Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Does the wretched secessionist's impotency and pipe dream surprise you? Not to me, though. From dowladda dhexe doesn't control Waqooyi airspace to this. At least he is finally realizing the reality. Muqdisho iyo Hargeysa are both Soomaali cities in Soomaaliya. There is no hostility between the two or its residents. Only a small, dying breed of miserable secessionists have hatred for Muqdisho and to its residents.
  2. I made this thread some four and half years ago honouring Maxamed Saxnuuni. I learned the passing of this great man a few days ago. Eebbe janadiisa fardowso haka waraabiyo Maxamed Saxnuuni, who passed away in Faransiiska 11 days ago. He is unacknowledged hero to Soomaalis, though jiilkaan cusub ma oga how this Aljeeriyaan brother really tried to save Soomaaliya from a complete catastrophe in early '90s. Unfortunately, his worries came to pass. I remember his tireless efforts in 1992, trying hard by shuttling between Caydiid and Cali Mahdi to come to the table and make a permanent peace in Muqdisho. Unfortunately, they didn't listen and, as they say, the rest is history. He wrote books about his efforts in Soomaaliya.
  3. Waa lagu dhaganyahay Xasan Sheekh. They usurped another 'political' party's name that was created seven years ago. Xisbiga uu Xasan sameystay oo muran galay iyo xisbi kale oo ku dhegan Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa lagu wadaa in Xisbi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud looga dhawaaqo magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Xisbiga cusub ayaa waxa uu qorshuhu yahay in lagu dhawaaqo maalinta Khamiista ee fooda nagu soo heysa waxaana soo baxaaya is qabqabsi Xisbiyeed oo ka dhashay magaca Xisbiga cusub ee Xasan Sheekh. Is qabqabsiga Xisbiyeed ayaa soo shaac baxay kadib markii C/llaahi Sheekh Xasan oo Wasiir ka ah Maamulka Koofur Galbeed uu sheegay in magaca Xisbigiisa ay qaateen Xisbiga uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud. Xisbiga uu sheegtay C/llaahi Sheekh Xasan inuu aas aastay 2011 ilaa 2012 ayaa lagu magacaabaa Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda Soomaaliyeed (Somali Peace and Democratic Union- SYPDU), halka Xisbiga uu hoggaaminayo Xasan Sheekh lagu magacaabaa Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda (Union For Peace and Democratic- UPD) kaa oo isna lagu dhawaaqay 2018. Mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga uu hoggaaminayo Xasan Sheekh ay dafiray in labada Xisbi ay isku magacyihiin isla markaana ay dadku yihiin kuwo isku khaldaaya. Waxa uu sheegay in uusan ka mid aheyn Xisbiyada uu diiwaan geliyay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaran, magacaabida Xisbigoodana uu yahay mid ay horay uga sii fikireen inta aanay ku dhawaaqin, si aanay u dhicin inay qaataan magacyo ka mid Xisbiyada la diiwaan geliyay. Marka la’eego magacyada labada Xisbi ayaa ah kuwo isku eg, waxaana muuqaneysa in Xasan Sheekh Maxamuud iyo garabkiisa ay afduubteen magaca Xisbiga C/llaahi Sheekh Xasan oo Wasiir ka ah Maamulka Koofur Galbeed. Dowlada Soomaaliya ayaa sidoo kale fursad u arkeysa inay ku duulaan tagto in magaca Xisbiga cusub horay loo diiwaan galiyay isla markaana aysan suuroobi Karin in mar kale ay Koox kale isticmaasho. Si kastaba ha ahaatee, is qabqabsiga Xisbiyadeed ee ka bilowday Muqdisho ayaa mugdi galinkara badqabka Xisbiyada kale ee horay loo diiwaangaliyay, iyadoo ay cabsi dhanka magaca ah lasoo daristay madaxda kale ee Xisbiyada. Xigasho
  4. Since no body answered the endless knocking on the door of the Xabashi prime minister's office, Muuse Lokal iyo xirtiisa as a result of another deep marqaan session think they can come up with a new strategy - entering via the window in order to meet Xabashi leader. As if. Somaliland oo Abiy Ahmed u gudbisay dalab cusub oo ku saabsan Soomaaliya Dawladda Somaliland ayaa ugu baaqday Raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed inuu u soo jeesto arrinta ka dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya oo uu u xaliyo sidii uu u xaliyay arrimaha Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan. Wakiilka Somaliland u jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Mr. Axmed Xasan Cigaal, oo u waramay wakaaladda wararka Itoobiya ee Walta, ayaa sheegay in Somaliland aad u soo dhawaynayso isbedelada uu Raysal wasaare Abiy Axmed ka hirgeliyay gobalka Geeska Afrika. Mr. Cigaal wuxuu sheegay in isbedelada uu sameeyay raysal wasaaraha Itoobiya ay burburiyeen buuro kala dhex yaalay dalalka Itoobiya iyo Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo dib u heshiisiinta uu ka dhex dhaliyay madaxda dalka Koonfurta Suudaan, “Waxa aanu raysalwasaaraha ka rajaynaynaa in uu sida oo kalena u soo jeesto Somaliland iyo Soomaaliya.” Ayuu yidhi Wakiilka Somaliland. Waxa kale oo uu wakiilka Somaliland sheegay inuu ku rajo weynyahay in Itoobiya noqoto dalka u horeeyay ee ka badheedha aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, “Waxaanu rajaynayaa in Itoobiya noqoto dalka u horeeyay ee dunida u sheega in Somaliland xaq u leedahay in la aqoonsado.” Ayuu yidhi Wakiilku. Waa markii u horaysay ee ay dawladda Somaliland ugu baaqdo raysalwasaaraha Itoobiya inuu u soo jeesto arrinta ka dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya. Xigasho
  5. Jiilkaan isaaminay, iscalfay duco ma'ahee wax kale nagama rabaan ee marka u duceeya. Rabi ha siiyo guri lagu nasto iyo awlaad kheyr leh - aamiin. Kuwa u xirana dilka foosha xumaa ee wiilka adeerkiisa inuu sharciga oo dhameystiran la mariyo ayaa sugeynaa.
  6. Midowga Yurub oo Soomaaliya u ansixiyey miisaaniyaddii ugu horreysay taariikhda Midowga Yurub ayaa waxa ay meelmariyeen dhaqaalihii ugu horreeyey abid ee ay ku tageerayaan miisaaniyadda Soomaaliya. Lacagta lagu kabi doono miisaaniyadda Soomaaliya ayaa gaareysa €100 million waxa ayna bilaaban doontaa rubuca dambe ee 2018 ilaa iyo 2021. Lacagta miisaaniyadda lagu kabayo waxaa la soo marsiin doonaaa dowladda Soomaaliya, iyada oo la adeegsanayo nidamka ka jira dalka. Fulinta waxa ay bilaaban doontaa Oktoobar kaddib markii lagu heshiiyey tallaabooyinkii ilaalinta, taas oo u ogolaaneysa in la dhiso awoodda dowladda Soomaaliya iyo maamul gobollleedyadeeda. Tani waxay ka dambeysay markii ay yaraatay cabsidii laga qabay in lacagtan lagu aamini karo dowladda, sidoo kalenna qiimeyn lagu sameeyey habka hanti-dhawridda Soomaaliya, taasi oo muujisay is bedello lagu sameeyey hab maamulka maaliyadda dalka. Midowga Yurub waxa uu Soomaaliya ka taageeri doonaa marka laga yimaaddo taageerada miisaaniyadda ee sidoo kale loo yaqaan (Dowlad dhisidda iyo qandaraaska adkeysiga), Federaalka iyaga oo u soo maraya xoojinta maaliyadda ay dowladda u gudbineyso dowladdaha xubnaha ka ah. Waxa ay xoojin doontaa heshiiska bulsho ee u dhexeeyey dowladda Federaalka ah iyo shacabka Soomaaliya iyada oo si tartiib tartiib ah u kordhin doonta awoodda mas’uuliyiinta Soomaalida u leeyihiin bixinta adeegyada aas aasiga ah. Ansixinta taageerada miisaaniyadan waxa ay qeyb ka tahay jawaabo baaxad leh oo ay caalmaku ka bixineyso tallaabooyinka wax ku oolka ah ee ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka bixisay isbdelka siyaasadeed iyo fulinta. Tallaabadan ayaa imaaneysa hal maalin kaddib markii uu Bankiga aduunka ku dhawaaqay markii ugu horreeysay in Soomaaliya ay gacan ka heli doonto taageerada caalamiga ah ee horumarka ‘Interational Development Assistance' iyaga oo dhaqaale taakulo ah siin doona dowladda Federaalka markii ugu horreeysay 30 kaddib. Xigasho
  7. Soomaaliya iyo Qadar oo kala saxiixday seddex heshiis oo shaqa abuur u ah dhalinyarada Soomaaliyeed Dowladdaha Soomaaliya iyo Qadar oo xiriir wada shaqeyn wanaagsan uu ka dhaxeeyo ayaa magaalada New York ee Dalka Mareykanka waxay ku kala saxiixdeen seddex heshiis oo lagu hormarinayo dhalinyarada Soomaaliyeed. Heshiisyadan ayaa u suuragelinaya in lagu awood siiyo dhaqaale ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed, iyadoo laga abuurayo 75000 fursado shaqo gudaha dalka Soomaaliya. Munaasabada lagu kala saxiixday heshiisyadan waxaa goobjoog ka ahaa Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Marwo Sheikha Moza Bint Naasir, Guddoomiyaha Golaha Xoghayeyaasha Hey’adda Silatech. Dhawaan Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani oo ah Amiirka Dalka Qadar ayaa saxiixay labo heshiis oo hore ay u wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar kuwaasoo kala ah mashruuca ddeega duulimaadka iyo iskaashi dhinaca caafimaadka. Xigasho
  8. Rabi ha u sahlo amuuraha uu rabo walaalkeena Abuukar Axmed Xuseen.
  9. At least madaxweyne Farmaajo has the choice to attend or not with invitation, the choice to go or not meeting with his madaxda dhigiisa ah. However, mdaxweyne Farmaajo does not have a time for meetings like that, where Soomaaliya's foreign minister ku filan. Many foreign ministers have attended, including foreign ministers from Ruushka iyo Jarmalka, who represented their nations. Madaxweyne Farmaajo is tirelessly working at home to improve Soomaaliya. In meantime, some dusty local open-air prison xaafad in Waqooyi, Muuse Lokal is still enjoying his daily marqaamid with his coos grass, imploring and beseeching Abiy Axmed for a minute meeting that never arrives: Keep chewing, Muuse.
  10. Tallaabo hala yaabin, the habar wacasho waa lagu yaqaanaa sewage-dwellers in a boosaneero. Even Tallaabo qof daahirsan ayuu iska dhigaayaa, but habar wacasho couldn't be resisted. Mar dhow ayee taalo about my garuun ama bakoorad lagu tumo taalo loogu dhisi doonaa in some dusty town in Waqooyi in order to have some kind of memorial xus oo ah waa nala karbaashay, waa nala tumay by dowladii SOL ka jirtay, like that poor air force plane in that dusty square laga taagay.
  11. Laakiin bakoorada lagu tumo in order to keep the sewage-dwellers in their boosaneero inay jilicdo lama rabo. Too much tumid wey ku jabeysaa bakoorada ama garuunka, plus standing on the top of the sewage, keeping them in their wretched boosaneero, while holding your breath from the stunk, is not something any decent person enjoys as the sewage-dwelling zombies do.
  12. Another achievement by dowladda. First it was the relocation of the UN's political office from Nayroobi to Muqdisho. Then hay'adii maamulka hawada. Then this. There were other smaller hay'ado that relocated in the past year and so as well, including FAO's headquarters in Nayroobi to Muqdisho. So now canshuurta ayee dhiibayaan and can hire hundreds of Soomaalis, instead non-Soomaalis in Nayroobi.
  13. Saalax, haye baasaboorkaaga ma soo qaadatay? In seriousness, it is better for the locals to have government services in their degmooyin, especially Reer Togdheer iyo Sool. Instead of going all the way to Garoowe and spending too much, now Soomaali government service is right on their door. Well done dowladda dhexe.
  14. If a mere post of mine - which does not even address the very existence of the sewage-dwelling creatures - can make the sewage-dwellers in a boosaneero to stay up way past 2am, 3am and sleepless, I guess I have done more than blood boiling because reality is sadly unbearable and insufferable for excrement breathers.
  15. Cadnaan, you forgot this. This is beyond comedy and satire. It is a buffoonery farce on steroids, err marqaan. Only a marqaan-addicted blank minds would come something like this. __________________________ MADAXWAYNE KU XIGEENKA OO XALAY KA QAYB GALAY XAFLADA XUSKA SAUDI NATIONAL DAY Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliand, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xalay ka qayb galay xaflad ballaadhan oo loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga ee ku nool Somaliland, xafladani oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxa ka qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland, Guddomiyaha Xisbiga UCID, Maayirka, maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa, Guddomiye xigeenka koowaad ee baarlamaanka Somaliland, masuuliyiin iyo Siyaasiyiin kala duwan. ____________________ The rest of the article is blah blah blah. Jaaliyadda Sacuudiga kulahaa. Not a single Sacuudi national present. Cimaamad gaduudan iyo khamiis cad ayaa lagu noqonaa miyaa Sacuudiyaan. Few weeks ago it was Axmed Abiyoow meet me, see me supplication. Now xaalka waa ka sii karay. Sacuudiyoow, waa ku baryaa i aqoonso, we will even change dhaqan for you. For we might be your long lost illegitimate children. Ceebeey tacaal. Such a shamelessness waa dhalasho because there is no other way.
  16. I think those images are dated, laakiin seeing them once again dareen xun ayee igu abuureen. Waxmagaratada Soomaali kula sheeganeyso ayaa saan u horseed ah. Kiikuuyo deegaankooda cagaarka uu wada yahay waa ka yaabeysaa, only deegaanada Soomaaliya from Gaarisa ayaa ka arkeysaa nabaadguurkaan.
  17. Minii la wareero wax walba filo iga dheh.
  18. Che, it is not only about kufsi iyo waxaas. It is about sino as well. It says two consenting adults can do as they please, sino or not, married or not, same-sex or not, nin to nin, naag to naag. It says two consenting adults. Such a language is deliberate. Wax aan hore loogu arkin, looguna maqlin Soomaaliya waaye. I can just picture after a long session marqaamid regarding about aqoonsi raadis that such a thought occured to one of them or perhaps foreigners suggested to them. Same foreign hay'ad ayaana u qortay, hoosta ka galisay, weyna iska saxiixeen, in the name of aqoonsi raadis. Ceeb looma dhinto.
  19. I wouldn't have agreed federalism then, nor would I agree for now, either. Soomaaliya should be the last country on Earth to have a federal system. Deegaan, gobol iyo degmo wey ismaamuli karaan without federalism. Kiinya oo 50 milyan dad ku nool, tobaneeyo qowmiyado degan, kala af, diin iyo dhaqan wada ah ayaa baaray inay qaataan federaalkaan in their last constitutional reviews some seven, six years ago. In the end, wey iska daayeen, realizing how problematic it would be to implement.
  20. Juquraafi barashadeeda ayaa u baahantahay. Degmada Diinsoor gobolka Baay ee ka tirsantahay. Degmooyinka Afmaayga loogu hadlo Jubbada Dhexe ka tirsan waa Saakoow iyo Bu'aale. Saakoow qolodaa sheegtay ma degaan, Bu'aale ee gees ka degaan, marka Diinsoor iyo Bu'aale isku qaldeysaa. Gaas awoowiyaashiisa buraashadleey loo bixiyey iyagoo wada barakac ah buraashad kaliya wato markii Xuddur iyo Bakool lagu soo dhawenaaye boqol sano ka hor, si fiican ayaa loo sooray. Faracooda midkood xataa heer xildhibaan Xuddur laga soo doortay noqday lixdamaadkii (kaas oo ahaa Aaden Diiriye, waana Nuuradiin Aaden Diiriye aabihiisa, kii musharaxa jagada kula tartamaaye Faroole sanadkii 2009, wuxuuna ku dhashay Xuddur). Gaas iyo wixii la mid ah taariikh loo dhigo u baahanyihiin. Marka Gaas should apologize and move on. Inuu Soomaalida isku diro ma'aha asagoo guddoomiye gobol sheegaanaayo. Also this is not first time Soomaalida isku diraayo from his pulpit.
  21. Che, how many times do you have to be reasonable to sewage-dwellers in a boosaneero? Doesn't the stink overwhelm you? Gacan ayaa kuu taagay, if you can reason a boosaneero and hold your breath that long.
  22. Gaas awoowiyaashiisa markee Bakool soo dageen boqol sano ka hor only with buraashad, waliba bilaa dacas ahaa. Waala soo dhaweeye, waana la marti sooray. Some of them still live there, dhibna laguma haayo. I guess marti soorida waa loo dhashaa. Eniwey, he is mad Reer Arlaadi meesha shaqooyinkii ayee la wareegeen, gaar ahaan gobolka Sanaag. Waa kuwii lahaa RRA ha inaga baxaan, in that same region. Haddaadan shaqeysanin, shaxaad iyo marqaamid ku nooshahay, dad shaqeysanaayo ayaa imaanaayo. And they are not going anywhere. Here is a quote I found online about Buraashadleey by my own father that happened in the '50s and '60s. The quote is from 2000 in a meeting honouring C/risaaq Xaaji Xuseen "C/risaaq waan sheekeysan jirnay, waana kaftami jirnay. Marar badan ayay ii imaan jireen qolo berigaas loo yaqaannay ‘Buraashadleey’ oo **** u badneyd, kuna nooleyd dhulka Xudur iyo agagaarihiisa ah. Qoladaas Buraashadleey iyo jilibka aan ka dhashay ee ****, waxaa aniga dhankeyga ii imaansho iyo wax-doonasho badnaa Buurashadleey. Berigaas, illaa maantaba, caadi ayay ahayd in dadka baaddiyaha ka yimaada ay magaalada u soo raadsadaan arradbax iyo dano kaleba, oo markaasi wixii ay shaxaadi karaan ay gacanta mariyaan. Marar aan yareyn ayay niman Buraashadley ah iga dalbadeen inaan u geeyo C/risaaq (oo mar ahaa Xoghayaha Guud ee Leegada, marna ra’iisul-wasaare), dhowrjeer ayaana u geeyay. Maalin ka mid ah maalmihii aan dadka u geeyay ayuu C/risaaq igu yiri: “Kuwaan (Buraashadleey) kaliya kuma soo daaranine, dadkii kale ee ku soo doortayna ha hilmaamin, kuwaan anigaa ogoo waa dhib badan yihiine, yeysan ku wareerin...” Gaas needs to read history, siiba taariikhda tolkiisa.
  23. Saaxiib, I have been adamantly against this so-called dowlad iskutag (that is federalism's definition for you) ever since I registered here on SOL in 2001. Soomaaliya doesn't need federalism nor is it suitable for one. Soomaaliya is not Kanada or Iswiserlaan. I also came from a family who were strongly against federalism. My father was against this in 1940s in gobollada Jubbada Sare (Alta Jubba). He became a member of SYL, rising to its top chairman in 1950s in Jubbada Sare, whereas his own family members, his own cousins (my adeeriyaal) were founding members of HDM, who were vehemently for federalism, based on two federated Maay and Maxaatiri regions. HDM was led by the charismatic Ustaad Cismaan Xuseen, who was assassinated in 1953. Then C/qaadir Soobe became its leader. Yes, he is that man named after Isgoyska Soobe, where that masiibo qaran occurred a year ago. Having said that, we cannot go back to the heydays of mööryaanism, either. We must give whoever is given a mandate to finish his or her mandate without constant squabbling, without 'mooshin this' and 'mooshin that' threat. Soomaaliya salka ma dhigan, aasaaskana ma adko marka isqabqabsi badan dhib luu keenaa.