-
Content Count
17,670 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Saak and Seeker, the city is Brasilia. Saak, you were waaaaaaaaaaaay off. Waaba na ceebeysay if you compared Brasilia to Koronto. Baraasiil got some wonderful cities, runtii. Maba ogeyn. Look at this Brazilian city, Salvador:
-
at Easyride. Ileen Easyride wali waa socdaa. Maxaa isticmaalay the years between 2000 iyo 2001. Waligey ma arkin, though, Soomaali isticmaaleyso Via Rail. Why don't you use Porter airline? It is a lot cheaper, only a hundred dollar or so. And it is only something like forty minutes or less of flight time. N.B. - Welkam to SOL.
-
LoL, Saak. See camal, xaaji. Meeshaas maa Koronto u eg? Sariirihii dhaadheerba oo residential ah ma Koronto bas ku yaalaan? Naga daa yaaqeey, dib ugu noqo. Koronto saan ee u iftiimeysaa. Inaa bar iskeerso Koronto bilaash ugu waco maa moodaa.
-
Soomaali inay dhashay u egyahay. Hooyadiis ama aabihiisa Soomaali ah. Koley saas ila tahay.
-
Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Jacaylbaro: I think it is Lyon ........... Must everything be Lyon according to JB, that trip to Lyon has done wonders to you,,, Ileen mardhoofle uu ahaa igaarka. mardhoofnimo waxaas ee keentaa, halkii meel aad tagtid meel walba kuula ekaanee. _______________ Haye, magaaladaan hala sheego.
-
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Cover your (Mona Lisa's) chest before lagu mamnuucin adiga dhan. -
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Afar wives kulahaa. Yaa tabar u haayo. -
My first thought was Baarliin, but then looking it closely the Faransiis flag gives it away. Any French city. And I would guess it is Baaris.
-
Qosolkii dhacay shibaa ka dambeysay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Caydiid Yariisoow intuu ku dambeeye horta? Last time aan arkaaye Amiin Caamir was caricaturing him as he was peeing the Soomaali map, because xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ma jiro uu lahaa, oo waala isku daraayaa. -
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Almamnuuc wa fiya mamnuucdii ugu dambeysay is just in -- and it is, (surprise, surprise): Shabaab oo haweenka degmada Jowhar ka mamnuucay xerashada dharka jilicsan Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab degmada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa haweenka ku dhaqan gobolkaasi ku amray inay qaataan dharka jilicsan iyagoo ganacsatada uga digey in ay iibiyaan dharka nuucaasi ah. Gudoomiayah Maxkamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee degmada Jowhar Sheekh Abuu Yuusuf oo maanta qaar ka mid ah saxaafada kula hadlayay magaalada Jowhar ayaa waxaa uu farey ganacsatada dharka ku iibisa gobolkaasi in aysan ka ganacsan Karin dharka qafiifka ah. Sidoo kale haweenka isticmaala xijaabka ayuu uga digey Maamulku inay qaataan dharka qafiifka ah, waxaana gudoomiyaha gobolkaasi ee Al Shabaab u sheegay in digniintaani ay timid kadib markii haweenkii dhawaan la amray inay qaataan xijaabada adag ay bilaabeen inay qaataan Xijaabo qafiif ah. Gudoomiyaha degmada Jowhar waxaa uu intaasi ku daray in talaabo waafaqsan shareecada Islaamka ay ka qaadi doonaan cidii ay ku arkaan iyadoo xiran ama iibsaneysa dharka qafiifka ah. Ma’ahan markii ugu horeysay ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay dadka ku soo rogaan amaro nuucaani oo kale ah, iyadoo amaro kuwaani la mid ah ay dhowr jeer oo hore ay ku soo rogeen gobolada ay ka taliyaan ee Soomaaliya. Xigasho -
CaabudWaaq: Ahlu sunna oo ka siideysey maxaabiistii ugu badneyd
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gallad's topic in Politics
Waa kuwii soomay Khamiistii in gobolka Galgaduud kaliya in order just lagu xumeeyo kuwii la baxay Barbaarta oo soomay Arbacadii in the other gobols. Soonkii ayaa siyaasad dhaafay, just ku xumeys iyo waxaas. Waa wareey. Ciyaal ciyaalnimo meeshaas mareysaa. -
Afgooye, Shabeellaha Hoose (2006). Sharaxii la tumay sheekaa ka dambeyso maqli jiray, but in this case, the title applies.
-
Qoraal taariiqeed oo waxba loo reebin waaye. How many Xabashi minions kursigaan la fadhiistay kaas in the last five or so years. In my mind, no less than eight Soomaali.
-
Ninac, hadda waxaa naga dhaadhacsiin rabtaa inaa cuntid waxaa soo taxday? I thought inaa kaftameysay. Sheekadaas naga yaree hee. Waxaa meesha kusoo buuxisay afur Soomaaliyeed maba laga cuno. It is almost mandatory to have malawax, sanbuus, bur, mishaari...-- kuwa dhan aadan meesha ku soo qorin. Teeda kale if aad cabtid too much biyo or cabitaanka kale before cuntada, ogoow madax xanuun iyo lablabo kuu keenaa.
-
Califalaaxa uu u giliye igu daran. Lugo xiito xiito ahna waa u sawiray.
-
The only Soomaali madaxweyne xilkiisa si nabad iyo daacad ah ku wareejiye and still lived in his country for decades in peace and no disturbance. And he was finally buried in his honourable soil. Inta kale waa qashin.
-
Xoolo xiniinyo ma noqdaan...... Murti iyo Maaweelo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Koora-Tuunshe's topic in General
Maxaa xiniinyo noqdo markaaas? Anyaxa? -
Civilian Deaths in Somalia: Number crunching
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in General
I don't know why they are using Dayniile isbitaal's figure, instead of the much bigger Isbitaal Madiino. Most dhaawacyo iyo dadka badanaa ku dhinto isbitaalada isbitaalkaas la geeyaa, hence more accurate figures. Then I guess, Red Crescent, not MSF, partially supports that Isbitaal Madiino. Ar Eebba ha u sahlo Soomaalideena ku rafaadsan dalkeena iyo dibadiisaba.