SuulCawro

Nomads
  • Content Count

    32
  • Joined

  • Last visited

  1. Asli.............lol BOB waxaan maqli jirey halka madaxaaga iyo minjahaagu kasoo jeedaan waala siyaartaa!!! lol sheekadan ma siyaaro ahaan baad usoo qortay? sidaada kale soow 100% maaha waxaan ku arkay qaybta Dumarka...mowduuc ama gabay ahaa amaan dumar Mangalool my ex-name lol yaa iisoo celiya kaasaa suulkan iidhaama e xitaa faryaro bidix way ii dhaami lahayd suul.lol ciid wanaagsan sxb adiga iyo inrii Kis..aargada...impritoria ama luga baxsi...
  2. lol mayee way mushaaxaysaa!!!
  3. waa runtiiye miyuu ka caqli liitaa? Odagii Faarax Gololey ayaa nin ay saaxiib ahaayeen oo xildhibaan ahaa ayey wada qaxweyn jireen habeen walba, sheeko wadaagna way ahaayeen , waxaa dhacday in ninkii kale xilkii laga qaaday faaraxna warkiibuu maqlay, kadibna cagtuu udhigay dhawr habeen markii la is waayey ayaa ninkale oo faarax iyo odaygan kale lasocdey saaxiibti nimadooda ayaa arkay xaalku halkuu marayo, Faaraxbuu utegey oo kuyidhi waar faarax maxaa dhacay oo aad odaygii kujartay waa adigan aan utegine Faarax Gololeey hadalka muubadine wuxuu yidhi anigu wiilyohow ma SHilinta ayaan ka caqli liitaa, waayo haduu neefku bakhtiyo shilintu wayka go,daa ayuu yidhi dee Odaygii xilkii haduu waayey maxaa shaah la weydiiyaa lol
  4. Jacaylbro.....waar Mukulaasha ayaaba la qaatey ee mamaqashay in Cabdilaahi Suldaan Tima Cade AU oo jooga baarlamaankii lagaran waayey markii cabaar la is weydiiyey odaygani kuuyahay ayaa mid soo booday oo yidhi....Makasaysaan miyaa Duqan? markaasay yidhaadeen i iih makasayno! markaasuu yidhi soow duqii Calanka uheesayey maaha? lol calankaaba dhac dheh
  5. BOB and MZanzi ...ma anaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa? waarma SuulCawro ayaa lala hadlayaa mise anaa indha dareeyey oo Xaaji_Suul ayaa meesha kujira , 2dan nin ee isu jiibinaya ee weliba qosolka kudaray dhag dhag dhag hayaay ala maxaa la isa sawirayaa waar gadhku gadhkaad moodeen maaha ee iska eega lol kuye bilahanba waa inala joogey
  6. ahaha sidani ma adhi raacidbaa? mise waa dhako kale------------------horta marmar ma istidhadaa af-soomaaligu waa sii gabaabsi oo waa lumayaa-waar ninkan Xaragada la tiicayaa maha ADHI_JIR ee waa dalxiis waa weriye hadana waa adhi jir lol sidee la isu waafajiyey?
  7. Maymuunah.ma magac ayaad uraadinaysaa inanyar lol .Aisha? mise Xafza...Sowda..Roda Raaqiya.......hadii kale ayeydeed uugu magac dar lol salaama laah
  8. ahahaha......... magacyadu qaar waa kuwo hore---qaar waa casri qaar waa had iyo jeer---------tusaale. dumarka magacyadii hore-----haweeya..Ugaaso..Jinaw....Dahabo...Ceebla....Dhudi...Saluugla...Milgo...... etc magacu mid waa mid ah sida Cali..maxamed rashiid oo isagu hab diini ama islaamiya ayuu ku fadhiyaa ama waxlamida...waxaa jira magacyo raga iyo dumarka oo afsoomaali ahaan macno sameeya sida.............. Saluugla.........Sagal ..Degan...Tiriig...Indhadeeq...Suleekh... etc RAGA......Haybe...Raage...Warsame....Guuleed...Sharma,arke....Hure.... qoladan yayyar ee danbe waxaad odhanaysaa marmar tolow ma magac loo bixiyo ayaa la waayey.lol Marwo.....isagoo magac ah hadana macne kale ayaa kujira oo tusaale. yartan yari waa Marwo..lol macnaha xidhood iyo gaarinimo wixii dumar lagu amaani jirey oodhan bay leedahay
  9. Jacayl----------horta xagaad waxan kasoo gurtaa lol faroole retaurant taana horaan u arkaye-bal SUUL cawro uun hakeenin
  10. ahahaha LaasCaanood ayuu ciida ku tukan--waa MANAAM waxa lagu tusay baan filayaa faroole waa dhal aw_liyaad oo wax walba Riyo maalmeed baa lagu tusaa sheekhal manaam
  11. waar hadii dadkan xitaa la wada siiyo qoys walba 10 wasiir qaarbaa odhanaya qoladaas waanu kabadanahaye sidee isku sed aanu uhelnay?--- dadkani waa dad miyir qaba iyo qolo awr layli ah saaran oo aan ogaynba halka la isla marayo waxba anaga yaan nala siine nabad gelyo mahelnaa hadaanu nahay ilma-cawar lol oo dadkan indhahayaga lagu saliday maka nabad helnaa mise muraayado madmadoow baanu ka xidhanaa haba wareertee
  12. qoladan jaafaa jiriq badanaa waar bal inyar nookaadiya aanu sawirada ka ilbogano,e hadii kale garbadh u diyaar garooba
  13. meeshan waa af.soomaali iyo afjini rifaas loo wada qorayo aniga iyo ninkaan garanayna waa banaanka. intaan indhuhu nagu casaana waaka baxaynaa ilma batuulo sheekadiinu ha idinku ekaato Xamar waxaan ku ogaa Mooro iyo 4 sac oo kudhex xidhan iyo Ayeeyo bal sida lol waxaase ka danbeeyey? adba sheeg