Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,670
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... Ilaahoow adaa Caadil eh, inagana aqbal ducadaas: Amiiiiin!!! _______________ Macsalaama!!
  2. Salaan... You go, girl!!! And I have a perfect one for you as a brotherly nomad gift to welcome you around: Aha, it sounds cool, ehe. And kamoon it is a scholastic one too. _________________ Macsalaama!!
  3. Salaan... Kii sheekadaan hada kahor meel kasoo xadey oo been been ku maqley, yac hada biiso hee hadii kale sun ay kugu noqonee tii kore. ________________ Xariifkoo Xamari eh aa rafaad iyo mushkilo ka heesatey xaaskiis. Waa ka joogi waaye minanka maxaa yeeley buuqeed iyo rafaadkeed aa batey, maalintii danbe koo Qac-Qub ah oo cusub aa daris la ahaa uu waano walaaltimo u doontey. Sheekada waa bilaabatey. Xamari, "Duqa, walaahi lamadaan bari rafaad iyo nus minanka nooh." "Maxaa jirana?" "Ar xaaskii aaba bandoow iigu soo ridey meshii aan ugu jeclaa. Mana aqaani sababta." "Walaal, waa arin xun ee waa see hadee oo uun sheekada u biloowdey markii hore?" "Runtii ma aqaani; lamadaan bari ganfuurka lee la ii taagoyaa. Ciyaar ma jirta lee socoto. Marka saas lee waaye." "Saas ka bacdi, Ina-Xariif, dabeedna?" "Iyaah. Dabadeed maaba keentey? See camal hee, Duqa. Xaaji Baaba Shariif aaba ku modee. Dabadeed aah. Bisinkoo. Jinigaa maaba kugo dagey hee. Inaa Lilaah. See camalkaa. Mala is boobsiinaa oo dabadeed maaba laga dhacay. Ar iga tag. Macbuudkoo. Kan intee laga soo dafey horta. Waaba shakiyee. Yac. Ar i hadaaf hee. Dabadeed kulahaa. Mayaa xabadkeedna iska dheh nooh." "Walee. War hadee maxaa uun ku hadleysaa? Walaal, waxa uun ku weediyey dabadeedna, ileen waa sidee hadee?" "Fiiri bo. Wali waa sii indha adag yahey. Intee lagaa keeney, waraa. Inaa Lilaahi, Wa Inaali Raajicuun. Waraa isku xishoo nooh. Gargaa aas ku heestaa. Mar lee shib dheh, waa ku tugaa yaqeey." Abkoow Qub-Qac wareer lee nooh. Yaa kuu fahmaayo hee. Xariifkiina sidii asagoo madaxa lux luxaayo ku baxey oo yaaban. _________________ Macsalaama!!
  4. Salaan... Waraa Sacad, hana caybeynin nooh. See camalkaa. Bisinkoo. Iyaah, hadii mahaan buraanbur keentey xaa kuu dhiman? Hokey, hokey, I got your game and it is called shirib, not buraanbur. Hokey, here it is for you: . Seeftaa labood hee. And it ain't istunka. Beydaan: Yac. Markii ku bare aa igu jisaree yaah. Soomaali waxee markii horeba dhahdey laga bartey laga badshey, marka igu jisaar hee. Haye, aqiyaarta safka soo gala hee intii buraanburka bilaaban waa tanaa: Gurbaantiin ma wadatiin? Hokey, hokey. Tii buraanbur aqaanin sharax ay ciyaari kartaa. Kan kataarada heesto Sacad miyaa. Baaba Duq waaxid. ______________ Macsalaama!! [This message has been edited by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar (edited 04-19-2002).]
  5. Salaan... Well, how about Nucmaan and Mansuul, they weren't exactly cartoons lakiin caadi dheh. Barney camal ay ahayeen. Nucmaan aa soo galaay, "Hadaa, mansuul?" "Hadaa, nucmaan. Keyfa xaalag yaa aqii?" "Alxamdulilah." Wali waa la xasuustaa hee. ______________ Macsalaama!!
  6. Salaan... Well, how about Nucmaan and Mansuul, they weren't exactly cartoons lakiin caadi dheh. Barney camal ay ahayeen. Nucmaan aa soo galaay, "Hadaa, mansuul?" "Hadaa, nucmaan. Keyfa xaalag yaa aqii?" "Alxamdulilah." Wali waa la xasuustaa hee. ______________ Macsalaama!!
  7. Salaan... Well, how about Nucmaan and Mansuul, they weren't exactly cartoons lakiin caadi dheh. Barney camal ay ahayeen. Nucmaan aa soo galaay, "Hadaa, mansuul?" "Hadaa, nucmaan. Keyfa xaalag yaa aqii?" "Alxamdulilah." Wali waa la xasuustaa hee. ______________ Macsalaama!!
  8. Salaan... Well, how about Nucmaan and Mansuul, they weren't exactly cartoons lakiin caadi dheh. Barney camal ay ahayeen. Nucmaan aa soo galaay, "Hadaa, mansuul?" "Hadaa, nucmaan. Keyfa xaalag yaa aqii?" "Alxamdulilah." Wali waa la xasuustaa hee. ______________ Macsalaama!!
  9. Salaan... Hibo, of course the heat doesn't bother you. Intee lagu sheegey doob heat bother gareynaayo. Mayaa. Waligeed mala sheegin. Adi marka intii doobnimo kujirtid heat wave iska dhafee, xataa winter storm wax makaa qaadaayo nooh. And by the way, kuleelkaan intuu kasoo fakadey. Toronto wuxuu usoo galey maxaa kaa galey nooh. _______________ Macsalaama!!
  10. Salaan... Hibo, of course the heat doesn't bother you. Intee lagu sheegey doob heat bother gareynaayo. Mayaa. Waligeed mala sheegin. Adi marka intii doobnimo kujirtid heat wave iska dhafee, xataa winter storm wax makaa qaadaayo nooh. And by the way, kuleelkaan intuu kasoo fakadey. Toronto wuxuu usoo galey maxaa kaa galey nooh. _______________ Macsalaama!!
  11. Salaan... Hokey. Hodan Cadeey lee. Iskoyska Bakaaraha. Kasoo horjeedka Hawl Wadaag. Xaafada ugu fiican Xamar Hodan ma'ahenoo hee? Yac. Saas waaye, runteey waaye nooh. Hodan beysaani aa daganaa. Buulo Xuubeey maa u maleysaa Hodan. _______________ Macsalaama!!
  12. Salaan... Aqiyaarta hees caan ah oo Faadumo Qaasim qataa rabaa inii mahaan lagu soo qoro. Waxee ka bilaabaneysay heestaan: Aaweyee, ismarkanee aduunkane. Aaweyee...Waxaa la... Midaan kalena oo Shimaali Axmed Shimaal aas qaadey oo waa cusub tahey. Saan ay u furmee: Kaliforniyaa tagee markaan Kanada u socdee oo kulyeeriga anoo saaran aa gabar kuusan oo madoow... Wataa! Aaheey!! Dhameestira hee taasna. _____________ Macsalaama!!
  13. Salaan... Sinyorita, sorella, no barla kiyaakare. Fiya foori kanjeelo. _______________ Macsalaama!!
  14. Salaan... Kud Kud Kud!!! Dhaq Dhaq Dhaq!! Ki Ki Ki!! Kan la fadhiya sidii u qoslaayo aaba i dishey nooh. ________________ Macsalaama!!
  15. Salaan... Sacad: Meshaan riix. Xariifkaan iskiimooska eh bajaqdiis uus la fadhiyaa nooh. Macawiis la eg uusba qabaa. http://www.markacadeey.com/pic_month04.htm _________________ Macsalaama!!
  16. Salaan... Wroooooong. And wroooong. And I am not what you call a cabdiwahaabiste. Noooo, I am not. But to be fair, this wahabi thing is a defamatory remarks intended to split apart Muslims. There is no such thing of 'wahaabi.' The closest that comes to mind is salafi. And salafis do not but call themselves simply Ahlul-Suna-Wa-Jameeca. _______________ Macsalaama!!
  17. Salaan... Indhadeeqeey: Thank you for your kind reconsideration. We really appreciate that. Taqwa: LoL. Kamoon, you must help us. In some way. Or other. SSSM[/b} Thank you. _______________ Macsalaama!!
  18. Salaan... Dear concerned sisters: We the Soomaali Short Society of Men could an can not believe what we had read in here. For all the progress we have made so far had been dramatically damaged by this thread. We of that organization benignly and kindly ask our sisters to reconsider their decisions regarding toward to short Soomaali men. It was not our choice to be short. Nor was it our lifestyle. If we had the ability to be tall, you could have all seen us been giants. Not only about height, but also about weight. Therefore, sisters, please thoughtfully and kindheartedly reasses your thinking toward to Soomaali short men. Thank you. Soomaali Short Society of Men {SSSM} _______________ Macsalaama!!
  19. Salaan... Filsaneey: Really? 10 of them? Woow. Your Armani ookiyaal worked miraculously enough. But I have my worrisome ways. I think that optician made you like a weersho, and that is why you see more things than the average people. _______________ Macsalaama!!
  20. Salaan... Look at these people. Are they dreaming or what? Ooh, so romantic novels. Hokey, then let us talk about Sidney Sheldon. I don't read novels. Romance or not. The only fiction author I read is Sidney Sheldon. And he ain't no romantic writer. Some of you might be familiar with his works. ________________ Macsalaama!!
  21. Salaan... Beydaan: LooooooL. Ga iga sii yaqeey. Hakaa shaqeystee. Shaxaari aboosto waaye nooh. See camal. Shaxaari la'aan abaar waaye. Nin jidkii shaxaari soo marin nin maba aha nooh. ______________ Macsalaama!!
  22. Salaan... Najma: Sorry, you have to buy and pay a little $$, and there is no Napster. _________________ Macsalaama!!
  23. Salaan... Maashallaah!! Oh, Subxanallaah!! Runtii inkastoo aan arkey, still it is a wonder of wonders. And also, I heard and saw, there is a sign written as Allaah {s.w.c.} in Carabi in the core of our heart. I saw that sign too and it is really a crystal clear. Mucjiso Ilaahey waaye. ________________ Macsalaama!!
  24. Salaan... Walashiis, see camaleeto? Wixii kistoo Soomaali u egbo Soomaali miyaa? Naga daa yaqeey. Hokey, if Mr. Big is Soomaali, so is Karl Malone. So is Alicia Keys. So is Aaliyah. So is... Naga qaleey hee. I am sure he, Mr. Big, never rode or fed a geel, let alone... ________________ Macsalaama!!
  25. Salaan... Walashiis, see camaleeto? Wixii kistoo Soomaali u egbo Soomaali miyaa? Naga daa yaqeey. Hokey, if Mr. Big is Soomaali, so is Karl Malone. So is Alicia Keys. So is Aaliyah. So is... Naga qaleey hee. I am sure he, Mr. Big, never rode or fed a geel, let alone... ________________ Macsalaama!!