Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Rooboow ololihiisa labada musharax magaca dowladda ku socdo ayaa qash qashay, probably kala qeybinaayo xildhibaanada Koonfur Galbeed mucaaradka ku ah Shariifka. Also wararka fadhi ku dirirka waxee qorayaan this: Farmaajo oo (dowladda) Qadar ku amray inaysan taageeri karin Mukhtaar Roobow & Fahad Yaasiin oo... Xog gaara oo ay heleyso wakaalada Warqaad.com ayaa sheegeysa in Taliye kuxigeenka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Xaaji Yaasiin uu fulinayo qorshe Madaxtooyada Soomaaliya ay u abaabushay Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur. Fahad Xaaji Yaasiin uu fulinayo qorshe Madaxtooyada Soomaaliya ay u abaabushay Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur. Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Wasiiru Dowlada Arrimaha Dibada Qatar ayuu u dhiibay fariin ku saabsan in Xukuumadda Doha aysan maalgalin karin Mukhtaar Roobow ama shaqsi kale oo u tartamaya Madaxweynaha Koofur Galbeed. Villa Somalia ayaa qorsheyneysa inay soo xirto ilaha dhaqaale uu doonayo Roobow inuu ka helo lacagaha uu ku maareynayo ololaha iyo doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed uu isku soo sharaxay. Dowlada Qatar oo Saaxiib dhow uu la yahay Mukhtaar Roobow ayaa u balanqaaday Dhaqaale ay ku maalgalineyso Doorashadiisa. Fahad Yaasiin oo ah Wakiilka Qatar ee Soomaaliya ayaa fulinaya qorshe ay damacsan tahay Dowlada Soomaaliya oo ay dooneyso inay ku qasabto Abuu Mansuur inuu ka tanaasulo Musharaxnimadiisa. Taliye kuxigeenka NISA ayaa lagu wadaa inuu safar ku tago Dalka Qatar isagoo u bandhigaya qorshaha Villa Somalia ee ka dhan ka ah Mukhtaar Roobow. Si kastaba ha ahaatee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa cadaadis ku heysa Sheekh Mukhtaar Roobow oo ay ka hortimid markuu isu taagay Musharaxnimadiisa, waxaana dhinac kale ay wadaa Dowlada dhexe dadaalo ay ku taageereyso Musharixiin ay wadato oo ka degay Magaalada Baydhabo.
  2. Caalin asagoo joogo waxaa xoog ugu qaatay jagadiisa ninkii Qeybdiid ahaa; Qeybdiidna C/kariin Guuleed ka tuuray kursiga; C/kariina waxaa meesha ka bixiyey Xaaf. Xaafna... Meesha xoog ma'ahee si kale ma lagu kala baxo miyaa? Doorasho (selection) caadi ah ma lagu kala bixin ilaa iyo hadda. Horaa loo dhahay Xarardheere xoog, Xamarna xisaab.
  3. Cadnaan, haye waxaa leedahay miyaa Koonfur Galbeed 2.5 ayaa ka jiro? Kan guddoomiyaha baarlamaanka ah waa mid Shariifka keensaday, hadduu dhacana ka daba dhacaayo koley.
  4. Another successful major international conference in Muqdisho that conveys Muqdisho's peaceful image. More to come.
  5. There is also this musharax, the just resigned taliyaha nabadsugidda. He went to Baydhabo, too, with his bulletproof car as well. Taliyihii hore ee NISA iyo gawaari xabada ay karin oo gaaray Baydhaba Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray musharax si weyn looga dareemay magaalada oo halkaasi la tegay gaadiid, ciidamo iyo Hub. Musharraxan oo ah Xuseen Cismaan Xuseen (Uurkuus) agaasimihii hore ee Hay’adda NISA ayaa diyaarad gaar ah ka dejisay garoonka magaalada Baydhaba, waxaana ka sii horeeyay diyaarad xamuul oo geysay 4 Gaari oo kala ah: laba gaari oo aanay xabbadu karin, Toyoto Hilux, iyaduna aanay xabbadu karin, Gaari Cabdi Bille ah oo qori saaran yahay iyo ciidamo. Xuseen Uurkuus oo ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhaba, waxaana soo dhoweyntiisa ka qeyb qaatay siyaasiyiin, xildhibaanno iyo dadweyne fara badan. Xuseein waxaa loo galbiyey goob loogu diyaarshay boqolaal qof si uu khudbad uga jeediyo, waxaan halkaas lagu soo bandhigay heeso lagu gubaabinayo xildhibaanada Koonfur Galbeed in ay doortaan Xussein Osman Xussein, oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaano dalka. Taliye Xussein ayaa uga mahadceliyey dadkii soo dhaweeyey wuxuuna yiri” Waan idinkaga mahadcelinayaa soo dhaweyntiina qiimaha badan, waxaana qaadan doonaa kulamo kala duwan, anigoo qaybaha bulshada la qaadan doona wada tashiyo ku aadan sidii loo bad baadin lahaa shacabka Koonfur Galbeed, oo dhibaato ka haysto dhanka amniga, dhaqaalaha, maamul xumada, caafimaadka iyo Waxbarashada” ayuu yiri Xusein oo war kooban siiyey shacabkii u la kulmay Dhowaan ayaa sidoo kale waxaa Baydhaba gaaray musharax kale oo sidan oo kale hub iyo ciidamo la tegay magaalada, kaasoo ah wasiirka Tamarta xukuumadda Soomaaliya C/casiis Laftagareen. Xigasho
  6. Warkaan run uu noqday. Meeshuu gaaro aragaana. Wuxuu keensaday baabuuro xabadda karin uu ku socdo and unmentioned $$$$$ kursiga lagu gato. He is already meeting malaaqyada sarsare ee Koonfur Galbeed, xataa guddoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed, who hadn't met none of the other candidates. Will he fail again since he failed his candidacy for guddoomiyaha baarlamaanka dhexe in earlier this year?
  7. Gabre waa hore Koonfurta Soomaaliya laga musaafuriyey, maantana Gabraha Waqooyiga Soomaaliya, Berhe Tesfay, boorsiyaashiisa iyo asagaba wey israacoyaan, back to Tigreyland and out of Soomaaliya. The last Xabashi spy Muuse Muqayil la qayili jiray is departing. Good riddance.
  8. Galbeedi, I thought you wanted to save this impulsive, arrogant but ignorant prince? Whatever he touched has backfired - whether the kidnapping of Lubnaan prime minister; the ongoing war crime against the civilians of Yeman and its humanitarian disaster; Qadar; throwing Reer Falastiin under the Zionist bus; warmongering against Iiraan, against Liibiya, against Soomaaliya... What a failed and failing fellow he is. Sacuudiga sumcadii caalamka Islaamka ku lahayd ayuu ka qaaday.
  9. Oktoobar waa tee, waa tumaa. Wax xusaayo ma leh miyaa. Ilmihii Kacaanka fuudkiisa ku soo dhargay, sida Feysal Dhurwaa, ayaa maanta iska dhigaayo they were all anti-Kacaan then.
  10. In this clip, did Feysal Dhurwaal really say 'waa la qadeynay, waa la qayilnay' Muuse Lokal? It is on 1:12 minute time on the clip. War xishood malaha miyaa those secessionist so-called 'leaders.' No ceeb iyo akhlaaq. Qayilkooda uuba bannaanka keenayaa. But I am not surprised Muuse Lokal iska noqdo Muuse Muqayil because what else to do than jaad iska ruug all the time. Cirkii, iridihii iyo meelihii dhan laga soo xiray and became qof xaafadisa iska fadhiyo. But Feysal Dhurwaa also admitting it waaba yaab. Then again Feysal Dhurwaa was a known drunkard back in 1980s in Muqdisho, dadkii yaqaanay xaafaduu ka deganaa ee Afrikan Filaj (African Village) ayaa og.
  11. Another maalin caddeey been raad lahayn. Dalmar, beenta tolka mid gadmeyso oo quruxsan ha keensadaan. Speaking of this, aniga waxaa ogahay qof wasiir/wasiirad (ma rabi inaa qarxiyo qofkaas/qoftaas) oo qaraabo dhow nahnay mar ee wasiirad/wasiir ahayd, intii deeq wasaaradda ku soo dhacdo inay xaaskii Xasan Sheekh ku lahayd 25%, regardless noocee doonta deeqda ha ahaato. Wasiiradda/wasiirka afkeeda/afkiisa ee/uu ka sheegtay/sheegay taas oo ay aad ula yaabaneyd/yaabanaa maadaama qof daacad ah ahaa/ahayd. Wasaaradda uu/ee qofkaas/qoftaad ka shaqeynaaye/shaqeyneysay kuma ekeyn, many wasaarado were like that, that in order to keep one's seat, one has to cough 25% of deeqaha wasaaradahooda soo galo, ha ahaato daawo, ha ahaato agabyo, ha ahaato kaash, ha ahaato deeq waxbarasho... Marka whoever wrote this fabricated, poorly written article is projecting of what they used to do amd the crooks they were. They probably missed that corruption xad dhaafka ahaa in dowladdii Xasan Sheekh.
  12. Cadnaan, many Reer Waqooyi folks are decent, who believe Soomaaliweyn iyo Soomaalinimo. Many of them live in Koonfurta, gaar ahaan Xamar oo ay ka shaqeystaan, even if some of them believed goosashanimo, wey arkeen inay Reer Koonfurta dad walaalahooda yihiin markee Xamar shaqooyin u soo doonteen in the past six years, which made them question beentii labaatan iyo dhowr sano lagu aqrin jiray. They are far from those dying sewage-dwelling boosaneero zombies on here.
  13. Another marqaan session results another pipe dream based on a been maalin cad ah oo aan wax run ahba haba yaraatee ku jirin. Dying, hapless, hopeless are now claiming Afrikaankee jidka ka soo qabsadaan as foreign minister of another country. Before it was caddaankee jidka ku soo arkaan, now Afrikaantii aqoonsi laga raadiyey. Before it was fake Shiinees bank investing with fake billions. The dying secessionists are claiming foreign minister of Guinea Bissau gave a visit to their little town. Waa been cad. He is nothing close to the real Guinea-Bissau's foreign minister, who is this person, nothing like the person this video shows that they are parading around. Poor jaad-addicted masses are buying into this sham. Eebboow.
  14. Midowga Yurub oo boqolkii milyan ee Yuro si toos ah ugu wareejiyey dowladda markii lagu kala saxiixday xafiiska ra'iisul wasaaraha ee Muqdisho:
  15. Sawirka waa Marka, sanadkii 2013, bishii sagaalaad. Qofka Aad Muungaab ku qaldeysid waa C/xakiin Fiqi, wasiirkii gaashaandhigga xilligaas. Sawirada kale waxaa ka muuqdo C/qaadir Siidi, guddoomiyihii Shabeellada Hoose xilligaas.
  16. Madaxweynaha dadkiisa wuu ku dhex jiraa had iyo jeer, sewage-dwelling creatures in boosaneero haku argagaxaan ama haku walbahaaraan daily, we don't care. Soomaaliya, onward and forward:
  17. Saalax, Caarre's web is indeed growing super big. Like this: And Muuse Lokal will soon be as hapless as this poor balanbaalis markuu ku soo dhaco in Caarre's web.
  18. Also in the news, Xabashida are refusing to pay canshuurta for the goods ay ka soo dejistaan Berbera:
  19. Muuse Lokal iyo xirtiisa wareertay thought they can fool Abiy Axmed or bypass him diplomatically by trying to invite poor Cagjar in lowkey invitation. It didn't work, either.
  20. Sewage-dwelling creatures in boosaneero cabaadkooda, caaydooda iyo calaacalkooda yaa howshooda ku jiro. In the meantime, straight from the horse's mouth, the secessionists are writing (albeit in bad writing): Warar Kala Duwan Oo ku saabsan Sababta Ay Itoobiya Uga Maqnayd Munaasibaddii Loo Qabtay Balaadhinta Dekeda Berbera Ee Madaxtooyadda Somaliland Lagu Daah Furay Warar Kala Duwan Oo ku saabsan Sababta Ay Itoobiya Uga Maqnayd Munaasibaddii Loo Qabtay Balaadhinta Dekeda Berbera Ee Madaxtooyadda Somaliland Lagu Daah Furay. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Sababta ay Dawladda Itoobiya oo dhinac ka ah Heshiiska Maalgashi ee Dekeda Berbera ay uga maqnaatay Munaasibaddii lagu daah furay Madaxtooyadda Somaliland ee balaadhinta iyo dhismaha Dekeda Berbera,kaasi oo ay isku keliyaysteen oo qudha Dawladda Somaliland iyo Shirkadda Dp-World, waxaanay arintani ku soo aadaysaa wakhti uu Itoobiya ka qabsoomay isbadel siyaasadeed oo saamayntiisa lehi. Ugu horayn Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire Oo Wax laga Waydiiyay Sababta Itoobiya uga maqnaatay Munaasibadaasi ayaa sababayn kari waayay arintaasi waxaana uu si kooban u yidhi sidan“Itoobiya kamay soo qayb galin, laakiin ka maqnaashiyaheedu macnaheedu maaha Heshiiskii aynu galnay ayay kawada baxeen, Nuxurku Maaha imaatinka iyo ka muuqashada, heshiiskeenu sidii ayuu u taagan yahay,waynu wada naaqishi doonaa Insha Allah,Waxay inaga Itoobiya inoogu danaynaysana maaha, Danta Itoobiya ayaa kujirta,Berbera Itoobiya ayaa u baahan”. Ayuu hadalkiisa ku soo koobay waxaana tuhun badan dhaliyay oo aad wax la iskaga waydiiyay kalmada Wasiirka kasoo baxday ee ahayd Itoobiya kamay wada bixin heshiiska,waxaanay weedhaasi muujinaysa tuhun iyo shaki ku gadaaman sii jiritaanka saamiga Itoobiya. Dhinaca kale Maareeyaha Dekeda Berbera ee Faraca Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi oo isna wax laga waydiiyay Sababta Itoobiya munaasibadaasi uga maqnayd ayaa waxa uu isna warbaahinta ka yidhi sidan “Ethiopia Haddii ay Ka Maqnaato iyo Hadii ay joogtaba Saxeex Baa Dhacay, Markaa Imaanshahani waa xaflad uun, hadii ay Ethiopia Mashquul ka noqoto dhibaato ma laha, laakiin saxeexii wuu dhacay, markaa wixii la saxeexday ayuun bay wax ku fulayaan hadii alle idmo” ayuu yidhi Maareeye Siciid Xasan Maxamed. Mar la weydiiyay bal in ay xukuumadda Somaliland marti qaad u fidisay Xukuumadda Ethiopia waxa uu kaga jawaabay “Walaahi Runtii Waa La Casuumay, laakiin waad og tahayoo isbedel dheer baa ka socda Ethiopia dhexdeeda xaaladahaas awood mooyaane laakiin heshiiskii wuu dhacay” ayuu yidhi. Hadaba Wargeyska Foore oo baadhis qoto dheer ka galay inuu wax uun ka ogaado sababta Itoobiya uga Maqnaatay Munaasibadaasi oo faalo iyo falanqayn badan abuurtay ayaa waxa ay warar lagu baahiyay mareegaha wararka Afqalaad wax ku qora ay hoosta ka xariiqeen in Itoobiya hakad galisay Saamigii 19% -ka ahaa ee ay ku lahayd Maalgashiga Dekeda Berbera, waxaana la sheegay in Bishii June ee Sanadkan ay Madaxa Hay”adda dalka Ethiopia u qaabilsan maalgashiga ee loo yaqaano EIC (Ethiopia Investment Commission),ee uu madaxa ka yahay Dr. Belachew Mekuria, uu warqad u qoray madaxa shariikadda DP World, islamarkaana uu u sheegay in dawladda Ethiopia ay hakad gelisay Mashruucii maalgashiga ee ay hore u saxeexeen, isagoo ku sababeeyay in isbedelka Siyaasadeed ee cusub ee xukuumadda cusub ee Ra’isal wasaare Abiy ay doonayso inay ku samayso dhaqaalaha iyo siyaasadda ka dib go’aan lagu gaadhay in Hay’addaha dawladdu ay gebi ahaanba dib eegis ku sameeyaan mashaariicda waaweyn ee ay dawladda Ethiopia dalka dibadiisa ka maalgashanayso. Ma cadda inay Ethiopia doonayso inay gebi ahaanba ka baxdo heshiiskii seddex geespodka ahaa ee u dhexeeyay Jamhuuriyadda Somaliland, shariikadda DP World iyo dawladda Ethiopia. Balse waxaa cad inay xukuumadda Ethiopia ee uu hogaamiyo Dr. Abiy Axmed doonayso inay u wareegto magaaladda Casab ee dalka Eritrea, kana maarantay dekedda magaaladda Berbera. Dhanka kale Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar(Cagjar) iyo Wasiirka Warfaafinta Dawladda Faderalka Itoobiya Axmed Shide oo hore Itoobiya ugu qaabilsan Saxeexa Heshiiska Maalgashiga Berbera oo la sheegay inay usoo xadhko xidhnaayeen ka qayb galka Munaasibadan ayaa la sheeegay in hakad la galiyay islamarkaana ay baaqdeen. Dawladda Somaliland ayaa iyadda lafteedu sida la sheegay maqnaashiyaha Itoobiya aan ka war haynin,islamarkaana ka war heshay uun Wakhtigii Munaasibada oo ay iman waayeen, balse markii hore raajicinaysay inay wufuudi ka timaado. Xigasho
  21. Saalax, I see Sanaag needs Saalax, C/salaan Jentelmaan, Coldoon, Caynaanshe, Mustafe Martin, Caarre, right?