-
Content Count
17,710 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Somali olympic athlets claim asylum.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in General
Abwaan;856458 wrote: Maaddeey, warkaan been waaye, they have not claimed asylum. By any other name, this is isdhiibid. Iyagee jirtaa haddee isdhiibaan iyo haddii kale laakiin Soomaali badan waxee dhibsadeen that bogus daljecel hees of hers. Dadka dareenkooda intee kicisay ugu baxday markaas. -
Shabaab distributes food to more than 2500 famlies in need!.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
Malaaq, tartiibso. It wasn't said where culumadaas ku suganyihiin. They could be in Nayroobi for all we know. Xataa haddee Kismaayo ku suganyihiin, qof magacooda sheegay maleh. -
Lix ka mid ah 13kii 'Reer Unuka' ayee ahaayeen leeyahay. I guess Cismaan Geedi Raage was one of them. Maxaa magaciisa maqli jiray maadaama iskoolka walaalahey dhigan jireen Cismaan Geedi Raage la dhihi jiray.
-
Haatu, my family back in the nostalgic days knew this very wealthy family. How did they get the wealth? It was said the matron mother started with tinaar iyo muufo duboow. Long story short, she and her family were very, very wealthy markuu dagaalka dhacaaye. In fact, to me as a boy her name became synonymous with richness.
-
Fiqi tolkiisa kama jano tago
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Yuusuf Garaad waa qof macquul ah, si wanaagsan oo kartinimo ku jirto ayuuna BBC ku waday since '99. BBC Soomaali wax badan ayuu kusoo siyaadiye oo loo baahnaa. Laakiin sawirkaan camal xumaan in uu u keeno ma'ahee wax wanaagsan kuma soo siyaadinaayo to his public image, especially his fledgling new political career. -
I blame geeljire mentality. Whose existence, if not wholly, is based on shaxaad, masuqmaasuqnimo iyo nin tolkeyga ah ayaa jago ii haayo and without lifting a finger to work. No wonder every man wants to be a madaxweyne because it is the easiest mashruuc lagu buuxsado jeebkaaga. And the whole tolka supports that because they expect a quick tolka-wide get rich scheme while your tolman is in the palace. Dalkeena dhan Eebbe ayaa u maqan markaas. Kaaga sii daranee those same geeljire used to dacaayad those whose livelihood were based on agriculture and fishery. Waala isbartay now, though.
-
Shabaab distributes food to more than 2500 famlies in need!.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
Ugaarsiga Waraabaha oo kusoo badanaya Jubbada Hoose iyo Hilibka Waraabaha oo Noqday kan Loogu Isticmaal Badan yahay Kaddib markii maamulka Al-shabaab ee Jubbooyinka uu shaaca ka qaaday inuu xalaal yahay hilibka Waraabaha ayaa waxaa magaalada Kismaayo kusoo batay ugaarsiga iyo ka ganacsiga hilibka Waraabaha, arintaasoo fajac iyo layaab ku noqotay dad badan oo reer Kismaayo ah oo aan iyagu ogeyn waxay diinta Islaamku ka qabto arrintaan. Waraabaha oo kamid ah xayawaanada duurjoogta ayay xarakada Al-shabaab ee Jubooyinka sheegtay in diiniyan uu xalaal yahay islamarkaasina la cuni karo hilibkiisa, waxayna arintaasi keentay in suuqyada lagu iibiyo hilibka uu kusoo bato hilibka Waraabaha. Maamo kamid ah dadka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ayaa HOL u sheegtay in hilibka Waraabaha uu siweyn ugu soo batay magaalada, iyadoona sheegtay in hilibka waraabuhu noqday hilibka loogu isticmaal badanyahay ee magaalada Kismaayo. "Kiilaha hilibka Geela waa Sh. Som 100,000 (Boqon Kun), hilibka Waraabaha kiilihiisii wuxuu gaaray Sh. Som 180,000 (180 Kun), waxaana iibsado dadka dhaqaalaha leh oo qura," sidaa waxa yiri mid kamid ah dadka deegaanka oo HOL u waramay isagoo ka gaabsaday in magaciisa la xigto. Ugaarsiga Waraabaha ayaa ka bilowday gobolka Jubada Hoose, iyadoona dadka u ugaarsi tago Waraabaha ay kusoo badanayaan Magaalada Kismaayo. Hadalheynta ugu badan ee magaalada Kismaayo ayaa ah hilibka Waraabaha ee la sheegay in uu xalaalyahay, iyadoona bulshada reer Kismaayo ay u qeybsameen laba qeybood kuwo bilaabay cunista hilibka iyo qaar kale oo badan oo ay layaab ku noqotay in la cuno hilib Waraabe. "Waxaa jiro maqaayado dhowr ah oo lagu iibiyo hilibka Waraabaha, sidoo kale waxaa lagu sameeyaa Saanbuuska iyo cuntooyinka kale ee lagu iibiyo maqaayadahaasi," ayuu yiri goobjooge kale oo ku sugan Kismaayo oo HOL u waramay. Culumada waaweyn ee magaalada Kismaayo ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay cunista Hilibka Waraabaha, waxaana culumada qaar ay qabaan in uu xalaal yahay halka qaar kalena ay sheegayaan in aysan banaaneyn cunista hilibka Waraabaha, waxaana sidan si lamid ah ay Madaahibta Islaamku siyaabo kala duwan uga hadleen hilibka Waraabaha iyadoona Madhabta qaar ay qabto in uu xalaal yahay halka qaar kalena ay qabaan in uu xaaraam yahay. Xigasho -
Xamar - 10/08/2012
-
Anigana waa inaa kursi raadsadaa. I am sure inaa mid jacburis iska heli karo. The problem is, I don't know who my malaaq is though. Darn it.
-
Mahiga: Somalia deserves an educated competent leader
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
So learning at jaamacadaha in Suudaan iyo Liibiya are less than kuwa Reer Galbeedka miyaa? Is this the inferiority some are feeling? Waxbarasho kaliya waxee taalaa miyaa the institutes located in Galbeedka? -
This sawir was taken last week. And this one in late '80s. Both taken at roughly in same area close to Marka, Shabeellaha Hoose. And we wonder why abaaraha became a recurring calamity in recent years.
-
Punto, caadi mee kaa tahay waxaan mise iska yeel yeel? How can you allow yourself to sanction ciribtirka isirnimo (ethnic cleansing) of these poor people? How can you allow a million people ethnically cleaned from Myanmar? And isn't this what the regime in Myanmar wants. Even their Buddhist monks agree with this. This much-maligned community has every right to remain in Myanmar. It is their land. I agree the policies of governments of Bangladesh and other Muslim countries. They should not resettle them, otherwise it would be indirectly sanctioning their uprooting from their ancestral lands.
-
Heesta si fiican uma dhameynin. Waa saan: Kaa dhoofi maayee - intaan iska dhiibaayee From her Facebook page:
-
When will this anti-Canadian discrimination end?
-
Wadani;855467 wrote: I personally covet both beauty and brains in a potential mate, and am not apolegetic about it in the least, since physical and intellectual compatibility are essential for a long lasting and fulfilling marriage. Yaa qurux neceb? Of course qof aroortii markaa kasoo agtoostid aad dhaheysid, 'Eebbe mahadiis waaye' ayaa la rabaa and not qof aad ka acuudi bileysatid, 'Ar tana wali ma i agfadhisaa.'
-
ElPunto;856206 wrote: AUN Samia. But at least Zamzam can claim asylum - she doesn't have to get on a boat. Waa isdhiibeen. Ma'ogi in laga aqbali doono since la yiri dalkugalkooda (visas) specifically stated inaynan isdhiibi karin.
-
As an example, he points to the underutilized abundance in a country. “You can find the best food here,” Aydin says. “Very good quality meat, delicious fish and the sweetest fruits are here. But no one takes advantage of them.” He adds, “Ownerless goats and cows wander around but people go and buy powdered milk for their coffee. The Kurds make hundreds of products out of milk, but the Somalis do not know what yogurt, yogurt drink or cheese is.” Read more
-
The Qurbajoog who pretends to be Diaspora
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abtigiis's topic in General
Ninkaanaa qurbo iyo dibad dhameeye. Afsoomaaligiisa ayaaba loo gali karin. -
Who is 'tolka' yaaqeey? Teeda kale yaa ku kala baray lambarada ay u kala baxaan xataa waa kala taqaan. Ma gabar Afmaay ku hadashaa jeclaatay oo iyada maa ku kala bartay?
-
Inta Toronto waxaa nala joogo Mukhtaar Cuti, Yuusuf Shaqaaq iyo Cantar Jeenyo. Sanadkii 2000 ayaa Yuusuf Shaqaaq meel ku wada ciyaareynay, qofkuu yahayna war uma heynin laakiin suu u ciyaaraaye iyo da'da uu jiray ayaa la yaabay. Markii dambe la ii sheegay in Yuusuf Shaqaaq la dhaho.
-
Shaash iyo Shaarkeey haddaa kala garan weysay inaa gadaal ka gaar dhab tahay waa iscaarifisay. Yaa kale ku qaldi doontaa? Shiikha? Showqi, Shaarkeey Xamar uu deganyahay.
-
Che would marry anything that walks with two legs and two wax taagan on their chests -- regardless whether they are liimo dhanaan size or liimo balbeelmo.
-
Farmaajo - The most popular politician in Somalia.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Macallinka's topic in Politics
Abwaan, I don't support anyone, laakiin Farmaajo waxa meesha isdaba ordaayo kan ugu roon oo ugu macquul ah u egyahay. Waa iga intaas. -
Meeshaan ayee legends ka wada muuqdaan. Dumarka waxaa ka muuqdo: Faadumo Qaasin, Khadiijo Foodeey, Daleys, Caasho Cabdoow, Shamso Cabdullaahi, Nakruuma... Ragga: Cumar Dhuulle (Eebbe ha u raxmadee), Maxamed Saleebaan Tubeec, Axmed Cali Cigaal, Faarax Siidoow Faarax, Bacalwaan, Kuluc...
-
Showqi;855781 wrote: Illaahay ha u naxariisto Samia. Juxa I am so jealous of you, you met my childhood favorite team Horseed. Late 80s we use to go Garoonka Horseed and watch Horseed soccer players practice. Yaa war u haya Shaarkey meeshii uu ku dambeeyey (the # 8 of Horseed) Intee ka wada muuqdaan ka fiirso.
