- 
				
Content Count
17,678 - 
				
Joined
 - 
				
Last visited
 - 
				
Days Won
325 
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
- 
	The old section of Xamarweyne now. I guess some of it old part of Xamarweyne survived. In Banaadiri culture, those homes have particular names. I can't remember the names now. This is how it was back in the day, though obviously different alley:
 - 
	
	
				Bill O'Reilly vs Jon Stewart Debate Rumble
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalicentric's topic in General
I can't watch it now, so maxee isku gam gameen? Colberta or Conan should have been the moderator. - 
	oba hiloowlow;878069 wrote: Mid waa baluug, kan kalena waa caddaan, kii sadexaadna waa bink. Kuwa soo sokeeyana midabyadooda waa jaalo/dahabi iyo wax kale. Dadka waxee ku tala galeen inay indhooleyaan, colour blind ka dhigaan. Sadex guri isku si loo dhisay, hal qof wada dhisay filaa oo sii gaday. Xaafadaan waxee u egtahay degmada Huriwaa.
 - 
	Dadkaa magaca degmadaas aflagaaado u badalay oo dad kale ku caayo, saas ugu wacan u maleynaa in la xaqiro. Daafeed ayaaba la dhahaa magaceeda. Marmarna Balidoogle maadaama military airfield meesha u dhawaa. Geedihii badnaa ku hareersanaa deegaankaas in saan loo guro, loo gubay, dhuxul laga wada sameeye. Aad iyo aad ugu naxay muuqaalka sawirkaan degmadaas ah.
 - 
	Abwaan;877730 wrote: Lol@ I have to admit MMA is the best when it comes to digging the archives here in SOL.....I wonder if this is due to this man's status as a moderator, which enables him to do so or his good analysis on issues.....MMA gacan baan kuu taagety. Abwaan, who shot himself on the foot now?
 - 
	Abwaan;434626 wrote: lol...That is Asha Haji Elmi. I think she shot herself on the foot because she should rather have campaigned for another individual who is a real candidate and negotiate on a top ministerial post then move on to her ambition for one of the top posts. I heard inay rabitaan madaxweyne iyo PM leedahay laakiin iyadoo awalba jaaniskeedu cuslayn bay u sii dhammaysay...Waa runtaa Axmed C/Salaam ayaa si weyn u doonaya in Saciid noqdo PM as well but we will see. Gd nite bro. Two years to the day, Abwaan's anti-saadaal became self-fulfilling prophecy itself. Whoa.
 - 
	Magaalada Kigali waa tusaale kale iyadana, si hormarsan ayaa loo dhisay. But Muqdisho is older than Nayroobi, Kambaala, Darasalaam, Kigaali iyo Bujumbura -- combined.
 - 
	
	
				Somalia's first female police cadets in 20 years
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
That uniform looks mightily weird. Aawey Oday Soomaali, asagaa ku fiicanee design dharka iyo interior styles. - 
	
	
				Ladies and Gentlemen, What is your idea on this ??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in General
Sawirkaaga u dambeeye lee arkay oo kan kale lagu furay maba arkin, laakiin hadda arkaa. Xoogahoo wax u dhaxeeyo, kamoon. Inaa sii sharxo maa rabtaa. Naga daa nooh. By the way, I didn't say remove it because of the rules. It was just a personal suggestion maadaama meeshaan ciyaal soo gali karaan, waxaasna wax haboon uma ekeyn, kinda tasteless. That was my personal opinion. Waa soo ceshan kartaa haddaa rabtid. - 
	
	
				Ladies and Gentlemen, What is your idea on this ??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in General
Hilowloow, ceeb, ka bixi fadlan. - 
	he needs to promote all inclusive administration in the region, and by doing so endorse the hard earned frameworks established in Nairobi for the past few months. Apparently, traditional minority clan leaders and others with their own agenda have convinced him that their rights have not being preserved. They should be listened to and appropriate action has to take to resolve their grievances with government at the seat of the table. Who is 'minority' in gobollada Jubbooyinka? Kan qoriga aakaha uu wadan jiray oo wali ismoodo in uu awood badanyahay ayaa 'majority' ah miyaa? Wax Kiikuuyo soo dhoob dhoobtay iyo wax meesha awalba xoog ku yimid in '99 ayaa dadka kale 'minority' ku sheegaayo, waa dadkii beeraha lahaa iyo deegaanka magacyadooda awoowyaashooda u baxsadeen. Dadkii awoowgooda tobonaad deganaa ayaa 'minority' lagu sheegaa. Dadkii Kismaayo u bixiye degmada ayaa 'minority' lagu sheegay. Xishood maba jiraba. Madaxweynaha xaq ayuu u leeyahay in uu u magacaabo maamulka Kismaayo. Madaxweynihii horeba gobolka Hiiraan asagaa u magacaabay, kaas oo waliba kumeelgaar ahaa. Kumeelgaar laga baxay, awood ayuuna u leeyahay in uu u magacaabo. Not Kiikuuyo iyo waxee dabada ka wataan. Maamul goboleedkaan iyo qashin qashinkaan hala iska iloowo. Degmo walba goonideeda ha isku maamusho, korna gobolka ha laga maamulo. Jubbada Hoose waa Jubbada Hoose oo guddoomiyaheeda u gaar ah. Jubbada Dhexe sidaasoo kale guddoomiyaheeda u gaar ah. Saas ayee waligeed ahaan jirtay. Wixii taas dhaafsan isqabsigaan ma dhamaanaayo, Barbaartana wey soo noqoneysaa. No wonder the only time since 1990 Kismaayo qabqabsiga ka yaraaday waa kaliya markee Barbaarta xukumaan. No qabyaalad iyo qashinkeeda laga maqlay meeshaas. No wonder the residents are alraedy praying Barbaarta inay u soo noqdaan.
 - 
	
	
				waxaan rabay inaa statuskeyga like ii saarto
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to wyre's topic in General
Labadaas wali wey ku yaalaan oo waala dayactiray waliba. Kuwii ku yaalay kasoo horjeedka hoteelka Shariifka ma sheegoysidoo. Gulf Palace hoteelka la dhaho ka wadaa. Goormaa kugu dambeysay horta? - 
	
	
				waxaan rabay inaa statuskeyga like ii saarto
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to wyre's topic in General
You know, Weyrax, Islii i soo xasuusisay. Internet keefyadooda meeshaas markii salaata maqrib laga soo baxo suu u buuxsamo lee. Boqolkiiba sagaashan iyo laba Facebook lagu wada jiraa. Qaarkood laba laba ugu fadhiyaan halkii kombiyuutar, 'Saan ku dheh nooh; weydii waxaas; maxee kuu soo jawaabtay...' - 
	
	
				waxaan rabay inaa statuskeyga like ii saarto
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to wyre's topic in General
Your link ma shaqeynooyo, Weyraxoow. Laakiin waa tanaa: - 
	Kaamirada aad ayee u sareysaa. Very high quality.
 - 
	It seems madaxweynaha dad ayuu hurdo la'aan ku riday, oo habeenkii sas la seexan karin. Aroortiina markee soo toosaan ku ordaayo shabakooyinka to see qofka la magacaabay. And it went on and on for the last three weeks. Wadno xanuun ayaa dilay. Saas ayaa lagaa rabaa madaxweynaha cusub, ku wad ciyaarta saas inta iyo toddobaadka dambe walwal ha dilee. Sheekadii aliful leyla waa leyl miyaa.
 - 
	Reer Mareykan are really being ripped off politically and have no choice when it comes who to really vote. I can't fathom for the life of me a country that large swath of land and 310 million people has a rigid two-party system, almost being identical when it comes to foreign policies, especially to Bariga Dhexe. Is this Shiinaha? No other country is like this. Even the little Scandinavian countries, with population of five million or so, has a minimum of four different political parties. Sweden, for example, has eight different political parties elected in their parliament. Kanada, with less than ten times the population, has five political parties in the parliament currently. Now compare this to the Congress in Mareykanka. Maxaa Reer Mareykan lagu ciyaarooyaa. Eniwey, come Obama or Romney, waa jug jug meeshaada joog, unless a real change occurs in American political party system.
 - 
	
 - 
	
 - 
	No body is restoring or rebuilding building like this. There ought to be a future bylaw mandating how buildings like this should be restored, instead of of being tore down and rebuilt an ugly one in its place. Buildings like this used to give Xamar a character of its own.
 - 
	Raxiima, one of the original SOLers, ar ma nooleed? Hope wax walba bash bash waaye dhankaaga. We used to have Reer Australia badan in here on SOL, intee ka dhaceen taloow. By the way, dhib malaha waala arki doonaa Xamar oo sideeda iyo si fiican ah haddaa wada noolnahay. _________________________
 - 
	
	
				Dr. Hawa Abdi nominated for 2012 Nobel Peace Prize
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in General
That old clinic and dhulka hadda balaca uu ku fadhiyo laba ay kala yihiin, aad iyo aadna u kala fogyihiin. I hope eedadeena Xaajiyo Xaawo inaynan dhulkaas si shaqsinimo u sheegan, but dhul dowladeed yahay ayna ummada Soomaaliyeed ku caawineyso. I have nothing against Xaajiyo Xaawo, but allergy ayaa ka qaadaa dadka sheegto dhulalkii danta guud, dadka dhisto dhulalkii dadweynaha ka dhaxeeye. Dadkaas la ima tuso nooh. - 
	The true farming residents of Bu'aale, Saakoow, Baardheere, Luuq iyo riverine communities lasoo qaxiye. What is even funnier is that today, twenty years later, dad aan dhulkaas ab iyo isir u lahayn inta ku daac daacsanaayo, anagaa ka talineyno iyo anagaa u dhalanay. Twenty two years of endless civil wars and disasters uma ahayn tusmo ay ku waano qaataan. Their ridiculousness is beyond absurd.
 
