjeero or malawax?' Oh, saas iga dheh nooh. Ani mar mar af jini waa ii ganbinaa hee. ________________ Macsalaama!!
  19. Salaan... Aqiyareey, amaa na casuumeysiin? Wax karis maka bixi karno nooh haddaa dhalin yaro nahney ee casuumaad sharaf noo sameeya. _____________ Macsalaama!!
  20. Salaan... Najma: See camal? Wax aa jira nooh oo iska fiiris lee ma'aha meshaan. Waxaasna wax kamid ah aa 'aboosto' eh oo isku dhacaayo ee marka farax hee. Wax fiican aaba kuugu yalee. Barwaaqo: LoL. Maxaana. Mid aa gantaalahaa hadda kahor taabtey miyaa adoo green light siinin? Ka qaleey hee. And it is not only the guys who do that. Some girls also do that. _________________ Macsalaama!!
  21. Salaan... ﷲ What do you think of this one? ________________ Macsalaama!!
  22. Salaan... And I was invited into this room, ehe? Well, certainly the NOTICE sign didn't say Ladies Only. And it certainly, too, didn't say Ladies for Ladies. So, I am in now. What one thing it is so indispensable and yet so quintessential I want from a fine sister to be? Shactiroolad. She must have this quality. No, no, I don't mean she must be Awkoombe, what I mean is that she must at least have a sense of humour. Or a humour with sense. Both ways, yes; and it will be hokey. _______________ Macsalaama!!
  23. Salaan... C/nuur: Noo. You are not repeating yourself. Xijaab is fine. But, some sisters took and understood only that xijaab should be intended to cover up only their hair. No. It wasn't intended xijaab to be like this. These days you see a sister with xijaab covering her hair, and with this same sister, you will see, is wearing a tight pant and shirt. What is this? Your gantaalo is exploding over from your tight shirt, not enough to cover them while you covered your hair. This was not what xijaab was intended for. You know, in my opinion, the best ideal of xijaab is really the way Soomaali women dress in back home. Guntiino, garbasaar, googarad, sifaleeti, garees, a not revealing dirac, or shuko. This really works. But, a xijaab with a pant that is so...well. _______________ Macsalaama!!
  24. Salaan... Jibriil: What is with the shallow word? You are using this word too much. Naga daa yaqeey. And what topics are you referring to that should come the admins' attention. I hand't seen any topics that is bad. The only topic that seemed a bad subject was the one initiated by Ninxun, and that was closed days ago. _________________ Macsalaama!!