-
Content Count
17,675 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Haye, NGO aad u shaqeysid maa casharkaan kuu soo dhigay? Manners kulahaa? Whose manners? Manners are not universal, kuwaa noo keentayna waa Reer Galbeedka waxooda. Waa isla kuwii same people xaarka iska dhaqin, kaadida tifiq tifiq iyadoo ka lehna surwaalka xirto, iskaba sii dhaaf inay gacmahooda dhaqaan in public washrooms. Waa kuwa kabahooda banaanka kusoo qabeen ku galaayo into their bedrooms. Waa dad dhuusada caadi la tahay, but daacada is no-no. Waa dad sideedan jirkooda waayeelka ah iyo sideed jirkoodaba cunuga yar ah dabagaab isla wato. Waa dad ayeeyda iyo gabdhahee ayeeyda u tahay surwaal isla qabo, isku style ah waliba, tintiina isku si u sameystay, la xaragoonaayo. What manners are they talking about then?
-
I never answer to those questions but I like to exhaust the ones who ask me about my qabiil. Someone in SOL actually asked me that personal question via private message. Taarikadaada waa qaban la'ahayee yaa tahay? That someone is reading this, I'm sure. Xishoodkii ka dhamaaday dadkaas camal. Speaking of this, qof ayaa SOL ku jiro wardoon dhaaftay, oo fabrication iyo been ay dadka ka alifto bilowday joogto. There is qoftoo meeshaan ku jirto oo qof ka wardoon badan aanan waligey arkin, maqlina, oo isku dirkeedana wey dhaaftay wardoonima. See u war jeceshahay heer waxee gaartay to fabricate pure lies about other members of this site. Warkeeda isoo gaaray because she fabricated war aan jirin, sheer lies ah about and against me. I don't know waxee ula dan lahayd. She told another SOLer inaa qofkaas ka hadlaayo, oo aan aniga u sheegay warka qofkaas iyo qoyskoodaba ku saabsan, a person I completely did not know, iskaba dhaaf reerka ee ka dhasheen. Yaab iyo nus. Amakaag dhaaftay. Qoftii ayaa ii soo dirtay PM, iguna dhahday isma naqaanee why aad dadka kale warkeyga, personal information ah ugu sheegeysaa. Anigii yaab, maxaa ka hadleysaa iri. I still cannot believe waxaas ayaa inta ku jirto, beentaas dadka kale ka alifeyso. More amazing is that I never talked to her about anything or anyone, let alone qofkee igu nabsatay. Waxaasaa wardoon sidii idaacad camal la dhahaa, weyna isogtahay qoftee tahay. I can imagine how many others ay nabsatay, oo dadka kale ku nabsatay without their knowledge.
-
Ciise, Aadan and Kuusha, try this one, one of the well-known optical illusions images found on the net. How many fool ayaa aragtiin? I see sagaal faces aniga, including cunuga's. I think there is more than double of what I found in the image. Here is another one, where I circled the hardest hidden faces that I could find.
-
I first see a jin or a ghost in a bottle lagu xiray waliba. Probably laba jini isku ciyaar heersare ah u socoto, oo sariirtooda [bottle] isku soo xireen and kuwa qoobarka [the dolphins] waa u sacabtumoyaan. -------------- A good, old nomad sister used to post interesting images like these following two on here. [Three faces in this image. Two are easy to spot, find the third.]
-
Abtiga, xaa ka qaldan Afxaayoow hee? Yihooy see camalkaa, ma'aha xaa mooday, goofkeena waaye. Heesta caan ah ee Xuu yiri, xee tiri wan taym [ ] ma maqlin miyaa. Waaba hees caalamiyee. ------------- ‘First of all, I am a woman. I talk to a thousand and marry one. Don’t you know that?’ Maxaa jiro, meesha suuq mee mooday, badeecooyinka badanyihiin. Ar intee "thousand" interview ka qaadeyso, yeenan meesha ku qadin halkeeda weynin, oo guumeys noqon. Horta nin 'guumeys' ma noqdaa asagana, oo maxaa dumarka kaligood loo dhahaa? Wax walba dumar lee waaye ku qaldan. Haddee laba isqabo dhali waayeen, iyada, not asaga, ayaa wax ka qaldanyihiin. Haddee guur la'aan ku raagto waa guumeys, asagana waa nin caadi ah. Haddee niman badan la seexato waa dhilo, asagana waa 'player.' Kan fadhi ku dirirka banaanka fadhiyo waxba kama qaldana, laakiin iyada haddee wareegto oo aroosyada iyo xafladaha ay aado isku badiso waa qeyrul masuul qoyskeeda neglect gareyso.
-
If these threats gain practical support , Somali diasporas in favor of Al-Shababists who protest in favor of this brutal group and thus abuse the rights given to them to live in peace and harmony in America would belong to the Interrogation rooms of Homeland Security. This is a dangerous and desperate measures taken by the hardline Al-shabaabists and their supporters. What are you bluffing about? Ma saasaa Homeland or Whateverland Security ugu baqdaa? For your own darn information: Naf, heybad, xoriyad iyo sumcadba Eebba ayaa haayo, not some old, weak caddaan unbelieving men in some old corridors of so-called earthly power. Fuleysanaa waxa. Any Soomaali group xaq ayee u leedahay to resist Xabashi occupation. I would take anytime Ceyroow to be the leader of my country than a Xabashi-worshipping, feeble-minded puppet of Beerlaawahaan madaxyaraha madaxweynaha sheeganaayo.
-
About Hobyo, I think a simple google image search would have helped you.
-
Ronaldo loses $4.8 million deal in prostitution scandal
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in General
Maan, intaas oo bajaq isku dhacaayo Baraasiil ku nool maa kuwa qajac lagarooniyaal ah siray? I think he has a poor taste in women mise ookiyaal u baahanyahay, xaalka si kale ma'ahee. -
Abtiga, adiga maa qortay sheekada, masii socotaana? It is an interesting one waaye. I'd have liked if magacyo unique Soomaali names ku dari lahayd, though, instead of "Ibtisaam, Tasliin..." Magacyadaan qaabka daran cusub ee Carbeed aniga allergy ayaan ku qaadaa, LoL. Nice story again, and I hope you wouldn't mind if I move it to General section, where it is more appropriate.
-
Abtiga, adiga maa qortay sheekada, masii socotaana? It is an interesting one waaye. I'd have liked if magacyo unique Soomaali names ku dari lahayd, though, instead of "Ibtisaam, Tasliin..." Magacyadaan qaabka daran cusub ee Carbeed aniga allergy ayaan ku qaadaa, LoL. Nice story again, and I hope you wouldn't mind if I move it to General section, where it is more appropriate.
-
USA is urged to kill the Somali warlords too-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to money's topic in Politics
I for one welkam this, but qabqabliyaasha iyo dagaal'oogiyaasha Soomaali ayaa heerkaas gaarsiisay. If they didn't have dad u dhaqaalo qaaraamo, dad u dagaalamo heerkaas ma gaareen. Dad waxmagarada ayaa daba taagnaa. The last warlords standing is this dowlad ku sheeg, and soon, I hope, kuwii hore inay raacaan raadkooda aan la arki doonin. -
Hayeh, adi how long kugu qaadataa hee? Depends the situation nooh. If mid isku dhaceyso lala joogo -- well, no comment hee. Geeljire, aniga Reer Jabbaan waa hore gacan u taagay, runtii. Dadkaas truly do not waste their minds to remain idle, regardless how as trivial, pointless or useless as anything can be; always wax cusub inay soo saaraan ku dadaalayaan. If only the rest of the world's residents were like that. Check this one, too.
-
MMA, surwaalkaa intaa lugaha u laabto aan wiilasha la tartami jiray after dugsi...Saa u bitin jirey lee hadaa ogaan leheed...Wuuuuuuuuuush, hawo miyaa mise aala'is dhihi jiray (xoogaa aan camiraanaa) Iyaah, waaw. Kushineetana ma waday waligaa intii lagu riixay? ------------ Originally posted by Haneefah: Ciyaal kuni kuni, kuleel lagu dhalay ...I haven't heard that in a long time. Waligeey ma arkin this thing mana maqlin gariir. What's the fun part? Would kids race with it? Kuusha wee iska ciyaareysay, oo bahalkaas waxaa la dhihi jiray garaangar, not gariir. Gariir ciyaar kale oo gabdhaha ciyaaraan ahayd, in meel la xariiqo ama god la qodo dhagaxaan la xisaabay isla meeshii la giliyo, hal dhagax or a ball yar gacanta lagu qabsadana kor loo tuuro, dhagaxdii godka ama meesha xariiqsanayd ku jirtay lasoo bixiyo, markaas all but one in lagu celiyo loo baahanyahay after the ballka la guuro again. Ciyaar badanaa gabdhaha ciyaari jiray ahayd, though aniga mar mar booooooooooring saa'id markee i qabato ayaa too gurigeena joogto la gishan jiray. ----------- Baashi, garaangar waxa laga sameeyo waxaa ugu fiicneyd tan bahalka cunuga ku socod barto ee baby walkerka ah laga soo bixiyo. Midaas smooth ayee ahayd, unlike tan fuustada laga soo gooyo oo rough edges lahayd. Ar maxa ciyaal Soomaaliya la mashquulay. Mar lagu mashquulsanaa kushineeto, mar baliil, mar boojo, mar imbili, marna beyruud, marna lacageey lacageey laga sameeyo waraaqdii xanjada ku duubneyd, marna abaabiteey, marna bugle, marna kadhimeey kadhim, marna kuun kuun, marna qooleey ka daba orod, marna quful quful, quful naar, marna jarkaboodo, marna jarduqeed, marna kuwii turubka ee iskaalo, shaanis, dabaka'eri, marna ciyaarbiloow, marna laadhuu, marna nacash nacash, marna...Ar xaa ilooway ka tagay? The memories, Eebboow. I don't think I would ever experience anywhere else what I experienced in Xamar in my childhood, and I believe dad badan saas ula tahay as well. My God.
-
Adduunkii wada qafiifay.
-
Ee Nuunka aa qori karo. Ninkaan mutacalin Afsoomaaliga shahaado sharaf sare ka heysto waayee. Afmaay iyo kan Maxaatirigaba Bii-Ej-Dhii uu ku heysaa, bar iskeerso.
-
Fiirso [Only few seconds long.] Reer Jabaan gacan lee u taagaa dadkaas, wax walba isku tijaabinaayo or try to invent.
-
Saa u xasuusto lee, GARIIR maana baree hadana... Saa u xasuusatid lee. Ar ma wadi jirtayna hee, wiilal lee ku ogaa, wiilo waaxid. Geeljire, "giraangirna" xee ahayd?
-
Alaabta wiilkaan ku ciyaarayo yaa yaqaano wixii loogu yeeri jiray, yaa sheegaayo hee. No, su'aasha waxee ku socotaa ciyaal kuni kuniga ku koray or qaangaaray qurbahana, not kuwa bahalkaas wadi jiray waagaas. Xarafka "g" ayuu ka bilowdaa. Wax sahlan u egtahay wadidda bahalkaan, but ma sahlano.
-
No, not another thread about this. Doobnimo wey dhaafi rabtaa now. Dad badan ayaa la haayaa, taloow xagaayada springtime ah miyaa? Ar ha jabina hee, qooq ma jabee ninkiisaa jabee.
-
Nuune, unuga Afmaay ku hadalnaa duqa, ee noo micnee hee walaxaa soo qortay. Eey diiday bil'aan iinsheegba horta?
-
Meeshaan, this forum, doobkii ayaa ku batay, three top current threads' posters are talking about "holes" and "bananas." Ceeb, war the forum last time I knew was PG-rated, ee barbaarta ha naga haleynina yaaqeeyoow.
-
Abtigiis, I believe Saado still qabyaalad inay ka ahayn ee kistoo wax kale ayaa qaaday. This is the second time ay kusoo dhaweyso odeygaas Xabashada u adeego into Mareykanka. I have had -- and still do -- my deepest respects for Saado, though lately waxyaabaha ee sameyneyso uma bogin. ------------ Buuxo, kistoo edit garee hee, heesta aa soo qortay magac qabiil ee wadataa. I don't know about that hees or whether Magool, Eebba ha u naxariistee, una dambi dhaafee, sung it or not, laakiin haa heeso qabyaalad ayee qaaday, kuwa kalena wey badashay oo qabyaalad u badashay, weyna ka waantowday, oo ka toobad keentay before her geeri. Bini'aaden wuu qaldamaa, oo qalad wuu galaa. We also need to understand she was exiled -- some say it was self-imposed exile to show her dissatisfaction of the last regime's actions -- for years oo just few years before the civil war erupted in Xamar kusoo noqotay Soomaaliya. What she did not distinguish was Kacaankii oo Soomaaliweyn ku wada jirtay iyo qabiil. Ciilkee dowladaas rijiimka ahayd u qabtay ayee qabiil u badalatay, a sad unfortunate.
-
We need to understand waxyaabihii dhacay in the civil war, especially during the early years. To some, it is still traumatic and painful enough, the wound still fresh after all those years, and one can understand because only qofkii witness ka ahaa waxaas dhacaaye, xaqdarada iyo xasuuqa wax qof fiyoow u adkeysan karay ma'aha. I remember as a boy in early '91 when it seemed every other weekend [Jimcooyinka] dad aan waxba galabsan la laaye the night before lasoo dhigi jiray as a public bandhig meeshii Tarbuunka la dhihi jiray (waa meeshii feestooyinkii 21 Oktoobar lagu soo bandhigi jiree) and dad aan waxba ka qasneen u daawasho tagi jiray, poking the cadavers around, seeing how the people lagu xasuuqay. Maba ka qasneen dadkaas. I also remember my sister's friend's brother dilkiis. A young man who knew nothing about qabyaalad, who was born, bred in and only knew Xamar. Habeen ayaa kuwa xaafadda ay deganaayeen gadaal kasoo dagay kala baxeen gurigiis, qeyladiisa iyo qeyladada walaalihiis and hooyadiis xaafadooda dhan laga maqlaaye, qof walbana cabsi daradiis ugu jiray gurigooda. Yarkii next day meydkiis meel bandhig ay lasoo dhigay, kii dilayna, to rub a salt into the family's wound, shaatigii yarkii la dilay qabay habeenkaas ayuu subixii xaafadii ku maraaye, asagoo qoslaayo waliba. My God. Remembering alone now is suffice dhulka kugu gariiro, naxdin iyo murugo. The other side likewise did their share, I am sure, oo Soomaali dhan ayee dhibkaan wada gaartay, gees ka gees maanta. Yes, we need to understand in this context, still traumatic waaye and more so to those whose family suffered it personally. However in no way does it justify in Xabashi lo cheer gareeyo, in no way does it justify shisheeye lasoo kaxeysto. Absolutely not. It has to stop at somewhere, oo la iscafiyo, la isgacan qaado. Qalad qalad laguma saxo, xasuuq xasuuq laguma saxo, especially what few moooryaans did. Moooryaan qori heysto ehel malaha ka ahayn calooshiisa, waana jaahil aan waxba kala ogeyn lagu shaqeysanaayo.
-
What if the "prospective groom" wants to look the other hair as well, I mean "downtown" in pre-nikaax? Is it allowed? Jokes aside, the answer of the thread's original question, I hope, is this. Or tan. Remember, what you read online is not always from authentic sources, and some sites also mislead and misquote, in order to lead you into their sectic beliefs. So be careful there.
-
Somalinglish Love Story: When FaaRaX hits on XaliiMO
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to money's topic in General
Nice sheeko, well written as well. Ereyada sida meelaha loo gilgiliye i dishayba. I am glad dad ayaa saas camal u qorooyo, I felt lonely because saas intaas sano u qori jiree kaligee.
