-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Another Market Fire in another Somali city
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Wah Che, argagaxisada ma taqaanid inay yihiin kaliya non-Irir Samaale. -
Another Market Fire in another Somali city
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Another Market Fire in another Somali city
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waa dabkii labaad suuqa Jigjiga ka dhaca in four months. Dababkaan gacmo shisheeye ee la dagaalamaayo, curyaaminaayo ganacsiga ummadda Soomaaliyeed ayaa ka dambeeyo, no doubt about this. And these fires always start late at night - Muqdisho, Jigjiga, Hargeysa, Gaarisa, Wajeer... Haddaa dukaamo waa weyn ku leedihiin Boosaaso, Baydhabo, Kismaayo, suuqyadiina habeenkii ilaalsada. -
Another Market Fire in another Somali city
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Faahfaahino dheeri ah oo kasoo baxaya dabkii xalay qabsaday suuqii waynaa ee magaalada Jigjiga Dab ayaa fiidnimadii xalay ka kacay suuqa wayn ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaano Taywaan kaas oo khasaare laxaadleh gaystay, inkastoon wali aan la shaacin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkaas. Inkastoo wali aan la ogaan waxa sababay dabkan balse wararka qaar ayaa sheegaya in meherado ku dhexyaal suuqan dab ka kacay uu sababay gubashada suuqan wayn ee Taywaanka ee magaalada Jigjiga. Dabkan ayaa billowday qiyaastii 11kii fiidnimo ee xalay iyadoo suuqani uu gabi ahaanba basbeelay oo aysan jirin meherad suuqan kutaalay oo ka badbaaday dabkan, inkastoo dadkii gurmadka u yimid ay isku dayeen inay meheradaha ka guraan alaabaha, haddana dadku intooda badan alaabtoodii maysan noqon mid badbaadda. Suuqan ayaa waxa uu ka dhisnaa cidhifka magaalada Jigjiga, waxa uuna ka dhisnaa Jiingado aan aad u habaysnayn taas oo keentay inuu si dhibyar dabku ugu faafo suuqan, waxa kale oo sababay inuu dabkan sii faafo dabaylo xooggan oo dabka sii hurinayay. Xigasho -
Usual jaajuus isku dir wado
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Maxaaba la xiraa madaxtooyadii ayaaba roog gaduudan loo dhigay. Muxuu Xasan Socdaal dowladnimo bahdilay. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Galbeedi ilma adeerkiisa si xun i bahdileen Xasan iyo moooryaantiisa. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Now, now, you have crossed the line by downright insulting diinteena suuban iyo Rabigeena. This site has two decades old Golden Rules, in which one of these rules explicitly states: "4 - Anti-Islamic: No one will be allowed to insult Islam and Muslims under any circumstances. Your post will be deleted and/or username banned if cought with any anti-Islamic attacks. Your views are welcome but your deragotory language against Islam/Muslims will not be welcomed..."
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
If iyo AAKHIRABA ka iib ah waaye sheekada: Xabaalaha Macalin Nuur Soomaali badan ayaa ku aasan berisamaadkii geeriyooday. Alloow alle. -
So the vote in the UN on the Arms Embargo took place
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to shuss1's topic in Politics
Same way kaaba laadaryada u bahdilaan kuwooda u adeego. It is part of psychological warfare. Jen. Gabre saan sameyn jiray as well, marka lax walba meeshee isdhigtaa... -
Russia Accuses Wagner Group of munity
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Maakhiri mar marka qaarkood waxaa aragtaa kaliya waxa dhow. Say kuwii afka duubnaa ayee Soomaaliya kaga saareen dagaal - not that it will happen since it will embolden them and even might win them public support since 'gaalo nagu soo duulay' la soo shirtagi doonaan - you think these mercenaries will leave after that. Just look what they did and are doing in Ciraaq, Afgaanistaan, Central African Republic and Maali. -
So the vote in the UN on the Arms Embargo took place
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to shuss1's topic in Politics
Xasan Socdaal waana ceebeeye ee ceebteena Rabi ha asturo. Imaaraadka uu u niikiyo mar walba bahdilo. They refused to pay ciidamadee mercenaries ka dhigto rabaan and now second time voting down lifting the arms embargo, despite inviting him. What a shame. Baryahaana wuxuu isku madadaalinayaa masuqa ayaa la diriraayaa. Qof isku shubmo mar walba oo leh kaadida nijaasteeda la diriraayaa waaye sheekadiisa. -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kowda Luulyo wacan inta dalkeena jecel. Celebrating 22nd year in SOL. -
Kowda Luulyo wacan, Soomaaliyeey.
-
"Long Live for the Republic of Soomaaliya." The snake represented Xabashada and the dove for occupied regions of Soomaali Galbeed and Eritareeya. Reer Eritareeya waxee degnaayeen degmada C/casiis, nicknamed Kaambo Amxaaro in 1960s and '70s.
-
Russia Accuses Wagner Group of munity
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
I remember tuugii Shariif Xasan degmada Baraawe u saxiixay maafiyadii Blackwater lix sano ka hor. I am glad it failed. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Beentaan cad ila arka: Xasan Sheekh: Waxaan ilaahey hortiisa ka ballan-qaadayaa inaan ceebeeyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo caawa dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidda Carafo ayaa jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa, wuxuuna qeybtaan uga hadlay musuq maasuqa. Madaxweynaha ayaa dadka Soomaaliyeed u cadeeyey sida ay uga go’antahay inuu suuliyo musuqa iyo xatooyada xoolaha dadweynaha, isagoo ku goodiyey in qof kasta la baari doono. “Dowladda Soomaaliya ma ogolaa doonto in dhaqaalaha yar ee gabadha ama wiilka maskiinka ah laga soo qaaday guryo looga dhisto Turkiga iyo Nairobi, balan ilaahey waxaan ku qaaday marna inaan la ogolaaneyn taas,” ayuu yiri. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadka xil doonka ah ee dooranaya in loo magacaabo goobaha dhaqaalaha uu ka soo galo ku tilmaamay kuwo u badan tuugo. Wuxuu wacad ku maray in xatooyo dambe aan la isaga hari doonin, isagoo farriin u diray odayaasha dhaqanka iyo masuuliyiinta ka naba-dooniya dadka lagu soo qabto kiisaska xatooyada ah. “War ka joog ha garabsiin, hana la soo safan nin tuug ah, tuug umad xaday hala safan, subax dhan gurigaaga ha uga soo lebisan sidaa u difaaci laheed nin tuug ah oo aad dhahdo maxaa loo xiraa?” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha ayaa wacad ku maray in la ceebey doono oo la karaama tiri doono qofkii lagu qabto ama lagu helo xatooyo xoolo dadweyne “Ninkii Alle ka cabsa waaya sharaf malahan, wax uu mudan yahay ma jirto nin sameeyo xatooyo, xaaraam ayuu ku dhacay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweyne Xasan. Wuxuu sheegay in diinteenna suuban wax ay diiday aysan dowladiisu ogolaa doonin, “Maanta tuugnimada heer aan ku faano ayaan gaarnay, meel lacag lagu qaado ninka raadinaa waa tuug, nin umadda u shaqey raba maaha, hadaa dadkaan u shaqeyneyso iskuulka tag ee ilmaha wax bar,” ayuu madaxweyne Xasan Sheekh ku yiri khudbadiisa qeybtii uu uga hadlay musuqa. -
Halyeeydii naftooda, dhiigooda, maalkooda u quuray inay maalmahaan dhashaan ayaa u gafeysaa. Maalmahaan ma xuseyso Soomaalida maanta joogto, waxee na xasuusineysaa Soomaalidii waagaas soo halgamay.