Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Norway to provide NOK 450 million for development in Somalia During the World Bank’s annual meeting in Bali, Minister of International Development Nikolai Astrup signed an agreement committing Norway to contribute NOK 450 million ($54.3 million) to Somalia through the World Bank’s Multi Partner Fund for Somalia for the next three-year period. The Multi Partner Fund seeks, among other things, to support the Government of Somalia's efforts to increased tax revenues, better financial management and improved basic services for the people of Somalia. ‘Even though the security situation has improved, Somalia is still vulnerable. The relationship between the federal government and the federal member states remains challenging. The international community must do what it can to promote stability and trust. Improving the security situation and ensuring the provision of basic services to the population are important elements of this work,’ Mr Astrup said. In the period 2015-2017, Norway contributed NOK 212 million to the Multi Partner Fund for Somalia. The Fund has delivered significant results. ‘The Fund has contributed to increased stability and development in Somalia, and we are very pleased to see what has been achieved so far. We also greatly value our collaboration with the World Bank, which has enabled a creative and flexible approach despite a challenging situation,’ Mr Astrup said. Xigasho
  2. Back at the world stage after much lobbying. Somalia wins election to UN Human Rights Council Somalia was elected to the United Nations’ top human rights body on Friday for a period of three years beginning January 1, 2019, getting 170 votes in the African States category. Somalia won the election as a new member of the United Nations Human Rights Council, with a strong effort made by the Permanent Representative of the Federal Republic of Somalia to the United Nations in New York, Ambassador Abukar Dahir Osman. The 193-member UN general assembly held elections for new members to the UN Human Rights Council. The 18 new members were elected by absolute majority through a secret ballot. Countries needed a minimum of 97 votes to get elected to the Council. Somalia was vying for a seat in the African States category. Along with Somalia, Burkina Faso, Cameroon, Eritrea and Togo. Somalia was overwhelmingly elected by 170 votes out of 193. Xigasho
  3. All of Khaliijka and Reer Galbeedka hay'ado Turkiga aad iyo aad ugu maseereen ever since Turkiga came with considerable support to Soomaaliya in 2011. If Turkiga han't shown up, Soomaaliya sidee ahaan jirtay labaatankii sano ka horeysay ayee iska ahaan lahayd, the usual leeches in Nayroobi iskaga cuni lahaa lacagta magaca dalka Soomaaliya lagu soo qaaday.
  4. Also 19% is how much financial support Waqooyiga received from dowladda dhexe in the past year, the most of the regions.
  5. Local journalists are asking/complaining to the Gabre of the Waqooyiga, intelligent agent Berhe Tesfay, to say something the gullible marqaan-addict secessionists can chew on. He of course said kama bixin heshiiska (what else would he say), for he is no idiot unlike the dying breed secessionists.
  6. Xabashi didn't show up dekad balaarinta ku sheega Imaaraadka ku maaweeliyo Muuse Lokal iyo xirtiisa. This is the third such nagu sawir 'signatures.' However, Xabashi didn't show up this time. Only a random 'ganacsade' Xabashi jidka laga soo qabtay meesha la soo fadhiisiyey. Xabashi not showing up is no surprise there since dowladda dhexe signed agreements with the new prime minister. But gullible secessionists were surprised.
  7. Runtaa waaye. Since Afmaay is older than Afmaxaa and has still kept much older words than Afmaxaa, then if we follow a logical conclusion and his logic, if there is language that is not Afsoomaali, it is Afmaxaa then. Afmaxaa is not Afsoomaali, but a collection of foreign words - be it Talyaani, Carabi, Farsi iyo Ingiriis, one can conclude if one wants.
  8. Fifty-six percent of any given time he is in Nayroobi. Another 15-20% in Xamar, waqtiga yar soo haro uu Baydhabo fadhiyaa. He hardly bothers to visit deegaanada kale because ciidamada Xabashi uma joogaan and he only trusts Xabashida because his fellow clan members are not traditionally armed. The few armed Soomaali guards that are with him and partially trusts are reer abtigiis, who are Rooboow's and the late Xaabsade's clan. He doesn't fully trust them either, so it is much better to be away the whole city all the time and zero waxqabad.
  9. This is the second attack within last three days in Baydhabo. Sheekada waxee u egtahay qaraxyo loogu tala galay inay fariimo yihiin. Who knows Shariifka himself wax ka og, since we know that he wants to delay the (s)elections. Guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed, who are in Shariifka's pockets, have not even named guddiga doorashada to this day. Shariifka wants to delay and all of sudden qaraxyo after years of none is a tactic excuse of wanting to delay the (s)elections. We will see.
  10. Rabi ha u raxmado inta ku geeriyootay, intii dhaawac ahna Rabi ha caafiyo.
  11. This dude Maxamed bin Salmaan suu u qabsaday xukunka aabihiisa ka jiifo Sacuudiga sharaf beel xun u soo jiiday. Whatever he touches backfires spectacularly, whether it is Yeman, Qadar, Lubnaan, Soomaaliya and this. His policies seem like qof aad u fudud inuu yahay. If it wasn't Trump and Zionist supporters in Aqalka Cas, there would have been a real coup in Sacuudiga by now. This Maxamed Bin Salmaan is totally failing and ever isolating his country.
  12. Cadnaan, try to find Afmaxaa word u dhigma 'friend' in afka Ingiriiska. Mar hore uu ka tirtirmay. Friend in Afmaay waa widaay. Careys Ciise Kaarshe saararkiisa haddaa dhageysatid ereygaan widaay ayuu isticmaalaa maadaama uu Reer Jubbooyinka ahaa and was very familiar with Afmaay. Tusaale kale dowladii Kacaanka markee ereyada qaarkood bixineysay waxaa ka mid ahaa ereyga caanka ah ee horseed, laga wadana vanguard. Hor waala gartee 'seed' intuu ka yimid Reer Afmaxaa ma isweydiinin. Ereyga seed oo Afmaay ah Afmaxaa kan ugu dhow waa 'aadid.' Reer Afmaay 'intee seedaasa?' ayee isdhahaan markee qof weydiinayaan intee u jeedaa ama intee u socotaa ama intee aadeysaa. Dowladii Kacaanka ma isticmaalin 'horaadid,' yacni kuma habooneynin naxwi ahaan, instead preferring the old Soomaali word 'seed.' Also the word hear in Afmaxaa maxaa lagu dhahaa? Maqal? Maqal Afsoomaali ma'ahee. In Afmaay, it is 'dheeg' oo ka soo jeedo dhago. In Afmaay 'i dheegahaaytee' waa ma i maqleysaa in Afmaxaa. Closest Afmaxaa could be 'i dhageyso,' but dhageyso is listening, not hear. Hearing waa maqal. Hearing and listening are tototally different. Also inuu Afmaayga aad ugu fac weynyahay ereyga 'geel' ayaa ka garaneysaa meeshuu ka soo jeedo. Afmaayga geelka gaal ayaa loogu yaqaan. Meelo badan iyo qabiillo badan magaca 'gaal' ayee wataan, not geel. Sida qabiilka Xasan Sh, Sh. Shariif iyo xirtooda ka soo jeedaan oo aabihii geelka laga wado. Sida qabiilka kuwa geelka jecel laga wado oo Hiiraan degan. Meelaha qadiimiga caanka ah waxaa ka mid ah 'laasgaal' oo Waqooyiga ku taalo. Also qabiilkee wadaagaan iljeex iyo reer Afxaayoow ku hadlo magac Afmaay ah ee wadaagaan oo laga wado dawn in early morning ama waaberi. Also qabiillada degan Bari, Sanaag iyo Sool qabiilkee kor ka wadaagaan magac Afmaay ah ee wataan, most of them mana oga. In Afmaay, magacaan means nin weyn. One can go on and on about this.
  13. Galbeedi, barbaar koris ayaan ku jiraa hadda, waa ogtahay qurbahaan carruurta gacan adag lagu haayo loo baahanyahay. Rabi hadduu ka dhigo inta la noolyahay in the near future, who knows.
  14. PA, wixii naceyb u qabo una waasho Soomaaliya hormarkeeda, iyaga iyo their qashin hearts ayee jirtaa. Soomaaliya hore ayee u socotaa non-stop.
  15. R/Wasaare Kheyre oo Kulan la qaatay Mas'uul ka tirsan Boqortooyada Sucuudiga Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Adel bin Ahmed Al-Jubeir. Kulanka oo ka dhacay qasriga ra’iisul wasaaruhu ka deganyahay magaalada Riyaad ayaa horudhac u ahaa kulan uu ra’iisul wasaaraha XFS uu yeelanayo madaxda sare ee boqortooyada Saudi Arabia. Kulanka ay wada qaaateen ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaaa goob joog ka ahaa Wasiirrada arrimaha dibada Axmed Ciisa Cawad iyo Wasiirka Warfaafinta xukuummadda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle. Xigasho
  16. Shalay, wuxuu la kulmay boqorka himself. Without being begged or loo calaacalo, they are forced to meet and welcome ra'iisul wasaaraha officially by all of them - from boqorka, dhaxalsugaha wiilkiisa ah iyo wasiirka arrimaha dibadda.
  17. R/W Kheyre oo la kulmay Max’ed Bin Salmaan Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sucuudiga ayaa la kulmay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Maxamed bin Salmaan bin C/casiis. Kulanka oo ka dhacay qasriga Boqortooyada ayey ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo dhaxal-suge Maxamed bin Salmaan bin C/casiis uga wada hadleen danaha labada qaran. Ra’iisul wasaaraha XFS ayaa Boqortooyada uga mahadceliyay soo dhawaynta ballaaran ee loo sameeyay wafdiga uu hoggaaminayo iyo isgarab istaagga Sucuudiga ee shacabka iyo dawladda Soomaaliyeed. Dhaxal-sugaha Boqortooyada Maxamed bin Salmaan bin C/casiis ayaa dhankiisa bogaadiyay horumarka ay Soomaaliya ka gaartay maamul wanaagga, Siyaasadda, dhaqaaalaha iyo amniga, waxa uuna ballan qaaday in Sucuudigu ay sii wadayaan taageerrida dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa shalay qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salmaan bin C/casiis Al Sacuud oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasaddaa. Xigasho
  18. Haa, oraahdaan ninka Afgooye is just another classic Reer Afgooye Afmaay. In other interior regions, it would have been lankii dhalaalaba, lan kalaa dhoobo inka jara.
  19. Oh, Che. You really dignify this sewage-dweller who lives for the tiniest crumbles of responses from the decent members. The sewage-dweller ironically names Diinsoor, whose own name is 'diin' and 'soor,' meaning where religion is welcomed and honoured. But muxuu ka yaqaanaa waxaas the sewage-dweller, who lagu soo koriyey 'diintaada was' iyo 'nabiga iyo aabahaa...,' words which cannot be repeated on here. Regularly insulting both diinteena suuban iyo nabigeena (NNKH). The sewage-dweller who confusingly claims to be the product of the illegitimate offspring between cohabitation between an unknown Carab iyo islaan Xabashi ah. They would be the last to speak about others' Soomaalinimo. This same sewage-dweller historically worshiped and fought for anything gaal, be it gaalkii caddaa ee Ingiriiska ama gaalkii madoowaa ee Xabashida. To this very day still worshiping and fighting for them.
  20. Galbeedi, Afmaay is as diverse as Afmaxaa. Have you ever heard a Reer Afgooye person speak? They speak the easiest and most diluted Afmaay. There are huge dialectical differences. There is Dooyoow afmaay, spoken in Jubooyinka and those deegaano close to it, sida Qansaxdheere and Diinsoor. Then there is the interior ones. Then the Bakool variation. The closer Afmaay gets close to Afmaxaa area, the diluted it becomes. It is vice versa as well, the close Afmaxaa gets close to Afmaay deegaan, the diluted Afmaxaa becomes. That is why Afmaay is understood easiest by Afxaayoow speakers iyo those who speak Banaadiri. A lot of interchangeable between those lahjado. It is also why Afgooye is called af gooye, it is the historical border between Afmaay and Afmaxaa, waa meeshee iskugu imaadaan and ku kala baxaan. It is still to this day. Of course, Afmaay waa aqaanaa, in kastoo Ciyaal Xamar iska ahaa and not as good as my my old man, Eebbe ha u raxmadee. He always spoke Afmaay 100%. I had never ever heard him speaking any other than Afmaay, whether the guest was Maxamed Abshir Mataan, Cali Mahdi or some random neighbour, Afmaay ayuu kula hadli jiray. They were forced to understand, unlike ciyaalkaan maanta qashinka ku koray, including kuwa wasiiro dowla sheeganaayo. Also baarlamaankii lixdamaadkii Afmaay ayaa lagu hadli jiray, those farodheer who needed turjumaan would get one.
  21. Five-to-one and Saalax still putting the sewage dwellers right back into boosaneero holes they crawled from. It reminds me whack-a-mole game:
  22. Dowlada Jarmalka oo boqol malyan oo dollar ugu deeqday Soomaaliya Dowlada Jarmalka ayaa sheegtay inay lacag gaareysa boqol malyan oo dollar ugu deeqeyso dalka Soomaaliya taaso Jarmalku ku taageerayo Soomaaliya. Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya ayaa ugaga dhawaaqday deeqdan lacageed munaasabad lagu xusayay midowga labada Jarmal oo lagu qabtay xarunta midowga Yurub ee magaalada Muqdisho. Munaasabadan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha golaha shacabka, wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, wasiiro, xildhibaano, diblomasiyiin iyo xubno kale. Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya oo ugu horeyn ka hadashay munasabadda xuska ayaa aad uga hadashay xiriirka Jarmalka iyo Soomaaliya, iyada oo tilmaamtay in Jarmalka uu ka go’an yahay xoojinta xiriirka labada wadan. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay xuska munaasabadan inay wax weyn uga dhigan tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, maadaama Jarmalka uu ka mid yahay saaxiibada Soomaaliya. Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa u hambalyeeyay dhammaan dowladda iyo shacabka Jarmalka, wuxuuna tilmaamay in Jarmalka uu hawlo baaxad leh ka hayo Soomaaliya. Xigasho
  23. Kan dhagaxa ah ayaa ugu dhow wax qadiimi ah, laakiin dhagaxa maxaa ku qoran? y1X3p? Haddee xarfahaan iyo lambaradaan yihiin, qadiimi iyo kala dheer.
  24. Dariishadihii, iridihii iyo cirkii laga soo xiray is already bringing results dowladda dhexe wanted.