Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Me, our Jananka is promised the position of daljirnimo or other minor liaison at safaarada Soomaaliya to UK, so if you can top that, anything less won't even be considered.
  2. Jananka, I think you are underestimating Xaabsade. I don't think he is in anybody's pocket, for he has a right to be mad for a clear day-light massacre of his and Saransoor's militias by clan soldiers marti ku joogay meesha. Ciidamada C/llaahi Yuusuf jufadiisa hoose ah dulqaadkooda waa u dhamaaday, runtii. Waxooda kadareey waaye. Now, 'madaxtooyada' kama soo baxaan, cabsi daradeed, because dadkii baa ku kacay, not Xaabsade kaliya, oo maleeshooyinkii la xareeye, oo laga bixiye magaalada dib ugu soo wada noqday. Horaa loo dhahay ka fiirso intaadan falin, markii hore inay ka fiirsadaan ayee ahayd.
  3. Seylac, use the lower-case letters, baliis. Utilizing a continued capital letters titles and posts messes up the other threads on the list. Dankis.
  4. Cali Mahdi hilfahee u laabeen, maskiinka. Asagaba dad badan uu hilfaha u laabay, tooka bar tooka aa la dhahaa, part of anybody who chose qabqable's lifesyle. Laakiin wadaad uu iska noqdee maxee ka rabaan. Soon the fakers, the wadaad ku sheega themselves, ka koow yahay Indhamadoowe ayaa hilfaha loo laabi doonaa, too.
  5. Ar meeshaan waaba ilooway. Soori aqiyaarta. Intee mareynay. Ar buugga hada ma i agyaalo, ee mar kalaa keenaa, laakiin Bishaaro ereyga jees labo micno uu lee yahay, kan badanaa la yaqaanana waa kaa tiri oo 'jeesto' laga wado suurada. [Axmed Cumar Jees mar walba markaa magaciis maqli jiray saas u maleyn jiray, ar kan jeesto badanaa, oo maxaa loogu bixiye isweydiin jiray.] Anigaba waa igu cusub yahay micnaha jeeska kale laga wado qoys.
  6. Aamiin Caamir see ka noqotay ma'ogi, laakiin Shariifka do not deserve in saas loo caricature gareeyo. Shariifka inkastoo Korneel Aweys, Indhamadoowe iyo asxaabtiis ku ganbadaan, still waa shaqsi wanaagsan, oo u qalmin sawirgacmeedkaas sharaftiisa saa'id ugu ciyaaray. Marmar aan jidka isku aragnaa Md. Caamir, perhaps I too should have a complaint for him nooh.
  7. Salaan... Taloow waxee sameyn doonaan ayaa sugaa markii la gaaro bisha barakeysan ee soonka nagu soo foodleh. Already couple weeks ago, they forcefully shut down some tukaamo ku yaalay xaafada Yaaqshiid, including Suuqa Bacaadlaha, because of salaada jimcaha la joogay. Wey ogaan doonaan inay Soomaalida the docile reer Sacuudi ahayn, and a fierce independent people yihiin by nature.
  8. Like Yugoslavia, Senegambia (the short-lived union of Senegal and Gambia) and Libya's attempt to merge with Egypt in the 1960s, the marriage existed in name only, while the people retained a mental independence. So it wasn't surprising that, in 1991, when the Mogadishu government collapsed and dictator Said Barre fled to Nigeria, the English-speaking north declared itself independent. What a historical distortion, not to mention his failed attempt comparing canbo to malab, such as the union attempt of Senegal and Gaambiya or the federation of Yuguslaafiya to Soomaali's political circumstances. For the author's information, neither did the people of Senegaal and Gaambiya shared historical culture, tradition, language, and ethnicities, nor did the forceful federation of Yuguslaafiya's multifaith adhering people. "The English-speaking" ayaaba i dishay. Meeqo $$ ayaa la siiye this Hill guy taloow, which isn't either and particularly helped by the publication of the piece on Washington Times, a neocon, extremely right-wing, Islamophobic, tabloid-behaving paper.
  9. Salaan dhamaan. Awoodooda sadex bilood xataa ma dhameysan, dadkii inay karbaashaan iyo caburiyaan ayeeba keeneen. Wax awalba dad maleeshiyo iska ahaa, oo diin aqoontooda eber iska ahayd, islamarkiina 'wadaad' iska dhigeen waxee ahaayeen banaanka ayeeba iskaga soo baxdaa. All this happened the last few past days. _________________ Xaawo Ciise Wehliye oo ka socotay Hay'adda IIDA oo hoos tagta Dalladda Haweenka COGWO ayaa madashii shirka ka soo jeedisay hadal isugu jiray dhaliil iyo talo, waxayna ugu horeynta Maxkamadaha ku eedeysay in ay waddooyinka Muqdisho ku daadiyeen dhalinyaro isku heysta Qori iyo Garbaash, kuwaasi oo aan wax nidaam ah lahayn, "maalin dhaweyd aniga oo socda agagaarka Baar Ubax ayaa waxaan la kulmay Wiil dhalinyaro ah oo garbaash la dhacaya Nin la ii sheegay in uu ku qaldamay Wadada oo uu seed uusan lahayn ka dhigtay gaari uu watay, ninkaas markii uu ka xanuunsaday garbaashkii lagu dhuftay wuxuu isku dayay in uu ninka qoriga ka boobo, hayeeshee waxaa isugu tegay ciidamadii maxkamadda, weyna kaxeysteen, ilaa iyo haatan ma aqaano sheekada ninkaas meesha ay ku dameysay" ayay tiri Xaawo Ciise oo maxkamadaha kula talisay in ay nidaamkaas wax ka bedelaan. Dhacdooyinka noocaas oo kale ah in ay dhici karaan waxaa garawshiyo ka bixiyay Shiikh Aadan Cilmi oo Maxkamadaha Islaamka u qaabilsan dhinaca Arrimaha Bulshada iyo Xiriirka Gobollada, wuxuuna sheegay in maalin dhaweyd ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ka dhacday dhacdo tan ay Xaawo sheegtay la mid ah, wuxuuna intaas raaciyay in ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degeen Haweeney iyo Gabdho ay dhashay oo Xamar booqasho u yimid, kuwaasi oo sida uu maleeyay laga keenay Dalalka Reer Galbeedka balse Dubai looga soo labisay xijaab aysan aqoonin sida loo qaato. Shiikhu wuxuu sheegay in gabdhaha markii ay garoonka ka soo degeen ay mid ka mid gambadii madaxa ugu xirneyd ka dhacday kadibna uu askari ku sugnaa garoonka uu gabadhii Garbaash u baaciyay dabadeedna uu ku yiri "Naa is-astur", hayeeshee ay gabadhii ku tiri kalmad caay ah oo af-ingiriis ahayd, taasi oo haddii askariga aqooni lahaa ku kalifi lahayd in uu xabad ku dhufto. Hiiraan.com __________________ "Maxaakiimtu ma ahan in ay ku mashquulaan, habar gurbaankeeda iyo Wiil food ka jaridiise ee waa in ay..." Aqoonyahankan waxa uu sheegay diinta Islaamku in ay tahay nasiixo, sidaasi daraadeed waxa uu wax lala yaabo ku tilmaamay in dhlinyarada qaarkood ay karbaash iskala dhacaan dadka, waxaan haboon buu yiri hadii ruuxu uu qaldan yahay in la saxo lana waaniyo. Soomaaliweyn.com __________________ Isu soo baxyo Alla Bari ah oo Ciidamada Maxakiimta Islaamiga Rasaas ku fureen Kadib markii habeenkii xalay ahaa bisha Madoobatay waxaa mar kaliya Xaafadaha Magaalada Muqdisho ka dhacay bannaanbaxayo Ilaahay lagu toogayay ama bannaanbaxyo Alla bari ah, hase ahaate markii dadweynihii isu soo baxay ayaa waxaa caqabad ku noqday Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee Magaalada Muqdisho. Xaafadaha Boondheer,Siinay, Wardhiigley, Shibis ayaa laga maqlayay dhawaaqa rasaasta ka dhacda qoriyaha fud fudud,waxayna diideen Maleeshiyaadka Maxkamadaha in la bannaanbaxo oo Ilaahay la tuugo. Midnimo.net __________________ Warar deg-deg ah oo ka imaanaya degmada Jowhar ee Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in Idaacadii degmadaas albaabbada la isugu dhuftay, waxaana xiritaanka idaacadda ay ka dambeysay amar ka soo baxay Maamulka Makamadaha ee ka jira Gobolkaas. Maamulka ayaa waxay horay ugu amreen shaqaalaha Idaacadda Jowhar inaysan sii dayn karin wax heeso Jacayl ah isla markaana ay sharciga hor keeni doonaan wariyihii ama farsamo-yaqaankii isku daya inuu saaro hees jacayl ah noocay doonto ha ahaatee. Buntilaanboost.com ________________ Degmada qadiimiga ah ee X/weyne oo ay ku taala shineemada caanka ah ee Supper ayaa laga joojiyey daawashada aflaanta hindiga ah & ciyaaraha, kadib markii maxkamada Islaamiga ah ee degmooyinka X/weyne & X/jajab ay ku wargeliyeen dadka shida shineemooyinkaasi in aan la shidi karin shineemadaasi & kuwo kale ee ku yaala degmadaasi ee la sameeyey xilliyadii dagaalada sokeeye. Dhinaca kale, howlgal ay sameeyeen ciidanka maxkamada Islaamiga ah ee X/jajab & X/weyne ayey albaabada isugu dhifteen shineema Afrika & shineemo Apollo oo ku wada yaala xaafada Gaheyr ee degmada X/jajab, waxaana shineemooyinkaasi u daawasha tegi jiray dhalinyaro, dumar & caruur xiiseeya daawashada aflaanta hindiga & ciyaaraha. Dayniile.com _________________ Gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho kuwaasoo hase ahaatee joojiyey heesihii iyo muusikadii ay shidan jireen inta ay ku guda jiraan hawsha rarida rakaabka ee gaariguna uu socdo, ka dib markii darawalada gaadiidka dadweynuhu ay ka baqeen ciidamada maxaakiimta ee fadhiya inta badan isgoysyada magaalada Muqdisho oo iyagu horey darawalada digniino ugu siiyey inaysan shidi karin wax heeso ah oo hadiiba ay wax dhegeysanayaan uu u banaan yahay dhegeysiga Quraanka iyo cajaladaha kale ee diiniga ah. Xarardheere.com ________________ Taloow yaa u sheego amar ku taagleen inay shaqeyn weysay labaatan iyo kow sano xukuumad xoog ku socotay.
  10. Ar dad shaqo la'aan xee heysaa. This man is a very close family friend, whom I hadn't seen for 16 years. Ciyaal xaafada aad sheegeysid iyo wax kalena loo joogin meesha ma yaalo. And, haduu ciyaal xaafad maseer kaa haayo, koleey waa loo dhashaa, ee la iskama dhigo, adigee ku jirtaa, but, yes, I will always be part of ciyaal xaafada. [Geel indhakuul maxaas ka kasaa. ] Quuqda badan meelaha kale la taga, baliis.
  11. Xareedo Ibraahin Booliis, Koronto ee shiid ku noqotay miyaa? Madaxweyne kulahaa. That fake dowlad goboleed Shaatigaduud ayaa sameeye, asagaana dhulka ku daray in 2002.
  12. Abaa heeloogaan waa riyoonoyaa, xataa Indhamadoowe saan ma u riyoodo, xaaraan loo jeedo xalaal laga dhigto la rabo. What did the one and only Muuse Suudi Yalaxoow said: Kabo jinkiis ahayn aas isku jimeehoyaa. Ar muxuu daali doonaa.
  13. Taloow haduu qof dhaho 'ma nabad baa' mise 'soo nabad ma'aha,' will that person receive ajir as well? Or ajir kaliya waxaa la siiyaa dadka 'salaamu caleykum' dhaho? [Xadiiskaas ku saabsan si qalad ayaa loo turjuntay.] Ar maxaana diinta lagu wareeray. Soomaalidii lagu xaman jiray wax ka salaan badan ayaa hadana lagu dacaayadeynaa salaanta dadka kama qaadaan. Who knows the same of you might've been dadka ka calaacalaaye not that far that Soomaalida telefoonka markee kuu soo diraan too much salaan [see la yahay -- soo lama fiicno -- maxaa la sheegay -- cida ka warama -- reeraha -- ciyaalka xaaladooda see waaye -- caafimadkiina...], and now this. Meel loogu fakado maleh maryooleey.
  14. Ar Maxamed Taruuri, waa wareey. Abtigiis, ninkaan kula hadlaayo ma taqanaa? Aaheey, ciyaalkii yaryaraa ee Baar Cismaan Jirac mid kamid ah waaye, waa kuwii buumaha Sacuudiga ugu keeni jirtay mar walba aad u aadid ganacsi. Max'ed Taruuriyoow, ii waran? Waajid iiga waran? Cali Taruuri wiilkiis, Max'ed, ayaan Xamar kusoo arkay mar aan noqday. Emailka isoo sii.
  15. Tuujiweyne, And about the thrends of SOL. Ever wonder why almost 700 unique IPs visit this site on the dreary days of online summer and more on the other months, yet few minuscule contribute. It always was like that. Most are silent readers, who detest SOL and what it stands [some call it 'elitism'], yet take guilty pleasure reading what we write. To those people, maxaa idin keenay meel aad necebtihiin? Mise everyday waa soo dhuntiin?
  16. I don't know about kufsi or wax lamid ah, but my sister and her family, including children, came back from Sacuudiga the other day, after taking a little cumro and vacation combined. The kids weren't impressed. "Abti, they don't allow girls to go outside, banaanka wey noo diideen, all the time guriga aa ku jirnay, even the windows are covered with dark papers." Waa calaacalayeen. "How can girls and women live there? All men and boys can go out any time they want..." I don't blame them, because waxaas xabsi ku jir waaye. One time one went to banaanka by mistake, and all eyes, all men's eyes, ayaa soo wada fiiriye. Gabar toban jir ayee saas u fiirinayaan. Perhaps this dhaqan has naturally contributed this harrasment since half of their population guri iyo meel kale ku xireen, unlike other Carab states.
  17. Me has a solution, runtii. My seedi came back from there last year, to bring back his elder brother, who was viciously attacked and had been in comma for weeks. That brother was semi-paralyzed, maskiinka, now in the comfort of his old home of Mareykanka. He mentioned markuu soo noqday that many other ajnabi have paid gangs that take care those roaming savages, oo si xun loo dilo, oo sidooda loola dhaqmo markii la dilaayo. Blood for blood ayaa meesha ka dhacay, that they don't touch tukaamada Hindida now. Soomaalida saas waa inay sameyaan mise meesha iskaga tagaan. At least Musambiik iyo Namiibiya wax quman laga sheegaaye ha iska aadaan.
  18. Idinka dadka afaarahooda maxaa shuqulkiina giliye. Iyaah, abaaba. Siiba Bishaaro oo magac quman wadatay, hadana la baxday wax carabkaba qaban karin. I now call her Tuujiweyne, that at least carabka ku dhawaaqi karo.
  19. Su'aal fiican waaye, kuwa jaad cuno waa jiraan. Jawaabta waxee tahay, I would at least spend, if knowing, haduu jaad ku gadanaayo than mid awalba Soomaali ahayn, and perhaps who knows spends my paid money on qamri iyo wax ka daran jaad. Aniga aqiyaar badan oo aan is naqaano ayaa jiro ka cararo timojarre Soomaali, giving the lamest excuse that style aan u jarano ma yaqanaan oo beentooda ah or waa isku wareernaa, especially since this city of Koronto oo ku yaalo kuwa badan. Waxaan xasuustaa magaalo oo aan saas u weyneen aan deganaan jiray la dhihi jiray Windsor oo xuduudka Mareykanka ku taalo. Timojarre Soomaali kuma yaalin, badanaa Soomaalida dhalinyaradana madoow u tagi jiray, laakiin aniga duq Talyaani aa u tagi jiray oo isku wareernay the initial months. Finally waa is baranay.
  20. Salaan... Division iyo kala tag, go' Soomaalida ma kala haraan, always, all the time meel walba ee joogaan. Read on. _________________ COLUMBUS, Ohio - For Yusuf Abucar, this is a summer of waiting. The co-founder of the Somali Community Association of Ohio is waiting to hear from the city's Community Relations Commission on whether it will support Abucar's bid to once again lead the large nonprofit he co-founded in 1992 that helps refugees and new immigrants with housing, employment and other social services. Abucar and other vocal members of central Ohio's Somali community - the second largest in the nation with about 45,000 residents - accuse the association's current director, Hassan Omar, of helping only Somalis from his clan and not delivering services to others. But Omar, who beat out Abucar in a 2001 election to become director, has refused to hold another election. He dismisses his critics, calling them disgruntled, divisive and petty. "In Somalia, we use weapons to hurt each other," Omar said. "Here, they are trying to use the media as a weapon." The association has received about $24,000 from the city each of the last three years. It also took in $354,000 from Franklin County this year for youth and after-school programs and $209,000 for a job readiness program. Abucar and about a half dozen other Somali immigrants presented the commission in June with a 200-signature petition that demands an election. [sNIP] Omar changed the association's bylaws soon after taking over as director to get rid of the election requirement, saying that a nonprofit organization is different from elected offices such as the city council or the mayor's office. Providing services to the community should be the association's sole focus, he said. To continue.
  21. Hadaa sadaqo rabtid, I have useless kumi iyo taano to donate. Or iskaba dhaaf. I might sell them on ebay, you never know who is interested on what.
  22. Dadka soonka masaajidka iska xaadiriyo ayaa tahay ileen, oo safka hore isku cariiriyo. Dadkaas jecliyaa. Shukada this time let it go to masaajidka the other 11 bilooyin.
  23. Waraa timojarre Soomaali meesha maku yaalo miyaa. Timodhise gabar anjnabi ayaaba u tagee. Waraa dhoore ha nagu noqon nooh. Give the few dollars aa ku spend gareysay to masaakiinta Soomaalida familkooda masruufto, regardless stylekaa rabtid inay u jaraan or not.
  24. Tuke, maraxaan Soomaali Xaawo iyo Aaden ee iska galaan. Aabihiis wuxuu ahaa qabiilka la yiraahdo Luo, one of the main ethnic tribes of Keenya. He went to Wajeer maxaa yeelay dhulkaas Keenyaatiga heysto abaar ayaa ka jirtay, walina laga soo kabsan. Asagoo rati la taagan fiiri: