-
Content Count
17,712 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Jecliyaa jabka iyo jacda secessionists.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 ______________ Updated. Leading geedi socod country bolded. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasan Socdaal is back to Jabuuti, the 6th time. -
-
Xasan Socdaal really doesn't care about midnimo and wadajir Soomaaliyeed. Wuxuu ku dhaartay Quraanka Kariimka gacanta u saaray hal kama aaminsana. Dowladnimada dhan wuxuu ka dhigay, 'Aree xaa cunnaa aniga iyo reerkeyga.' Otherwise he wouldn't have allowed blatant moves disregarding and disrespectful to Soomaali unity periodically done by ninkaan ku magacaaban ra'iisul wasaare ku xigeen. He is an open secessionist, xataa Laascaanood isku dadaaya cunaqabateen ka saaro hay'adaha gargaarka.
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
EU temporarily holds back food aid in Somalia after UN finds widespread theft The European Union executive has temporarily suspended funding for the World Food Programme (WFP) in Somalia, two senior EU officials told Reuters on Monday, after a U.N. investigation found widespread theft and misuse of aid meant to avert famine. One senior EU official said the decision was taken after the U.N. investigation concluded that landowners, local authorities, members of the security forces and humanitarian workers were all involved in stealing aid intended for vulnerable people. It cited internally displaced persons (IDPs) as saying they were coerced into paying up to half of the cash assistance they received to people in positions of power in the face of threats of eviction, arrest or de-registration from beneficiary lists. - Reuters -
Coldoon oo ku dhex ambaday Gobolka Sool
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Baarqab Qooqay's topic in General
Coldoon samafale Soomaaliyeed waaye, meeshuu rabuu tagaa, inkastoo kuwa miyilka adag difaaco mar mar.- 1 reply
-
- coldoon
- somaliland
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
Berisamaadkii iyo xalaal quutadii Soomaaliyeed. Foolalkooda dhalaalaayo ka garanee inay xalaal quuto ahaayeen dadkii hore.
-
Sirdoon xilkooda ka soo baxay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Sirdoon xilkooda ka soo baxay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Two new Federal States and Banadir without Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Shabeellaha Dhexe faqad maa laga dhigaa? I don't think Reer Xaayoow will accept this unless Xasan Socdaal u balanqaado in uu Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe isku daraayo. Taasna Xamar magaalo madaxnimo ku weyneyso oo Soomaali kale diideyso. -
Soomaali federalism for you
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Axmed Madoobe is doing this pre-emptively because rumour has Xasan Socdaal is going to appoint a Reer Garbahaareey as a danjire to Kiinya. Axmed Dhuxul doesn't trust that oo Reer Garbaahreey meesha joogo ma rabo, plus xiriirkooda meel xun maraayo. -
Xasuuqa shirqoolsan ee ciidamada
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Another ciidamo shirqool la xasuuqay ka dhacday tuulada Ceellahelay shalay. div widget -
-
Xasuuqa shirqoolsan ee ciidamada
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Koow waa google translate qoraalka. Laba, I didn't know Feysal Dhurwaa knew how to use gaslighting.
-
Pulling a 'Badbaado Qaran' in Baydhabo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Who is laughing now after eight months? I foretold you so: "What odds? Muuse Muqayil oo laba sano sharcidarro ah ku darsaday will be long gone before Laftagareen. " Such a shame disappearing behind tails markii hilfaha laguu qaado. -
Pulling a 'Badbaado Qaran' in Baydhabo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Daneystiyaashii fashilmay are back and are as awful as before. Odayaal gaboobay oo qasaaro kale u soo taagan. Shame. Haddeeba iswadan lahaayeen fiicnaan lahaaydaa. Iyaga dhan siyaasiin kale jeebka ugu jiraan, sida Ilyees (Sheekh Shariif), Shariif Xasan (Xasan Kheyre), Xuseen Sh. Maxamuud and Jawaari (Xasan Sheekh). Shame again. -
China's New Silk Road project: a podcast, 9 episodes
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
-
China's New Silk Road project: a podcast, 9 episodes
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
And Mareykanka now wants to counter this, which is years and trillions late. New US-backed India-Middle East trade route to challenge China’s ambitions US President Joe Biden, along with leaders of India, Saudi Arabia and the United Arab Emirates, announced on Saturday the launch of a new trade route connecting India to the Middle East and Europe through railways and ports. The White House said the project would usher in a “new era of connectivity.” Some analysts are saying it will be a direct challenge to China’s Belt and Road Initiative, a multi-trillion-dollar infrastructure project launched a decade ago by Beijing with the aim of connecting China to the rest of the world. Announced at the Group of 20 (G20) summit in India, Biden’s plan also includes the European Union, France, Italy and Germany. It is comprised of two separate routes – an east corridor linking India to the Gulf Arab states and a northern corridor connecting the Gulf states to Europe. Xigasho -
Al-Shabaab oo tababar usoo xirtay 60 nin oo loo diyaariyey inay is-qarxiyaan Cumar Maxamed Ismaaciil oo uu magaciisa afgarashadu yahay (Nuur), isla-markaana ah sarkaal ka tirsan Al-Shabaab, balse la qabtay isaga oo ka dhoofaya garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ayaa shaaciyay xog ku aadan ku aadan xubno ay Shabaab u tababareen is qarxinta, si ay u fuliyaan weerarada is-miidaaminta ah. Cumar oo wareysi bixiyay ayaa marka hore ka sheekeeyay qaabka uu ugu biiray kooxda, wuxuu sheegay in markii hore deganaa Gaalkacyo, kadibna uu u soo wareegay magaalada Muqdisho, isla-markaana uu ahaa Macallin Oline-ka Qur’aanka ku bara dad qurbe-joog ah. Intaas kadib waxa uu sheegay inuu lasoo xiriiray nin ay qaraabo yihiin, uuna ku tashkiiliyay Al-Shabaab, sidaasna uu ku aaday degmada Jilib oo uu ku soo qaatay tababar gaar ah. “Waxa uu tilmaamay in tababarka uu ku qaatay xero ku taalla tuulada Buulo Ooman, isla-markaana ay tiro ahaan gaarayeen in ka badan 200, oo isugu jiro Soomaali iyo Oromo. “220 nin ayaan ku galnay tababarka waxaa Reer Waqooyi ahaa 17 nin, Oromana waxaa ahaa oo nagu jiray 50 nin” ayuu wareysiga ku yiri Cumar Maxamed. Sidoo kale wuxuu sheegay in ragga lasoo tababaray ay ku jireen 60 nin oo gaar ah, isla-markaana loo tababaray qaybta is qarxinta, isaga oo sheegay in loo xiray dhar gooni ah. “Waxaa kale oo ragga ku jiray 60 nin oo ay dheheen waa rag is qarxinaayo oo iyagana darees gaar ah loo geliyay, kuwaas ayaa iyagana jiray” ayuu yiri Cumar Maxamed. Waxaa kale oo uu yiri “Marka uu tababarka noo dhammaaday waxaa naloo qaybiyay tuute, meesha waxaan ku galnay dhoolatus, tababarkaas waxaa loogu magac daray Xasan Barsane, waxaana noo soo xiray Mahad Karataay”. Ninkan oo 40 jir ah ayaa hadda soo galay gacanta Hay’adda Nabad Sugidda Koonfur Gakbeed , wuxuuna sidoo kale ka sheekeeyay sida lagu qabtay. “Waxaa markii dambe naloo soo qaaday magaalada la yiraahdo Iidaale halkaas ayaan aniga uga soo kacay marka halkaan imid diyaarad tikidkeedii baa la’iisoo diray aniga oo raba inaan garoonka ka baxo ayaa waxaa i qabtay ciidamada Koonfur Galbeed” ayuu raaciyay. Xigasho
