-
Content Count
17,651 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Ethiopian MPs' boycott over ethnic unrest
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Sax, Soomaali Aboow are our brothers and sisters sida magaca dhigaayaba. -
Wa caleykum salaam. Ha dhawoow.
-
Is There a Such Thing as Somali Politician?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Che, ninkaan siyaasadda ku fashilmay maxaa noogu daba wadaa. Qashinkaan badda gatay, dalkana inuu gato damcay naga daa warkiisa, baliis. -
Uusbuur is feeling the heat. I have met him in 2012 in of those five star hotels in Nayroobi. He seemed decent enough, qof macquul ah. He even gave me his private phone number without being prompted, telling me to call him later. I never did; I didn't even bother to save his number. Shame on him, magacii aabahiis ayuu ku ciyaaray, whom I have the utmost respect, Rabi ha u raxmadee.
-
Tallaabo, ugu dambeyntii waa aragtay xaalka uu Soomaaliya maraayo iyo Soomaalida mareyso. I am glad you have finally seen dhabta iyo dhibka Soomaaliya meesha iyo dadka wado. Midnimo, wadajirnimo, iskaashi, wada shaqeyn, midownimo ayaa xaalka Soomaaliya loogu bixi karaa.
-
Somali Government Arrests Abdirahman Abdishakur
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Saan ayaa la rabaa. One down, few more to go, starting with the scared mouse that is hiding in Dubeey, kii la dhahaaye Uusbuur. Magaca aabihiisa heybada lahaa ayuu aad ugu dheel dheelay. Hadduu aabihiisa, whose daljeceylnimo was very renown, noolaan lahaa asagaaba xabsiga dhigi lahaa. I hope to those who are jubilantly cheering this arrest for qabyaalad will equally cheer the arrest of Uusbuur when it will eventually come to. -
Lacagtaan includes "assistance" and "humanitarian" aid provided to AMISOM, Blackwater mercenary people, folks in Xalane/Nayroobi and the likes, which is the bulk of these. Not a single dollar was directly given to any Soomaali dowlad in the last 27 years. Only Turkiga did directly gave financial aid to Soomaali governments and directly assisted with development. Some Khaliij Carab countries periodically handed out handheld suitcases of cash, which used to disappear before it reached to Xamar. Thanks to Turkiga, now it is changing, though. Others, including Mareykanka and Qadar, are committing hundred of millions of direct aid.
-
A picture of Somali school children from the 60s
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dahireeto's topic in General
What a coincidence! My sister was talking about your uncle a few weeks ago on a family Whatsapp group. She was sharing old pictures of the family. While looking those old pictures of us, she came across in her possession this image below taken by Cali Mataan Xaashi as it says at the back of the picture. The lady pictured is named Saciido Iidle Xasan, perhaps you might know her as well. The family couldn't figure out, but the older ones thought she was probably an old friend of my other sister, who passed away. This image has been with the family probably since 1970s, I am guessing. -
A picture of Somali school children from the 60s
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dahireeto's topic in General
I remember sharing this image with my extended family's Whatsapp group, saying some of you ayaa ku jira sawirka. They believed, weyba iska raadinayeen. -
Ninyaaban aan moodaaye. I was ready to ask if his new wife was not featured in his (in)famous thread about Soomaalida qurbaha lagu xiray. Ninwaalan (in the age of Dabcasar, Farxiya Iskoor, duqda Malyuun iyo Daahir Calasoow, you are in a fine company), hambalyo iyo boggaadin. Reerkii lagu nastee lagu nagaadee.
-
Beesha SomaliaOnline waad salaamantihiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xisaabiye's topic in General
As a 16-year veteran of SOL, I completely agree with you. I joined in December, 2001. Whoa. Cunugii waagaas dhashay waaba qaangaar oo guurdoon ah. Xisaabiye, ku soo dhawoow minanka. Minanka minankaaga waaye, ha ismartiyeynin. -
Kenyan discovers what our camel herders knew for centuries
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mooge's topic in General
If you only knew that those Soomaali kawaanle put those geel bones on the street curbs of Islii. You only see them in early mornings, and somehow the bones are gone by midday - probably picked by jokore boys. Perhaps those bones are ending up... -
Ereyga gar inta micno uu isku badalaayo ma u fiirsatay? Gar - chin (gar dheeridaa) Gar - beard (war garka iska xiir) Gar - judgement (noo gar qaad) Gar - reason (gar ma gasho) And then when gar is a prefix, suffix or in-between. Waxgarad Garyaqaan Garasho Garmaqaate Garanwaa Iyo wixii la mid ah. Waa sababa aan ku jeclahay afkeena hodanka ah.
-
It is a courtesy of Libaax, I think.
-
My father's gun permit from early '60s
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Yes, for hunting rifles and ancient pistols with permits. I don't think semi-automatic guns and the likes are allowed. I had been here since 1996, I have yet to see anyone with any kind of gun - except the police. Nor did I see any store selling it. -
Abdi Warsame’s home in Minneapolis was broken into
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Deeq A.'s topic in Politics
I hope all is safe and well for our own General Duke. -
Libaax explained it well, sister. Cirka fiiri lagu yiri.
-
This is an image of my father's gun permit from Banaadir region in early 1960s. I really didn't even know that at one time guns were permitted legally. Unfortunately, the date and name was handwritten, thus the pen ink disappeared. However, I believe documents like this should be saved for historical purposes.
-
Che, I really believe Qalbidhagax inuu ahaa shirqool la soo abaabulay Farmaajo iyo his wide public support la iskaga hor keeno. God shirqool xun ayaa loo dhigay Farmaajo, wuuna ku dhacay. Xabashada kor iyo hoos wey guuleysan lahayd. Farmaajo oo la rido, dareenkii iyo damiirkii Soomaalida u han haayeen inuu dowlad wanaagsan dalka heyso waa wada burburi lahayd. Shacabkii iyo dowladii cusbeydna la iska horkeeno. Xataa sawirka maanka dilaayo laga soo qaaday Qalbidhagax markee geeyeen Godey. Kas iyo maag ayaa sawirkaas loo soo galiye, oo ahayd in Soomaalida dareenkooda lagu dilo. Qalbidhagax sanadooyin ayuu Xamar iskaga noolaa, xataa markee Xabashada Xamar soo galaayeen in 2006 wuu joogay. Marka suddenly in la soo shirqoolo, lana soo afduubo, Xabashana gacanta loo galiyo only had one purpose: Dowladaan in lagu rido, tuugadii iyo kuwii masuqmaasuqa ku noolaana soo noqdaan. It almost achieved that.
-
The strange election result in Awdal that changed suddenly.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
How come it is taking five long days and counting to count a mere 500,000 votes. Meesha doorashada Hindiya miyaa, with its voting people of 800,000,000. Waa loo wada jeedaa, meesha masuqmaasuq xun ayaa ka socdo. -
These same xildhibaano baroorta been ah wado - sida kan Odawaa la dhaho iyo Mahad Salaad - waxee difaacaan maalin walba mooryaankii Caydiid la dhahaaye oo dilay wasiir Cabaas Siraaji, in tiirka la soo taagana diidan. They are also the same people who were very close to madaxweynihii hore Xasan Sheekh, who went with him to Jigjiga, hence legitimizing the Xabashi occupation of Soomaali Galbeed, not to mention breaking the Soomaali constitution. Such a shameful day. Qalbidhagax si xun ayaa loola dhaqmay, no doubt about it, laakiin dad siyaasadeynaayo isla Xabashada u adeego. Qalbidhagax yaa ka soo afduubay Gaalkacyo? Yaa soo shirqoolay?
-
You hadn't seen mine. See the above post. I am one of those nomads.
-
Waa runtaa, Galbeedi. Sawiradaan hoose hadda shan sano kahor soo galiye oo laga qaaday gobolladaas. Waa Diinsoor meeshaan oo laga qaaday 1987. Kuwaana waa Xuddur, circa1969. Timahaan haddaa u baahneen oo qabooga iskaga celin lahayn.