Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,665
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Waa sababta kuwa afka duuban xoogooda ugu weyn iyo xaruntooda u tahay inta u dhaxeyso Jilib, Jamaame, Saakoow iyo Bu'aale. Dadka deegaanadaas ku dhaqan duli lagu haaye before them, marka wey ku qanacsanyihiin see u egtahay. Waxee aaminsanyihiin haddee kuwa afka duuban baxaan inay soo noqoneyso duli iyo ku tarafalidii hore.
  2. Dowladaas dowlad kama dambeyn - this coming from a member of a mucaarad family. Kacaanka si dadban mucaarad loogu ahaa. In fact if you look at the signatures of Manifesto Group in Juun, 1990, my late old man was the second to sign after the late Aaden Cadde. Shariifka reer abtigiisa ayuu awood ku helaaye. Reer abtigiisa waxaa waaye Xaabsade, Rooboow qolodooda, waana reerka ay isku deegaan degaan Shariifka reerkiisa, Berdaale isla degaan. Also walaalihiisa isku hooyada yihiin qabiilkaa ka dhashay ka soo jeedaan. Walaalkiisa isku hooyada yihiin meherkeyga Nayroobi ka dhacaaye wuu joogay in 2011. Shariifka waxee siyaasiinta ku jecelyihiin waa wuxuu xado, walaaqo dadka la wadaagaa. Jeebka kuu buuxinaa shib dhahee. Lacagtii deegaanka lagu hormarin lahaa dad ku qancinaa oo dad siis lee. Siyaasad 101 turuufo yaqaanaa. They were many who said dad badan mucaarad ku ahaa and after meeting him, waaba kuwaan kuwii oo asagii amaanaayo. Dadka wuu sixraa ku xaman jireen. Nothing to do with sixir but everything to do with sharing $. That is why labaatan iyo shan sano siyaasad aad ugu muuqdaa. Qabiilkaas Ee... aad sheegtay ma yaro oo sadexda qabiil ugu dad badan ku jiraan. They were well known in Xamar iyo agagaarkeeda because they were the first to move/settle in Banaadir pre-colonial times. Xamar xaafad Buulo Eel...la dhaho ku taalo wali. They spoke Afmaay, yaa tihiin markii la dhana Eel... dhihi jireen.
  3. I didn't call him a hero. Laakiin yuu dilay oo aad taqaanaa Laftagareen ii sheeg?
  4. LoL. Reer Arlaadi were too advanced for maryooleey since they were (and still are in many cases) who naturalized maryooleyda kale deegaanadooda u soo qaxo ama soo dego. Yacni sharci degnaanaho ayaa lagu siinaa - meaning after living there quite some time, you are offered the opportunity to be a diyo-paying member of the local clan, the insurance. You have the option to join, while still keeping your original clan. Markaa cabaar degnaatid oo afka Maayga baratid iyo dhaqanka nabad ilaalinta deegaanka adigaaba in no time iloowaayo your old clan. You know my maternal awoowe asagoo dhalinyar ah Waajid soo degay. Reerkiisa Sayidka ka soo carareen oo Reer Qabridahare ahaa. Hooyo iyo walaalaheeda kale all were born in Bakool. He was a diyo-paying member of Reer Waajid clan, which is Mr. Wasiir Tiktok's clan. He wasn't part of the clan, but enjoyed the insurance privileges. His children - my hooyo and her siblings - spoke Afmaay aanan caadi ahayn; in fact when they want kaftamaan, caayaan, habaaraan - their language of choice was and is Afmaay. Maayga ayaa ku fiican saas dhihi jireen. In fact the folks who gave Baydhabo the famous Janaay naaneys waa Reer Soomaali Galbeed u soo qaxay aagaas waagii Sayidka. They couldn't believe meesha see u cagaaran tahay and yet still welcomed. Hal hal ayee iskugu sheegi jireen u imaan jireen reerahooda kale Baydhabo. Xaafad dhan magacooda loogu magac daray ayaa jirtay. Buulo Ogaad... la dhihi jiray. Anyway, these diyo-paying from other clans waxaa la dhihi jiray Geegii Mariidi, meaning 'in the old days' oo qabiilkee ka soo jeedaan loola jeedo. Siyaad Barre reerka uu ka dhashay oo maanta sheegto gobolka Gedo Luuq waxaa soo dajiyey reer qabiil Maay ah oo aagaas maamuli jiray oo boqortooyo ahaa. Iyagoo Soomaali Galbeed iyo Galgaduud tolkooda ka soo barakiciyeen la soo dajiyey Gedo. Maanta dadkii soo dajiyey ayeena inkiraayaan.
  5. Not really. A visionary, incorruptible mayor could've done the same if given or raised the funds. Baydhabo was developed too in 1980s as well, hence second madaxtooyo meesha ku taalay Jaalle Siyaad ku nasan jiray. Speaking of Jaalle Siyaad, happy 21da Oktoobar. Towradatan barakeysan. Haye call me, of all people, Ubaxii Kacaanka.
  6. Zionist-controlled media very mad at her. Mahadsanid, Greta.
  7. After Aljasiira exposed their lies, including the attack against isbitaalka.
  8. Not really. Waa Rooboow iyo laftiisa hoose. Reer Koonfur Galbeed qabiilka saas kuma aha, unlike faradheerta. Reer Koonfur Galbeed, deegaan ahaan isku baheystaan, not qabiilnimo. In fact C/llaahi Balaag, along with xilshibaanada kale sida Aaden Madoobe, Saransoor amlnd Sareedo are from my clan, based in Xuddur. Saransoor is my sub-clan xildhibaan. Out of four, laba Laftagareen la jiraan - Saransoor and Sareedo -, Aaden Madoobe waa dhex dhexaad and C/llaahi Balaag too dhex dhexaad ahaa until mucaraadka whispered to his ears in Abriil, 2023. For C/llaahi Balaag, the Shariif Sakiin he now sides with xilshibaanimo u diiday in 2016. Like Madoobe, and Saransoor, he is an RRA veteran, which Laftagareen respects and gave them xildhibaano, though he knew inay dhex dhexaad yihiin or mucaaradka la hadlaan. I agree aaska walaalkiisa in loo diido qalad weyn ahayd. Qof fiican waaye shaqsi ahaantiisa and my late mother knew him. By the way, it is Had...*, not Xad... Not every H word in Maay is X.
  9. It was just yesterday an opposition member - xildhibaan C/llaahi Balaag - landed in Baydhabo. Marka mucaarad lama diidano. I don't blame Laftagareen not allowing mucaarad ku sheega la soo kireystay, though. If you know the history of nascent maamul dhisid of Koonfur Galbeed, mar walba mucaarad jeeb ku jiro ayaa la soo kireystaa lagu jabiyaa. They did in 1995 after dowlad lagu dhawaaqay, led by abuukaato Xaseey. They did in 2003 after Shaatigaduud's maamul lagu dhawaaqay in 2002. They did in 2014 after maamulkii lixda gobol lagu dhawaaqay oo ay burburiyeen. Marka sida Axmed Madoobe haddaadan iskaga ilaalin, maamulka soo koraayo ayee burburinaayaan dadkaas jeebka ku jiro. Koonfur Galbeed can't afford that.
  10. Such a blunt speech kama filaneynin. Xushmad gaar ah iga mudanyahay maanta ka dib.
  11. Historical injustice wuxuu ula jeedaa Eritareeya filaa, that it was allowed to separate without a guarantee access to a dekad. Sanaawi would probably have gotten one as a hundred-year lease in early 1990s, markee asaga iyo Afwerki saaxiibo weyn ahaayeen.
  12. ...a city develops fast like this. Ma jecli inaa shaqsi siyaasi amaano, but Laftagareen deserves his due by developing some much needed infrastructures of this city and not pocketing it, as others have done. It is so much different from merely five years ago. The city almost seems like it can be mistaken for Kigali. This photo was taken a few months ago. Private development ayaa ka sii daran. Our old man had a building with three dukaamo and bakhaar right in the city centre. Mid ayaaba la soo taagan tahay that he is ready to pay $500,000 to buy it. Waaba yaabnay, but the family refused.
  13. Maakhiri, what is border on the Sanaag side laakiin? Xadka SSC bada ma soo taabanaa oo aaga Laasqoray ma gaaraa? Reer Maakhir kuma jiraan maamulkaan, yet qariirada SSC waaku jiraan. That issue needs to be solved si dhaqso ah. Haddee ku jiraana waa in la siiyaa xarunta maamulka ama madaxa maamulka.
  14. My ilma habreed are Reer Garoowe. Waa dad aad u qaboob masaakiin ah reerahaas, unlike Faroole iyo waxa la mid ah.
  15. Most sarcastic video I have ever watched. Dhulka ayuu ku jiiday nijaaska, making his usual prepared talking points useless and ridiculous.
  16. Afmaayga, Afsoomaali ahaan, aad ugu dheereeyaa Afmaxaaga for keeping the original Soomaali words. Afmaxaa were corrupted by too many loaned Carabi, Talyaani iyo Ingiriis words. Afmaay was saved by being an interior language. For example, Afmaxaa waaka dhumay a word for 'friend.' Saaxiib la soo boodaan. In Afmaay it is widaay. Old gabyaa or saar use this word, sida Careys Ciise Kaarshe, who as a native of Jubbooyinka, was very familiar with Afmaay. His saar poetry has many Afmaay words, hence being too rich saar. Ceerigaabo means Ciryaamo gaaban. Deegaankaas u dhow buuraha Calmadoow aad ciryaamada hoos u timaadaa. I actually believe Calmadoow is one of the best touristy regions of Soomaaliya, laakiin sadly lagama faa'ideysto. If a word has 'x' or 'c,' Afmaay kama imaan, marka Kablalax waa iska kab iyo lalax. Meantime, enjoy this thread from 12 years ago.
  17. He thinks MAGA racists will side with him against abaaydeen Ilhaan. Cawaansanaa. Worse to them, I believe he as a young male is a bigger threat than her. He seems inuu Mareykanka soo galay in the last several years. Kuwa asaga camal here in Toronto, we call them Galkanada. Waa kuwa Mareykanka ka soo galay after Justin Trudeau ra'iisul wasaare noqday in 2015 and soogalootiga cusub u sahlay sharciga.
  18. Zionists initially celebrated the massacre and terror attack against children. Markee ogaadeen boqolaal dileen ayee inkiraad bilaabeen, deleting their tweets, including Satanyahu's own spokesman. They have been exposed. Do they think we are all fools markee leeyihiin Xamaas ayaa ku qarxisay. Qaraxyada ee Xamaas tuuraan hal darbi luu jajabiyaa, unlike sar dhan wada duminaayo aa theirs do. I am glad their war crimes are finally exposed to all.
  19. I am surprised inaadan ogeyn in Afmaay ka fac weynyahay Afmaxaaga. Gaal waa ereyga saxda ah, geel gadaal ka yimid. All old words for camel gaal ayaa la dhihi jiray, sida Laasgaal Waqooyiga ku taal iyo qabaa'ilada magaca gaal wato. Qabiilo badan ereyo Maay ah magacyadooda qabiiladooda ah, including qabiilka gobollada Bari, Nugaal, Sool iyo Sanaag wadaagaan. Waa erey Maay magacaas, lagana wado Nin Weyn. Sidoo kale qabiilka ee kor magac wadaan Xasan Socdaal iyo Mahad Qalaaye qabiiladooda - erey Maay waaye, lagana wado Waaberi. Dowladii Kacaanka markee ereyada magacbixinta ka weyn jirtay ereyo u dhigma oo Afmaxaa ah waxee ka raadin jirtay Afmaayga. Ereyga horseed tusaale ah. Seed Afmaay safka hore laga wada. Reer Afmaxaa waxee dhahaan 'shirka waa lagu kala dareeray.' Dareer waa Afmaay oo socod loola jeedo. Koombe in Awkoombe context means gaabni. Koombe koonfurta waxaa loogu yaqaanaa qasaca eberka ah oo gaaban, sida qasacyadii yaanyada shashiidka ku jiray oo warshadaha sameyn jiray. Waqooyi ama galbeedkanin wax kale loogu yaqaan laga yaabaa, hence the qabiil name. And I am double surprised you don't know the most camels in Soomaaliya is found in Bakool. My own sub-clan that settle between Xuddur to Ceelbarde is called 'camel lovers.'
  20. Father of the nation, loola jeedo taariikhda deegaankaas. Aw dal. Sida qabiilka Xasan Socdaan is called 'father of the camels.' Or Awkoombe is 'father of gaabnimada.' Ab/aw waa isku micno, aw just more slightly has higher distinguish. Abtirsi waa sidaas oo kale.
  21. The wasiir thumbnail ka muuqdo oo injineerada soo dhaweynaayo waa seedi married to my sister. Taloow asaga iyo Reer Awdal ma isla xiriiriyaa?
  22. Injineeradii Turkiga ahaa waala geeyey Baraawe shalay.