-
Content Count
17,655 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
The government nominally in power, fractious to begin with, is more fragile than ever. More than 60 government employees have resigned in the past year after receiving death threats—many of them broadcast live on Mogadishu's privately owned Radio Simba. An estimated 40 senior officials and intellectuals have been assassinated by insurgents in the past year and a half. A group of Shabaab fighters recently called up Mogadishu Mayor Mohammed Dheere on his cell phone and threatened to kill him, too. (They recorded the exchange: "I'm sure you're not a Muslim," the caller taunts the mayor. "You're just talking, it's not in your heart." Dheere shouts back: "F––– your mother!") Hooyooyinka maxee galabsadeen? Shuud. Cajalkaasna run miyaa, wax la rumeysan karo ma u ekeen, too much caay iyo afxumo ka buuxdee.
-
Heestaan waxaan xasuustaa walaalkeena maalin guriga keenay, baabuurkiisana ku shiday, iyadoo la qarinaayo. Ar maxee Soomaalida kasoo horjeedeen rijiimkii kaligii taliska jiray waagaas. Ayaandaro jabhado aan meel u socon ku dheel dheelay taageernimadii ay Soomaaliweyn u haayeen isbadal maamul in uu dhaco, arintiina qabiil qabiil iyo ugaarsi dad aan waxba galabsan u badalay.
-
Originally posted by Geel_jire: nothing against cadaan ppl or black ppl .... but only a xalimo would do for me .... something about the way they smell i don't know what it is ... uunsi or something but it is pleasant (not that i go around smelling ppl) ..... this is not based on some stereo type but what ive seen in my limited sampling some cadaan women kamkam.com Caasho oo musqusha kasoo baxday, soo qabeysatay, oo shaambo iyo doobishaambo kusoo dhaqatay timaheeda oo wali qooyan, timaheeda udgoona dhabarka u saaran oo qooyan, dirac fresh carfaayana soo gishatay, mid la iska dhex arkaayo waliba, not to mention uunsina isku soo bilbishay. Ooooh, xaaax, neefta aa kugu dhageyso caraf iyo xaraarad daraadeeda. Wax laga hadli karo ma'aha. Xaada ku kaceyso yaaqeey. Ar caashooyinka ha noo noolaadaan, la'aantooda abaar iyo nus.
-
Puntland oil drilling to start soon.....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
LoL at Uuseey. -
Originally posted by Jimcaale: ^Yuu tuu rimaan mii of Wanda Sykes jook abowt waman deetaajing aan laaking deer istaaf in sayf. Ay dhoont andha'istaandh, isbiik Ingiriis nooh. Remind me kulahaa. Balaayo kula detach gareyso. Meesha deposit miyaa, in safe kulahaa. Ameeba ka boloshaa. Who is Wanda Sykes, though, duqa?
-
Somaliland keen to host US base, hopeful on Oil
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
"Countries tell us: `We won't be the first but we'll recognise you second," Kahin said. Also dukaan owners back home in Xamar used to say, "Deen maanta maya, beri haa." If only tomorrow came. Madadaalada caalamka kuu haayaan meesha kasii wado Ina Kaahinoow. -
Alaabteeda filintijeer gishtay, abaaba. BTJX loo slice gareeye, loo hubiye. Everything waa hokey la yiri. See waaye, mar hore la soo hubiye. Yaaaaac.
-
Range Resources Clarifies Inaccurate Web Article
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Moooryaantii maafiyada ahayd wali damac iyo hunguri ayee ka leeyihiin qeyraadka Soomaaliyeed. When will the semi-mafia company Range Resources forget about Soomaaliya's natural resources? We have enough problems, enough conflicts in our basket, we don't need a whole new conflict to arise from in our land. If they think bribing few so-called corrupted "officials," who can get them exploit the land easily, Range people you are very wrong. You will see soon. Soon. Just don't waste a few more $$ to bribe other officials, whom you want to swindle the Soomaali state's natural resources for you. It won't work. It surely didn't. The mercenary days is long gone, my friends. -
Not too long ago, I had a conversation with this girl who lived in my building and has been trying to get pregnant for the last six years...She did anything and everything, went to doctor after doctor after doctor...So jokingly one night makuudhahaayiyoo 'so what has he done to check himself isagana?'...Well, y'all can guess the answer...'Oh nothing, badanaa naagaha waaye, besides maba dhihi kari orod isasoo check garee'... Unuga rigooriyaasha waa salaax salaaxnaa, oo waa shiishnaa, idinka haddaa tihiin gabdho lee waaye qaladka ee naga wareegsada. Haddii dambiishiina ama shabaqiina meel ka buqsanaan lahayn waxba ma dhaceen, ee dambiisha adkeeya. Teeda kalena iska jir yaah, gabadhaada heyso, waligaa agtaada iyo meel aad ka aragtid ha joogto, yaa lagaa xadinee. Kuwa badan ayee dambiisha ka dilaacsantahay labadaan beri, oo ka taalaa see u tijaabinaayeen, ee marka the little princess always gacantaada ha kugu jirto.
-
Nuune, waa lagu salaamay, abkeey. Roogtee? Haddaa u noqdo intee yarayd aad qortay, badanaa Afsoomaali ereyo u dhigmo waaka buuxaan, waliba kuwa kaga sii haboon ku jiro Afsoomaaliga. Laakiin intaan u guda galin ereyga 'deeq' Carabi goormuu noqday? Afsoomaali dhab in uu ahaa ogahay kaas, oo uusan Carabi ahayn. Koley haddaan qaldanahay i sax. Intaa qortay inaan ku noqdo rabay, oo aan ku badalo ereyo Soomaaali u dhigmo ka buuxo afkeena, waana ka maaranaa afafka shisheeye in laga soo deensado. Jacbaro ayaaba iiga hormaray. Badankood kuwa Soomaali u dhigmo ayaa lagu wada badali karaa. ------------- oday baa maalin nagu xujeeyay inan raadino 1 eray oo asalkiisa aan carabi ahayn oo ku bilaabata 'kh' xataa hal xabo waa la waayay .... waxa la isku raacay xarafkaas inuusan ka mid ahayn luuqada somaliga ah. Xarafka [xaraf naftirkiisa ayaaba Carabi ah] "kh" Afsoomaali ma u aha wax ku jiro, oo aasaaskiisaba Afsoomaali kuma jiro, oo Carabi laga keensaday. Wuxuu ka bilowdo dhan waa wada Carabi marka, xataa kuwa uu dhexda ugu jiro. Marka erey walba "kh" ka bilowdo ma'aha Afsoomaali, sidaas daradeeda ma heleysid inaa afkeena ku heshid. Dad ayaa ku wareeray oo gaaray xataa inay "kh" ka dhigaan ereyo Afsoomaali u ah aasaas inay xarafka "kh" ugu badalaan kan "q" oo Afsoomaali ku jiro. Waxaa tusaale u ah ereyga ama magaca Barqad. Soomaali u hingaadinaayo "barkhad" arkeysaa. ----------- Indian words: Sabuun Kursi Sanduuq Badhasab Gaari rooti Ka ahayn "gaari" iyo "rooti," inta kale Carabi waaye, qaarkood Carabi naftirkiisa kasoo deensaday afka Reer Iiraan ku hadlaan maanta.
-
Askari Tikree ah oo Yaxaas ku cunay Gobolka Sh/hoose.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in Politics
Originally posted by Geel_jire: ^ a new group in the resistance .. we already have al shabaab why not al yaxaas looool. can anyone translate the difference between in english ? - hebel wuu dhintay - hebel wuu bakhtiyay Sadex ayee Soomaalidaba badankoodba dhahaan: Hebel waa geeriyooday [he passed away] Hebel waa dhintay [he died] Hebel waa baqtiye [he expired...that is the closest in Ingiriis I think since there is not a word that is equivalent] Baqtiye xoolaha ayaa la dhahaa, though, koley when their dead bodies rot away. Waxaaba isoo xasuusisay a cousin of mine back in Nayroobi in '90s. A surwaalgaab wannabe uu ahaa. He heard Dixon ayaa dhintay on CNN, and dadka meesha fadhiye ka hadlaaye, lahaa "Dixon dhintay..." and he would try to 'correct' them, saying "dheh baqtiye, baqtiye, waa gaal..." -
Some people need the background and why the numbers in Waqooyi were in disfavour of the Constitution's referendum [and it was only the constitution, not the official Act of Union]. Major parties in Waqooyi then did boycott the referendum, especially the major Soomaali National League, which was led by the late Cigaal. Why did the SNL boycott the referendum? Dissatisfaction of the Union itself as some are alluding now? No, of course not. Some of those leaders were too ambitious, and when they did not receive higher posts expectedly became dissatisfied the state of their positions, rather than the Union itself. Out of the 600,000 electors in Waqooyi, only 100,000 voted, according to this Waqooyi site. Also one crucial fact was omitted in this thread: Hiiraan region, the cradle of central regions, voted against the constitution, with more margin than some of the Northern regions. Hiiraan did vote against the constitution because its main campaigner and elected xildhibaan from there, Sheekh Cali Jimcaale, a rival of Aaden Cadde, did campaign against it. Only handful votes in the Parliament separated Sh. Cali Jimcaale becoming the president than Aaden Cadde, a fact many Soomaalis do not know. Sh. Cali Jimcaale, another ambitious politician, did not forgot this fact. If the referendum failed, as it was widely endorsed by Aaden Cadde, it would have been a referendum Aaden Cadde's own government itself, which would have forced him to resign. If the constitution was not approved, Aaden Cadde would have resigned, so would C/rashiid's adminstration. A simple political calculation by the Hiiraani Sh. Cali Jimcaale. So was Cigaale's calculation. Both of them put their eggs on this constitution to fail, in order to realize Aaden Cadde's government to fail. That is politico 101. Anyway, the constitution as a whole was overwhelmingly approved. According to this source: Also Reer Awdal, Reer Sool and considerable number of Reer Sanaag approved. In the case of Awdal, overwhelmingly.
-
Qaadisiya Tabloid: Cadde Muuse is killed in Boosaaso?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
Mujaahidiinta oo Xalay Boosaaso ku Dilay Ashahaada la dirirkii Cadde Muuse Sentence actually laba micno ayuu yeelan karaa. Sida aa u maleysay oo ah Cadde Muuse inay dileen iyo see ula jeedaan ah inay dileen ciidankiisa. "La dirirkii"na wuxuu noqon karaa a singular past tense, not the plural past tense ee ka wadeen since it was more than one who were killed. I can guess proper sentence would've been "ashaado la diriryaashii ee Cadde Muuse." -
Welcome, Yariiseey. What annoys me, though, is when members want to post a new thread, instead of using 'new topic' sign would use 'post a poll' one. I am just kidding around sister. I don't have anything in mind now that might annoy me.
-
What Happens To Your Body Within An Hour Of Drinking A Coke -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in General
XuuX hadaa tahay, see XaaX ku noqonee? Or is there a meaning behind it? Yaa kuu sheegaayo hee. Xaaxdeyda iyo xuuxdeyda waa isla socdaan, ma kala haraan nooh. Meeshii xuux laga yahay, xaax ayaa dhameystirto, and vice versa. Sidaa Kanada u timid, wali dooli ma aragtay? Ani subway stations ku arki jiray meesha tariinka istaago, kuwa yar yar. ------------ Xaniifa, dooli la dilaayo qof aanan arkin xaa iskaga dhigee? Sheeko. Waligaa ma maqlin miyaa islaamaha leh "hilib jiir ii soo gad maandhoow..." Koronto wey kuu ladantahay. Weather is good, life seems to be good as well. Wax laga cabaado maleh ka ahayn barafkii tagay, yuu waligiis soo noqon. What a winter season it was. Ar shib aan iska dhaho intuu sii tagaayo yuu nagu soo kala fireynin. -
Weydiimo Afka Soomaaligu ma la tartami karaa afafa kale? Sidee afkeenna looga dhawri karaa erayda doolka ah? Dhibaato intee la'eg ayay si xun wax u qorayaashu ku hayyaan afkeenna? Ka tegidda shibbane labalaabma intee in le'eg ayuu doorin karaa micnaha eray? Wax malaga qaban karaa shibbanayaasha lammaan? Side loo hormarinkaraa afkeenna? Jawaabaha Weydiimahaas kore iyo kuwoo kale oo badan ayay qormadani gundhig u tahay, si baaxad weynna u falaanqayn doontaa. Bulsho kasta hor u marka afkeedu wuxuu ku xiran yahay hadba sida ay dhawtaan afkooda. Mahad ballaaran waxaa leh guulleheenna sharafka badan oo noo sahlay inaan yeelano af gooni ah oo aan bulshada kale ee caalamka kaga duwanaanno. Ammaanna waxaa leh guddigii hirgaliyey far u yeeliddiisa. Afkeennu wuxuu soo maray marxalado kala duwan, waa uu lahaa dad badan oo dhawra si toos ah iyo si dadbanba ayaa jirtay, taasoo ka duwaneyd tan manta uu ku jiro oo u eg inuusan ehel lahayn kadib markii cid kasta ku tumatay oo siday doonto ka yeeshay, afafkii kale ee doolka ahaa ee jabkan la doonayeyna cidla ay ka heleen. Afka Soomaaligu waa af guda weyn oo laga heli karo wixii af looga baahnaa oo dhan, waana hodan aan marnaba lagu sheegi karin baaqinnimo. Dhan loo rogoba waa looga dhergaan. Bulsha weynta Soomaaliyeed afka isku si uguma hadlaan, qaybiba dhinac bay badisaa, waxaase la isku raacsan yahay in reer miyigu afka u badshaan. Taa macnaheedu maahan reer magaalku afka ma yaqaan ee dabcan in ay danohooda yar yar ku qabsadan waa ka yaqaannaan, hasa yeeshee inta afka ka eexata badiba waa reer magaalka. In muddo ahba waxaa isa soo tarayey dadka afka siday doonaan ugu hadlaya oo marba dhinacay doonaan u adeegsanayey. Dalleensiga erayada qalaad adeegsigooda ee noqotay mid qof kastaa ku dhaqaaqay waxay horsed u tahay dabar go ku dhacaya afka. Waxaa wax laga qarracmo ah in erayo aan sinji iyo sawrac toona u galin afkeenna lala hoos rooro, loona ekeysiiyo afkeenna, taasoo ah meel kadhac iyo maamuusid la aan loola muraaday afka. Qofkasta waxaa habboon in uu afkiisa ilaashado kana ilaaliyo erayada doolka ah oo uga soo tallaabaya soohdimo fog, kana feejignaado wax kastoo afkiisa bah dili kara. Qofka Soomaaliga ahi markuu hadlayo oo uusan u fiirsan hadalkiisa waxaa afkiisa ka soo butaacaya erayo af Carbeed ah ama Ingiriis, Talyaani ama af kale ah oo soo doolay. Haddii aan baaritaan ku samaynay erayada ku dhex milmay afkeena nus qarnigii la soo dhaafay, waxaa soo baxday in yihiin tiro aan la soo koobi karin haddii aan laga fiirsan oo si dhab ah la isaga dhawrinna dhibaato weyni ay afkeena ku habsan doonto mustaqbalka. U fiirso qoraalkan siduu u qoran yahay. Macallin ayaa ardaydiisii su'aalay inay soo qoraan jumlado faa'ido leh oo shacabkeena wax tar u leh. Markaas ayay ardaydii soo qoreen waxayna u bilaabeen sidaan: Annagoo ah ardayda iskuulkaan waxaan salaamaynaa dhammaan umaddeena ku nool adduunka oo dhan. Waxaanu halkaan ka codsanaynaa dawladeena inay joojiso khilaafka dhexdeeda ah, oo ay meel isugu timaado. Caqligeenu wuxuu na siiyey inaan ka fekerno ammaan darrada dalkeenna. Waxaa nala haboon in ciddii ka shaqaysa dhawridda ammaan ka hadiyad la siiyo. Waxaanu aragnay in arrintaasi tahay mid na khusay sa Oo aan masuul iyad iska saarideedu cidna khaas u ahayn. Soomaaliya xilli bay waxay ahayd meel safaarado ku leh caalam ka oo dhan. Dawladdeenu waa inay ahaataa mid isticmaasha caqliga . Shaqsi kasta oo ka mid ah masuuliyiinta sarsare ee xukuumadeena waxaa haboon inay ilaaliyaan xuquuq da waddan keenna. Dhammaan erayada cas [*anaa madoow ka dhigay qiyaasayna* (qiyaas aaba carabi ah )] waa erayo dool ah oo ka yimid meelo fog fog, lamana soo koobi karo inta eray ee baadida ah ee ku dhex milmay afkeena sida: Kelmad, koob, tarmuus, qado, subax, salaan, loox, iskuul, kursi, albaab, dariiq , iwm. Waxaa iyana jira dad Soomaali ah oo aan marnaba si hubsiino leh u qorin afka iyagoo aan dareen ka qabin inay ay wax qaloocsheen. Bal eega sida shibbanyaasha labalaamma dadku u saxariirsheen. Haddii qofku ka tago shibbane kaliya waxaa isrogi kara u jeedadii erayga oo dhan. U fiirso halkan. "Mareegta BBCda ayaa mar qortay cinwaan u qornaa sidan: ETA oo xabad joojin ku dhawaaqday." Waxay ula jeeddey waan gartay oo shibbane B ah ayay ka tagtay, markaasaa macnihii eraygu noqday xabadka oo la mid ah laabta. Halka xabbaddu tahay tan wax disha oo ahayd tey ula jeedday. Dan la'aantu si weyn ayay u duleedisay afkeenna, ka fekerid la'aanta erayada qoristooda gaar ahaan shibbanayasha labalaamma waxay horseedayaan baa ba ku dhaca afka, iydoo markaas ay imaanayso inay isku qaldamaan erayo badan oo kala duwan macne ahaan iyo dhawaaq ahaanba sida. Arrintan dambe ee ah ku tumashada afka dhaliisheeda waxaa leh dadka siday rabaan wax u qora isuna haysata inay Soomaali qorayaan. Middi iyo midi Mooddo iyo moodo Horreysa iyo horeysa Abbaar iyo abaar Berri iyo beri Barre iyo bare Addoon iyo adoon Ruugga iyo ruuga Horreyn iyo horeyn Carrab iyo carab Gacalloow iyo gacaloow Waxyaabaha kale ee ay haboon tahay in laga hadlaa waa shaqallada fudud iyo kuwa culus oo haddii aan la isku af garan dhibkiisu dad badan nacsiin doono afka. Ilama wanaagsana inaan dhaliilno guddigii noo qoray afka ee innaga ayay ahayd inaan u istaagno dhammaystirkiisa. Inay wax badan qabyo ka yihiin waa wax jira. Mar baan dhegaystay Xirsi Magan ka mid ah dadka u ololeeya in farteenna laga dhigo tan cismaaniyada (far Soomaali) isagoo leh farteenna wax baa ka maqan wuxuu ula jeeday erayadu siday carrabka ugu kala duwan yihiin fartana ha loogu kala duwo. Xigasho
-
What Happens To Your Body Within An Hour Of Drinking A Coke -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in General
LoL, isku mar aaba jawaabnay. Ar ii waran walaasheey, see ii tahayna? Doolijire ma'ahee, doolidile aan ahay. Abkeey dooli diloow dad nool maas u daahaa la dhahay, iska kee jir hee. Yac. -
What Happens To Your Body Within An Hour Of Drinking A Coke -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in General
Magacyada sanadka maanta ah sidii diracyada iyo macawisaha aa loo badashaa...Makujiroow ani mugoo...Hayeh, adi shimee badalee hee, MMA waakuugu baaray since 2001...I can help with a suitable nick if you'd like, just holla... Ar runtaa waaye, Kuuleey. Aad uu iigu baaray hoosgundidaan, ee maxaa talo ah? Soo daa mid lagu qanci karo. XuuXaaX haddaan la baxo ka waran? -
Maxaa ka qaldan dadkaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Belittling Shariifka and other Soomaali people damiir Soomaaliyeed ku jirto that does not share their ideological beliefs, and lessening their struggles from outside of Soomaaliya does not help; they should have known that. Kaligood ma dagaalamooyaan either. Meesha siyaasad la ciyaaro loo baahanyahay, as much as xabbad lagu halgamo la tuuro. Soomaalida for the sake of dalkooda jecel la garab taagan yeynan isku dirin, dad badan ayaa iskaga dulqaadanooyo now within dalkeena and out because meesha Xabasha joogto, dantii ku kalifeyso inay la garab taagnaadaan. -
What Happens To Your Body Within An Hour Of Drinking A Coke -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in General
Haddaa hal magac ku ekaan lahayd waxaan ma dhaceen nooh. Geeljire badanaa meesha, qaarkiin gaaljire, lo'jire, idojire, xataa doolijire inay la baxaan waaye marka u maleynaa. -
What Happens To Your Body Within An Hour Of Drinking A Coke -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in General
One fact that is certain is whenever bebsiga or kookada aan cabo, within few seconds, daacsi ayaa iga imaado oo meel ay ka timid iyo ka socoto aan ogeyn. Probably waa aashitada, I guess. Many others do experience as well. -
Originally posted by Xidigo*: ^ Bariisku halkaas ayuu ugu jiraa. Ninka yaa laga qash qashin hee mac macaankiisa, see waaye.
-
Kismaayo bound for another conflict - Jubbaland Battleground?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
Geeljire, Jimcaale ma'aha saa u maleysay. Misunderstanding lee idin dhex maraa filaa. He is not definitely in the league of the those you mentioned. Marmar waxee ku dhaqaaqaan kuwa sheegto Shabaab waa unfortunate, oo maloo dulqaadan karo. Some of us waa iskaga aamusnaa, instead of causing unneeded and useless divisions dhexdeena ah when we face the challenge of the elaphantine problem -- the Xabashi occupation. So if Jimcaale or anyone finds the faults of Shabaab -- and they are not that saintly angels that were sent to Soomaaliya some may think they are -- it does not mean in uu Xabashada la jiro or la safan yahay. The 'm' word was unfortunate, I don't know why walaalkeena u isticmaalay that insensitive word.