Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Maxaa saas ugu habaareysaa. Kuwa ka daran Caydiid Weyne gadaashiis wey yimaadeen, hortiisna wey jireen, xiligiisna wey joogeen. By the way, cajalka Buurhakaba ayaa ka muuqato also.
  2. <cite> @ElPunto said:</cite> The shared milk bowl and walking under the white sheet - is that really part of Somali tradition? I did not know that. Haa, it is. Walaashey guurkeeda oo hoteel Jubba ee Xamar ka dhacay sanadkii 1988 dhiisha ayee caanaha geel isku siiyeen, each taking a sip from dhiisha. They also wore the full hiddo iyo dhaqan attire, xataa tooreeyda wuu xirnaa the groom, albeit struggling while sitting down and standing up each time. In those days, in '80s, full hiddo iyo dhaqan aroos was quite rare. Maradaas cad dhulka la dhigay on this wedding waa iska camiraad koley, not dhaqan.
  3. Niiko iyo jilbaab iskuma fiicno. Waa biyo iyo oolyo.
  4. I saw the pictures of this wedding on my Facebook wall and apparently the bride is my brother's wife's daughter. Taloow maxaa isku nahnay?
  5. Weyrax, waaku salaamay. Sacuudiga ka waran? Walaasheen Blue leen maaka raadineysaa waaba kanaa ciyoowba luuq ugu warameysaayee.
  6. Xabasho degmo Soomaaliya ku taalo qabsatay, call whatever you want to call, 'liberated' it is not. Ciidan Soomaali meel xoreeye iska yar. Xabashi ayaa qabsatay meesha, masaakiintaas dagaalada ka daalay inay barakiciyaan lee rabaan. Berina wey ka baxaayaan, kuwii kale soo noqonaayo. Jug jug meeshaada joog ahaa. Filin ay Xabashada ku bilowday Koonfur Galbeed ilaa iyo bartamihii sagaashameyadii socdo. It is a shame qof Soomaali kula sheeganaayo, yet supporting Xabashida. Ceeb looma dhinto ileen.
  7. "[H]e seems to belong the few who benefited the dictator’s rule hence his tinted history." Eebboow, dadaan wax ogeyn ha cadaabin.
  8. I can help you, even though you are looking for another sister. But I am a happily married man, a father, so I am not looking anything you might suspect. And no strings attached.
  9. Yaabane, Eebbe mahadiis, waa kuu ladnahay. Dhankaaga ka waran? Maxaabiistii qurbaha wararkooda waaka daashay aan filaa? Elpunto, sawirka wax ka dheh. Adigoo qurbo ku koraa saan u hadleysaa teeda kale. Yaab.
  10. This picture was taken more than 41 years ago. Taken at magaalo madaxda Mareykanka, Washington. Ergadii madaxda sare Soomaaliya ayee ahaayeen, waxeena la kulmaayeen dowladii Mareykanka xilligaas talada heysay. Dadka muuqdo waa, ka biloow dhanka midig: Wasiir Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Wasiir Cumar Carte Qaalib, Madaxweyne Max'ed Siyaad Barre, Madaxweyne kuxigeen Ismaaciil Cali Abokor iyo Wasiir Ibraahin Meygaag Samatar In the era of 4.5, sawirkaan wuxuu ku tusinaayaa sidee Soomaalinimada ugu weyneyd Soomaalidii hore. Qofka shaqsi ahaantiisa iyo kartinimadiisa loo fiirin jiray, not yuu yahay iyo yuu galaa. This historical sawir also says more about dowladii Kacaanka -- how it tried to eliminate qabyaalad from siyaasadda Soomaaliya. Ayaandarro, Soomaali wey la garan weysay taas. Even to this day.
  11. Madaxweynaha shalay ayuu baarlamaanka ka hor hadlay and he specifically denied this, mentioning the mounting pressure (and threats) the Soomaali government had faced on this issue.
  12. <cite> @Safferz said:</cite> Somalis always declare they're the first to do something. I'm sure there are half-Somali Chinese citizens out there, given so many Somalis have gone to China for school, training, etc since the 60s. My sister is named 'Shiino' to this day because she was born when my father was visiting Shiinaha in 1967. Then again I also have a younger brother whose nickname is more known than his real name. His nickname is 'Tiitaa,' named after a Germany World Cup player in 1986 World Cup. The player's name was, I believe, Dieter Hoanness. We pronounced his first name Tiitaa because the British World Cup commentators pronounced Dieter as 'Diita.' The reason for the nickname? My brother, who was a toddler then, had a huge eyebrows for his age, as was the player.
  13. Waxaa soo xasuustay a conversation I had with a Kenyaati taxi driver, whom my family had known since 1993. A few months ago ayuu safaaradda Kanada ii kaxeeye. He mentioned how he had seen Soomaalis and their 'nationalities' they had became. I asked him which was the weirdest dual 'national' Soonaali he had seen. He said he once picked from the airport a Soomaali who had a Shiinees baasaboor. He also spoke a fluent Mandarin, he said. I don't think it is this same person.
  14. Kowda Luulyo waa maalin heybad badan. Xus iyo boggaadin ayee naga istaahishaa mar walba. Jir oo joog Kowda Luulyo.
  15. Sanadguuro wacan idil ahaantiina. Kowda Luulyo libin ha ku waarto. Waa maalin u qalanta in la xuso,had iyo jeer.
  16. Yaabane, Soomaalida shidaal iyo macdanba dhulkeeda iyo baddeedaba waa laga heli karaa. Laakiin xiligaan kuma haboona in lasoo faago, mana jeclaan lahayn. Intee Soomaaliya liidato, oo labadeeda lug ku istaagi karin iyadoo awood leh waligeedba yaanan lasoo saarin macdanta iyo shidaalka dhulkeena iyo baddeena ku hoos duugan. Siiba intee tuugadaan afarjeeblayaasha ah dalka hoggaankooda sheegtaan.
  17. Galbeedi, Eebbe hakuu garabgalo. Soomaalida 'madaxda' sheegato iyo kuwa waliba 'xil' u haayo Soomaaliya oo aan ku arko Afrika, kuwaas quusasho ayaa ka istaageysaa. Laakiin waligeen kama quusan doono Soomaaliya. Iyagana nagama xigaan. Go for it, laakiin marka koowaad soo arag kuwa 'xilka' u haayo Sooamaliya see u dhaqmaan, especially kuwa Nayroobi ku shaah iyo qaxwo cabo. Start with Rayaan restaurant oo bartamaha Nayroobi ku taalo iyo hoteelka Grand Regency (Laico) oo ay seexdaan isla kuwaas. Adigaa arkeysid kuwa xilalka haayo sidee u dhaqmaan.
  18. <cite> @Safferz said:</cite> It's refreshing not to see this thread in the "women" section He actually posted it on the Politics section. I moved it to this section. Now, you are giving me an idea to move the thread again.
  19. Libaax, waa kaa qaaday salaanta. Reerka aad iyo aad u ladanyihiin. SOL's Facebook inta lee ku arki jiray ee maba furin. Shalay lee furay. It is a nice page.
  20. Cajalkaan ayaa Youtube ka fiirsanaaye, about the non-existent maternity paid leave in Mareykanka by that very interesting and funny show, This Week Tonight, hosted by John Oliver. When I scrolled down to the comments section, this is one of the top comments: If the Youtube video doesn't come up automatically, search this on Youtube then: Last Week Tonight with John Oliver: Paid Family Leave
  21. I can't watch the video, but if it is about what it says on this thread - then waa wax aad iyo aad loogu yax yaxo. Eebbe ha u gargaaro masaakiintaas Soomaaliyeed ee dhiboon. N.B.- Kuma haboona in loogu yeero 'qaxooti' maadaama ay dalkooda dib ugu soo noqdeen.
  22. Ma ogtahay that SOL has a robust Facebook page? With more than 45,000 likes. I didn't realize this. War Libaax wuu naga qarsaday mooradiisa. Check it out: https://www.facebook.com/Somaliaonline
  23. Yaa dilay xildhibaanad iyo wasiirad Qamar Aaden Cali? Yaa dilay wasiir Ibraahin Xasan Caddoow? Yaa dilay xildhibaan iyo wasiir Saleebaan Colaad Rooble? Yaa dilay wasiir Axmed Cabdullaahi Waayeel? Yaa dilay danjire C/kariin Faarax Laqanyo? Yaa dilay xildhibaan iyo wasiir Cumar Xaashi? Haa, marxuumiintaas, kuwa kale ka horeeyey iyo kuwa ka dambeeye dhan dilalkooda waxaa ka dambeeye madaxweyne Xasan Sheekh. Ii wad sheekada, haddana ii wad.
  24. Kan adigoo yar ku galay kaa dhex baxay noo sheeg suu ahaa iyo sidaa ahayd waagaas.