Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dadkaan tahriib ayaa loo wadaa ee lacag la baxeen. They have nothing to do with shirka meesha ka dhacaayo, which itself ahayn shir madaxweyne ka qeybgalo.
  2. Xasan Socdaal oo qaraabadiisa iyo ehelkiisa ku wehlinaayo safarkiisa soo socda ee Talyaaniga. Sababta uu shir saan camal ah ugu qeybgalaayo asagoo madaxweyne ah la yaabanahay. Qaarkood inay isdhiibaan tahriib ah loo wadaa.
  3. Ladies and gentlemen, wasiirka ganacsiga ee dowladda Xasan Socdaal:
  4. Laheystiyaal is'heysto ayaa nahnay. Soomaali ayaandaranaa.
  5. Afar toddobaad xataa looma baahneen and my prediction is right on it.
  6. Something must have happened behind the scenes for the secessionists recently praising Xasan Socdaal's regime and garaadka openly making this statement in public. Wixii la wada ogaa ayaa bannaanka la wada keenay. Xasan odeyaashii Waqooyiga tagay baaq soo saaraan ka diiday.
  7. Beesha uu kasoo jeedo Koofi oo war culus soo saartay, baaq u dirtay beel kale Beesha uu kasoo jeedo Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegtay in dano siyaasadeed laga leeyahay dacwadda musuq-maasuq ee lagu soo oogay agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda dalka. Koofi ayaa ka mid ah illaa 18 mas’uul oo xeer-ilaaliyaha qaranka Suleymaan Maxamed uu dacwad ka dhan ah u gudbiyey Maxkamadda gobolk Banaadir, ayada oo loo haysto eedo ay ka mid yihiin musuq-maasuq iyo xatooyo dadweyne. Beesha uu kasoo jeedo Koofi, oo kulan ku qabatay magaalada Guriceel, ayaa sheegtay in qorshahan uu yahay mid ay ka dambeeyaan dad ay isku hayaan xilka madaxweynaha maamulka Galmudug, oo ay sheegeen in Koofi uu doonayo inuu isku sharxo. Beesha *** ee *** ayaa sheegtay in dadka ay is-hayaan Koofi ay kasoo wada jeedaan beesha ***, balse ma aysan magacaabin shaqsiyaadka ay is-hayaan. “Waxaa nasiib darro ah in dadka Koofi ku dulminaya shaarka dowladeed ay yihiin dad aan nahay dhaqan wadaag, dhiig wadaag iyo dhalyo wadaag, oo cid qabataa aysan jirin ilaa hadda ama u caqli calisaa,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay shirka. “Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan leenahay, maanta waxay maraysaa meeshii aad ka tiri ‘Farxaanow dhiiqaa laguha laguu geliyoohaayaa’, annaguna waxana leenahay, madaxweyne, dadku waxbay gartaan ee yaan dhiiqo lugaha laguu gelin.” Odayaasha ka hadlay shirka ayaa ugu baaqay beesha *** *** inay is ceshtaan oo ay isqabtaan, islamarkaana ilaaliyaan walaalnimada. Baaqa loo diray beesha *** *** ayaa laga fahmin karaa in qofka aysan odayaasha magacaabin balse ay is-hayaan Koofi loola jeedo agaasimaha hay’adda NISA Mahad Salaad, oo kasoo jeeda beesha ***, islamarkaana la rumeysan yahay in loo wado xilka madaxweynaha maamulka Galmudug. Warka kasoo baxay beesha Koofi ayaa imanaya ayada oo shalay Maxkamadda Gobolka Banaadir ay si rasmi ah ugu yeertay 7 masuul oo Koofi uu ka mid yahay. Koofi ayaa dalka ka maqan. Baafin rasmi ah oo kasoo baxday maxkamadda gobolka ayaa waxaa kasoo dhex muuqday agaasimihii waaxda canshuuraha bariga ee wasaaradda Maaliyadda Muxiyadiin Saabey, agaasimihii hore ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) iyo agaasimihii dhawaan is-casilay ee hay’adda socdaalka Cabdul, iyo xubno kale. Xigasho
  8. This misguided secessionist who thinks calling me a clan name is an insult itself. War qabiilkaa sheeg sheegtid is a proud, very large clan that live in historical Buurhakaba vicinity and is much older than your confused Carab-and-Xabashi-wannabe clans. Marqaan-induced secessionists waxba maba kala yaqaanaan since awal Wanlaweyn - another degmo in Shabeellaha Hoose - ayee caay moodi jireen. Waraa marfishka ka soo leerso ee bannaanka u bax.
  9. Add to the list now to this secessionist's self-admission of drinking the cursed drink. Ileen wuxuu diinta Islaamka wax ugu sheegaaye waaba qof aanan ku dhaqmin. Qabyaalad haba sheegin. War diintaada u noqo oo ku dhaqan.