Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xasan Socdaal asagoo qiireysan ayuu hadal soo jeediye maalin dhawayd, lehna hala taageero ciidamada after ciidamadii soo faarujiyeen deegaano dhowr ah ka tirsan Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe after their complaints were not heeded. Qof diidan taageerida ciidamada oo damiir leh ayaa yar. Laakiin tuugo iyo munaafuq intuu Xasan isku hareereeye, ciidamadiina shirqool joogto ah ku haayo, ayuu la soo taaganyahay hala taageero kuwaas shirqoolka wado. Anyway, rumour has he asked for former leaders inay taageeraan ciidamada, which made Farmaajo to issue this baaq on yesterday. ____________________ Dagaalka Ciidamadda Qalabka Sida oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ay kula jiraan kooxda argagixisada dhiig-miiratada ah ee Alshabaab, waa waajib qaran oo ay tahay in aynu ka wada qeyb-qaadanno dhamaanteen maadama uu taabanayo qarannimadeenna iyo jiritaankeenna ummadeed. Howl-galadda dalkeenna looga xoreynayo argagixisada inoo diiddan nolasha, amniga iyo horumarka waa qorshe qaran oo soo socday dhowr iyo tobonkii sano ee u danbaysay, waxaana waajib ah in la garab istaago ciidanka xoogga, si aan u xaqiijinno dalkeenna oo xor ka ah argagixisada. Waxaan ugu baaqayaa muwaadin kasta oo Soomaaliyeed in uu garab istaago halganka xoreynta dalka kana qeybqaato dhiiri-galinta iyo kor u qaadista moraalka geesiyaasha qaranka, maadaama isku duubnida ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay fure u tahay guulaha dagaalka lagula jiro argagixisada. Alle ha u naxariisto halyeeyada naftooda u horey in dalkeenna ay ka xoreeyaan argagixisada, halyeeyada kale ee dhaawacyadu ka soo gaareenna waxaan Allaah uga baryayaa caafimaad iyo kabasho degdeg ah.
  2. Real aqoonsi raadis. Iskoolkeeda ee jaamacadda ku sheegto ayee aqoonsiga ugu dalbatay dowladda dhexe, which gave a temporary certification valid for two years. Islaantiiba haddee aqoonsigaan raadineyao, meesha waa lagu kala tagay.
  3. Tan koofiyada gaduudan wey isku dhaceysaa, ee waxaa u roon waxaas iska siibto marwonimadeeda ilaalsato.
  4. Marka koowaad ilkahooda fiiriyaa kuwa iska daacsada, the worst crooked teeth they have - or not have at all - the most outlandish thoughts they have, hence indicating the more marqaamid they have had over the years, the crazier they are Three decades of non-stop marqaamid is not wax sahlan laga soo noqon karo. Waqooyiga direly needs mental institutions.
  5. Kii lahaa fanka waaka baxay wadaadka iska dhigi jiray:
  6. I knew he was always secessionist extremist, wadaad iyo heesaaba midba ha iska dhigee. Saan ayuu uu labistay shalay, asagoo leh Laascaanood ku duuleynaa.
  7. Maanta ayuu banaanka isa soo dhigay once again advocating war and destruction u dhaxeeyo ummadda Soomaaliyeed.
  8. Another 'fact' on the ground, Mr. Butus Baanjar: Cabdibilaha dabajeex lama saari jirinee ee qoryihii weynaa ee dhashiikaha la saari jiray ma laga wada qabsaday? Hub la'aan ayaa meesha ka dhacday.
  9. They are acting jiljileec iyo walaaloow ayee wali wadaan. Start calling them Muuse Muqayil regime for a start. Maxee tahay 'Soomaalilaan adminstration' ee leeyihiin. Dadkaan waa like our own renowned self-proclaimed jaahil with arrogance - marka sharci aanan shantaada ahayn kaama qabto. If they send hanjabaad, send double hanjabaad. Meelahee Oog ee ciidamo isku aruursanaayaan madaafiic ku garaac including kuwii Laaska lagu duqeyn jiray ee la qabsaday and call it pre-emptive.
  10. Odeyaaahii shex dhexaadka sheeganaaye shalay hadlay maxee ahaayeen? Waxee lahaayeen mag boqol iyo dhowr geel ah ciidamada Muuse la dilay ha laga bixiyo. Konton kale geel waa in loo dhiibaa meydkii lagu xadgudbay ayee lahaayeen. Hubka ee jabhada qabsatay hala soo celiyo ee ku sii dareen. Meesha goormaa la heshiiyey, yaab badnaa. Waxaas hanjabaad iyo daandaansi dadban waaye. Haddii kale sidii C/raxmaan Tuur ugu goobanay ayaa ugu goobaneynaa jabhadda ka wadaan.
  11. Kiin Jaamac Yare maxee ku heestay? Nabsiga ma gaboobo Mar buu ku gaadaayee
  12. Waxaa soo xasuustay wiilkii yaraa meesha laga soo musaafuriyey habaaraaye Muuse Muqayil. His clip went viral. My sister aad ugu danqatay and markuu Baydhabo yimaaday dharka iyo qarashka iskoolaadka ka bixineysay, ilaa hadda oo weyba xiriiraan.
  13. Masaakiin, maati carruur iyo waayeel ku jiro, maalin walba la duqeynaayo ayuu ku jees jeesteynaaye, arrogantly and proudly. Qofka saas camal ah needs to be brought to earth in a crush. And as a self-admitted jaahil himself, karbaash ayuu wax ku gartaa, not walaaloow iyo ereyo jilicsan. His behaviour also reminded me Caydiid Sn's and Jr's moooryaantiiaa heystay deegaanada Koonfur Galbeed from mid to late 1990s. Saan camal ayee u kibirsanaayeen, faan iyo booto bilaash ah wadeen. Tii ka dhacday Rabi ayaa ogaa, xataa xaasaskooda ka cararay, including Xuseen Caydiid's wife lagu qabtay markii Baydhabo laga saaray in mid 1999. Waala sii daaye oo Xamar aaday. I guess waa dhaqabka 'habraha' - be them in Waqooyi ama Koonfur - dad la dulminaayo faan iyo booto ugu sii daraan.
  14. Kana waala qabtay as well: I had never seen maxaabiis boqolaal intaan la eg dagaalada sokeeye Soomaaliya ka dhacaaye 33 sano la soo dhaafay reer laga qabsado. Marqaanimo caadi ma'aha. Habeen dhan jaad cun soo jeed, askari dhul dagaal joogo waa ahaanaa isma anfaceyso - what kind of marfish mentality is that?
  15. And the 'facts' on the ground ten days later noo sheeg. Wali saan maa u booteyneysaa mise bootadii baroor ayee isku badashay?
  16. Wasiirka gaashaandhigga and taliyaha ciidamada isma arki karaan. In fact taliyaha banned wasiiirka from xarumaha ciidamada, which didn't work. Now wasiirka is downplaying Ceelbuur offensive that involves taliyaha. Rufyaankii kalena Mahad Qalaaye usii dheer, who openly xiriir la leh kuwa afka duuban, una sahlay ka baxsadaan hoteello Xamar ku yaalo ee weerareen.
  17. This shirqool ciidan keeps happening in Galgaduud. It is obvious in Mahad Qalaaya and co. ka dambeeyaan. Why ayuu ciidamada ugu dhex jiraa horta and at the front lines? Why? This will keep happening as long as hay'adda nabadsugida ku sheega heysto moooryaankaad. Then there is wasiirka gaashaandhiga iyo taliyaha ciidamada qaranka who are openly quarrelling publically. ___________________ Marka hore rabbi ha u naxariisto geesiyaashii maanta Cowsweyne nooga shahiiday, runtii waxay ahaayeen geesiyaal aanay jirin wax lala barbardhigo, waxaanad taas ka fahmeeysaa sida uu ninkasta dhufeeyskii uu ka dagaalamayay ugu nafbaxay. Ciidanka taliska la weeraray waxa ay ka koobnaayeen afar Urur, labbo gorgor ah iyo labbo ciidanka Uganda laga keenay ah (halkii urur oo gorgor ah waa 430, sidaas daraadeed waa ciidan 1,900 ku dhow) goobtana waxa ay ku tageen khilaaf ku saabsanaa saraakiisha oo qabtay fikir ah in goobtu halis tahay iyo Wasiirka gaashaandhigga iyo agaasimaha NISA oo iyagu rarista ciidanka lahaa. Ciidanka waxaa la weeraray saakay 06:30AM, wuxuuna soo gaaray 09:45 AM, intaas ciidanku waxa ay dagaalameen iyaga oo aan helin gurmad dhulka ah iyo taageero cirka ah (Air Support), Caadi ahaan horay ciidankaan oo kale diyaaradaha ayaa kor ka ilaalin jiray. Qasaarada maanta qaranka gaartay wuxuu 4 ujibbaar ka badanyahay midkii Galcad nugu gaaray January 20, 2023 oo aan Xasan tuure ku weeynay. 1. Ciidanka naga shahiiday wuxuu u dhexeeyaa 130-150 rag ah, 2. Dhaawaca tiro sax ah lama oga welina gurmad ma helin. 3. Maxaabiista cadowga u gacan gashay oo iyaga oo badqaba ama dhaawac ah la kaxeeystay waa tiro udhow 22 nin. 4. Gaadiidka la qabsaday ama cadowgu gubay waa 58 gaari oo tikniko. 5. Beebayaasha aan xabaddu karin waa 23 6. Geerida saraakiisha iyo dhaawaca inta la helay waa tiro ku dhow 43 sarkaal. 7. Ma jirin taageero gurmad oo ciidanku helay 4 saac oo ay dagaalameen. 8. Diyaaradaha cadowga duqeeya uma soo gurman ciidanka. 9. Ciidankii deegaanka (beesha Waceysle) ee u diyaar garoobay in ay u gurmadaan waxaa horistaagay NISA oo ku sababeeysay halis kale. 10. Arrinta kale oo qasaarada oo sababeeyn karo waa ciidankii Uganda ka yimid oo aan laheyn tabbobar ku filan oo dhufeeyskoodii ka soo baxay kadibna ku soo cararay ciidankii Gorgor oo cadowga meel iska saaray, balse nasiib darro oo dhabarka uga yimid cadowgii ka yimid goobtii ay soo baneeyeen ciidankii Uganda. 11. Taliyaha ciidanka xooga Iyo Taliyaha ciidanka dhulka ee Adan yabaal Joga iskuma aanay dayin in ay gurmad gaarsiiyaan ciidamada jabay 12. Ciidanka waxaa loo diiday shidaalka, maalmahan dhan ayay cabasho ka ahaayeen, arrintaas taliska guud ee ciidanku waxay ku sababeeyeen in cadowgu shidaalkaas qaadan karo, waana sababta gaadiidka badan looga tagay. 13. Goordhow waxaa Ceeldheer soo gaaray saddex gaari oo soo badbaaday oo dhaawac wada, 4 jidgooyo oo cadowga ah ayay awood ku soo jiireen. Waxaa marqaati madoonto ah in Madaxweyne Xasan Shiikh uu dagaalka khawaarijtu dhab ka yahay, balse ay fashilinayaan kuwii uu aaminay. - Cali Yare Cali
  18. Odeyaal tacbaan ah wareersan, walina ismoodo dowladii Kacaanka ee la soo wada shaqeeyeen inay u awood leeyiihiin sidee ahayd. Ilmahooda iyo ilmahee awoowga u yihiin uma degana meesha. Sawirka waa maanta, dagaal loogu guuleystay ee ku jabeen hor leh ugu baaqaayo Reer Waqooyiga.
  19. Biggest dhuumasho is on. Tacsi weyn maxee u taalaa, waa idiin digay, kibir waa lagu kufaa.